Scw salaan ka dib ninka maayir cayayaan ee aad timaamayso ma ogtahay, waxa uu ku sameeyey ummadan ka cabanaysa,waxa uu noo soo adeegsaday Oofwareen oo aad obgeyad siding uu ciidamada u galay. Annaba Oofwareen Iyo maayir qiiro Nama cabsi galinayaan.hadda hadlkaaga u Mel dayo.
Waa cadaw faqash ah illaahay swt haka jaro laakiin waa inay federal ka Ethiopia hoos tagaan oo kilalka ka hoos baxaan inshallah guul iyo gobanimo arab adkayaasha reer sheikh isaxaaq
Kuwa iimaanlaawayaasha ah Waar koox baarlamaanka u dhaartay iyo kuwa Cirro cidiisa ah oo ku qulqulaya Jabuutiboo uu Geele cad quudheedka u lulayo. Waxaa u tegyaa dhuuniraacyo aan xishoonayn oo hunguri qaaday
Oofwareen waa gacan ku dhiigle sidaa darteed waa in gacan la saaro waxa kale oo ah wax laga yakhyakhsoodo ninka la sawirnaa ee xildhibaanka golaha deegaanka sheeganaya ee yidhi gabaarrayda waa laga safaynayaa dalka, waa su'aale gabaarraydu waa Ayo?
Nimankan sacas muuse inaanu wada oof wareen nahay maydaan u sheegin qoladan. Dhiig hadii cidi ku faanaysi iyagay noqon lahaayen laakin waa xaraan waananu xidhxidhna wixii dambi qaranka ka gala marka waan is baran doona
MUSSE BIXI FOREVER❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤LION. OF AFRICA
Hooyadaa muuse was doqon doqon dhalay oo laba boqol oo kun Io cod lagaga badiyay ayad hadal haysaaye oo ad qabiil Ku raacsantahay war qajil neefyaw haduu libaax yahay lagamaba badiyeene waliba sidaa foosha xun Leh akhas war qajil heegayay heegadu dhashay
Cali duulduul guulyso
Scw salaan ka dib ninka maayir cayayaan ee aad timaamayso ma ogtahay, waxa uu ku sameeyey ummadan ka cabanaysa,waxa uu noo soo adeegsaday Oofwareen oo aad obgeyad siding uu ciidamada u galay. Annaba Oofwareen Iyo maayir qiiro Nama cabsi galinayaan.hadda hadlkaaga u Mel dayo.
Guul Somaliland ❤❤❤❤❤❤❤
Anagu waxan sugaynaa inta ciro ku fadhiisanayo kursiga .Markaas ayaanu hadili doonaa.Somaliland guul ku waara ❤❤❤
𝐂𝐚𝐥𝐢 𝐝𝐮𝐥𝐮𝐥 𝐤𝐮 𝐬𝐨𝐨 𝐜𝐨𝐨 𝐰𝐚𝐚𝐧𝐮 𝐤𝐮 𝐰𝐚𝐝𝐚𝐧𝐚𝐲𝐞❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
MADAXWEYNE CIRO ISKA JIR INAD BILAWDO WADA HADALKA SOMALIYA IYO DAWLADA JABUUTI OON DONAYN ICTIRAAFKA SOMALILAND. TAGEERADA SHICIBKA HA ISKA LUMIN SHICIBKU WAX BUU FAHMAY MADAXWEYNE.❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Muuse Biixi forever and ever he is always our heart forever ❤❤❤❤❤
Down 👇👎 200000😅😅
War qajil heegayay heegadu dhashay
Cali duul duul waa nin iiman qaba masha Allah anaguna wanu ku wadanaa.
GAMBAARAYDA WAA LA SOO GEBAGEBAYNAYAA 😂🤣🤣🤣🤣😅 REER BAA WAASHAY IYAGOON KURSIGII MADAXWEYNE HA BA LOO DHAARIN
AQOONSI GUUUUL BRITISH SOOMALILAND GOVERNMENT
waar idin salaamayaa sxbayaal
Gaar ahaan Gudoomiye Abwan cali
Gacan ku dhiigle hala qabto
Arab sheekh isxaaq waa gob gob dhashay wabilaahi tawfiiq
Cali waad mahadsantahay guulayso geesi qaran hore usoco
Mashalla Allah guul somalilaan cadowgeedo hajabo ✊ ❤❤❤❤
Hore Ayaa loyidhi rag waxtarkiisa yaa isukeena waxcun kiisana kalakexeeya
dimuq radiyada somalind wa sunta dishay xafada jabuuti gele iyi xasan maran vilo war dheglay
Caliyow sidii foodkii la inooga helay difaacaga soomaaliland waan saluugay ka hortaga citiraafga bidhaamay inaan laga weecan ku daakir guul somaliland
Mansh'allah cali dulduul❤
Waar cali Ismaaciil waa runtii, uma baahna in nala xsuusuno.
