ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

ABDALLA JAMAAL MID KALIYA DOORO KHADAR KEEYOW AMA QAMAR SUUGAANI | MID KALIYA DOORO

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 31 ต.ค. 2020

ความคิดเห็น • 2.3K

  • @abdalajamaal
    @abdalajamaal 3 ปีที่แล้ว +2252

    Hhh aniga waad igu soo Adkaysay

  • @mariahassan5125
    @mariahassan5125 3 ปีที่แล้ว +219

    Asadow reer waqoyiga noso badi wa jeclhy hadalkoda🤣❣

  • @ridwanmohmed7569
    @ridwanmohmed7569 3 ปีที่แล้ว +346

    GUri BaRwaaqo inta ila RaBta
    Like
    ☝️

  • @mahamedaliyi4308
    @mahamedaliyi4308 3 ปีที่แล้ว +81

    6:16 asad hajio siil wade kulahaa 😂😂😂😂 aar wuu igaqosliya thank u zhp 😁😁

  • @aminbudul5999
    @aminbudul5999 3 ปีที่แล้ว +306

    InTa Igu RaaCsaN In Guri Barwaaqo Lasoo QabTo✋

  • @zamzamabdi2778
    @zamzamabdi2778 3 ปีที่แล้ว +44

    Kabriid waa taraq 🥰 hye sax soma Ahan intaa igu raacsan like🥰👌

  • @duuduqueen5595
    @duuduqueen5595 3 ปีที่แล้ว +32

    Ninka kaliye asad dib sua.alo wydiyay jamal abdle nin adag❤❤❤❤❤

  • @qumangurey3471
    @qumangurey3471 3 ปีที่แล้ว +76

    Gabdhaha wanala doorteee liketa igusoo hurgufa yaaqey😂😂😂😂❤️

    • @yumbiabdul75
      @yumbiabdul75 3 ปีที่แล้ว +2

      Mit lasoco garoobada xitaa inee gabdho soo ahaan jiree nin leee kadhikay garoob adika iska jiir kkk

    • @qumangurey3471
      @qumangurey3471 3 ปีที่แล้ว +1

      @@yumbiabdul75 Sax waye walll aniga wax kama sheegin anigaba ma ogi waxan noqon doono lkn waa kaftan un😁

    • @Taliso1
      @Taliso1 3 ปีที่แล้ว

      Meeshaan wax la dooranaya gabar masha allaha

    • @rumancabdi1534
      @rumancabdi1534 3 ปีที่แล้ว

      @@yumbiabdul75 saxx

  • @hiboabdirahman8535
    @hiboabdirahman8535 3 ปีที่แล้ว +97

    Dee Asadow hno kabriid waxad u taqaanan taraq mid qadad waynan so waydiiyay😅😅 love dhamantin ree muqdisho❤️

    • @faisalali8055
      @faisalali8055 3 ปีที่แล้ว +1

      Wlhi wan fuurayyy 😂😂😂😂

    • @hiboabdirahman8535
      @hiboabdirahman8535 3 ปีที่แล้ว +2

      @@faisalali8055hhhh wllo wxn la fahmaynbad ku hadashane wn furay maxad kawada imika

    • @mehdiabdi4631
      @mehdiabdi4631 3 ปีที่แล้ว

      😂😂😂

    • @faisalali8055
      @faisalali8055 3 ปีที่แล้ว +1

      @@hiboabdirahman8535 eyhe anu hargeisa ayaan beerka u jiiifa qadaadwayn haygu sheegin 😂😂

    • @hiboabdirahman8535
      @hiboabdirahman8535 3 ปีที่แล้ว

      @@faisalali8055 😅😅😅😅 hadad hargiesa ila joogto talan ku siinaya hadaba wx kasta dhici kare qadad waynta waa inad asxaab ku lahata wxd fahmi waydo dhan aad ula tagto amay dumashiyo ree xamar ka noqotaye

