TAABO OO SHEEG CHALLENG ADAG IYO XUJO

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024
  • LET'S GO 500K SUBSCRIBES
    Thanks asxaabta ku xidhan channel ka

ความคิดเห็น • 380

  • @queenhillo9980
    @queenhillo9980 ปีที่แล้ว +78

    Kusaliya xabiibkeena Muhammad صلى الله عليه وسلم 🥺🥺🥰

  • @INA_XAASHI_CHANNEL
    @INA_XAASHI_CHANNEL ปีที่แล้ว +32

    Ninkaa Mr. Qawdhan aadban utaageera nio somaliguba madhipo funny😂😂

  • @Sports_history77
    @Sports_history77 ปีที่แล้ว +37

    Dunida masoo marin shaqsi ka fadli iyo karaamo badan ❤NABI MUXAMED SCW ❤

  • @zamiakalid7247
    @zamiakalid7247 ปีที่แล้ว +30

    Mawliid qawdhan waa funny wallaahi aad buu iga qosliyey xaqiiqatan 😅😅😅😅

  • @xafsaaskar6355
    @xafsaaskar6355 ปีที่แล้ว +63

    Mawliid la,aanti waa Abaad wlhi😂big fun baan ku nay ❤😂

  • @mukhtaar__nuur2785
    @mukhtaar__nuur2785 ปีที่แล้ว +17

    8jeer o horaa la iga badiyey wllhi wa iska naxay kulahaa😂😂😂

  • @ziabeauty8830
    @ziabeauty8830 ปีที่แล้ว +21

    Wiilka mawliid la dhaho wa xaraabadii oo lugo leh😂😂😂😂😂maalinkii horena wuxu dhahay inaanu hadhno hidiyo dhaqan baan uleenahy manteyna wakaa 😂😂😂💔

  • @shacniinamuuse1407
    @shacniinamuuse1407 ปีที่แล้ว +7

    Mowliid waa wadtaa madaxa guul darada 😹 bulabarde hiiraan baa kasoo salaamayaa qawdhan ee igu salaam cabdaloow

  • @safiyofaarax5986
    @safiyofaarax5986 ปีที่แล้ว +43

    Inta mr qowdhan taageerto 🥰🥰❤️

  • @nimcoabdimohammed536
    @nimcoabdimohammed536 ปีที่แล้ว +11

    Nimka qawdhan funny weeye😁😁😁😁 cabdalow keep going barnamijkan ha joogin siiwad🥰🥰🥰🥰

  • @jihaanjibril6109
    @jihaanjibril6109 ปีที่แล้ว +5

    CK iyo qawdhan markan arko waan si qoslaa rag nool walaahi 🤣

  • @najmadhameyz1021
    @najmadhameyz1021 ปีที่แล้ว +7

    Mowliid qawdhan qosolkiyo qofa 😂😂😂😂😂😂

  • @ShafieMohamed-oe9vk
    @ShafieMohamed-oe9vk ปีที่แล้ว +10

    🤣😅😅🤣 abdalow waxaan halkeed ka keenta inadeer yaa kusoo iibiya
    Gacan baaan ku taagey wlhi 🤣

  • @nasrinibrahin1881
    @nasrinibrahin1881 ปีที่แล้ว +7

    Alla maa nooli qawdhanow kulaha maa malawadba manta kii danbiga ahaa ayaan qoslay istaqfurallah

  • @ayaan850
    @ayaan850 ปีที่แล้ว +10

    Waar daacad ban u qoslay wllhi 😂😂😂 nin qawdhan aadbuu iiga qosliyey runtii 😂😂 lkn abadalow wll part kale kasoosamee oo wali qawdhan kuusoo dar waliba challenge ga kasoodhig xayaawo iyo waxyalo dhaqdhaqaqayan wayo uu kasii xalad badanaya kan maanta 😂 mhdsanid wll

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 ปีที่แล้ว +8

    Labadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo channel keyga ii soo booqo waa mid diini ah Allaha Ku Siyo kheyr badan …….