Waanu xasuusanhau
Like iyo share ba waanu samayn.
SUBEEER AWAL DAN TIIINA YAAN LAYDIN KA JEEDINN. CASHUUUR MA DHIIIBI KARTAANN..ENY MORE...
Booramakasosalamay ❤
dhamaan ciidamada huwantu way soonoqonayaan kuwan sanaag ayaa uhoreeya waayo mushaharka askariga somaliland bisha danbe waa 400 dolar siduu wadani kubalanqaaday
Salaan safe calow from arab 👏👏👏👏😭
Subeer Awal waanu cadhaysanahay marka Oofwaren nala horwadwado
Gobeey liicoo habin somaliland guul guul ku waara
cali waa mujahid
Caliyoow adigaanu kunaqaane ninkani manaqaane adigaanu share iyo like da kusiinay
Asc sl guuuul❤❤
INA LAA XIISABTAMO MAXUMA MAXU UU DHUMANYE LACAGTE SANADKA 2024 HAALKU GEEYE
Se Ofwaren bu ku so kiireystay si dadka logu hanjabo
Okay like and share
Cali waritahaagu wuu saxsanyahay codsigiisa lake iyo sherta hakahor iman adigu
❤
Maayir Mooge Waa Hashi Gawrac Nin Ambadey Halkuu A-aday Weey Ula Koontay
Cnn and bbc don't do that 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Daahir jimcaal dhagataag.
1.0. Waxan dhahayaa maayarku ma xilbuu la wareegayaa.
2.0. Waxa laga rabaa cashuurtii uu qaadayey myddada dheer eenu waxbaba ku qabanin.
3.0. Hadal looma baahna ee waxa laga rabaa cashuurtii hore uu qaadan jirrey waxbaba kumuu qabanin.
4.0. Ciddina kama dhegeysaneyso hadal aan micnaba ku fadhiyin ee waxa laga rabaa sababtuu u qaban waayey. Waxa loo arkaa cadowga gudaha iyo weliba cadowga dibadda isagaana isku sheegay oo isku caddeeyey. Markastaba waa xadowga gudaha xillikastana waa cadowga dibadda.
Thanks adeer
Wa cajuus ofwaren waxaloohay qalbiwaren
Oofwareen ba hadii la soo dhaweeyey askari dambe cafinmaayo
cali iyo dirir waan idin salaanay hawshu sifiican ayaad uwadaan
Cali DUUL DUUL GEESI QARAN ❗️
CALI RER DAHIR WAAD IGA GADANTAY..
CALI. DULDUL. OFWEREN. JAWABTIISA. WAXANU. KASUGEYNAA. M. CADIRAXMAN.
Odey cali waanu qaadaney taladaada
Long live lion muse biixi la,aantii abaar.
waa Dabiile Dil ku waajibay
Kkkkkkkkkkkkk aad baan ugu qoslay waa runtii cali duul duule waa dawersi
Adeer Cali naga celi weriyaha marwalba likta iyo contigaba wasnu samaynaaye muxuu naga rabaa midakale usheeg muxuu kuudaaliyaa?