  • @mkstudiochannel9513
    @mkstudiochannel9513 3 ปีที่แล้ว +80

    Kibriit = Taraaq uyaqanaa anni qofkaa iguracsaan liketa plz😂😂

    • @mohammedhusseincade1940
      @mohammedhusseincade1940 3 ปีที่แล้ว +2

      Kabriid wa kabriid

    • @abasshagio1940
      @abasshagio1940 3 ปีที่แล้ว

      Taraq ayaan Dhahnaa wllo

    • @zeyranvlogs3912
      @zeyranvlogs3912 3 ปีที่แล้ว +2

      Aniga labada ba waa uaqanaa cml🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤝

    • @qamarabdi5932
      @qamarabdi5932 3 ปีที่แล้ว

      Hhhh kibiriti sawaxiliga sas an dahna lkn somali ahan taraq dahna iyo kibrit😂😂

  • @Shafiezalim18
    @Shafiezalim18 3 ปีที่แล้ว +62

    Inta SIIDH_WADE ku qososhay 👍🤣

  • @user-Hanabeaut
    @user-Hanabeaut 3 ปีที่แล้ว +14

    Scw scw mashallah wiil wanagsan

  • @kariimck9898
    @kariimck9898 3 ปีที่แล้ว +42

    Asad Hagio Ragg macquula Ayaad soo Xulaysaa Keep going

    • @King____zaki
      @King____zaki 3 ปีที่แล้ว

      Wallo wlahy subascribe wakusarye isar mahadsanidu

    • @naciima_family
      @naciima_family 3 ปีที่แล้ว

      Walaal subscribe Igucaawi adigoo aad u mahadsan

  • @ropleupdykadir9164
    @ropleupdykadir9164 3 ปีที่แล้ว +147

    Kabriid = Taraq
    Mar mar = mutulel
    Gafadh = nacas
    Lahjad walba ku hadlaa
    😎🔥

    • @Fekradmaal
      @Fekradmaal 3 ปีที่แล้ว +2

      Gafadh nacas maaha waa qof baadiye ka yimi

    • @ropleupdykadir9164
      @ropleupdykadir9164 3 ปีที่แล้ว +3

      Gafadh waxa la dhaha qofka muran ka kena waxa so qoray

    • @zaaragirl4632
      @zaaragirl4632 3 ปีที่แล้ว

      @@ropleupdykadir9164 Oo mana kaa yareysta waan aqanaa luqad walba 😜

    • @ropleupdykadir9164
      @ropleupdykadir9164 3 ปีที่แล้ว

      @@zaaragirl4632 mesha ad kaso jedo ma aqan lkn waxn ku way dinaya MILIX maxa u taqan 😎

    • @mrcabdiqanicawilxasan1202
      @mrcabdiqanicawilxasan1202 3 ปีที่แล้ว +1

      Cusbo lee mooho

  • @farxadfamilyoficiel9917
    @farxadfamilyoficiel9917 3 ปีที่แล้ว +10

    Ixtiraamku Waa Deeyn Qofkasta kugu Leyahay #🤗❣❣❣
    Lakiin Jaceylku Waa Deeq Qofkii Kaa Kas Bado Uu Kugu leyahay
    INta Samaha Jacel Hbn Wngsn 💗💯❣❣❣شكرا لك اختي العزيز الله يحفظك يا رب العالمين
    Barakoow aduun iyo Akhiraba barakoow walashayda muslimada IYO wllkey❣❣❣
    هاني عبد القادر علي

  • @maskaxmaal2521
    @maskaxmaal2521 3 ปีที่แล้ว +5

    Mansha Allaha waan ka helaay barnamiijkan halka kasiwada 👏👏👏❤️❤️❤️❤️❤️❤️ 👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @marwoasad9473
    @marwoasad9473 3 ปีที่แล้ว +32

    inta liicato ZugeYza Like Hazaarto😍

  • @King____zaki
    @King____zaki 3 ปีที่แล้ว +75

    Asad hajio _ mid dooro
    Yahye hunter _15 suaalod
    Nuurdiin kl _hello couble
    Waa wax lagu farxo run ahanti inaa fikrad laimato