  • @craxmaanxasanysk5639
    @craxmaanxasanysk5639 ปีที่แล้ว +9

    Biluu cabdleh mudida ka Baqay😂 Khaalid CK Gabilaawi wn ku zlmaY mdxey 🙋‍♂️

  • @nimcoibrahim4910
    @nimcoibrahim4910 ปีที่แล้ว +9

    Kan funny waaye waa malawad kulaha 😂😂

  • @hamdiabdullahi2012
    @hamdiabdullahi2012 ปีที่แล้ว +10

    Trust me Qowdans family and freinds can never be dpressed. Barakallah to him coz this guy is funny without trying😂🙂🙂🙂🤔😂😂😂😚

    • @ilsanali973
      @ilsanali973 ปีที่แล้ว +1

      cabdale jamal aad ayan kugu hanbalyaynaya walaalkay ilahay aqliga ha ku barakeyo keep going

  • @fatuadam2709
    @fatuadam2709 ปีที่แล้ว +2

    Cabdale jamal waan ku taageeraa waxan joogaa turkiga lakin reer boorama ayaan ahay aad ayaan kuu daawadaa mar walba ilahay ha ku barakeeyo

  • @hamdasheikh6232
    @hamdasheikh6232 ปีที่แล้ว +7

    Inay dayaxa ku wareeegaan waxa lagu garanayaa say markaba jawaabtiisa usoo tuurayaan😂😂😂😂😂😂😂😂🤭

  • @awosead4451
    @awosead4451 ปีที่แล้ว +15

    First Person Dawada muqaLkaN Thank U AbdaLa😂❤

  • @mkhtrcali4386
    @mkhtrcali4386 ปีที่แล้ว +4

    Nabi...💟...Maxammed...💟...Kusali...💟"SCW"💟...Haa...Dhafiin...Adoon...Kusaliin...💟

  • @hanahassan5804
    @hanahassan5804 ปีที่แล้ว +7

    Challenge inoo wad abdalla waayo waxan waa la xisaynayaa inbadan

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel ปีที่แล้ว +36

    Legendary always legendary keeps goings jamal abdale another's levels this is challenges hard work 👍💯💪🌹🌹😋

  • @Khalduuni_Vlogs
    @Khalduuni_Vlogs ปีที่แล้ว +12

    Waa barnamij funny ah😂❤

  • @barwaqobedriyaapdlahixasan3866
    @barwaqobedriyaapdlahixasan3866 ปีที่แล้ว +3

    The legends abdala jamaal mahamed somali mr qawdhan iyo saalax carab dhamaantiin waa idin salaamayaa horuu socda💯💯🥰🥰💯💯

  • @Cebla99
    @Cebla99 ปีที่แล้ว +7

    Khalid wu iga qosliyey 🤣😅😭😭😭😭

  • @naciimadiomond3505
    @naciimadiomond3505 ปีที่แล้ว +6

    #mawliid waa xaraabe alla bayey # wa sambab 😁😁😁😁😁😁

  • @TAZ_10
    @TAZ_10 ปีที่แล้ว +9

    MOHAMED SOMALI ex japan fc❤😍

  • @nuuradiinjirde187
    @nuuradiinjirde187 ปีที่แล้ว +6

    khaalid ck...Legend Weyeh 😂

  • @safiyadheman4099
    @safiyadheman4099 ปีที่แล้ว +5

    Keep going walky cabdala Jamaal iyo tiibkisaba horumar wacan

  • @apdimajiidkaapdimajiidka3359
    @apdimajiidkaapdimajiidka3359 ปีที่แล้ว +34

    Abdala jamal

  • @ilwadmahamoud8709
    @ilwadmahamoud8709 ปีที่แล้ว +9

    Walahi wad iska qoslisen aadban idiin salamaya dhamantiin and hambalyo salax carab challenge oo kale soo badi abdallah jamal 🤣👏🥰

  • @goodlyrics2243
    @goodlyrics2243 ปีที่แล้ว +3

    Cabdalow wll wxad samaysa bal ila eeg qorshahan.
    Waxad samaysa inta anay ciyartu bilaban raga waxad usoo xidha bacaha faraha lagashado waana la dareemi karaya marka qofku wax taabto bacaha aan ka wadaa waa kuwa ( Rayslayashu ku mariyan mafoobaysada) si aanu wis wis qofku udareemin game kana si niyad samiya u ciyaaraan.
    Cabdale our lwgwnd