Asc. Inaadeer. Oofwareen. Dhafoortaabasho. Ayuu. Wadaa. Walee. Gacanteyta. Iska. Ilaali. Imika. Ayey. Bilaabentey. Wuxuu. Boorama. Isagaa. Bilaabey. Wixii. Wadani. Sameeyey. Wax ka xun. Ayaanu Ku. Samey. Been. Hawsheegin. Haduu. Aftahan. Yahey. Muu. Yidhaahdeen. Cayayaan. Ha. Lu Go,an. Isagaa. Afkiisa. Laga. Hayaa. Haberawal. Ama. Suberawal. Dad. Siwalba. Laga. Yerli karo. Danta. Umada. Reer. Soomaaliland. Ayaanu. Ka. Shaqeynaa. Wadani. Dabadhilif. Aqoon. Ku. Filan. Oo. Dabada. Iyo. Gudaha. Midna. Ma. Yaqaanaan. Qaran baanu. Aheyen. Dhafoortaabasho. Iyo. Qabiil. Ayey. Ku. Socotaa. Iska. Kaaya. Ilaali. Inaanu. Naago. Nahey. Iyo. Inuu. Dhiig. Qulquli. Walee umada. Reer. Soomaaliland. Guuleysta ❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉
Kkkkkkkkkkkk habeenkasda miyaan saraa
1 Million hala gaadhsiiyo
Abwaan/siyaasi Cali duulduul
Waa ku xidhanahay
Kkkkkk waa runtiiye sifiican baanu wadnaa ha dagagin
😂😂😂😂😂 mujaahid cali waad iga qoslisay kan yaree dawarsan iga dheh
Cali waan ku salaamay
Hadii la qaraaco, madigaa ka masuul ah. Mooge waa fuley waan aqaan.
Geesiyaal qaran
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Aliyo Mudahradyada waan wadeyna ila inta an aqayaga helayno. No Qiiro dambe.
Hhhhhhh😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤ALi mujaahidwow
Sidaa m cirro isugu qadimey' mogdishu iyo Djibouti.
Ayaa la moodaa inaad Qamdigii mayarka aad dhex gashey/muquuradey.
Like Iyo Subscriber ka waku saarnay caliyow Adeer wa mudantay
asc asaxabta tv ka soo hadla xilibanada jabuuti tagay ma mushahar aya loga so qoraya talow
Shicbkii mudaharaayay police laayay ayumbay kuwana dileen
Waa cadaw faqash ah illaahay swt haka jaro laakiin waa inay federal ka Ethiopia hoos tagaan oo kilalka ka hoos baxaan inshallah guul iyo gobanimo arab adkayaasha reer sheikh isaxaaq
Kuwa iimaanlaawayaasha ah Waar koox baarlamaanka u dhaartay iyo kuwa Cirro cidiisa ah oo ku qulqulaya Jabuutiboo uu Geele cad quudheedka u lulayo. Waxaa u tegyaa dhuuniraacyo aan xishoonayn oo hunguri qaaday
Cali Duul duulow ma maataad tidhi markay Ciidagale iyo Ogaadeen is-dilayeen laba Daarood ahbaa is-dilaaya, waxaasi waa waxa u tidhaahdeen, Cabdiraxmaan Sheekh Isxaaq waxa dhashay Shariifad marna aad buugaagta kuqorteen Ayuub iyo Cabdiraxmaan waxa dhashay Shariifad, afarta ilma Magaado waakii u weynaaiyo kii u yaraa
Kkkkkkk
Maayirku isagaa hantidii umada lunsaday oo istusnimo darted wadani usiiyay lacagtii umada qabyaaladana isagaa bilaabay booramana isagaa waxaan munaasib ahayn kaga hadlay abaalkiisaana helay
xafad ha shegan maha warka ina moge waxa la qabtay dorashafi show ninka uu noo dhuntay waa nin qabil
Masha allah ❤❤❤
War idaacada ugu fanisan ayaad tihiin
Waa inaanu sheerka badinaa
Hargeisa dagaal Sokeye aya ka dhacaya maalin dhow
WAA SIDAAD JECESHAHAY!!!!.
Hawlwadeenada cirjiidhe gaar ahaan cali duul duul waan idin salamayaa guul baan idiin rajeynayaa
oof wareen xalay jigjigay hayad halkay wadwadeen car khayriyada hargaysa car halagu arko calow
Afkaaga caano lagu qabay, oof wareen iyo arinka maayirkuba waa sidaa aad uga hadashay. Runtaa abtiyaashay ku banaanid
Waa.danbiile.xablah.ofwaern
Laabadina qoosol baatiihin ee isla shaaqeeya inta nooshiin cali ruuntada sheegeta o caawa reer gaarxajis maagaci gaarka ku xeeji waad kuu caadaaisay
KAN YAAR MAA WAXAYE XIISE IYO INAXAASHE SAMEEN JEERYN BUU MOODYE MEESHE H.JEAA CLE WAXA BOOBTA
Dee caliyow naga daa ma taageersani mudaaharaadka. Maya. Aafadi Kama doonayso ee waxa aanu leenahay cashuurtadayadii waxa nooga qabo
Oofwareen waa gacan ku dhiigle sidaa darteed waa in gacan la saaro waxa kale oo ah wax laga yakhyakhsoodo ninka la sawirnaa ee xildhibaanka golaha deegaanka sheeganaya ee yidhi gabaarrayda waa laga safaynayaa dalka, waa su'aale gabaarraydu waa Ayo?
