Sidee isku baranay | Qeybta 2aad

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 348

  • @Mumtaz_20
    @Mumtaz_20 ปีที่แล้ว +7

    Walee wagii jclka dacada badna ehed waqti fiican is baraten m.a hada jclka waa xiiso un❤🥺

  • @anfacahmedhassan9581
    @anfacahmedhassan9581 ปีที่แล้ว +7

    Sumayo io sacid qisadiina iyo tayda isku mid wye wlhi🤩💞Ani io kayga lkn wali isma gursan noso duceya💞😪

    • @rahmaalimohammed
      @rahmaalimohammed ปีที่แล้ว +1

      Kuwii calaf isku yeesha Allaha idin ka dhigo insha allaah

  • @ShukriAbdihakim-tr6zz
    @ShukriAbdihakim-tr6zz ปีที่แล้ว +4

    Mnsha allah family quruxbadan isku waara ❤❤♥️🥰🥰🥰

  • @queenalmaz3534
    @queenalmaz3534 ปีที่แล้ว +26

    Masha Allah beautiful family I can't wait part three❤

  • @SahraAhmedcabdulle
    @SahraAhmedcabdulle ปีที่แล้ว +3

    Ay lamaanaheega adinka safiican isku baradeen sheegadiina musalsal kufiican tahay wllhi jah qeybta 3aaad lasso dhaqsada 😢😊😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤

  • @AshaMohamud
    @AshaMohamud ปีที่แล้ว +26

    inta sideeda cml shekada isla sugty aa part part u firsan 🤣

    • @shugrishacni6752
      @shugrishacni6752 ปีที่แล้ว

      Ano kala tahy wx lasug sugo wanecbahay😆

  • @daarulkheeyr2798
    @daarulkheeyr2798 ปีที่แล้ว +4

    🤲 Illaahayow 🤲 inta 🤍 kheeyrka 💜 jecel 💟 oo ✨ kheeyrka ✨ dartiis ✨ Igu 🤲 soraacdo 🤲 muraadkeeda 🤍 oo 💜 kheeyr 💟 ah ✨ usahal ✨ amiin ✨ yarabi 🤲🤲🤍💜💟✨✨✨

  • @Suweysmaxamed-zj3ke
    @Suweysmaxamed-zj3ke ปีที่แล้ว +3

    Masha allh ilahay haniixifdiyo amiin yaarabi ❤❤❤❤❤

  • @salwachanne
    @salwachanne ปีที่แล้ว +6

    Anaa ugu horeyay oo like saaray ar asxbey like wa eber ee saara

  • @AKAz369
    @AKAz369 ปีที่แล้ว +3

    😂😂😂😂😂😂😂waa family funnyaa Masha Allah wn kahelay sidey ujilayan kama iney hada taganyihin❤❤❤❤❤

  • @user-yi1dv4uw3v
    @user-yi1dv4uw3v ปีที่แล้ว +3

    3 Baar tarii soo Gali ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ waa nijec lahay lamaana heeega❤❤❤❤❤ Isha Allahabad niga xijaabo❤❤❤❤

  • @deeqocabdixasandeeqo4197
    @deeqocabdixasandeeqo4197 ปีที่แล้ว +8

    😂😭🫶fmliy qurux badan

  • @Suweysmaxamed-zj3ke
    @Suweysmaxamed-zj3ke ปีที่แล้ว +3

    Macanto waad la soo daahday❤runtii qeebtii 3 dhaqso Macanto ❤❤❤

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 ปีที่แล้ว +3

    Hadii aad jaceshahay barashada English Si Bilaash Ah Ugu Baro Sahan Toosan ❤❤❤❤❤❤❤

