" In God We Trust " micneehedu waa In God We Trust sida cidwaliba arkayso waana Ilaahay Waanu Ku Kalsoonnay/Aaminsannay . Sheekhow adna waxaad ku tarjumtey Lacag ayaanu ku kalsoonnay/aaminsannay . Sheekhow waa dembi inaad dadka aan fahmayn maskaxda been uga buuxiso sidii A-Shabaab iyo Daacish وبالله التوفيق
Waxaan ognahay in gacan ku heenta awooda iyo xukunka caalamka ugu dambeen islam gacantiisa ay so galidoonto🎉 hadaba waxaan rabaa in aan ogaado sidee ? Koley waqtibadan ma harin. Bal topicgaas sh. Abdirihman haloo gubdiyo.
Labadan nin ee is waraysanayaa waa kuwa ugu Neceb jiritaanka Somaliland. 100% waa Kuwa ugu neceb In afkooddu Somaliland ka soo baxo. Weriyiha isaga waxaa haya Xanuun weyn oo S/land ah .Ciilkiina u dhinta ayaanu leenahay
*_Ahmed_* Odaygan wa munafaq laga yaaba ina lacag la siiyay oo lagu yidhi magaca somaliland meesha ka saar hadi aad fidyoowadisi hore uu dhulka somalida kaga hadli jiray somaliland iyo somaliya iyu odhan jiray hada bilo yar weeyan iyo inta daglka kii faqashti oo kala nalagu so qaaday iyu bilaway lakin afkoda haday ka masaxan qalbigayaga kama masaxi karan❤💚🤍
SOMALIA -dan istarajiga halkay ku taala,somali indhahay iska tuuraysa,jabuti & somalia labadaba waxa ka istaratijiyad badan SOMALILAND afkay se ka dhawrayan kan wadadka sheeganaya iyo yarkan somaliyada ahi 😂😂😂
Suaal sheekha iga gadhsiiya Maxay wadamada reer galbeedka ahi u daneeyan kaligi taliya wadan inbadan iska haysta waayo ninka noocasi ah waxa rida shacabta uu dulmo iyo siyaasin damac kaga jiro lknse tusale ahan maraykanko kale siduu u rida way dagtay haduu yahy miduu ku shaqaysto suaasha ayan is waydiyay
Sheikhi odhan jiiray ithiopia wa xaran in la siyo bad somaliyed aw dee xasan sheikh maxa uga hadli weyden adiga iyo munafiqinti kale ee laha somaliland jihad ha lagu qado 😂😂 munafaq ina tahay wagi ad galada lyceé d etat aad kentey ee ad lahayd V.I.H si ad isaga ilalisan gondob qata😂😂 adigo zinada xalaleynaya sii galada ad uga furato xooga lacag aa malita ayaa ku ogaday inad munafaq taahay 😂😂 kadibna wasir aya laga dhigay adigo so geleti ku aha jibuti 😂 wadigi guryihi waqfiga aha lacagtodi qatay ee isku qoray guryihi 😂😂😂 ma adiga aya ku dhagaysty xaran😂😂 inta Ann ku oqon wax usheg somaliland naa adiga nol o arkaya aya la aqonsan isku xaar marka😂😂
“If love is blind, then maybe a blind person that loves has a greater understanding of it.”
SHEEKH CABDIRAXMAAN ABSHIR BARAKALAAH NIN WAX BADAN NOO IFTIIMIYA OO CALAMKA KAJIRA
Somaliland is the land of punt kingdom that rules horn of africa and will back inshallah
“When the blind lead the blind the world is full of casualties.”
Bada Somaliland waa muHiM wlie ❤
Masha Allaha
Ninkaan wadaadka ah waa nin qabiira sh abdirahmaan alow qeyrkusiii
machallah
" In God We Trust " micneehedu waa In God We Trust sida cidwaliba arkayso waana Ilaahay Waanu Ku Kalsoonnay/Aaminsannay . Sheekhow adna waxaad ku tarjumtey Lacag ayaanu ku kalsoonnay/aaminsannay . Sheekhow waa dembi inaad dadka aan fahmayn maskaxda been uga buuxiso sidii A-Shabaab iyo Daacish وبالله التوفيق
KALIMADDA MICNAHEEDU WAA SIDAAD SHEEGTAY , LAAKIIN WAXAA XAQIIQO AH INAY KA BEENSHEEGAYAAN OO AYSAN ILAAHAY SWT RUMAYSNAYN ,RAACSANAYN , KA AMARQAADAN , KUKALSOONAYN.
