Tigreega oo ugaadhsi ka bilaabey gudaha degankooda sheegayna inay sirdoon iska Nadiifinayaan

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 105

  • @yhasan.123
    @yhasan.123 4 ปีที่แล้ว +2

    We have to sporting tplf somil people oromo

  • @djagga6043
    @djagga6043 4 ปีที่แล้ว +3

    Wrr xaqiiq ah keep going sxpyal

  • @yhasan.123
    @yhasan.123 4 ปีที่แล้ว +1

    May 20 for tplf

  • @jrssahal2552
    @jrssahal2552 4 ปีที่แล้ว

    masha alaah ilka case iyo wiilkaayar waan salaamayaa waa wariyayaal islaam ah

  • @mohameddayax765
    @mohameddayax765 4 ปีที่แล้ว

    Guuuuuul warta dowlada dhexe teg,regu shalay somali galbeed ayey goni isu tag udiidayeen iyagiyo somali abo ma 4 sano keliya ayu kursiga idobiya ka maqan yihiin marka hadaeynan xukunka gacan tena kujirin itobiya ha bururto masura galba guuuuuuuul warta abi axed

  • @cabdulahim5735
    @cabdulahim5735 4 ปีที่แล้ว

    waa xagjir qofka idinku eedeeyaa arintaas maxaayeelay itobiya qof soomaaliya ma aha inuu kalajelaado hadaba eeda kadaaya janalkan kii cid taageersanoow doono kinaaladooda oo jooji eedeenta qiimodarada ah itoobiya makala jecli anigu isugukay mid sidaana aamina soomaaliyeey !!! !!! soomaaliya hanoolaato 💪💪💪💪💘💝💝

    • @WardheerMediaTv1
      @WardheerMediaTv1  4 ปีที่แล้ว +1

      Waxaad kamid tahay dadka nagu xidhan ee niyadoodu saafida tahay thanks

    • @cabdulahim5735
      @cabdulahim5735 4 ปีที่แล้ว

      haa aad baad umadsantihiin

  • @mahdiali2695
    @mahdiali2695 4 ปีที่แล้ว

    Axmaarku ha jabo tigres ga guuleysto

  • @adanmaxamed6326
    @adanmaxamed6326 4 ปีที่แล้ว

    Waa sax laakiin dani nooguma jirto burburka itoobiya

  • @cagaarwaddani5117
    @cagaarwaddani5117 4 ปีที่แล้ว +9

    Qof kastoo soomaali ah oo damiir leh waxa uu taageersan yahay in aysan kala guuleysan ilaa ay isku baa ba,aan

    • @WardheerMediaTv1
      @WardheerMediaTv1  4 ปีที่แล้ว

      Aad iyo aad mudane

    • @cabdishaqale3697
      @cabdishaqale3697 4 ปีที่แล้ว

      Qaxbaadan waxba ka garanaynine waxaad odhani kana goormuu dhashay ee taaha waad joojin iska hadloow

    • @suleimanmohamoudmohamed1570
      @suleimanmohamoudmohamed1570 4 ปีที่แล้ว

      ILAHAY habaabiyo Ethiopia down Ethiopian aad ayaan ugu farax sanahay burburka Ethiopia

  • @khalifjama271
    @khalifjama271 4 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahay waxan ka baryay inaysan Kala guulaysan

  • @qasimqasim5931
    @qasimqasim5931 4 ปีที่แล้ว +1

    Warkaagu.waa.sax

  • @Asad-w3b5z
    @Asad-w3b5z 7 วันที่ผ่านมา

    Alaha jabiyo itoobiya

  • @Xaq-raace
    @Xaq-raace 4 ปีที่แล้ว +1

    Muhiimadu waa in ay isku baa'ba'aan oo aan midna guulaysan
    Alle ha tirtiro hana ka yeelo kuwa magac iyo maahmaah ka hadho.