  • @salahomohamed5035
    @salahomohamed5035 ปีที่แล้ว +2

    Mashllh ❤❤ Allah nii xafido 🤲🏻🤲🏻 fav couple

  • @inaomar2151
    @inaomar2151 ปีที่แล้ว +2

    Jeceelki ugu horeeyoo oo waqtidheersomaray oo guuleestay ayaa tihiin

  • @zuhuurmohamett7258
    @zuhuurmohamett7258 ปีที่แล้ว +5

    Mnsh allhh ku waara lamaanahygi❤

  • @foosmacalin1389
    @foosmacalin1389 ปีที่แล้ว +3

    maansh allh maansh allh allhu akbar❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @axlaamabdulahi6587
    @axlaamabdulahi6587 ปีที่แล้ว +4

    Marwazi school Kaz,waa ka so shekeena dhahdee waa ka sugeena 😂❤

  • @qadiijiali4998
    @qadiijiali4998 ปีที่แล้ว +3

    Jah allah idin barakeyo

  • @SuntaFaaraxmajopasto58
    @SuntaFaaraxmajopasto58 ปีที่แล้ว +2

    😂Saacid Harqaanle Gabadha yarta waa ka caqli badneed lkn masha allh waa is calfateen💍 isku waara❤️

  • @mariyabintuadem2267
    @mariyabintuadem2267 ปีที่แล้ว +3

    M.a lamanahaygii allaha idinxafido ❤🎉🎉

  • @amaal2208
    @amaal2208 ปีที่แล้ว +2

    Alle haidin barakey my family

  • @-farhia
    @-farhia ปีที่แล้ว +2

    Labadan Lamane wajigoda daacad ka muuqata mansha allh

  • @fartun5763
    @fartun5763 ปีที่แล้ว +2

    Qofki soo maray fahmi kara xiligaas ani cml gabartana wey yartahay jaceylka xiligaas ugu ficnaa Masha’Allah isku waara ❤

  • @fadumeocaasho6005
    @fadumeocaasho6005 ปีที่แล้ว +7

    2014 dadkan wax ween ekadhigayaan allow yaa ogada waxan naago isyareenayo maxquul 4ciyaal iney ujogen mid kasto 😅😅😅

    • @shamsahasan86
      @shamsahasan86 ปีที่แล้ว

      Waa dad yaran ku washe😂

  • @Hamdamukhtaar-rf9gk
    @Hamdamukhtaar-rf9gk ปีที่แล้ว +3

    Mash alle mesh alle tobarkala 🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤

  • @iskudarmedia1844
    @iskudarmedia1844 ปีที่แล้ว +3

    Masha allh

  • @sheekoabdirashiid382
    @sheekoabdirashiid382 ปีที่แล้ว +2

    Waaw waan ka heely wllhi qasdiin waan idan jeclahay ❤❤❤😊

  • @ilhaanmaxamed4909
    @ilhaanmaxamed4909 ปีที่แล้ว +3

    Jaceyl dhaxal galey wax dhaamo lawaa🥰🌹❤️

  • @Ulasilamaz
    @Ulasilamaz ปีที่แล้ว +3

    jecel guuleystay ❤

  • @najibdiin383
    @najibdiin383 ปีที่แล้ว +3

    Chanallkan wala so dahdeen gulllesta wan idin tageerah family❤

  • @innaxaajih9436
    @innaxaajih9436 ปีที่แล้ว +3

    Alla macana shekada😂😂jah❤ part three i can't wait

  • @ifraaxsanaag7313
    @ifraaxsanaag7313 ปีที่แล้ว +6

    Alllla jaceyl dhib badanaaaa😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Moonah0
    @Moonah0 ปีที่แล้ว +7

    Sumayoo kala ahay Sometimes waa isku egtihin lii dhaha ee saacido kle meel ku sheega😂

  • @nihanabdi4541
    @nihanabdi4541 ปีที่แล้ว +4

    War sacid shactiro badnaa maşallaah feerahaa icadeysy wllhi😂😂😂😂 gabdhaan korso isdhahay kulahaa 😂😂😂😂😂😂

