Ninkii talin jiraa talada yaqaana beelaha harti awalba iyagaa talin jiray nintaliyaana wuu yaqaana talada mnsha allh alle ha idin xifdiyo beelaha harti
asc hartigu was rag qaaliya nolaada bixi usheega inad ka gar,naqdan oo Allah dartii eergada uga mid noqodan waxa ladedaayona diirka ka qaada guuleysa was guurdi odayala
Waxasi adeer wx soconaya maaha qofkii sharciga dastuurka ee somaliland jabisa haduu inankaaga noqdo dambigiisa waa laga jarayaa adeer cadalad ayaa wadanka ka jirta haduu inankagu dawlada ama se khal khal ku keeno nabad galyadda wadanka kacan bira lagu qabanyaa.
Sharciga iyo dastuurku Aayad quraan ah ma aha wixii khaldan iyo tabasho ah cidina qaadan mayso waa tii shalay Shaanida laga door bidey e Alle ha sahlo amuuraha
colaada Habar jeclo iyo sacad yons waa. mid mudo dheer soo socotay bay ahyd ilaa 4 years. suurta gala noqon mayso habar jeclo inay dalka ku haystan hub iyo tikinito. dadkana ku layso. dawladu sonalind ama qabiil bay noqon ama qaran
allhe qofan waxba ogayn ha cadaaabin adeer waa lo war hayaa. Habar jeclo oo dhan inay hal heer oo garxajis ka mida oo sacad yons la yidhahdo iska calin kari wayday hadi garxajiska kale yimaadana maaxa filan. ragii gawracaga yaqaanay baa nool.
@@apdisalaanfaanpoyschannelk604 walahay iyo bilahay aniga midna wa abtiyashay midna wa.awowayshay walahay dagalada sacad yonis iyo baho wax kaliya oo ku dhintay nin muse ismaciil ah habrjeclo Iska da nagow bicidaha ayan xabad ridin habar jeclo wa gob gob dhashye tolkoda u geeynaya habar jeclo magac isaaq bay u dhimata habar yonis na habar yonis mooye cidkale ma.taqan macal cidagale walahy way ku awrkacsanayan somaliland inay jirto oo isaaq wax noqdoba ma ogola darood iyo hawiye ayay inta dawrsabayan oo lo so adegsanayo somaliland wa il 1994 tarikhda somaliland na gun bad ka noqonaysan walahay samaroon ba ka dhoow iyo bilahay
Fuaad omer dheere . .adiga adiga ayaa jaahil ah dadkani runta ayey ka hadlayaan ... somaliland from corner to corner dadka dagan wa somaliland lakiin ... no person can be oppressed .. Ina kaahin waa qabiili ass hole ah .. when you give a triblistic clown power this what happens somaliland fought a long war from injustice and if continues again people will rise again ... nacas ayaad tahay odaashan sida fiican u hadlay ha caayin
Inatanay hadal ban sii xanaqa odey xunoo reer bari ah markan arko walahi yaga dantooda garan wayay jahiliin is disha o reeer miyi ah masay umada problem koda sara wa reer miyi DISGUSTING ah aad ban u necbahay walahi
Subxaanalaah waar maxuu inna yidhi inna kaahin iyo caare ayaa dagaal ka dhexeeya adeer run ku hadal haadad dadka khayr u sheegayso been ta ka ilaali ilaahay ha isu sakhiro ummada
Ninkii talin jiraa talada yaqaana beelaha harti awalba iyagaa talin jiray nintaliyaana wuu yaqaana talada mnsha allh alle ha idin xifdiyo beelaha harti
Masha Allah rag adag runtiu
hadalkii garaadada guulaysta
Ina kaahin muuse isma dhaaman xooloh
walaahi odayaashu si fiicanbay u hadleen harti niman jira weeye lkn in hadalkooda la dhageysto weeye
*_Odayaashu waa wada ninkarmeed iyo hadal kar miidhan nio odayaashani xagay ku jiri jireen_*
Waa ceergaabo iyo labeentii sanaag walal
Harti waad mahadsatiin intiina baaqa nabada soo jeedisay
asc hartigu was rag qaaliya nolaada bixi usheega inad ka gar,naqdan oo Allah dartii eergada uga mid noqodan waxa ladedaayona diirka ka qaada guuleysa was guurdi odayala
Harti iyo habar yonis gobolkiins dhista "sanaag" jeegaanta liqa
Mashala.runtad.shegten
Waran geeli. Idink. Wad. Dagalk. Reer. Ahan. Ikudiray. Waa waran geeli. War bay. Siisidan. Oo. Sosidan. Hajabo. Cadag. Inakahin
Odayaal ka talo wanaagsan, ka gar naqsi wanagsan intay colaadaha barigu socdeen waa ii ragan machallah waar raga taladooda qaata alle ha daaye
Diradirale. Reer. Warbadan. Warbaa. Siisidan. Oo. Sosidan.