  • @AliAli-uh5bu
    @AliAli-uh5bu 4 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahay ha isku dhameeyo

  • @caliomer6903
    @caliomer6903 4 ปีที่แล้ว +1

    Labaddaba guul insha allah

  • @Awesome-ww7zj
    @Awesome-ww7zj 4 ปีที่แล้ว +2

    Keep going bro

  • @kawsarabdulahi1925
    @kawsarabdulahi1925 4 ปีที่แล้ว +1

    Waa run tegree baad uxaglisaa waanad buun buunisaa

    • @WardheerMediaTv1
      @WardheerMediaTv1  4 ปีที่แล้ว

      Walal maya tigree colaadan u qabo hadana idinka xishoojayn waan caytami lahaaa

  • @husseinabdi5204
    @husseinabdi5204 4 ปีที่แล้ว

    Inshaallah illhaya oo isku jaboyo Amhar iyo Tigray mina somali u Dana maha AHMARDA KA SII XUNA TIGRAY WAQATIGANA LAGOOGO

  • @maxamuudcabdilaahi5317
    @maxamuudcabdilaahi5317 4 ปีที่แล้ว +1

    warkiinu waa saxan yahay waa maxamuud cabdilahi oo jooga berbera

    • @WardheerMediaTv1
      @WardheerMediaTv1  4 ปีที่แล้ว

      Wad mahadsantahay mahamud cabdulahi adiga iyo her barbaraba wan idin salaamayna

  • @abdihussein1297
    @abdihussein1297 4 ปีที่แล้ว +2

    Waxan alle ka baryaynaa inuusan qofna ka hadhin insha allah.

    • @cabdishaqale3697
      @cabdishaqale3697 4 ปีที่แล้ว

      Nin aan itoobiyaan ahayn in aan war ka sugnaa waa nasiib daro ninka iska hadlow itoobiya kuuma baahna

    • @WardheerMediaTv1
      @WardheerMediaTv1  4 ปีที่แล้ว

      Muslimiin badan ba ku jiree kadaa wax kasoo reeb

    • @abdihussein1297
      @abdihussein1297 4 ปีที่แล้ว

      @@cabdishaqale3697 laga yabaa inaad iska kaayo xijinayso lkn waxan kushegaya inan kuwada dhalan balse waxan leyahay adiguba dhararaad ka qoslaysay dhooshee maanta wa inaad dhadhamisa khadhadhka marka allaha isku jabiyo pro nacladi haku dhacdo itobiya iyo inta xaaba qadka ah🖕

    • @abdihussein1297
      @abdihussein1297 4 ปีที่แล้ว

      @@WardheerMediaTv1 wasax wana ogahay pro lkn waxaynu ka hadlayna wa qadiyad guud itobiya waxan lenahay ha burburto idam alle.

  • @saleebanali2905
    @saleebanali2905 4 ปีที่แล้ว

    Waan dhowahay.
    Takale ka fogaada borobogande iyo sida qof jecelahay KEENA war saafiya oo ka fog dacaayad iyo danaysi.
    Mahadsanidin.

    • @WardheerMediaTv1
      @WardheerMediaTv1  4 ปีที่แล้ว

      Sida ugu wanaagsan inaan idinku soo tabino warar dhexdhexaad ah wan ku dadaalayna insha alah

  • @salaadsaalax6640
    @salaadsaalax6640 4 ปีที่แล้ว +2

    Nagadaa calaa calka sxb oo warka.sheeg xaqiiqadiisa

    • @WardheerMediaTv1
      @WardheerMediaTv1  4 ปีที่แล้ว

      Waad haysa warka oo dhan saxib soo dhawoow

  • @khaireali3239
    @khaireali3239 4 ปีที่แล้ว

    SAXBAAD TAHAY

  • @cagaarwaddani5117
    @cagaarwaddani5117 4 ปีที่แล้ว +2

    Waxaan leeyahay midba gelin ha guuleysto

  • @fadumoo3032
    @fadumoo3032 4 ปีที่แล้ว +2

    Alle hayskodyro shallah

    • @abdirizaghire250
      @abdirizaghire250 4 ปีที่แล้ว

      Asc asxbta wardheer media salan kadib sxb maxaa kajira in dagalka ayku jiraan ciidanka dawla deeganka