Guule soolilaan lagumanoqonay soomliya
Walaalehena muslinka ahi way soo lumeen
CALOOW DHINAC BAAD KA RARAN TAHAY MAAYIRKU AAD BUU U KHALDAN YAHAY SII JOOGISTIISUNANXAL MAAHA😂
Nimankan sacas muuse inaanu wada oof wareen nahay maydaan u sheegin qoladan. Dhiig hadii cidi ku faanaysi iyagay noqon lahaayen laakin waa xaraan waananu xidhxidhna wixii dambi qaranka ka gala marka waan is baran doona
Chanalkiina waadku mahadsan tihiin
Very good
Waan ku salaamey, sxb waxaan ku weydiiyey Madaxweyne Ismail Cumar Geele imisa jeer ayuu dastuurka dalkiisu u ogol yahay in uu isa soo sharaxo? Anigu waan yaabey, isga iyo adeerki ayaa 47 sano xukumeyey ilaa maalintey xorowdey 1977.
Xeelado aan muran laheyn dhiigna kudaadan ayeyku wadaan 47 year'ka mida kle ciise waa wada ciise reer hebalba qatan iyo reer hebal markoodi weye halooga kaco ayny lhyn iyagu
Saacad kastaan daawadaa cirjiidha geesiyaalbaad tihiin
Idaacada mujaahidka kor haloo qado insha Allah.
Utaabtay sabiscarbta lkn dacal ayay idaacadu ka rarnayd todoba sano garxajis iyo wadani ayuu maagayay saxane iyo ina kaahina waa amaanayay cali waa nin waalan
OOFWAREEWAADANBIILEQAN
TUUG MIYAAD GARGAARAYSA MARKA HOREBA ISMAYNAN RAACSANAYN CALOW ANAGU XISAABTATADI BAAN KARABNA DAWACOY BAL HAYIMAADO TII GACAN LIBAAX KADHACDAY TU KADARAN BA KUDHICI SHEEKO
Inanka. Gabaani. daanta dadka iyo danta dalkaba wuxuka ugalexejeclo badanyahay daanta jeebkisa hadii shilimad yar latusana wadhareriya
👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑
Sanadka mucaaradadu aadbay uwsyntahay waxa la sugikarilaayahay xilwajentu inta ay dhacayso markaa maayir mooge waa lagusii sugayaa ciro maalinta xilka loo dgaariyo ayaa lagadagayaa moogahan lafuushan yahay imika
Garxajis isbirtole yashoda miyanay u shegin inay muxafid
Iyagiba isku xumaynaya ninkani mayerka ayu xalada kasi qasaya mayerkuna wu qalbi jilicsan yaho Cudhay ba
Donaya inu is casilo, muxu ka helaya ina moge kabihisa magadhayo , Damer gadhi wa faras. Hargaysa ninkasu allaah ka badbadiyay inu mayer kanoqdo
Ciro haduu jabuuti la halo waa dhamaadkiisii reer soomaalinow diyaar gRoowa waxa uu qabaa wacad cirowaayo malasyiin lacaga buu cunay dWlafHa jaark mar keliya hala istaagi sidii qadaafi aan ugalo haduu dRiiqs kaleexdo oo ictifaakii muuse keensy uu dhamayn waYi waahoogiisii bari ilaa galberd diyaar baanu nshay
😂😂😂 Calow daa ha na xasuusiyee waa runtiiyoo dawarsi maahee waa dantayada in aanu warar xaqiiq ku salaysan la socono
Buurtu waa halkee markaa waar dadku waddo goo goan bay doonayaan in loo dhiso
4 sano ayu qatay cashuur lakin waxba ma qaban waa la is xisabinaya
Ragayagi saxara lsacanod ukudhameyey muuse bixi away
Kkkkkkkk kkkkkkkk kkkkkkkk kkkkkkkk kkkkkkkk kkkkkkkk kkkkkkkk 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