SIDOO KALANA OGOW DADKA BADANKOODA WAXAY SHEEGTAAN IYO XAQIIQO AHAAN WAXAY YIHIIN WAA KALA LABO , XITAA KUWO MUSLIMIIN SHEEGTA.
ILAAHAY SWT AYAANA TAAS NOOSHEEGAY OO QUR'AANKA KARIIMKA AH NOOGU SHEEGAY INAY DADKA KAMID
YIHIIN KUWA YIRAAHDA WAXAA RUMAYSANAHAY ALLAH IYO MAALINTA QIYAAME WAANA BEEN EE MAY AHAN MUSLIMIIN.
MIDDA KALE ALSHABAAB WAXAY UMMADDA MUSLIM AH USHEEGAAN INAY WAAJIB TAHAY IN ISKUXUKUNKA SHAREECADA ISLAAMKA DAN UYAHAY WAAJIBNA KU YAHAY UMMADDA MUSLIM AH EE SOOMAALIYEED, ISLAMARKAASNA INUU XARAAM YAHAY ISKUXUKUNKA DHAQANKA SHAYDAANKA (DASTUUR IYO DIMUQRAADIYAD) WAX DAN AHNA AYSAN NOOGU JIRIN.
ADIGU MATAASAAD XUMAAN UTAQAANAA!!!!!!!!!!!!
Waxaan ognahay in gacan ku heenta awooda iyo xukunka caalamka ugu dambeen islam gacantiisa ay so galidoonto🎉 hadaba waxaan rabaa in aan ogaado sidee ? Koley waqtibadan ma harin. Bal topicgaas sh. Abdirihman haloo gubdiyo.
This is the real facts
Waligayo ku biiri mayno soomaaliya koonfur hadaan midh naga hadhay walaahi ha wareerina soomaaliyeey ..ma heli karyaan dalkayaya somaliland...
Labadan nin ee is waraysanayaa waa kuwa ugu Neceb jiritaanka Somaliland. 100% waa Kuwa ugu neceb In afkooddu Somaliland ka soo baxo. Weriyiha isaga waxaa haya Xanuun weyn oo S/land ah .Ciilkiina u dhinta ayaanu leenahay
Aadviyo aad indr
Walal waxa lagahadlya sidee nation weyn unoqona somali weyn anago kaduulayna adina aan iskalaqaybino baad leedahy maxa kafa idaysa jabuti oo intaas wadan ahyd manta waxba kama aha adunka waayo aduunka tira badni baa wax tarta marka nagada kala goynta somali dhexdeeda ah
*_Ahmed_*
Odaygan wa munafaq laga yaaba ina lacag la siiyay oo lagu yidhi magaca somaliland meesha ka saar hadi aad fidyoowadisi hore uu dhulka somalida kaga hadli jiray somaliland iyo somaliya iyu odhan jiray hada bilo yar weeyan iyo inta daglka kii faqashti oo kala nalagu so qaaday iyu bilaway lakin afkoda haday ka masaxan qalbigayaga kama masaxi karan❤💚🤍
Somali wa somali dhamaan maamulgoled kasta xoog aya lagu qaban somali kala qoqoban somali dan uma aha wa danta cadawga
SOMALIA -dan istarajiga halkay ku taala,somali indhahay iska tuuraysa,jabuti & somalia labadaba waxa ka istaratijiyad badan SOMALILAND afkay se ka dhawrayan kan wadadka sheeganaya iyo yarkan somaliyada ahi 😂😂😂
wataa aqontu kolkay imaan ledahay ee faysal roobleh uu sheega aqontissa qabyaladaysan !!!!!!!!!!!!!! from saylac ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Asc allow noo badbaadi dalka dadka dalka diinta iyo badda umada soomaaliyeed insha allah aamiin scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win win Russia and somalia Russia and somalia Russia and somalia Russia and somalia Russia and somalia Russia and somalia 🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿🇷🇺🇰🇿
Background ku waa xaashad ma ahan real waa fake
Dibjir gadh weyn
Umada beenta kadaa Wax Somalia layidhaah aduunka kama jirtee