  • @roblehhoussein6672
    @roblehhoussein6672 4 ปีที่แล้ว

    Ninka jamac galad wuxu taageera tplf

  • @daganeabdi4822
    @daganeabdi4822 4 ปีที่แล้ว

    Asc wan idin samay wardheer midia lakin warka markad tabihaysoo tarikhdasheg mudanee

  • @djagga6043
    @djagga6043 4 ปีที่แล้ว +1

    Kuwa idin dhaha tigre ayaad u xaglinaysaan waa kuwa la guumeysto ee xabashidu wasan iyo oromo

  • @fadumoo3032
    @fadumoo3032 4 ปีที่แล้ว +1

    Haysgo baban Allah

  • @omaarabdi99
    @omaarabdi99 4 ปีที่แล้ว

    Sax wll keep going

  • @saleebanali2905
    @saleebanali2905 4 ปีที่แล้ว +1

    HAGAAJI CINWAANKA.

    • @WardheerMediaTv1
      @WardheerMediaTv1  4 ปีที่แล้ว

      Mahadsanid walal waan saxnay soo dhawoow

  • @wcdtube3267
    @wcdtube3267 4 ปีที่แล้ว

    Itobiyo tii somaliya dhamayasay hadhamaato kuligood adunkan ugu nebcahay xamar tii hobiya kugaracaday somaliya cawgiina waa itobiyo iskajira

  • @IdrissGuirrehsougeuh
    @IdrissGuirrehsougeuh 2 หลายเดือนก่อน

    GUUUUUUUUL❤❤❤❤❤

  • @halimodegan9467
    @halimodegan9467 4 ปีที่แล้ว +1

    War Soomaaliyeey Katashada Cadaawahoo isku Tiirsanaada

  • @abdimajidarabjelle5714
    @abdimajidarabjelle5714 4 ปีที่แล้ว

    Zxp tviga wardher wa tv aan in badan lasoconay lkn raga kahadla tviyada jgjga cebol io sstv wa rag benayaal ah oo aan warkodu qadan karin

  • @mohamedaminyusuf2840
    @mohamedaminyusuf2840 4 ปีที่แล้ว

    Guushu waa yaan lakal adkaan ilaa la isku dhamaanayo intii ay inaaga jaeen alle hakajaro

  • @ifrahmaxamed4785
    @ifrahmaxamed4785 4 ปีที่แล้ว +1

    Ninkii aan ku kalsoo nayn wariyaasha dee yuuna ba dhagaysa nin waanad dhagay sa naysaan waana beentood baad lee di hiin caqligiinu masha qayna yo miyaa !!!!

  • @AliWarsame-rl9pj
    @AliWarsame-rl9pj 2 หลายเดือนก่อน

    HADAY ISDILAAN IYO HADAY HESHIIYAAN INAKA DAN NOGUMAJITO

  • @ifrahmaxamed4785
    @ifrahmaxamed4785 4 ปีที่แล้ว +1

    ASC wllyl wariyaasha yaala aflagaadaynin waawiila sheenii wariyu huna isbaba dhinac uma eexdo dadaka dhagaysanayow kolay dad badan oo meel sugu yimaaday wax xun laga waa yi maayee lkn wiilasha haalanabad galiyo wiilashan waakuwan idinka eed sheeganayee

  • @isiri.2835
    @isiri.2835 4 ปีที่แล้ว

    inkaar qabe tigree bay taageerin oo ah kuwii dadkooda xasuuqay

  • @miracasmedia9547
    @miracasmedia9547 4 ปีที่แล้ว +1

    War wa mahadsantihin asbuucan aad ban ugu raaxaysanaya wararkina run iyo midka rabtan ii sheega nuxurku waa in ay xaqiqdu tahay in ay itobiyanku is cunayan wax dhalil ah na idinma ma so jeedinaye iwada shekada warku waa igu socdaaye kow laba kow laba si fiican ban idin maqlaaa

  • @jamaccase5083
    @jamaccase5083 4 ปีที่แล้ว +2

    Maxaan labo gaal
    Oo abtirsiinta gudboon.
    Midna aan u gumayn.
    Midna guusha u siin.
    Oo aniga iiga gidhiish ah.

