Waa uu ku saxanyahay waayo intuu galiyaa kabadan iyo waxuu ka sugaayay oo ahayd inuu maalin u ku nasto balse hadii odagii maalin walba qaan loo haysto oo maalin waliba la leeyahay tuuga aabihii inuu is dhaafiyo loo qaataa Oo asga intuusan dil inuu hor wareejiyo
Wiilka dhintay Allaha u naxaristo waa shahiid wuxuu dhintay asaago leh aboow aboow aboow. odaygan waxaa fiicned cali dheere in u dhalo afhayeenka alshabab abiihi in u noqdo
aabaha wiilka Dhalay wuxuu Ahaa aabe wanaagsan Waayo wuxuu Dhibsadey Wiilkiisa oo umada islaamka Dhibaato Ku hayo dabadeedna Waxoow Go aan sadey in umada islaamka ka Qabto wiilkiisa oo dhibaatada wado si umada islaamka Ay unabad Galaan waa aabe wanaag san Aloow kheer sii aabahaas wanaag sanaa
Sidee ayaad u aragtaa goaanka uu qaatay aabahaan Soomaaliyeed 😥👇
Wuu ku Saxan yahay
Wuu qaldan yhy waji xun ka lkn alle ayaa ka jarayo
walaal adigu sax iyo qalad baadan kala aqoon ma kula yaabayno
Waa uu ku saxanyahay waayo intuu galiyaa kabadan iyo waxuu ka sugaayay oo ahayd inuu maalin u ku nasto balse hadii odagii maalin walba qaan loo haysto oo maalin waliba la leeyahay tuuga aabihii inuu is dhaafiyo loo qaataa
Oo asga intuusan dil inuu hor wareejiyo
Wiilka dhintay Allaha u naxaristo waa shahiid wuxuu dhintay asaago leh aboow aboow aboow. odaygan waxaa fiicned cali dheere in u dhalo afhayeenka alshabab abiihi in u noqdo
Subxanalaah wale waayaab soomaaliya alaaw nabad nooga dhik marwalab waxaad maqlee waxaas iyo wax kadaran ilaahayow wixii nabada noodiidan nagaqabo aamiiin yaarbi🤲🤲🤲
War ninkani MA fiyoobo ee qabta dadka kale ayuu caruurta ka leenayaa dila
Illaahoow noo hadeey anaga iyo intii muslin ah illaahoow owlaaeena dhiigooda iyo dhiiga muslinba hanagu sababin
Allahuma amiiin amiiin amiiin
Inaa lilaahi wa inaa illaahi raa jacuun😭😭😭😭😭
subxanAllaah subxanAllaah yaa Allah caafimaad taama ayaan kaa bariney😟
Waa abbe geesi ah oo wiilkiisii o wax qabta la waayey gacantiisa ku diley.
Subxaana allah 😭😭😭😭😭
Wallahi mafaajaco waaye allahu maa na jeynayaa salaamad
ولاقصاص على والد بنص القرءان والسنة
Subhana allah
Subxanallaah ilaah ayaan kamagangalnay subxanallaah
Subxaana lash subxaanalaah subxaana laah😭😭😭😭
Yaa rabi naxdin badanaa adunyada
aabahaan aniga garanya wllhi wuu rafadiye wiilka inuu dilo udhaanta maalin walbo dadbuu soo dhacaa asiga xoolihi wuu ka meye
Ma qaldana odayga, dhiigna wax lagalo maaha
Waxa wanaagsana aabaha wiilka inu xabsi ku xiro ila u allah kaso hanuuniyo
Bisiinka
سبحان الله💔😭
Xasbiyalaah wanicma wakiil walaaxowla walaa quwata
حسبي الله ونعم الوكيل في هذا الأب 😭😭
Iaa ilahayilaahu muu saldhig ku xidh muu u duceeyo calool adagaa aabahani
Somalida dhibkaa ka batay wiilkaaga oo tuug ehna kuuma naxariisanayan oo wiilkaaga wax iga xaday ayey dhahaayaan mana saacidaayaan oo wiilka dhaqan celi lacag ayaan kuu aruurineyna bilwalba ku dhiib dhihi maayan marka oo isdhahay wiilka isdhaafi o sheydaan qaadayna wey caaayayaan
Naxariis laabe kan aaba hiis ma ahan ayaan is leyahay
Subaxana allah
Wale aduunyoy maxaan dushada wax kasto aan ku arkey layab malahan nin aduun joogo maxaa aragti kuu laban waxba
si hadii loo fiiriyo wuu sax sina wuu qaldan yahay aabo aad loo dhibay way wallhi
Inkaar qabto marna inu dilo mahayn
😢😢 waa aabbe dhibane ah allaha u gar gaaro.