  • @hodanmahamed2299
    @hodanmahamed2299 ปีที่แล้ว +5

    Waa naga Soo dahdeen😢

  • @makkadagan876
    @makkadagan876 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah wa idin Wataa ilahay haidin barakeyo 🥰🥰

  • @munoyarey4693
    @munoyarey4693 ปีที่แล้ว +2

    M.a beautiful family

  • @zamzamshire4832
    @zamzamshire4832 ปีที่แล้ว +1

    Mansh Allah ❤️ ilahay ha iskugun barajeyo

  • @saraaali5751
    @saraaali5751 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah tabarakallah woowww ilaahey ha idin barakeeyo labadiinba . Isku waara xbbiyaaal ❤️❤️❤️🤲

  • @HOOYOAamino-be1bz
    @HOOYOAamino-be1bz ปีที่แล้ว +4

    Alla jacylow inan ki naawilo nacayb bn ka dorbaday

  • @mariamahad5643
    @mariamahad5643 ปีที่แล้ว +3

    My family smile 😂❤🎉

  • @amaal2208
    @amaal2208 ปีที่แล้ว +2

    Sumayo walay dhibka naga dhaf shekano sudhaqasa plz wllhi aduunka sheeko ugu jeclhy

  • @zuusuu66
    @zuusuu66 ปีที่แล้ว +2

    My fvv couples ❤

  • @abdiqadircadde23-qo7te
    @abdiqadircadde23-qo7te ปีที่แล้ว

    Walhi lamane dhef iyo wax walbo isla so mare tihin waxa dhileyahy allh ha isku barakeyo labdina.🫶🖤🥰

  • @mariamali123mariam9
    @mariamali123mariam9 ปีที่แล้ว +7

    😢😢 jacylkii harqaanka😂😂😂

  • @bisharoabdihakiin7752
    @bisharoabdihakiin7752 ปีที่แล้ว +3

    Alla wlhi waqti waqti wye markii laga shekeynaayo xiliyadii hore sacid c.lahiyow lkn intuu ku dambeeye mxmd deeq😏😏

  • @SalmoFarxaan-dj1tw
    @SalmoFarxaan-dj1tw ปีที่แล้ว +4

    Waxa ka yabanahay dadka 2014 wax weyn ka dhigayo xilaga school bee dhigan jiren xata jamacad ma ahan ilahaow somaliya my family isku wara abidkin🤌😩💗

    • @barwaqoshorts2338
      @barwaqoshorts2338 ปีที่แล้ว

      2014 ma foga waa markan gursaday 27sano ayan jiraa curadaydane 2015 ayan dhalay wlhi haday ila tahay

    • @SalmoFarxaan-dj1tw
      @SalmoFarxaan-dj1tw ปีที่แล้ว

      @@barwaqoshorts2338 Haa wlhi aniga wax fog ila ma aha bayo

  • @UbaxUbaxroobleh-bz6qp
    @UbaxUbaxroobleh-bz6qp ปีที่แล้ว +8

    Jacaylku marku Dhab yahaya waa qimo wanna yahay ale haysku kina daayo waaayo qofka jecesha hay hadu ku jecelyaha waxa labeling karo mah

  • @FaizaAbdirhman
    @FaizaAbdirhman ปีที่แล้ว +7

    😂😂hoogyeey aabihii haduu hada kudhageesto kwrn 😅

    • @Moonah0
      @Moonah0 ปีที่แล้ว +1

      anaaba isweydiinoyo😂

  • @fartuunahmed6629
    @fartuunahmed6629 ปีที่แล้ว +1

    2014 waqti dheer ma ahan anibo 8aad ahay wlhi wa xasusta jaceyl yaran iyo weyn ma ahan