    • @Mofaysal
      @Mofaysal ปีที่แล้ว +1

      Waa runtaa wll Waana kuugu raacsanahay anigu wll

  • @umumiirna3361
    @umumiirna3361 ปีที่แล้ว +3

    Wlahai maanta saan u qosly mahamed jamal iyo khalid ck waa fun socda

  • @cabdiraxmaan9103
    @cabdiraxmaan9103 ปีที่แล้ว +2

    Waxan idhi iisha yareey na wamaxay ayga Kani waxay tiri hoy ogow wiilku waa boy friend Ha engine irida dhaaf🥰👋

  • @nasraahmed1169
    @nasraahmed1169 ปีที่แล้ว +5

    Ka koofiyada green ka gashan ma hablo badan ayuu la koray waa maxay nakhdani 😂😂😂😂😂

    • @Mofaysal
      @Mofaysal ปีที่แล้ว +1

      🤣🤣😂

  • @hafadhemanqurux6359
    @hafadhemanqurux6359 ปีที่แล้ว +5

    Barnamujka dhowdhan ban u dawadaa 😂😂

  • @asmacumarelmi6955
    @asmacumarelmi6955 ปีที่แล้ว +4

    Abdallow habo
    Qowdhan iguu salaan 🥰

  • @deeqacabdirahmaan6902
    @deeqacabdirahmaan6902 ปีที่แล้ว +1

    Calabdale jamaal horuu soco bro wax nool baad tahee wll soona badi muuqaalada bro😍

  • @amiir23
    @amiir23 ปีที่แล้ว +5

    ABDALA JAMAAL ✌️❤️🔥 THANKS WLLKA WN KU WADANAA

  • @mssmonday7902
    @mssmonday7902 ปีที่แล้ว +1

    Mawliid heestuu ku soogalo iga gadan 😂😂 omg mawliid vedio yaduu kujiro isagiyo madar ima dhaafan 😁

  • @niimcoibrahim3728
    @niimcoibrahim3728 ปีที่แล้ว +6

    Masha allh 🥰🥰

  • @azmaxiin5675
    @azmaxiin5675 ปีที่แล้ว

    Walahi hal taqiqo hadan abodo inan 1M inan ku gadhsiiyo kuku gadhsiin laha cabdaleeh siidaan uu tageerooh🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @anbiyamohamed453
    @anbiyamohamed453 ปีที่แล้ว +3

    First person and big fan 😊

  • @sihaamadan507
    @sihaamadan507 ปีที่แล้ว +3

    Mashaalllh waaa waxa lammoda kaway nayahy

  • @ubahabdulahi4830
    @ubahabdulahi4830 ปีที่แล้ว +2

    Abdalle Mawild la aantii waxba Ha soo galin plz Waan suuxay Qosl 😂❤

  • @xaragabaadansidihoyaded628
    @xaragabaadansidihoyaded628 ปีที่แล้ว +5

    Alaa wlhi wan qoslay 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @husseinahmedali2879
    @husseinahmedali2879 ปีที่แล้ว +6

