Cuntadee ayuu ugu necebyahay inuu cuno? Sheeko iyo Dhadhan | Cabdalla Jamaal |Xalqada 4-aad.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024
  • Cuntadee ayuu ugu necebyahay inuu cuno? Sheeko iyo Dhadhan | Cabdalla Jamaal |Xalqada 4-aad.
    For More:
    Website: www.astaantv.com
    Facebook: / astaantv
    Instagram: / astaantv
    Twitter: / astaan_tv
    TikTok: / astaan_tv

ความคิดเห็น • 45

  • @user-eu1yq2vr7r
    @user-eu1yq2vr7r 6 หลายเดือนก่อน +9

    Allaha Naga Aqbalo intii manta sontay allx 👆🏼❤️

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 4 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah baraka Allah 💯 ❤️

  • @NimcoMawliitd
    @NimcoMawliitd หลายเดือนก่อน

    Ma sha alh wllo❤❤

  • @alijelle9310
    @alijelle9310 6 หลายเดือนก่อน +9

    ABDALA JAMAAL SAAXIP IINOOLOW

  • @salmanhassan1644
    @salmanhassan1644 6 หลายเดือนก่อน +2

    The best cheif in somali TH-camrs abdalle jamaal abdalle 😊🎉❤

  • @HafzaBarre
    @HafzaBarre 5 หลายเดือนก่อน +2

    19:25 abdle jamal .wxaan ku jeclahay real life ayuu media ku joogaa😂❤

  • @nimconuura-iq3ql
    @nimconuura-iq3ql 5 หลายเดือนก่อน +1

    Mansha allah wllo cabdale❤❤

  • @nasiixamacalim1473
    @nasiixamacalim1473 6 หลายเดือนก่อน +2

    Abdalla Jamal big legend 🥰🥰

  • @user-bi6ox2mc4p
    @user-bi6ox2mc4p 6 หลายเดือนก่อน +1

    Maansha allah wllo cabdale ❤❤
    Somalilander

  • @mushtaaqcadey1601
    @mushtaaqcadey1601 6 หลายเดือนก่อน +2

    Asc❤ dhadhan qeybta 4aad❤ yaa diyaar u ah❤ ramadaan mubaarak❤

  • @Fils_tv1
    @Fils_tv1 6 หลายเดือนก่อน +2

    ❤❤❤❤❤❤

  • @deganguray48
    @deganguray48 6 หลายเดือนก่อน

    Legend cabdale jamal❤

  • @Hamdayusuf-yf8vl
    @Hamdayusuf-yf8vl 3 หลายเดือนก่อน

    Walalky sharaf iyo karaamo

  • @mohamoudbashir8219
    @mohamoudbashir8219 6 หลายเดือนก่อน +2

    Imika oon barnaamijka daawanayo ayan cashadeydii so sameystey alxdilah

  • @enghamdiabdirisak4866
    @enghamdiabdirisak4866 5 หลายเดือนก่อน

    Abdallah is Hamble and cute

  • @abaawn_caqlisame
    @abaawn_caqlisame 6 หลายเดือนก่อน +1

    Cuntada u wayn een sameeyay waa shaah😂
    Cabdale anaga isku mid

  • @umulkhayrali7487
    @umulkhayrali7487 6 หลายเดือนก่อน +2

    Walle hoyadey bu lamidyahay dhankaa aaragosatada anaga horteda ayan kucuni jirnay ayadana wiswis bey mel lafarisane afkaas kaa galinmeyso from mogadisho carurnimadeni

  • @ahmeddakir9262
    @ahmeddakir9262 6 หลายเดือนก่อน +1

    cunto dheeli tiran maahan inaa jaago isku disho ama aad aad wax u cunto ee waa inaa jidhkaagu inta uu u baahan yahay aad cunto iyo cunto isku dheeli tiran

  • @TaliyeMoos-vy3nr
    @TaliyeMoos-vy3nr 6 หลายเดือนก่อน +9

    Please 🙏 🙏 🙏 on like
    Team nasra abti Doon ❤❤😂

  • @heekaltaatiko3632
    @heekaltaatiko3632 6 หลายเดือนก่อน +2

    Madbakha waan kuwareeyar ee jikada miyaa?