    • @WardheerMediaTv1
      @WardheerMediaTv1  4 ปีที่แล้ว +1

      Gabey mowqiciisii dhacey mahadsanid mudane

  • @jrssahal2552
    @jrssahal2552 4 ปีที่แล้ว

    ilka case waa nin lagu kalsoon yahay waxa uu sheego maha dadka buka nolow inta ay nololi jirto

  • @abdiadenadan4392
    @abdiadenadan4392 4 ปีที่แล้ว

    Habaarka iskadaya daadnimo ma ahaa .wax qabsada naftiina .Anna xumaya waxa ragakudagamayo in eey idiin xukumaan idayahow.

  • @mahdiali2695
    @mahdiali2695 4 ปีที่แล้ว

    Itoobiya dab iyo baasiin

  • @zirabyan1755
    @zirabyan1755 4 ปีที่แล้ว

    Dr.Abiy Axmed fadlan dagaalka jooji itoobiya iyo Afrika Burbur iyo dagaal uma baahna,qaxooti iyo barakac,caafimaad daro ayuu sababaa,cadawga itoobiya wuu kufarax sanyahay dhiiga qubanaya itoobiya,codsi weeye ee amar maaha.

  • @guuleedaxmed1822
    @guuleedaxmed1822 4 ปีที่แล้ว

    tigree anagaa taageeraynaa sababtuna waa in uu abii axmed ku fashilmo

  • @mohamedabdikarim5406
    @mohamedabdikarim5406 4 ปีที่แล้ว

    Inay Guuleesato
    Iyo inaysan guuleesan
    Isku mid miyay katahay
    Xagaada.

  • @beynaxbeynax3372
    @beynaxbeynax3372 4 ปีที่แล้ว

    80kun oo sarakiil ah
    Taasi waakhiyaali
    Intaa oo saraakiil ah
    Majiri karto iskabadi
    Oo bal gaarsi 1000 saral
    Lkn 80 kun maba jirtee
    Hadeeysa jirto maxeey
    Qabanayaan
    Ak 47 miyeey qaadanayaan

  • @yasinmohamed
    @yasinmohamed 4 ปีที่แล้ว

    Tigray. Bad u xaglinaysan.

  • @jrssahal2552
    @jrssahal2552 4 ปีที่แล้ว

    waad ku mahad santahay inaad ku ekaato shaqadaada wariye nimo lkn anagu waxan tageeraynaa nadaamka dawliga ah iyo kala danbaynta sharciga iyo nabad galyada lkn hadii aad tihiin ogaadeen waxad jeceshihiin burburka somaamaaliyana idinka ayaa burburiyay

    • @foodjacaf2030
      @foodjacaf2030 4 ปีที่แล้ว

      الله الله الله ربؤ لا اشرك به شيء

  • @mayaracyaasin1838
    @mayaracyaasin1838 4 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkk

  • @cawilcali5606
    @cawilcali5606 4 ปีที่แล้ว

    Soomaali seeiskuqiimo ugagadantahay inay burburto ootigreeguulaysto ayaadani inoogujirtaa

  • @abdiqordhere
    @abdiqordhere 4 ปีที่แล้ว

    Sax wa runtaaa

  • @adanmaxamed6326
    @adanmaxamed6326 4 ปีที่แล้ว

    Amay afgabiyaan hadee

  • @hibaqmuse7889
    @hibaqmuse7889 4 ปีที่แล้ว

    Waxkabara tigree ad waxnoqotideee

  • @abdikariin7002
    @abdikariin7002 4 ปีที่แล้ว

    Wax wuxu farabadnaa itoobiyaanku acuudu bilaah 80 kun oo shaqada kafadhiday maxaa waye

  • @Xiingalool
    @Xiingalool 4 ปีที่แล้ว

    Wardheer beenaale xagjirbaad tahay dawladda kasoo horjeeddaa orodoo soo raaca tplf