    Keep going my pro 👍

  • @ciise1437
    @ciise1437 ปีที่แล้ว +3

    Aniga ayaa UU horeeya abdall pin pro 🥰🥰

  • @aishaahmed6988
    @aishaahmed6988 ปีที่แล้ว +1

    Wow best challenge abdalla jamaal iyo team kisa horey usocda❤️✊️✊️

  • @inantaSomalilandkufanta7766
    @inantaSomalilandkufanta7766 ปีที่แล้ว +3

    Abdala jamaal Abdala wllkey keep going❤👑

  • @Supersalaxcarab143
    @Supersalaxcarab143 ปีที่แล้ว +2

    Aad ban uu salamay Asxbta abdale Jamal 🙏🙏🙏🙏

  • @sagalabdinour9819
    @sagalabdinour9819 ปีที่แล้ว +3

    Qosol igu maqana aya manta so qulaseyey😂😂😂😂😂

  • @inakhadar3180
    @inakhadar3180 ปีที่แล้ว +1

    Qawdhan you make my day bro 😅😂😂

  • @niciimaabdirahman8501
    @niciimaabdirahman8501 ปีที่แล้ว +4

    Happy birthday Mawlid 😂😂😂😂😂

  • @zamzamhassan6933
    @zamzamhassan6933 ปีที่แล้ว +3

    Hello brother please invite next episode qays qaser

  • @munamunamoh5629
    @munamunamoh5629 ปีที่แล้ว +2

    More parts wlipa hasoo kala rebin ragan ❤👑

  • @xamseabdirisaaq3391
    @xamseabdirisaaq3391 ปีที่แล้ว +1

    I'm fast one keep going 🚶‍♀️ bro

  • @Dhacdooyin.1
    @Dhacdooyin.1 ปีที่แล้ว +2

    Marti akhlaaqleh maxamed cadde 🤣🤣

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash ปีที่แล้ว +1

    Soomaali baa nahy sinjibaan wadaagnaa
    Suulka hayga xasdin♥️♥️♥️MEY DADKII RASUULKA JECLAAY SCW

  • @iqroali7019
    @iqroali7019 ปีที่แล้ว +3

    Manooooli🤣🤣 khawodhan

  • @sakariyecabdi3865
    @sakariyecabdi3865 ปีที่แล้ว +2

    Boqorka TH-camrada hargeysa abdala jamaal salan sare legend ♥ from hargeysa ♥ ❤

  • @miskisheikh4294
    @miskisheikh4294 ปีที่แล้ว +3

    😂😂😂san uqoslaye kudhameystay caadi ma ahan wilshu

  • @mms7038
    @mms7038 ปีที่แล้ว

    jamaal abdale barnamij u sameeyo oo anan ku qoslin ama an beerku i xanunin qosol awgi ma jiro wlhi hambalyo wll

  • @maxamedmozkoh9118
    @maxamedmozkoh9118 ปีที่แล้ว +3

    wlal abdikariin cali shaaH soo Qabo ninkaz waa apTigayE❤️

  • @goodlyrics2243
    @goodlyrics2243 ปีที่แล้ว +2

    Waar ninka qawdhan la yidhaah iyo xadari markay jogan waan jecelahay video ga.

  • @ayanmahamoud6327
    @ayanmahamoud6327 ปีที่แล้ว

    Wlhy qosol baaa udhintay waar soo badi cabdikariin Cali Shaah sooqabo ninkaasa funny ah

  • @abdifatahmohamed6171
    @abdifatahmohamed6171 ปีที่แล้ว +2

    Maalin barnaamijka igu soo casuun❤

  • @user-dc3ig2td8b
    @user-dc3ig2td8b 10 หลายเดือนก่อน

    Barmaamush taabo sheega waaw cadimaha waaw kehelay❤❤❤❤

  • @najahwarfaa2946
    @najahwarfaa2946 ปีที่แล้ว +1

    Ck waaba qosol socda 😀abdalle jml keep going bro

  • @abdishakourmohamoudjama2326
    @abdishakourmohamoudjama2326 ปีที่แล้ว +1

    Legend ka khalid ck keena chaneelkisa keena

  • @CabdisamadRashid
    @CabdisamadRashid ปีที่แล้ว +1

    Lagan horumar wacan ustaad cabdalle Jamal

  • @siciidxukunsiciidxukun2107
    @siciidxukunsiciidxukun2107 ปีที่แล้ว +1

    Wow mansha allh sxb qali hore usoco

  • @suhaibcabdiismaaciilism248
    @suhaibcabdiismaaciilism248 ปีที่แล้ว +2

    Happy birthday is In direct assimilation ☝

  • @xaliimashariif5716
    @xaliimashariif5716 ปีที่แล้ว +1

    Naxt liicaato madar iyo abdikarin shaaah inasha alaaah

  • @suhaybxikmawi4476
    @suhaybxikmawi4476 ปีที่แล้ว +2

    abdlle jamaL.legend🖐️🤴

  • @abdizakigacaliye8031
    @abdizakigacaliye8031 ปีที่แล้ว +1

    Cabasi cabasi walalaahi abdal jaamal ama maa adado meel uu shogo abdal jamala aniga miya baqati gacanata laaiga liyaya🤣😂🤣🤣😂🤣😂🧠🧠🧠🤣😂😁🤐