  • @abaawn_caqlisame
    @abaawn_caqlisame 6 หลายเดือนก่อน +3

    War bal ninka qamar sugani xaga cuntada wa lagu amanaye ma badka kentan😂

  • @RealmaanBoy
    @RealmaanBoy 6 หลายเดือนก่อน +21

    Team Ronaldo 80k like 🔥😎🦁🥷🔥🔥🔥🔥

    • @GuledAhmed-kz5ts
      @GuledAhmed-kz5ts 6 หลายเดือนก่อน +1

      Ronaldahani muxuu ahadee maxaa kuu diiday dadkii muslimka ahaaa

  • @ayaanshire-ed9og
    @ayaanshire-ed9og 6 หลายเดือนก่อน +1

    Harakow intaan aqoon

    • @zaynabahmed8042
      @zaynabahmed8042 6 หลายเดือนก่อน

      Digirya cad weeye oo la dalacy

  • @MohamethApdirahmaan-y4z
    @MohamethApdirahmaan-y4z 6 หลายเดือนก่อน +3

    First COMANTY 😂

  • @hoodocumar7659
    @hoodocumar7659 6 หลายเดือนก่อน

    Qamar sugani noo casuma plz😂😂

  • @marwamuse
    @marwamuse 6 หลายเดือนก่อน +2

    Xaydaradu waa maxay??

    • @medlab8319
      @medlab8319 6 หลายเดือนก่อน

      Waa harakoo kibray 😅

  • @HappyBambooForest-iu9kp
    @HappyBambooForest-iu9kp 6 หลายเดือนก่อน +2

    Bilaa waji waa runtii abdalle ma waxaas ayaa abaal marina wll inankaad sualo iyo kijo ku xiijiseen xata anakan mlin danbe kula daawanyn barnamijkan dadka abal marin fcn siiya 😂

  • @AishaMaxamed-q8f
    @AishaMaxamed-q8f 6 หลายเดือนก่อน

    Nasro awey nasro rabna

  • @radwayar9182
    @radwayar9182 6 หลายเดือนก่อน

    Abti abdale

  • @Bahjawarsame34
    @Bahjawarsame34 6 หลายเดือนก่อน +1

    😂😂😂😂😂😂

  • @namelos2963
    @namelos2963 6 หลายเดือนก่อน

    II faaideeya pleas ar gosato waa maxay????😮

    • @filsanmohamuud3911
      @filsanmohamuud3911 6 หลายเดือนก่อน

      Wa wax bada ku jira o luga badan

  • @umulkhayrali7487
    @umulkhayrali7487 6 หลายเดือนก่อน +1

    Abdala jamal jamal taagero waali ah ayanku heyna hadan reer muqdisho nahay wan sugi la aa qebtada dhadhan

  • @MaxamedMuuse-gy3ee
    @MaxamedMuuse-gy3ee 6 หลายเดือนก่อน

    Wad garatay fa idada muuska 😂😂😂😂

  • @ugbadamaxamud817
    @ugbadamaxamud817 5 หลายเดือนก่อน

    Qofna wuxu jacel yahay kariskiisu ma dhiibo cabdle ahan wxn ku lenahay de wlle makaroonaha nocwlba usameeyo madaba aad jeceshahay kasirtiisa waa in aad labar 1 utahay izh alle 😂😂

  • @aarboy2305
    @aarboy2305 6 หลายเดือนก่อน

    BARIIS WADANI LAFTIISU WUU INOO BAXAA WAXAANA LOO YAQAANAA BARIIS XADE AMA BARIIS JOWHAR EE DADOOW CUNADA DALKA WAA LAMA HURAAN .

  • @RuwaydacaydidahmedRuwayda
    @RuwaydacaydidahmedRuwayda 5 หลายเดือนก่อน

    Argosatadu wamaxay maxalaga wada

  • @yaxyeiid3637
    @yaxyeiid3637 6 หลายเดือนก่อน

    Qac😂😂😂😂😂😂

  • @nafaxaadaxmed1084
    @nafaxaadaxmed1084 5 หลายเดือนก่อน

    Kan isku dookh nahy dhanka cuntada

  • @namelos2963
    @namelos2963 6 หลายเดือนก่อน

    Nafaqada muuska🍌🍌🍌Nafaqada jidhka iyo maqaarka...dhiikarka iyo sonkorta in ay dejiso😢😢iyo xagaa caloosha in ay u fiican tahay😮

  • @Shayma122
    @Shayma122 6 หลายเดือนก่อน

    Fariid hooyada u gayso abaalmarintoodana ha haystaane 😂😂😂😂