Odayashan fitno bay isaaq kala dhex dhigayan, dawlada ayey ledahay wad gar daranthy, Ilaahow fitnadooda nagaqabo
waaryaa korneyl maaha waxan aad sheegaysaa ee waa jibjir adinkuna ma dhaantaan
Idinku ma waxbaad iaku diraysaan mise waxbaad kala qaboojinaysaa waa yaabe
Si wacan uhadleen cuqaazhaasi
wixii mucaarada cagta lamirinayaa wixii rabshad iyo qalaanqalwada gacanbiraa lagu qabanayaa
Kkkk iska hadle car ha qaado dagaal nabad wixii lagu waayey gacmo bir ood soo tumatey Dee bal wax ku qaad
Nimanku niman ragsanaa!Masha Allaah.Libaaxyo."hhhhh Dawocaa libta leh"hhhh.Waar Harti iyo Hy waxaan odhanlahaa is kaashada oo gobolkiina dhista Jeegaani garasho malehee.
Idinku ma Somaliland ba tihiin mise puntland mise somalia waa sax . ISAAQ dhexdhexaadin idinkama baahna ama hays dilo hayska daaye . Idinku daarood ahaan xagaad raacsantihiin.
Odaygan ina kaahin dadku maxay ku arkeen
Abti is casil oo meesha iskaga tag
Si Aan somaliland uu dhaawac u soo gaadhin
hadalka maskaxda so mari.ina kahin wa nin adag..o madxwayna ah..ma kuwa bada bartaa la midtahay.
waa runta wllo ina gaahin iyo buurmadow iyaga bur burinaya somalind dagaalada gobolka sanagna inaa kaahin iyo buurmadow ba ka danbeya
odayashani sifiican ayay uhadlen wixiijirana way sheegen runbay kashegen waxa jira walahi waligay qof khalad kuman racin odayashu runbay kahadleen qaska cida wadana loodulqadan mayo nabadu cidkasta wa udan run halaysu shego
Oday hadal ka daarood waa lamaqlaya majirto sabab loo diida jazaakuma Allah khayr
Sssddd F isaaq baa leh Sl
Plna majeerteen baa leh
Nin ragga wixiisa laguma qabsadee
Taadi meeday sxb landtaadii meeday
Meeday khaatumadadii
Ma dab bay shidayan mise maslaxad bay wadaan
Odeyaashani caddi maaha yagaaba dabka shidaya waa odeyal coloshood u shaqeystayaala.