  • @sakariyeabdirahman7609
    @sakariyeabdirahman7609 ปีที่แล้ว +1

    Waraysi kazoo qaad saalax carab abdallow

  • @Xawo-z7y
    @Xawo-z7y 10 หลายเดือนก่อน +1

    hhhh mawlid dhimadanx qoslo igumaharin Alha bayo isdaqafurala kulha hhhh

  • @siciitmuhammed
    @siciitmuhammed ปีที่แล้ว +1

    Maw|!!t Wax kaLe 😂

  • @Najma-Mohamed
    @Najma-Mohamed ปีที่แล้ว +1

    I’m so surprised on how they all got the madax😭😂😂💀

  • @Samimusic.1
    @Samimusic.1 ปีที่แล้ว +1

    Yaxyow ma adhi baad qalaty maanta 🤣

  • @madarkhaan3439
    @madarkhaan3439 ปีที่แล้ว +2

    4 fanaan soo qabo abdle shodhe

  • @kifahsaidmohamed4601
    @kifahsaidmohamed4601 ปีที่แล้ว

    In abti jamalow barnamijkan deh gobolada kle gaarsii borama dhalinyarad joogta iyo 🤩🤩🤩🤩

  • @user-uy7ti2fd4j
    @user-uy7ti2fd4j ปีที่แล้ว

    Mr qawdhan ayad ban utagera wll Abdallah Jamal challenge kaste Haka rabin Qawdhan

  • @shadiyaahmed6187
    @shadiyaahmed6187 ปีที่แล้ว +1

    Walhy abdalow waan idin jecelahay challenge giina

  • @ladancajab3945
    @ladancajab3945 ปีที่แล้ว +2

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 apdikareem cali shaah soqapo

  • @naimaahmed9848
    @naimaahmed9848 ปีที่แล้ว +1

    war sabayad aan dubno waar odkac aan qaaDno😂

  • @Wahiib_Show
    @Wahiib_Show ปีที่แล้ว +1

    Abtigay saalax waa guulaystay

  • @nimcocalinimcocali7941
    @nimcocalinimcocali7941 ปีที่แล้ว +2

    M.a keep going apdala jamal❤

  • @safamaxamedaxmed4892
    @safamaxamedaxmed4892 ปีที่แล้ว +1

    Keep going wllky Abdalla Jamaal Abdalla Nosobadii Hno🥰🤣😅

  • @hoodomuktar6382
    @hoodomuktar6382 ปีที่แล้ว

    Mawlid waa funny wlhi wuu iga qosoliyay kulaha Isha wayn ban gartya waa madax

  • @ikraanmaxamuud980
    @ikraanmaxamuud980 ปีที่แล้ว

    Abdale jamaalow Horta ma dadka canka ahuunbad soqabataa anigiyo Sadexkale na balami😅Guulayso wllo🖤👏

  • @MaryanAxmed-je5wy
    @MaryanAxmed-je5wy ปีที่แล้ว +1

    Hambalyo 👏 ♥️ 🥰

  • @maymunali8408
    @maymunali8408 ปีที่แล้ว +2

    Mashalla😂❤❤❤❤

  • @janaayoyarreofficial167
    @janaayoyarreofficial167 ปีที่แล้ว +3

    WaxY raGan BaQayaa taLow😂😂😂

  • @mms7038
    @mms7038 ปีที่แล้ว

    wlhi oo mahamed wa jamaal abdalah wllkimansha allah wlhi man garanayn barasho wangsan

  • @FaraxCabdilahi-xu4tf
    @FaraxCabdilahi-xu4tf ปีที่แล้ว

    Mawliiid wllhi Wu Iga qosliyayyy