  • @mahdiali2695
    @mahdiali2695 4 ปีที่แล้ว

    Hashi axmaaro naa u hiilin

  • @muxayadinkulmiye2815
    @muxayadinkulmiye2815 4 ปีที่แล้ว

    Aderow calacal loma bahne maxa jira warka siida

  • @ahmedhashi6968
    @ahmedhashi6968 4 ปีที่แล้ว

    Ethiooia burburkeeda faaido nooguma jirto hadaan somali nahay

    • @suleimanmohamoudmohamed1570
      @suleimanmohamoudmohamed1570 4 ปีที่แล้ว

      Ethiopia maxay ku siisaa bal noosheeg
      Mise kuwa ay Muqdisho ku ilaaliso ayaad tahay

    • @ahmedhashi6968
      @ahmedhashi6968 4 ปีที่แล้ว

      @@suleimanmohamoudmohamed1570 Ethiopia waa meesha dadkayga iyo dalkaygaba yaalo dhibna ooma gali al macna yaroow.

  • @ikraanikraan9739
    @ikraanikraan9739 4 ปีที่แล้ว

    Xadaalkagu bilaamcn beenalee

  • @suleimanmohamoudmohamed1570
    @suleimanmohamoudmohamed1570 4 ปีที่แล้ว

    Kuwa idinleh digray ayaad uxaglisaan waa kuwa daba dhilifka u ah gaalka futada madow

  • @siciidsiciitosomlilandhano6979
    @siciidsiciitosomlilandhano6979 4 ปีที่แล้ว

    Somliland marks hore jigjig kibll jaamac galad nin kasa barmushk wuxyisya

  • @cusmaniyinta
    @cusmaniyinta 4 ปีที่แล้ว

    tariikhda ku so qora korka ama afka ka sheega maxa idin diiday inad ku so qortan tariikhda maxa idin diiday

  • @abdiadenadan4392
    @abdiadenadan4392 4 ปีที่แล้ว

    Wariye qoritaanka afsomaliga sobaaro .
    Raali iganoqo.

  • @abdillahiosman1770
    @abdillahiosman1770 4 ปีที่แล้ว

    Hadii uu dagalkani sii socdo wuxuu sharciyeynayaa in qoomiyadii fikir kale la timada la xasuuqo hadii tegreega la baabiiyo fadaralkuna wuu baabayaa waxayna ku noqonaysaa ethopia sidii ay ahaan jirtay.

  • @mrnaxnodaaloofficial9789
    @mrnaxnodaaloofficial9789 4 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkkk gabgable war cadi uso waran

  • @fahadaboolo9460
    @fahadaboolo9460 4 ปีที่แล้ว

    Sxb itebiyaito boya weye

  • @xasanmacalin8678
    @xasanmacalin8678 4 ปีที่แล้ว +2

    asc

    • @WardheerMediaTv1
      @WardheerMediaTv1  4 ปีที่แล้ว

      Wcs walal

    • @adama2988
      @adama2988 4 ปีที่แล้ว

      Walaal waxaad dib u milicsataa taariikh dhabaatadii Tigray 27 kii sano u geysatay isirka soomaaliga’ gudaha deegaanka iyo wadankii soomaaliya labadaba. Xalku waa la xisaabtanka yeeyda Tigray ee umulo deexyada ah. Dowlad deegaanka iyo la xisaab tamayaal bahlaha Tigray ha guuleysteen.

    • @adama2988
      @adama2988 4 ปีที่แล้ว

      Waan fahan sanahay dhalin yaradaan soomaalida ah ee maanta taageerada ugu faafinaya wuxuushta Tigray uguma horeeyaan dad soomaliyeed oo yeeyda Tigray adeegsadaan.

    • @adama2988
      @adama2988 4 ปีที่แล้ว

      Jaamac galad iyo kooxdisaa taageersan tigray” taageeradiinu waxey la mid yihiin jinigii dhimaha wedey’ nabi suleymaan oo geeriyooday. TPLF dhimatay ee jaamacow heeryada Tigray iska rog!

  • @asmacabdilaahi8903
    @asmacabdilaahi8903 4 ปีที่แล้ว +2

    Isku madha

  • @cusmaniyinta
    @cusmaniyinta 4 ปีที่แล้ว

    maxan ku kala garana warki hore iyo ki manta maxa idin diiday inad ku so qortan tariikhda