    • @samiaali5888
      @samiaali5888 3 ปีที่แล้ว +7

      Lagenka bilaabay waa yehye hanter

    • @mohamedmuuzemohamed4632
      @mohamedmuuzemohamed4632 3 ปีที่แล้ว +1

      Haa lkn anaaba islahaa sooqor lkn adna chanal waad katagtay lamaane hhhhhh 😅😅😅

    • @safiinamahamad123
      @safiinamahamad123 3 ปีที่แล้ว

      Yahye hunter

  • @kawthermohamudhersi8890
    @kawthermohamudhersi8890 3 ปีที่แล้ว +7

    Izdhexgal bulzho ma. Wiilashayadii♥️🎇
    From puntland

  • @mushtakmohamet5574
    @mushtakmohamet5574 3 ปีที่แล้ว +5

    Asad hagio please faadil dumdum noo keen su'aalahana ugu soo dar 😍 cayuuni qurux and maryan axmadey mid dooro 😍

  • @juniorbubaofficial8012
    @juniorbubaofficial8012 3 ปีที่แล้ว +7

    I love this ❤️♥️❤️♥️♥️ wllxi
    Liilcato soo gabo next yaa iguracsaan☝️

  • @omarofficial24
    @omarofficial24 3 ปีที่แล้ว +57

    Abdala jamal
    Arimaheena
    Muniir
    Dirisle
    Dayax show wn kula socdaa asad😍😍😍😍😍😍🤩🥰🥰

    • @shueybking9123
      @shueybking9123 3 ปีที่แล้ว +1

      Maandeeq walal subscribe iisar👑

  • @japkagamer4703
    @japkagamer4703 3 ปีที่แล้ว +94

    ReeR somaliland ___ GobTu ha is muuJiso ____👊👊

  • @Ibby_hashi
    @Ibby_hashi 3 ปีที่แล้ว +7

    #AbdaLLa_JamaaL inanka HarGeisa sHida 🖤🌠

  • @decodhuule998
    @decodhuule998 3 ปีที่แล้ว +8

    Masha Allah asad iyo Abdala jamal Dad Wllo ah Noolaada😍

  • @FAYOOFFICIALLTUBE
    @FAYOOFFICIALLTUBE 3 ปีที่แล้ว +59

    😂RER HARGAYSA AYUU WADA DOORTEE___SAAS LEE KAA RABA PRO ✊✊

  • @nawalhussein7534
    @nawalhussein7534 3 ปีที่แล้ว +4

    Mashllh wlhy wa kahelay runti keep going bro👍❤

  • @fatmaosman8439
    @fatmaosman8439 3 ปีที่แล้ว +8

    Mash Allah keep going bro😍

  • @najmaabdi8417
    @najmaabdi8417 3 ปีที่แล้ว +35

    Waa gobtii ree Hargeysa😍

  • @nemodiamond6401
    @nemodiamond6401 3 ปีที่แล้ว +8

    Abdalle jamal & asad hajio noolada❤️❤️

  • @amranahmed9376
    @amranahmed9376 3 ปีที่แล้ว +6

    Arimaheena dhalashadisa coming soon ❤11/Nov

  • @zakisamehofficial7372
    @zakisamehofficial7372 3 ปีที่แล้ว +16

    Ninkan rer somaliland dhaba nolow legend

  • @Girlboss1.
    @Girlboss1. 3 ปีที่แล้ว +7

    Abdalla Jamalow 😍❤️Hargeisa dhalad

  • @hamzikupdeh6949
    @hamzikupdeh6949 3 ปีที่แล้ว +14

    Abdala jamaal nin aan taagero❤❤

    • @King____zaki
      @King____zaki 3 ปีที่แล้ว

      Wallo wlahy subascribe wakusarye isar mahadsanidj

    • @naciima_family
      @naciima_family 3 ปีที่แล้ว

      Walaal subscribe Igucaawi adigoo aad u mahadsan

  • @zalmaqueen4213
    @zalmaqueen4213 3 ปีที่แล้ว +2

    Wllhi abdale jamaal wan wataa❤👏isku dookh nhy nio badanka noolow wllkei ❤❤❤muwaadin dhapa iga walee wll qiimahiisa wata asad hagio