  • @dekamuhuyadiin
    @dekamuhuyadiin ปีที่แล้ว +2

    M.a mi couples 💑 💕 😍

  • @FilsanCabdi-hg5kk
    @FilsanCabdi-hg5kk ปีที่แล้ว +4

    Saan xaq Mahan sida musalsal ayba ka dhigtena see wax u wadin😅🤣

  • @anisodahir7015
    @anisodahir7015 ปีที่แล้ว +3

    sheekadiii TH-cam leyda barteeen sey no talaaa😂😂😂Wixiiina waa gumeysi😂😂😂sheekada meel mcn nagu jarteen😂😂

  • @user-qh3fl2rs8x
    @user-qh3fl2rs8x ปีที่แล้ว +3

    M.a❤❤❤❤❤

  • @falastiindhaqanefalastiind2190
    @falastiindhaqanefalastiind2190 ปีที่แล้ว +1

    Ma sha allha wllalahey wn idin takersanhy m.a family qrx bdn ❤❤

  • @aboubakerwaberi639
    @aboubakerwaberi639 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah family

  • @anisaabdullahi5639
    @anisaabdullahi5639 ปีที่แล้ว +3

    Sumayo uh Soo funny ❤😂😂 part 3

  • @mydreamchannel3318
    @mydreamchannel3318 ปีที่แล้ว +1

    Yartaan jeclaa Allah haku dhowro xbbti❤❤❤❤

  • @Iqruuj-xh4rv
    @Iqruuj-xh4rv ปีที่แล้ว +3

    Ninka inuu kaa aqli bdnyhy oo arke sumayooy😂❤

  • @AdnoAsad-qg8wt
    @AdnoAsad-qg8wt ปีที่แล้ว +3

    Jah kuweygiiiH 🥺🤴👑💚

  • @rahmoroose969
    @rahmoroose969 ปีที่แล้ว +6

    Gooni Nayroobiyaan ah 😂xasus wlahy labo xabo baa ka haysan jiray 😂

  • @amiinboos7632
    @amiinboos7632 5 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah 🎊 ❤