Guul daarood madaxwayne caare waxba mamudna ee malaha waakii slandta burburinayay ee madaxwayne balnimankaa harti hadalkooda dhuux
bal waxan eega reermiyiyadaa
ma qaran iyo nin ayaad isbarbardhigaysaan
harti kulahaa reeran qarankooda lagu horbahdilayo ayaan a yaabay damiirkooda
irrbad dhuub ma galisaan afkuna waa idin dheereyey dhanka naga xigtaan baa wadnah dhoolo mood tahay dhaloolyey dhanka naga ixigtaan isaaq looga so dhacay .foto hogosha hawo beena hadal aan wax tarin rer adooga ba leh,Fu aad omar dheere wn ku aqaan wxd tahy basaas itoobiyaan oo hargysa ku nool,aniga ma ihi rer sh.q isaxaqa wxn ahy muwadin Somaliyeed lkn wxn ogahay adiga iyo cida ka soo jeed toona colaad waligood wxba ka may tarin,wa rer dhadig,oo dhica nabada bay ku dhalan,marka colaad mxd ku doonaysa awoowgaba hoodo kuma lahyn oo geelisa dharcda magalda iyo dilalka wadan jiray asago ad aloolkiisa maqylyso bad dhicin karin,taas ba laydinku heesay ninka aad hada ku sii ordayso ee caaran wx loogu heesay,dhiigyo cabyadii dharatu saarnayd,iyo dirin iyo afkii daad madheedh kama dareershane, iyadoo dildili bishii iyo dacshii haneed leh dirin watan iyo qaalmihii dayrcadka ahaaye,danbarkiisu wa idin ura wana dabatana,mrka xiliga,wax,anaad hido u lahyn ha haybsan adeer nabada idinka ku nool ee ha moodin inaad tahy wx balayo ka dhacday wixi awoowga keeni wayeyna keeni maysida,oroda lodiina dhaqda oo beerah liinta ka so gurta,hadaa tahy dhalidkii cida shegaysnaysi hadii kle oromo bad tahay,ee ka dhex bax rerahaas way is yaqanane
@@osmanali4696 hhhhh dad iyo dhaqan yaqaan baad tahay
Kan qufacaya waa laga dhex hadlayaa
Niman aad u khariban ayaa wadanka qabsaday muuse wuxuu ka dagaalamay ayuu maanta samaynayaa gar ma ogola qori mooyee
Caare iyo ina kaahin ayaa is haya that is the point kkklkkk lol
Wada nin karameed hadal yaqaan ah baa meesha ka hadlay, muuse bixi bal kor iyo hoos loola hadale ceebta hayska duwo nio walhi nimankani waa raggii dhaqanka iyo cuqaasha saxda ah loo yaqaanay
Shacabka iyo madaxda jamhuuriyada Somaliland waxn idiin leeyahy nabada ayaa ka qaalisan
Dee yaa wada nabad galyodarrada Waa LA ogyahay
Waxasi adeer wx soconaya maaha qofkii sharciga dastuurka ee somaliland jabisa haduu inankaaga noqdo dambigiisa waa laga jarayaa adeer cadalad ayaa wadanka ka jirta haduu inankagu dawlada ama se khal khal ku keeno nabad galyadda wadanka kacan bira lagu qabanyaa.
Sharciga iyo dastuurku Aayad quraan ah ma aha wixii khaldan iyo tabasho ah cidina qaadan mayso waa tii shalay Shaanida laga door bidey e Alle ha sahlo amuuraha
Waar nimankan harti ee reer Ceerigaabo wllhy waa xogagaal waa tuntood dagaalku waa saddex geesood Udhexeeya labada ardaa ee dhaleeyada ah Boho iyo sacadyoonis iyo dawlada iyo Caare
colaada Habar jeclo iyo sacad yons waa. mid mudo dheer soo socotay bay ahyd ilaa 4 years. suurta gala noqon mayso habar jeclo inay dalka ku haystan hub iyo tikinito. dadkana ku layso. dawladu sonalind ama qabiil bay noqon ama qaran
@cadisalam channel
Let me correct you bro
SAAD YONIS IYO BAAHO
Sacad yonis iyo baho habar yonis ba ba iyo garxajis baba inta qaylo tv la so fadhiyey macal bicidaha kale umu dhaqaqin
allhe qofan waxba ogayn ha cadaaabin adeer waa lo war hayaa. Habar jeclo oo dhan inay hal heer oo garxajis ka mida oo sacad yons la yidhahdo iska calin kari wayday hadi garxajiska kale yimaadana maaxa filan. ragii gawracaga yaqaanay baa nool.
@@apdisalaanfaanpoyschannelk604 walahay iyo bilahay aniga midna wa abtiyashay midna wa.awowayshay walahay dagalada sacad yonis iyo baho wax kaliya oo ku dhintay nin muse ismaciil ah habrjeclo Iska da nagow bicidaha ayan xabad ridin habar jeclo wa gob gob dhashye tolkoda u geeynaya habar jeclo magac isaaq bay u dhimata habar yonis na habar yonis mooye cidkale ma.taqan macal cidagale walahy way ku awrkacsanayan somaliland inay jirto oo isaaq wax noqdoba ma ogola darood iyo hawiye ayay inta dawrsabayan oo lo so adegsanayo somaliland wa il 1994 tarikhda somaliland na gun bad ka noqonaysan walahay samaroon ba ka dhoow iyo bilahay
Darood wad tahay se somalilander bad tahay abti kamana laha somaliland ninina
Reerk ina. Kahin. Bayku. Waashen. Hajabo. Cadawgisu. Kanaxow. Naftwaaa.