  • @sakariyemustaphe7681
    @sakariyemustaphe7681 3 ปีที่แล้ว +12

    ZHP QLI GURIBARWAQO SOO QABO KAAS DADKEENA MAHEE WAA RIWAAYAD SOCONEYSEE

  • @abdihalima175
    @abdihalima175 3 ปีที่แล้ว +32

    love from Kenya bro

    • @afgooyeproductionafgoibile9065
      @afgooyeproductionafgoibile9065 3 ปีที่แล้ว +1

      Walaal hadaa soomali tahay soomalinimada iyo ilaanimada
      Igu taager isooboqo adiga
      Oomahadsan abaal ayaan kaga
      Haaaya

    • @amiinofficial4364
      @amiinofficial4364 3 ปีที่แล้ว +1

      Plz wllo waxn ka codsanay inaad halmar is booqoto wllo waxba kam dhibayso plz

    • @farhiafaarahabdi6839
      @farhiafaarahabdi6839 3 ปีที่แล้ว

      Kabriid= taraq

  • @ilhancaraaye5801
    @ilhancaraaye5801 3 ปีที่แล้ว +57

    Jabcad - baaquli
    Mar mar- mutuleel
    Kabriid- taraq gafadh wa nacas
    Kkkkkk wan qoslay ana somaliland iyo somalia iska key dhaleene wan garana waxaba😂😂😂😂

    • @mirehleyla5112
      @mirehleyla5112 3 ปีที่แล้ว

      Waa Taraqa

    • @abdoosson7904
      @abdoosson7904 3 ปีที่แล้ว +1

      😂😂hadalkaygii saad ugu qososhan kina ugu qosolaa

    • @ilhancaraaye5801
      @ilhancaraaye5801 3 ปีที่แล้ว +1

      @@abdoosson7904 hadalkaaga wa kee ma somalia mise somaliland ileen anigu labaduba wan ahay hooyo wa somaliland aabo wa somalia kkkkkk

    • @muhamedwarfa7829
      @muhamedwarfa7829 3 ปีที่แล้ว +1

      Thanks

  • @farhiyofiska3245
    @farhiyofiska3245 3 ปีที่แล้ว +3

    M a rer somalilan cadawgena unolada asad hajio kabrid wa taraq cml🥰🙏

  • @simranqurux595
    @simranqurux595 3 ปีที่แล้ว +1

    Asad kabriyd wa taraq guul gobanimo asad hore usoco 🙋‍♂️🙏💘🤩💯🥀👍💞💙🤍🤍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✈✈✈💙🤍❤💙🥀

  • @apdiaziizjama2601
    @apdiaziizjama2601 3 ปีที่แล้ว +4

    Woow apdala jamaal best somali vloger💯🥰

    • @King____zaki
      @King____zaki 3 ปีที่แล้ว

      Wallo wlahy subascribe wakusarye isar mahadsanidi

    • @naciima_family
      @naciima_family 3 ปีที่แล้ว

      Walaal subscribe Igucaawi adigoo mahadSan walaal

  • @sabtiaxadilaaisniin7965
    @sabtiaxadilaaisniin7965 3 ปีที่แล้ว +41

    6:17 asad way kugu dhacday taasi🤣🤣🤣🤣

  • @sagal447
    @sagal447 3 ปีที่แล้ว +2

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣 Mashallh labadeydi walal asad iyo Abdala ♥️♥️♥️

  • @moo__saami
    @moo__saami 2 ปีที่แล้ว

    Intii ila daawa naay 2021 ismujiya

  • @frjwheutefefygrghwjwjgtbrv4406
    @frjwheutefefygrghwjwjgtbrv4406 3 ปีที่แล้ว +29

