Hooyo ayaa ku soo dadaashey oo yaanyo u fidiisey suuqa, basiin u iibisey si ee horemar u gaaran u badkeeda allow hooyooyinka xifdi oo janadada ku casuum allahumaa amiin waa hero wiilka allaha ajir ha ka siiyo
@@DjBoy-ec1jg😂😂😂 pointka ma fahmin lakiin suaashada waa funny.sikastaba ee ahaado hoyoda ssomaliyeed aa ku soo dadaashay iyo aabe maybe ? allah qeer siiyo.
Maasha Allah tabaarakallah ilaahey subxaana watacalaa fawqa sabca samawaati yaan kuu weydiinayaa inuu ku barakeeyo fidunyaa wa aakhirah Dr Afrax macal dhakhaatiirta waaweyn ee qaliinada kala gedisan ka howl gasha Muqdisho iyo gobalada soomaaliya guul iyo gobonimo ayey u tahey soomaaliya iyo soomaalida ❤️❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️
Waa Guul weyn runtii in aan Adduunka wax la qaybsano,arrintani waa dhacda safarki ugu dambeeyay ee aan Mogadishu ku imaado ayaa waxaa ku xanuunsaday naag Turkish ah,waxaana caawiyay Dr British ah oo Diyaarada inla saara oo inooga haray Ankara , Turkish .waa Guul in Dr Somali ah uu magaceena kor u qaado Thanks Allah ❤️🇸🇴🇸🇴❤️❤️🇸🇴🇸🇴❤️
Masha Allah jecliyaa inaan maqlo qof somali ah inuu meelahaas oo kale nooga soo baxo allow u barakey aqoontiisa
Aamiin yaa rabi
WAA doctar Daarood ah
Haa wllhi. Aamiin
Daarood ha dhihin Wa wiil soomaaliyed
Ameen ya allah
As a medical doctor, waan bogaadinayaa ditoorkaas howsha wanaagsan uu qabtay waana ku faaneenaa hadaan nahay DHAQAATIIRTA SOOMAALIYEED 👌🙏👏
masha Allh Guul buu noo soo hooyiyey dhakhtarka Allha xogiisa ubarakeeyo iyo xirfadiisaba
على وزارة الصحة الصومالية أن تكرم هذا الدكتور ❤
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🇫🇲🇫🇲🇫🇲🇺🇳🇺🇳🇺🇳🇺🇳🇺🇳🇺🇳🇺🇳🇺🇳🇺🇳🇺🇳🇺🇳🇺🇳🇺🇳🇺🇳🇺🇳
Hooyo ayaa ku soo dadaashey oo yaanyo u fidiisey suuqa, basiin u iibisey si ee horemar u gaaran u badkeeda allow hooyooyinka xifdi oo janadada ku casuum allahumaa amiin waa hero wiilka allaha ajir ha ka siiyo
Hoyadiis ma taqaan
inayna aqoon balaga yabaaa lkn wacyaga jira ayay kahadlaysaa iyo kartida hoyoyinka somalyeeed
@@DjBoy-ec1jg😂😂😂 pointka ma fahmin lakiin suaashada waa funny.sikastaba ee ahaado hoyoda ssomaliyeed aa ku soo dadaashay iyo aabe maybe ? allah qeer siiyo.
😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Mashallah we are very proud to see the somali doctors are contributing whenever they are needed, He is a true hero and all our Soldiers 🇸🇴❤️
Jecliya in aan maqlo warkaas oo kale Dr. Afarax allaha barakeeyo insha allaah
Calankiisa somaliyad ayuu wataa mashalah
Manasha Alaah guuul iyo gobanimo warata somaliya 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Masha allah mahadsanid doctor allah haku xifdiyo adun iyo aakhiro❤
Maasha allaah waa dhaqtar aad u wanaagsan wuxuuna xamiitida ka daaweyi xaaskeyga qaliin la'aan iyadoo hore meel kale loo dhahay dhowr jeer waxaa tahay qaliin deg deg ah asiga ayaa allaah gacantiisa daawo iga daray alx allaah ha barakeeyo dr afrah
❤❤❤run ahaan hanbalyo dhaqtarkaas dhaqaatiir garabwaysay olaahoow doowlad caadila noo keen aamiin ❤Dr hanbalyo❤
Waa arrin lagu farxo soomaaliya guul meel kasta ay joogaan
Masha Allah
Allah ha no barakeyow dhaqadirta Somaliyed. Allah ha no xafiido ❤❤❤❤❤❤❤❤
Maasha Allah tabaarakallah ilaahey subxaana watacalaa fawqa sabca samawaati yaan kuu weydiinayaa inuu ku barakeeyo fidunyaa wa aakhirah Dr Afrax macal dhakhaatiirta waaweyn ee qaliinada kala gedisan ka howl gasha Muqdisho iyo gobalada soomaaliya guul iyo gobonimo ayey u tahey soomaaliya iyo soomaalida ❤️❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️
Mansha alaah Mansha alaah DR AFRAH GUULAYSO ALAAH KU BARAKEEYO AAMIIN AAMIIN
Masha Allaah waa guuuul❤❤❤❤
Maasha allaah dhaqaatiirteena waa kuwa aad u xirfadbadan oo daacadnimo u shaqeeya maasha allah tabaaraka allaah
masha allaah allaha xifdiyo DR kaas somaliyed ❤❤❤❤❤🥰🥰🥰🥰💞💜💘
Waa Guul weyn runtii in aan Adduunka wax la qaybsano,arrintani waa dhacda safarki ugu dambeeyay ee aan Mogadishu ku imaado ayaa waxaa ku xanuunsaday naag Turkish ah,waxaana caawiyay Dr British ah oo Diyaarada inla saara oo inooga haray Ankara ,
Turkish .waa Guul in Dr Somali ah uu magaceena kor u qaado Thanks Allah ❤️🇸🇴🇸🇴❤️❤️🇸🇴🇸🇴❤️
Masha Allah tabarakallah
Guul Somali
Maashaa alaah manta war fiican ayaad soo tebisey waadna ku mahadsantahay
M.allah dr. Somaliga ah waa in la,aaminaa lana dhiirigaliyaa.