Fuaad omer dheere .
.adiga adiga ayaa jaahil ah dadkani runta ayey ka hadlayaan ... somaliland from corner to corner dadka dagan wa somaliland lakiin ... no person can be oppressed .. Ina kaahin waa qabiili ass hole ah .. when you give a triblistic clown power this what happens somaliland fought a long war from injustice and if continues again people will rise again ... nacas ayaad tahay odaashan sida fiican u hadlay ha caayin
Muse shani dhago ma le wayo nabadu way uga darta ilan wa wax dhiga dadka u barte
Inatanay hadal ban sii xanaqa odey xunoo reer bari ah markan arko walahi yaga dantooda garan wayay jahiliin is disha o reeer miyi ah masay umada problem koda sara wa reer miyi DISGUSTING ah aad ban u necbahay walahi
janada warsangeloow dagaalka joojiya maxaad udhihi weydey
Odayaal Farmaajo soo Diray
Subxaanalaah waar maxuu inna yidhi inna kaahin iyo caare ayaa dagaal ka dhexeeya adeer run ku hadal haadad dadka khayr u sheegayso been ta ka ilaali ilaahay ha isu sakhiro ummada
Ma harti abgaalbaa kuwan.
Mya harti Daarood
@@marisacillahi1537
Qabiil kasta ee soomaali ah
Harti way ku jiraan
Anigu waxan aminsanhay
In Qabiilada soomaaliga ah ay
Yihiin iskashato.
Husseen Cagta am aliancebaa
Dagaal baa xal lagu gaadhi karaaa
Anigaaa iii kaaley fule xaar waynbaa tahye
Nooca muuse shaani kabaha u masaxa wan kaa aqaanaa
Fataal fataal dhalay
Guul Darod Ismail
oday dhaqmed.qalqaliya.waxan o buqa habaryonis.ma caado ayey u ledahay..ama somaliland idinka.u talin ama dawlada somaliland.aya xukumi.
Waar nimanku waa niman Hartiya dhaandhaanyahaw habaryoonis lahaane.
Waar nabad hadii la waayo xukun ma jirayaa Maya muuse ma xoogii bashaar buu adeegdanyaa waar yaa wax u sheegay ma ruushka ayuu gacansaar laleeyahay colaad hadii dalka la galoyo caarana jirimaayo muusana xukumimaayo aar umada dhibka haystaa ka badane buulasha haka saarina dagaalna ninow haku deg degin nabad wixii lagu waayo xumaan Laguna keeno nabad hadii la rabo way fududay lakiin colaad sida loo bakhtiyaa wAy adagtee dib halaysugu noqdo kii diidana xadhig u dira macaa muuse sharciga Kama wayna haynagu sii daynin rag isu muuqda
Diwladnima sgaqaynaysa hadala loma bahna
Kuwan putland basodirtay inay iskudiraan Bay usofadhiisteen aay
Isku dirka isaaq
Ina kaahin waaa munaafaq
Faan waynaaaaaaa wuxuuuu maxa u keeney daaroodku sawkiii masaakinta laynaaayey
Nabadgelyedeede warsangeli wqx iska celi adeer
Isaaq waa kugu duulaan
Rage Msaid somaliland is one💚🗨❤
Mo Mo beeshe dhexe sxb xabad baaka celin karta
Rage Msaid hhh xabad somali waa ka daashay saxib waxba la iskagama qaado malaha miyiga ayaad ka soo hadlaysaye saxib maskax keen somaliland horumar ukeenaya💚🗨❤
Waarun
maxaa dhacay
colaada gobolka sanaag ma dagyso ilaa la toogto ina kaahin iyo buurmadow iyo muuse shaani.
C/salan Channel futodaada
dadka qaarbana u jawabin marka si soco
C salan ruun bad sheegtay sxp