Which programming language should I learn? (Somali)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 27

  • @suadobsiye1901
    @suadobsiye1901 6 ปีที่แล้ว +2

    Si fiican ayaad dadka ugu sharaxday lkn waxaa iiga muuqda sharaxaadaa inaad more web designed, in kastoonan aqoon kuu lahayn. een waxaan aad u aqaan Csharp, python, and Java iyo waliba SQL. waxaan ku darayaa inay suuqa shaqadu is babadasho. iyadoo ku xidhan marketka. Soo bixitaanka Big Data iyo iibsashada Oracle waxay sare u qaaday suuqa JAVA.

  • @nuurmahdi1632
    @nuurmahdi1632 5 ปีที่แล้ว +3

    Waxaan rabaa inaan wab sameeyo iyo apps mobeelada

  • @ahmadu10
    @ahmadu10 5 ปีที่แล้ว +1

    Hor usocod Wanaagsan walal waad ku mahadsantahay gudbintaada Wanaagsan

  • @hamseyonis6888
    @hamseyonis6888 6 ปีที่แล้ว +3

    Jazaka allah

  • @abdifatahhassan2474
    @abdifatahhassan2474 6 ปีที่แล้ว +1

    Manshalllah bro
    Wax badan baa iiga baxay/ka fahmay jazakalah

    • @DuraanAli
      @DuraanAli  6 ปีที่แล้ว

      adaa mudan sxb :)

  • @hormarinaftaada539
    @hormarinaftaada539 6 ปีที่แล้ว +4

    Thanks. Teacher duraan Ali . Su'aasheyda waa . Programmer shaqo maleedahay Somalia. Specially Mogadishu.shaqo mahelaaa hadaa barto

    • @DuraanAli
      @DuraanAli  6 ปีที่แล้ว +2

      Haa sxb, online-ka ayaa ka heli kartaa, fiiri website upwork la dhaho

    • @mohamedabdiahmed401
      @mohamedabdiahmed401 6 ปีที่แล้ว

      Web development luuqadee u fcn sxb

    • @ibnualsomalcumar9278
      @ibnualsomalcumar9278 4 ปีที่แล้ว

      Ustaad upwork ma website somali ah baaaa oo shqooyinka laga helo

    • @saadaqcalimahamed1388
      @saadaqcalimahamed1388 4 ปีที่แล้ว

      @@ibnualsomalcumar9278 maya pro wa website wdmda yurb laga leyhy

  • @HAAJI-MOHA
    @HAAJI-MOHA 6 ปีที่แล้ว +1

    Waaaw maasha alaah javascript ayaan bartay waxaan ubaahnaa in aan Python in aan barto casharo Pythons noo soo geli

  • @rashkatv3422
    @rashkatv3422 6 ปีที่แล้ว +1

    Jazaka Allah bro vedio yashada Waka helay hada python aya baranaya aad ayana uga helay

  • @abdisamadjoe
    @abdisamadjoe 6 ปีที่แล้ว +1

    Thanks Great
    programmer

  • @MohamedAbdi-d6d
    @MohamedAbdi-d6d ปีที่แล้ว

    THanks ustd

  • @hormarinaftaada539
    @hormarinaftaada539 6 ปีที่แล้ว +4

    Teacher waa wareeray runtii ma programmer aadaa mise Information Technology. I need job

    • @suadobsiye1901
      @suadobsiye1901 6 ปีที่แล้ว +1

      waxaan u malaynaayaa inaad ku dawakhday IT iyo Computer Science. In the United States and most Western IT waa iska basic more general and management. lkn programming ku waa qayb ka mida Computer Science. waxa ugu caansan Computer Sceince, Computer Forensis, Networking and Cyber security, Data management iyo programing.

    • @hormarinaftaada539
      @hormarinaftaada539 6 ปีที่แล้ว

      haa sxb shaqadada banaanga waa aniga teega enviroment ka ku xirantahay this is my future .

    • @aaaaaaaaaaaaaaaaaa7963
      @aaaaaaaaaaaaaaaaaa7963 2 ปีที่แล้ว +1

      @@hormarinaftaada539 hada hormar magaartay wll

  • @Mawliid-Aadan
    @Mawliid-Aadan 4 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad waanu kugu ognahay inaad na caawinayso in bdn

  • @gardawefxjbtrader3623
    @gardawefxjbtrader3623 4 ปีที่แล้ว +1

    Lkn C iyo C++ soo kama horeeyo inaad baratid wll before Java👍

  • @adnaan_al3pha
    @adnaan_al3pha 5 ปีที่แล้ว +1

    Thanks teacher waanba ku warer sanaa lkn hada waan helay

  • @mustafadhamac3734
    @mustafadhamac3734 5 ปีที่แล้ว +4

    C# programming noo bilow macalin.

  • @cabdifataax2587
    @cabdifataax2587 6 ปีที่แล้ว +1

    Macalin casharadii noo sii wad

  • @mariaomar4448
    @mariaomar4448 5 ปีที่แล้ว +1

    Java warbixin fiicn maka bixin kartaa

  • @mihrabiibrahim5794
    @mihrabiibrahim5794 4 ปีที่แล้ว +1

    Maclin php noobilaab Mahad sanid