mashaa Allaah illah hanaga caawiyo aduunka waxbo maahan illaah dartiis buu uqbtaya illaah ajir iyo xasanaad haka siiyo somali waa dad isku klsoon masha allaah sax 🎷 llah ba mahada leh❤
Mashalaah alaha ku barakeeyo munasar hooyo
Masha allahu Dre Afraxa ❤❤❤❤❤❤
ما شاء الله افرح يعطيك الله فرحة دائمة❤😊
Mashaa allaah ❤❤❤
Maashaa allaah tabaarakallaah allaha xifdiyo dr afrax wax naga wanaagsan ma jiraan waxaan nahay dad Qalbi wanaagsan
Masha alah ilahay haku xifdiyo
Masha allah ilahow isiyadi aqonta somali oodhan adigana ilahey haku xifdiyo
Viva❤somali❤masha allah
Maanshaa allaah maanshaa allaah❤
Somaaliye dr aqoon. Baye.leehiin
Lawaan ilmayihiin hor u soco
MashAllah Dr. Afrah
I'm very happy ❤❤❤
dadka soomaalida waa dad waxtar leh allow barakee❤❤
Dr afrax waa qof wanagsan mashaa allh allaha barakeyo
Maasha Allah Dr afrax guulayso wll❤❤
Masha Allah Dr Afrax alle haxif diyo adun iyo aqiro 👍
Wazaarada cfmdka ee somalia hasoo dhaweeyaan drkasi hana sharfaan
Masha Allaah
Masha allah ❤
Mnsha Allah ilaahay ha ka abaal mariyo
Masha allah tabarakaraxmaan hambalyo dr waxlagu farxo ayaad samaysay
Mashaa allah dr afrah cilmigiisa Allah ha ubarakeeyo
Mash Allah ❤❤❤❤ guul Somali
Maashaa allah
MaashaAllah Doctor Allaha ku Xafido InshaAllah
Maasha allaha Tabaarakalaah
Allahu akbar ilaahaybaa mahadleh dhaqtarka ilaahay haxafido
❤ماشاء الله تبارك الله
MashaAllaah tabarakallah Allaahumma Baarik Somali
Maanshallaah allaha xafido❤❤❤
Masha allaah waa guuuul iyo Gobanimo somaaliyeed
Maasha allah thanks ❤❤❤❤
Mashaallah walalken ilahey ha barakeyo somali weyn gul ayey u tahay.
Mashalah
Maashaa Allah ❤❤❤
Aad baan u salaamayaa walaalkeen dalkana eebbe weyne haynoo wanaajiyo
Mansha Allaah Tabaraka Allaah
ماشاءالله
Masha allh waan kugu faanaa wllka❤❤❤❤
Maashaa allaah jasaakallah dr illahy hakaa abaal mariyo
Masha Allaha u siyadsho aqoontisa
Maashallaah walaalkey usoo gudbisay
Masha Allah. Hambalyo diktor
Mansha Allah tabarakalaah ilahey hakucawiyo
Alahu akbar
Mashalh hanbalyo Dr
Masha’Allah we are proud 🇸🇴🥹 Masaarida oo madaxa naga galeen labadaan bari baa la tusinaa legend kaan
Maansha alaah❤❤❤❤❤❤❤❤
Mashalah allahu akbar.
Jzk.
Maanshaalaah
Masha allhhh Masha allhhh ❤ walalkey
dr.afrah , the doctor who won the best doctor of Somalia 2024-2025 m.a
machaallah
Alle haku barakeyo aqontada wllky
Soomaalida waa dhakhaatiirta caalamka ugu fiican
ALHAMDULILAAH WAAN KU FARAXSANAHAY WALAAKEEN WAXBADAN AYAA XUMAANTENALEE LAFAAFIYEE WELL DONE ❤
M.A DR afrax guul ❤
Waa farxad soomaali dhan ayuu metelaa inaan maqlo waa jeclahay waana ku faanaa
Machallah somalia❤
m.a ❤❤ there is a difference between being grateful (thankful) and promoting or (faaan).
ماشآءالله
Maasha alaah halyey soomaliyed
M.shaalaah
Munasar horay usoco❤🎉❤🎉
Guul guuuuul🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙
Somali kulaha waa Sudan 🇸🇩 asigo carabi kuhadlaayo aya daawaday 😷😷😷😛😛😛
🎉🎉🎉🎉 hambalyo walakey guleso gusha wagushena
Diktoorka dhagta maxaa ugu dhacay😅😅😅 asagaa dhaawacan😂😂
mastar deg kugu maalnay sxb❤🎉
Hanolato somalia
❤❤❤❤Masha alah somali wandhaqtar ugu fican afunka lakin waxa ka jaclan laha dalkena ina isracno o midowno Hal qof noqono qabyalada iska deno Wlhy adunka anaka ugu fir fircon ilhy waxa ka baryaya inu madaxdena xaqa alaha tuso dhukaga waxku tahy
Maashah
😍✅✅😍😍masha allah
Iidheh waaye kkkkk somali Aa Aaaaa Arey mxaa kasax ah 😂😂
🎉🎉🎉
Waa wax lagu faani karo inay somaliya dhaqatiir ledahay ayu caalamka tusay