    Qofkii subscribe isaara hooyada Janda Allah geeyo in sha Allah aamiin wll mahsanid♥♥

  • @abdirizakmh
    @abdirizakmh 3 ปีที่แล้ว +4

    Aidaruus baa Hadhay inta igu raacsan 👍

  • @abdjabaar
    @abdjabaar 3 ปีที่แล้ว +1

    Kabriid ....taraaq waye

  • @oumlabdoul6830
    @oumlabdoul6830 3 ปีที่แล้ว +1

    walaalkay asad jooji waydiinta dadka calankeena waayo dhamaantood waa soomaali tusaale ahaan naftayda waxaan ahay Djibutian maan dooran in aan galo wadan jooji weydii walaalkay asad

  • @mounafarah4391
    @mounafarah4391 3 ปีที่แล้ว +24

    Shadiya sharf nosoo qabo Asad plz🙏 inta igu racsan Love sar♥️

  • @Darul-quran2024
    @Darul-quran2024 3 ปีที่แล้ว +17

    Asc walaal hadii aad jeceshahay sheekooyin funny ah iyo barnaamijyo kale fadlan subscribe dheh mahadsanid

    • @usaamefarxaan6301
      @usaamefarxaan6301 3 ปีที่แล้ว

      Waan kuu saaray adna ii saar

    • @King____zaki
      @King____zaki 3 ปีที่แล้ว

      Wallo wlahy subascribe wakusarye isar mahadsanidk

    • @Gift606
      @Gift606 3 ปีที่แล้ว

      Wanku sareya isaar

  • @cabdulqaadirxuseen6640
    @cabdulqaadirxuseen6640 3 ปีที่แล้ว

    Kabriid. WAA TARAQ

  • @Niciimaa
    @Niciimaa 3 ปีที่แล้ว +33

    Caydoruus so qabo isagana😂walahi wa beer casaad kaasiyee😂

  • @fatimahassan9566
    @fatimahassan9566 3 ปีที่แล้ว +9

    Form hargeysa ❤🤍💚💯👈

  • @siidii33
    @siidii33 3 ปีที่แล้ว +3

    Gabridka Waaa Taraq Wll asad Keeep going inbdn🔥🙏🇸🇴❤

  • @abdirhmnismail6831
    @abdirhmnismail6831 3 ปีที่แล้ว +2

    Ismaaciil Cumar Geelle ❤️

  • @kistoboy4800
    @kistoboy4800 3 ปีที่แล้ว +9

    hoyo macaan ❣️intii jecel likeiyo subscribe ii sara 💔💔💔💔

  • @war-shubotv1278
    @war-shubotv1278 3 ปีที่แล้ว +13

    Baqiilku ha iska maqnaado waxaa iga badan adiga qalbiga iyo gacmaha furan ee qorolkeyga aqrinaayo oo hal subscribe isiiya! Thnks

  • @ikransaed3314
    @ikransaed3314 3 ปีที่แล้ว +2

    Abdala jamaal waa kugu haysta 🥰❤️💯

  • @ifarahabdirahman2670
    @ifarahabdirahman2670 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashaalaah mashaalaah barnamijkan inaba caadi maha ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @barkhadhassan5054
    @barkhadhassan5054 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa Basha bada Malayga lagu Daabo waa la dhahaa Witar