Subxana laah
Runti Yaab whaye
Quraan maad sartid,,waa ilmo,
Maa xabsi ku hilmamtid marka dilee wiilkaga subxana Allaah adiga ma dhalin wiilka iga tag balayo hakugu dhacde aabo nooce tahay
Aabaha wax fiican masameey wiilka xirxir wabi ku tuur aduunku ku cadaabay silac ayu udhintay
Subxaanallah
Subhanallah
Dhaqan celin inow geeyo ayey aheyd saas inow yeelo ma aheyn
Subxaana laah
Saw alle aayada. Quranka kumuu oran. لا تقتلوا اولادكم ha dilina awlaadiina maxaa qaldan
Ninka abdi aziz realy ugu qorantahy ee so gudbinaya maxaad ku qoslaysaa damiir darridaa
Aabahaa xaqbuu uleeyahay inuu dilo wiilkaa mooryaanka ah intuu asaga dilahaa
Acudu bilaaah allow anan ubadkayga filin
Ayaada quranka ma maqalin miyaa maxa saxan. Saw alle ma oran,لا تقتلوا والدكم. Ha dilina awlaadiina. Uu karay inuu isak xiro oo xabsi. Udiro amse. Uu uduceeyo maahn inuu dilo
aabaha wiilka Dhalay wuxuu Ahaa aabe wanaagsan Waayo wuxuu Dhibsadey Wiilkiisa oo umada islaamka Dhibaato Ku hayo dabadeedna Waxoow Go aan sadey in umada islaamka ka Qabto wiilkiisa oo dhibaatada wado si umada islaamka Ay unabad Galaan waa aabe wanaag san Aloow kheer sii aabahaas wanaag sanaa
Wallaahi nin ragg ah waaye hadiibo uu wiilkiisii kaceliyay dadkii uudhibaayay
😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥
Dadka marka wiilkooda dadka soo dilo Dhoofiya malala yaabaayo. Aabahaan maxaa loola yaabaa.
waa aabe kudayasho mudan haduu aabe kasto siday yeeli lahaa wiilkiisa wadanka kaladanbeen ayuu yeelan lahaa
Fal wuxuushnimo ah buu ku kacay inuu xidho bay ahayd ugu yaraan
Xaaax alow alle
Maxa U Diishay
Subxanallaah
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Subxaaana Allah why so Adiga Ma Daliin
Yaab iyo lama arag
Walhi waa xanun lkn muusan ahyn inuu dilo wayo nafta wilkaaga inaad gooso illahy kumabaneenin waxay ahayhd inaad xabsi galiso midakle iskasiidaaya isaga ayaaba dhiban oowilkisa gacanta kudilay
Suubxanalah allow cafii waa xanuun maskaxda Ah waa FF xanuun
😭😭😭😭🤲🤲
Hada kahor aaba aya wiil kiisa dhibay mar walbo qasaaro xoolo dadaad ayu guda aabaha maalinti danbe aabaha Go"aan ayu ka gaaray wiilkiisa inu Dilo Xabad ayi madaxa uga dhuftay qalaf dil xaraga leh an silac aheyn lkns cirxir e wabi ku rid silac cadaab waye
Aabaha in ladilo xaq umaleha
Asagaa dhaley
Wale wa layaab somali wax walbo wa kadhacey wax layaab leh waaye
Subxaanallaah
inkastoo cabtooy noqday inoo dilay ma,eheen inoo iskaraaco aadhaanto wllhi
Subxnllh ilahow Walid Sidan Okale Walid Hanoga dhigin
Wiilka kaduceyso wiilkaa kadaranee
Allow umaadad ugaargar. Somali melbaa kagaa habarey halaaducesto waa Astaanta Aqiiraa Samaanka luguu gaarto
😢
Wiilkiisa oow dilay ee xaaidinkagalay adinka hadilo wax aakorisay ookudhacayo balaayo waayee
Siii fcn bu sameyay m.a
Nin adunyo jogo maxa aragti kulaban
Yaab
Ni kaas lama dili karo
Wuuu dhibayyyý way kamuuuuqataaaa
Madhalin madhalin ama asagaa cabtooy ah
Aabahan qalad malaho 🤔
Isaganaaa laxirxiroo halugu Turo wobigaaa
In uu dulo ma ahan lkn in laxiro dhaqan celi ahan in loceliyo ayey ahad lkn ninkan waxaad modaa in uu ku rafaday
Waa in ladil kasoo kale
Waa qabe sharaf badan taladii dayo
, 😓😭😭😭😭😭😭😭😭
Allh u naxariisto odaga go Aan qaldan ayu qata dhqan celis ayu u baahna
@@fardosakassim412 1
Kkkkkkkkkkk oday waalan
Huno kusalamay
Subxaanala aabe xun
Af Somali adaaka nio
Doofaarka hala xiro dhiiga islamka
Yaa ubaneyey muuxiro
Iska daya
Subxaanallah
Subxanallaah
Subxaanallaah
Subxaaanallah