  • @salahomohamed5035
    @salahomohamed5035 ปีที่แล้ว +3

    Part 3 cayow so dhiiiga 😭😭😭

  • @BoqoradaInacali-lq9mm
    @BoqoradaInacali-lq9mm ปีที่แล้ว +3

    Sumayo cadi mahan walhi 😅❤

  • @layloomar-eg2jr
    @layloomar-eg2jr ปีที่แล้ว +5

    Jaceylka harqaan cadi ma ahan suuro laga badina😅

  • @MissRuun-xm1jf
    @MissRuun-xm1jf ปีที่แล้ว +3

    Please part theree

  • @naciimocarab7600
    @naciimocarab7600 ปีที่แล้ว +2

    alla shekada meel xun nooga jarteen lasoo dhaqsada qaybta sedexaad🥰

  • @sacdiamandela1382
    @sacdiamandela1382 ปีที่แล้ว +5

    Alla mxa sugayeyy😭😂🤌🏽

  • @SucdiHaybe-xm2qr
    @SucdiHaybe-xm2qr ปีที่แล้ว +5

    Jacayl abaha was☹️💔😭🤣

  • @layloomar-eg2jr
    @layloomar-eg2jr ปีที่แล้ว +3

    Al part 3 lasoo dhaqsad

  • @naimofarhan1952
    @naimofarhan1952 ปีที่แล้ว +1

    Nosoo bobsiya barti 3 ga masha allah isku wara ❤🙌

  • @zeyali-uy1ok
    @zeyali-uy1ok ปีที่แล้ว +2

    Part three ❤

  • @ayaancabdiqader6453
    @ayaancabdiqader6453 ปีที่แล้ว +1

    Mnsha Allah isku wara 😫❤️😥

  • @firdossaadan7631
    @firdossaadan7631 ปีที่แล้ว +3

    Waana waasheen ❤😂

  • @ikraanabdulkadirmohamed315
    @ikraanabdulkadirmohamed315 ปีที่แล้ว +3

    M.a isku waaraa part 3 nagu so daaraa 🎉

  • @saharamaalim3856
    @saharamaalim3856 ปีที่แล้ว +1

    Mashlh beautiful ❤

  • @user-gm9zl7ch4k
    @user-gm9zl7ch4k ปีที่แล้ว +1

    Mashallah 🥰❤

  • @nasiinfarhan6518
    @nasiinfarhan6518 ปีที่แล้ว +1

    lamanahygii ❤ alleh ha nisharfo😊 part threee niga sugaynaa😊

  • @user-nz6pv2iz6v
    @user-nz6pv2iz6v ปีที่แล้ว

    Idinka waa na dhibteene laso dhaqsada walalayalow wa iska kiin jeclahaye ❤❤❤

  • @axlaneyalmaz7240
    @axlaneyalmaz7240 ปีที่แล้ว +2

    part 3 isoo dhaqsada😢 barici sooxero❤

  • @iqroozilofficial3134
    @iqroozilofficial3134 ปีที่แล้ว +4

    Alx

  • @adanissack5549
    @adanissack5549 ปีที่แล้ว +1

    wish u long life❤❤❤❤

  • @ugbaadhaybe6350
    @ugbaadhaybe6350 ปีที่แล้ว +3

    Tageero weyn idin ahay🎉❤

  • @hapuundeeqa1931
    @hapuundeeqa1931 ปีที่แล้ว

    Masha Allah allaha idin xafido 🙏❤️

  • @haliimahayaat9082
    @haliimahayaat9082 ปีที่แล้ว +3

    Alla mxaa ngu kla jrty bart 3 please 🙏 😢

  • @SundusLiiban-xk5lx
    @SundusLiiban-xk5lx ปีที่แล้ว +2

    Part 3 la soo dhaqsada

  • @FadumoUpdiraxiim
    @FadumoUpdiraxiim ปีที่แล้ว +2

    Part 3😮

  • @ifrahmohamed3213
    @ifrahmohamed3213 ปีที่แล้ว +2

    Waka bad badiseen marka waxa naga so dhamestira wah😄

  • @Happy_girl-12
    @Happy_girl-12 10 หลายเดือนก่อน +2

    Wllhi jcayl ka yaranta wa pastar😂😂

  • @hafsaahmaddaahir-qr1ut
    @hafsaahmaddaahir-qr1ut ปีที่แล้ว +3

    Part 3 la soo caraar yaqay 😅😢😢

  • @JihanMohamed-bx9qm
    @JihanMohamed-bx9qm ปีที่แล้ว +3

    Wlhi waa runtada waalasameya abayo

  • @maryamocismaan5168
    @maryamocismaan5168 ปีที่แล้ว +2

    Part3laso dhaqsada🔥🙏

  • @nawalnalka4759
    @nawalnalka4759 ปีที่แล้ว +4

    Maxa bar go'aan meel fican ayado i mareyso ba igu jarten 😂😂😂 bal laso dhaqsada P.3

  • @hananhanan1835
    @hananhanan1835 ปีที่แล้ว +3

    5:05😂😂😂😂laaxawla wr bal vedioga noo dhamee kdib cun

  • @mariabotaaan
    @mariabotaaan ปีที่แล้ว +2

    Couples iga qosolsiiya😂❤❤❤🎉

  • @ritaajmoha5735
    @ritaajmoha5735 ปีที่แล้ว +4

    Jcylka harqanka cdi mho wlhi😂😂

    • @mssfaluuja3243
      @mssfaluuja3243 ปีที่แล้ว +1

      Ma sheege marka😩😂😂😂

  • @user-qh3fl2rs8x
    @user-qh3fl2rs8x ปีที่แล้ว +3

    ❤❤❤❤❤❤

  • @rayaanhappy7566
    @rayaanhappy7566 ปีที่แล้ว

    masha Allah ❤❤