fahiima iyo khadar arintooda halkan ka ogow

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 112

  • @kingheroes8624
    @kingheroes8624 3 ปีที่แล้ว +6

    Maaaskiiiin Rabi haaakaaaqaaabto walal InshaaAllah khair

  • @anababdi3214
    @anababdi3214 3 ปีที่แล้ว +1

    Aboowe allaha ku caawiyo allahane kaaqabto dhibatada maskaxda dajiso waxaa ku sugayo isha allah mustaqbal qurux badan tane waa qof aad ceysh soo wada qeybsateen meeshaa oo gahardh tukane labo ragco oo sunaha alle wuxuu ku siin doonaa xuural ceyn nolasha kula qeybsato kaana dhaqdaa shibatada aad soo martay waana ku garbtaganahy

  • @Abkaligiiduul1871
    @Abkaligiiduul1871 3 ปีที่แล้ว

    Sxp khadar habar sagaashan jir ah adaa doontay -----------------------------------
    gabar 20 jir miyaad wayday
    wadankaan sharci baa jira👍👍👍👍👍

  • @farahfarah3604
    @farahfarah3604 3 ปีที่แล้ว +9

    Fahiiima. Waa shaydaan. Wiilkaan sharaftiisa ineey ku ciyaarto ayeey rabtaa

  • @zahramohamedcadey7108
    @zahramohamedcadey7108 3 ปีที่แล้ว +2

    Sorry about that aqi Its normal for somali people to insult the people without knowledge if 2 people fight ask who is wrong and who is right but don t insult without knowing the truth my advice to all somali brothers and sisters ) second hadaan kahadlo fikirkeyga islaamku waa xaaraam dulminga walaalkaa muslimka ah haduu furo maxaa u cadaabaya willk Furitaanku waa xalaal islaamka) 3 if she said he hurt her forgive and forget mama Face the pain pray and ask Allah to heal you mama move on) may Allah make it easy for you mama fahimo😭😭

  • @faraxrashiid9994
    @faraxrashiid9994 3 ปีที่แล้ว +1

    Subxanlaah naaglfuray fadhi uma yaale wiilka ka hadh

  • @safaanaainaelmi4525
    @safaanaainaelmi4525 3 ปีที่แล้ว +1

    Abwe Allah kareebo naagtaan waa loojeeda ineeysan WADA fcn Hayne Hor. .mar wcn My king khadr

  • @ruqiyasheekh2477
    @ruqiyasheekh2477 3 ปีที่แล้ว +1

    Nin ay mudoyar islasocdeen yaa ubaneeyey in ay swir qawan udirto inay qof xuntahay wa cadahay wll illah calaf kuugu daray hdana kudhaafiyey ee samir

  • @khadromohamud6491
    @khadromohamud6491 3 ปีที่แล้ว +5

    Subxan aallah cunug wa dulmisa walahi ad ban uga xanaqa

  • @ummunadia4491
    @ummunadia4491 3 ปีที่แล้ว +3

    Ax walhi wiilka waynaga washay qumayadu ilahy sharkeeda haku dhaafiyo habo

  • @amiroibarhim8863
    @amiroibarhim8863 3 ปีที่แล้ว +1

    Wll soomali warak isak dhaf horay usoco inolw nolol wcn wll qali

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 3 ปีที่แล้ว +1

    ALLE ha inoo soo celiyo sharafteenii somaliyeey

  • @zamzamyarisey389
    @zamzamyarisey389 3 ปีที่แล้ว +2

    Allaha ku xafido walalkeen

  • @sumeyyak1154
    @sumeyyak1154 3 ปีที่แล้ว +6

    khadaroow Raali noqo walal🙏 gabdhan waxa ay sameen karto ha sameyso lkn waxaan kugu la talin lahaa inaadan usoo jwaabin oo aad ka aamusto sheekadan mesha ay la gaarto aan aragno alihii na abuuray ayaa la xisaabtami doona

  • @ashoabdi7018
    @ashoabdi7018 3 ปีที่แล้ว +7

    Saax everything you said is right

    • @maryanhassan7742
      @maryanhassan7742 3 ปีที่แล้ว

      Hada dulmi wado qadar allah ku qabto anaga maku jedno allah ayaku arkayo qadar fahimo hade jaceyl walayo imanka allah galiyo hade cebkula dawatagantahay allah kaqabto maficino ina umada warerisan xishoda waniga yab nay wjxina xuman wa dhafen

  • @hodanismail621
    @hodanismail621 3 ปีที่แล้ว +4

    Wlhi qofkasta oo qof dulmiya wlhi wuu heli ilhy umada hasoo hadeeyo

  • @amaalxasan1366
    @amaalxasan1366 3 ปีที่แล้ว +1

    wllo qaali waxaan kama suurtooban ani ahaantay baan aamisanahay

  • @drmariamosman55
    @drmariamosman55 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa yeshan marka guur sanaysay ma anaga na arki way day horta😂😂😂xaqan laheen baa wayelada siisay naga tag😂😂👈

  • @mohamedmohamud9465
    @mohamedmohamud9465 3 ปีที่แล้ว +1

    😭😭😭😭🙏

  • @amiiramahamed1482
    @amiiramahamed1482 3 ปีที่แล้ว +3

    Subxaanallaaah

  • @AA-ze7zk
    @AA-ze7zk 3 ปีที่แล้ว +1

    Fahiima... Khadar is MINE U CAN'T HAVE HIM. HIT THE ROAD NAYA

  • @maryanmuse8506
    @maryanmuse8506 3 ปีที่แล้ว +3

    it’s so sad wallahi. Her eyes can tell you she is telling a lie. Fear Allah swt fadlan.