  • @ahmedwali7939
    @ahmedwali7939 3 ปีที่แล้ว +5

    Next King ck waa codsi, 👋🙏🙏🙏🙏

    • @King____zaki
      @King____zaki 3 ปีที่แล้ว

      Wallo wlahy subascribe wakusarye isar mahadsanidh

  • @user-ec9vh4eo6k
    @user-ec9vh4eo6k 3 ปีที่แล้ว +8

    Waxaanoogu soo xijisaa laki show plz plz

    • @naciima_family
      @naciima_family 3 ปีที่แล้ว +1

      Walaal subscribe Igucaawi adigoo mahadSan walaal

  • @xikmadaysane6927
    @xikmadaysane6927 3 ปีที่แล้ว +1

    Cabdalle jamaal waa nin dhamaystiran mash allllh

  • @user-br5nh1ox7w
    @user-br5nh1ox7w 3 ปีที่แล้ว +5

    We all love u wllo asad hagio slm from hargeisa 💚⚽️❤️🤴🤴

  • @ifraaxcadeey2172
    @ifraaxcadeey2172 3 ปีที่แล้ว +7

    Masha allah

    • @afgooyeproductionafgoibile9065
      @afgooyeproductionafgoibile9065 3 ปีที่แล้ว +1

      Walaal hadaa soomali tahay soomalinimada iyo ilaanimada
      Igu taager isooboqo adiga
      Oomahadsan abaal ayaan kaga
      Haaaya

    • @naciima_family
      @naciima_family 3 ปีที่แล้ว

      Walaasheey subscribe igucaawi adigoo aad u mahadsan

    • @shukrimahamud5155
      @shukrimahamud5155 3 ปีที่แล้ว

      Daraq

  • @maxamedmuuse4407
    @maxamedmuuse4407 3 ปีที่แล้ว +8

    asad hagio anaga hadan nhy tagerayashada waa in aad xaqena nasiisa markenana inaso qawata waliba barnaamijkn cml inaga dutka qofkii nasib uyeshta ka qeybgalayo

  • @niizaibrahim2509
    @niizaibrahim2509 3 ปีที่แล้ว

    Kabriib taraq aan dhahnaa

  • @hodannoor501
    @hodannoor501 3 ปีที่แล้ว +1

    Liicaato soo qabo azad hagio inta igu raacsan liicato like 👍ku yaaca

  • @abdulahiabdirashiidibrahim2023
    @abdulahiabdirashiidibrahim2023 3 ปีที่แล้ว +17

    6:18 caadi iqoslayay wlhi 😂

  • @cabaasinhomahdi6109
    @cabaasinhomahdi6109 3 ปีที่แล้ว +20

    Liibaan aadan ali (lii caato)noo soo qabo zxb Asad hagio inta iguraacsan farta taaga👆👆👆👆👆

  • @tufaaxomohamed3831
    @tufaaxomohamed3831 9 หลายเดือนก่อน

    Same walal

  • @lailahassan6414
    @lailahassan6414 3 ปีที่แล้ว +2

    Guri barwaaqo ayaan kaa sugaynaa asad ،🥰🥰🙏

  • @ahmedkifle3245
    @ahmedkifle3245 3 ปีที่แล้ว +4

    Zxp Omar inshar ama ogaansho doo waraysi

  • @King____zaki
    @King____zaki 3 ปีที่แล้ว +3

    Yahye hunter next

  • @fadumosiciidnuuxnuux3917
    @fadumosiciidnuuxnuux3917 3 ปีที่แล้ว +1

    Kabriid waa taraq

  • @rojarose5924
    @rojarose5924 3 ปีที่แล้ว

    kabrid wa taraqa

  • @adoontiialle6781
    @adoontiialle6781 3 ปีที่แล้ว +28

    Liinta dhanaan waa diyaar hadaa farmaajo dooratid🤣😂

  • @hibaaqkhyrdoon8002
    @hibaaqkhyrdoon8002 3 ปีที่แล้ว +5

    Mansha Allah funny 🤣🤣🤣

  • @mohamedaden9916
    @mohamedaden9916 3 ปีที่แล้ว

    Kabrit wa tareq. Asadow

  • @zakisamehofficial7372
    @zakisamehofficial7372 3 ปีที่แล้ว +1

    Gafadh waa dabaal
    Kabriid taraq
    Moos biyaha naga xidh
    Jamacad baaquli
    War ninka lanada ba isku fahmaya oo rer somalilanad like 😂😆😂😁