Great Somaliland Again
Suaal sheekha iga gadhsiiya
Maxay wadamada reer galbeedka ahi u daneeyan kaligi taliya wadan inbadan iska haysta waayo ninka noocasi ah waxa rida shacabta uu dulmo iyo siyaasin damac kaga jiro lknse tusale ahan maraykanko kale siduu u rida way dagtay haduu yahy miduu ku shaqaysto suaasha ayan is waydiyay
Ciro ma gayn karo somaliland koonfur ....ha wareerina walawayneey
Sheeko istaraatiiji waa bilowdeen hhh😂
Niyow mufakiriinta muslimka waxa ka muuqata naxariis xaga yuhuuda, been faaftay weeye in yuhuudu ay maamulaan aduunka, markaan weynaaday ayaan ogaaday inay beentahay, waxa been ah in nuclearka uu sameeyey einstein. Nuclear ka waxa sameeyey nin kale. Markaa aynu cadaadino gaalada sida quraanku sheegayo. Inagu maxaynu isu amaaniweynay ooynu u amaanaa cadowgeena why?
Wey ismaawilnayaan waxba ma hayaan kkkkkk
Af arabic raxada no qaaday😂😂 xarifkan
😅🤣waligiinba afkiina ka dhawra somaliland Laakin marna Somalia Kama mid nihin taas ha ilaabina 😂
Islayaab wadaad waa laguu jeedaa hadaanu nahay reer somaliland ......naga dhawrso ..oo na kala saar soomaaliwayn hadaad jeceshay ku soo dar habuuti...
Dee wl ninku maqaldna nalababa aqoonsanine muxuu na sheega
somaliland kama mid aha somalia😂
Markuu ciro ina qabsaday waa laynagu tiriyay soomaaliya waa yaab ....
Dee musse gacal bu uaha lakin hurdayee yaraba😂
Muuse baa wadnki kala gooyey somaliland manta hal reer ba ku haray muxu cire sameeyey
Bal eega waxa laysu xambaarinayo ..somaliya ayaa istiraayada danta laga leeyay ....somaliland miyaa u jeedaan ? Cawaan ....
Sheikhi odhan jiiray ithiopia wa xaran in la siyo bad somaliyed aw dee xasan sheikh maxa uga hadli weyden adiga iyo munafiqinti kale ee laha somaliland jihad ha lagu qado 😂😂 munafaq ina tahay wagi ad galada lyceé d etat aad kentey ee ad lahayd V.I.H si ad isaga ilalisan gondob qata😂😂 adigo zinada xalaleynaya sii galada ad uga furato xooga lacag aa malita ayaa ku ogaday inad munafaq taahay 😂😂 kadibna wasir aya laga dhigay adigo so geleti ku aha jibuti 😂 wadigi guryihi waqfiga aha lacagtodi qatay ee isku qoray guryihi 😂😂😂 ma adiga aya ku dhagaysty xaran😂😂 inta Ann ku oqon wax usheg somaliland naa adiga nol o arkaya aya la aqonsan isku xaar marka😂😂
Sheekh ma somaliland ayaad caawa ka dhigaysaan soomaaliya ...??? Sheekhu miyuu waashay .....kala saara somaliland iyo somaliya
yussufoow sheekoyinkan wey Ka Wayn yahin EE meesha iskaaga bax ha Ku waalanin😅😅
Adeer damacuu ka leeyay somaliya? Somali muqdisho ? Maynaan maqal damacaa yarku ma somaliland ayuu u jeedaa? Waa yaab!
Abdirahman tu es singe salo
war PHD dadiya cilmigu sidaad moodeen maahe waa sikale !!!!!!!!!!! sidu waa sidee xagee loo socdaa ?????????🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Republic of somaliland 🇮🇳
make sens know !!!!!! 💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