  • @basmasiyaad
    @basmasiyaad 3 ปีที่แล้ว +10

    Team Abdale iyo Team 27 oo is helay lahjada ma sugi karno 👏🏻👏🏻😂

  • @_afardhaan8250
    @_afardhaan8250 3 ปีที่แล้ว +17

    Wiilka xagu joga wa dadka jiniyahygy jecel yihin😂😂

    • @Ibby_hashi
      @Ibby_hashi 3 ปีที่แล้ว

      😅😅 waa reer HarGeisa EnptiH

    • @saamiyamustafe3284
      @saamiyamustafe3284 3 ปีที่แล้ว +2

      Waa rer hergaisa wll dadkayagii from hergaisa

  • @amiinahmed6911
    @amiinahmed6911 3 ปีที่แล้ว

    Kabriid iyo taraq

  • @Tabakalnature
    @Tabakalnature 3 ปีที่แล้ว

    Kabriid waaaa taraq

  • @updymajid778
    @updymajid778 3 ปีที่แล้ว +15

    6:17 Asad hagio wuu cararay out side ka markaas😂

    • @xamsecali6733
      @xamsecali6733 3 ปีที่แล้ว

      Guri barwaaqo ha loo yeedho

  • @daryeelkacaafimaadka3469
    @daryeelkacaafimaadka3469 3 ปีที่แล้ว +16

    Asc walaal hadii aad jeceshahay walaalkaa hormarkiisa jeceshahay walaal subscribe igu caawiso

    • @King____zaki
      @King____zaki 3 ปีที่แล้ว +1

      Wallo wlahy subascribe wakusarye isar mahadsanidj

  • @omarabdihamidomar9581
    @omarabdihamidomar9581 3 ปีที่แล้ว

    Kabriid. Waa tarak

  • @chekawimousa2461
    @chekawimousa2461 3 ปีที่แล้ว

    Kabriid waa taraqa

  • @AhmedAkOfficial1
    @AhmedAkOfficial1 3 ปีที่แล้ว +6

    Alle Hadafkaga iYo ULa Jeedkaaga
    Ha Kuu RumeeYo waLiba 24 saaac Gudohood
    Ee Subscribe isar Wax wayn Maaha Walal Mahadsanid🙏😰

  • @somtechnology2812
    @somtechnology2812 3 ปีที่แล้ว +6

    Deg Deg.. gacanta Illahey ha kuu barakeeyo hadaad subscribe isaarto
    🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
    1minute........

    • @umumiski8665
      @umumiski8665 3 ปีที่แล้ว

      Wan kuusaaray adna iisaar

  • @aa.48ie
    @aa.48ie 3 ปีที่แล้ว

    Kabriit taraq aa ladhahaa asadow

  • @faadumosalaad299
    @faadumosalaad299 3 ปีที่แล้ว

    Ani wxs dhan waa fahmaya from 🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱labada luuqadood taraq iyo moos see u garan waysay asad hajio

  • @YACKOO955
    @YACKOO955 3 ปีที่แล้ว +5

    Asad Hagio , qabrid waa taraaq or lighting lol 😂

  • @andregamming3536
    @andregamming3536 3 ปีที่แล้ว +11

    Tarraq weeye kibriiid

  • @mucadasirlast8877
    @mucadasirlast8877 3 ปีที่แล้ว +1

    Team abdale

  • @bosskacade9654
    @bosskacade9654 3 ปีที่แล้ว

    Waa loo sheeGay sumaali laan

  • @umamaxamedofficial8670
    @umamaxamedofficial8670 3 ปีที่แล้ว +5

    Waan hubaa inaaa commentigyga aqrineyso plz subscribe isar illahey dartiiis😥

  • @hibaaqkaise5221
    @hibaaqkaise5221 3 ปีที่แล้ว +9

    Caydaruus assonto la same lahjada asadoow

  • @safwaanjaamac8970
    @safwaanjaamac8970 3 ปีที่แล้ว +1

    KING CK NOO SOO QABO WALAL MACAAN

  • @aaminaabdurahiim6397
    @aaminaabdurahiim6397 3 ปีที่แล้ว +1

    kabrid waa taraq