  • @umushihabchannel2972
    @umushihabchannel2972 3 ปีที่แล้ว

    Asc wallaha Muslim subscribe ii sara plz illaah dartis 🙏mahad sanid 😍💯

  • @hoodoqarandabaraani6555
    @hoodoqarandabaraani6555 3 ปีที่แล้ว +1

    Islaantasi inay ku ceebaysay rabtaa iyadana maxa malinkasta fadeexadeda raga udhiibay

  • @bulshobarashochanaal7261
    @bulshobarashochanaal7261 3 ปีที่แล้ว +1

    th-cam.com/video/1dyiO7RWpjI/w-d-xo.html
    Qadar Halla sii daayo wiilka

  • @abdulazizmohamoud1945
    @abdulazizmohamoud1945 3 ปีที่แล้ว +2

    WAR WIIL YAHAW RABBI HAKAA QABTO MAAMADAN KUGU WAALATAY

  • @hoodojamac3618
    @hoodojamac3618 3 ปีที่แล้ว +2

    Mana walan mese cadaba lagahesaya waxan layabay iyadu kiiy gursaday waba logarabaya ikn kukasta mawaxay udirasa sawiiro wayabanay gabadhu sawtaan qofka Wana maxa qaldan miskiinta waegtay. Aniigu waxan ahaa dadkiy kumagiiy jiiray khadar ikn fahiima wadifaciiy jiray ikn Mata wanaxay wayo. Kiiy shaadh cishaba miyaay amiita

  • @sharafahmedchannel7557
    @sharafahmedchannel7557 3 ปีที่แล้ว +2

    AWALBA INAY FAHIIMO WAREERSANTAHAY Waan ogaa xooga qacqac inay tahay qaab hadalkeeda ka dareemay.

  • @khadromohamud6491
    @khadromohamud6491 3 ปีที่แล้ว +3

    Wan ka xumahay fahimo wa walatey

  • @yasmiinomar9793
    @yasmiinomar9793 3 ปีที่แล้ว +6

    Dulmiga ay walaashey igu sameyneyso ha dhihin ee waxaa tiraa habary yarteey waaa ku dhali kartaye

  • @lulali6059
    @lulali6059 3 ปีที่แล้ว +1

    Maxkamad ku kala hara, hadii aay amaankusiinweeysey, if you are telling the truth brother. Waa sax hadii labada qufood is affahmiweeyso waa in aay kala haraan. Hadeeynaan hashiinin hadii aan heshiinin waa ineynu kala harnaa kala hool yareeysanaa, that was a song I used to heart from kaskeey singer. Allah idin kala qabto oo xaqa ha idiin tusiyo, labadiinaba ma idiin garanaayo lakin waxa idiin rajeeynayaa in dhexdiina alah qaboojiyo Aamin Aamin Aamin.

  • @abdideysane4380
    @abdideysane4380 3 ปีที่แล้ว

    Ok

  • @amiiramahamed1482
    @amiiramahamed1482 3 ปีที่แล้ว +2

    Maama fahiima ilaahey xaqa hatuso

  • @AA-ze7zk
    @AA-ze7zk 3 ปีที่แล้ว +1

    Khadar...Sawira kuli iska tuur pls
    Gabdho kalo xijaaban li shubo

  • @nimokuria
    @nimokuria 3 ปีที่แล้ว +1

    Walaalo sorry qalad ayaa lagaa galey islaantan maskixiyan ayey rabtaa iney kugu disho haka ogalaanin waxeyna rabtaa iney ku waasho ❤️❤️❤️❤️❤️ naagtan Somaliyey waa mas wiilkan bilaash ayan kugu heystey sorry walaalo✋✋✋✋

  • @Cudoon2020
    @Cudoon2020 3 ปีที่แล้ว +1

    Islaanta waa kuu xiistay iskaga noqo qof walbaa arkay inay kugu waalatay 😄😄😄😄

  • @haldhaadumar3833
    @haldhaadumar3833 3 ปีที่แล้ว +2

    Ya dhaha islantas shraftada haku wayin ceb ad isledahy cebe khadar mirtimal

  • @farhannaji1347
    @farhannaji1347 3 ปีที่แล้ว +2

    Naagta qofka la hadlo ma video ayeey udiri jirtay waa ayada markasta lataagan waxaasaa Laiga haayay

    • @nuurocabdi8459
      @nuurocabdi8459 3 ปีที่แล้ว

      Fihama waaa naag walan ilahey haka ka cabsdo dulmi ma wanagsan mid kale why isku qawinee iyada

  • @zamzamhassan1889
    @zamzamhassan1889 3 ปีที่แล้ว +2

    Runti wilka maskin maxa daba digaay fahima isku xishow please

  • @ha04m
    @ha04m 3 ปีที่แล้ว +3

    Anaga siineyno Fahiima lacagtii kugu keentay dar illah hasoo sheegato saa waali weeye waxaani waa gumeysi

  • @nimcoahmed5050
    @nimcoahmed5050 3 ปีที่แล้ว +4

    Waxan doqontaa yaa yidhaa inanka yar ka hadh. Wuu dulman yahan ninkan haloo kaco oo wixi lacag uga baxday. Haloo ururiyo plz naagtan halaga reebo inanka yar ee ay dhali karto shit

    • @amiiradkhadrapodcast2785
      @amiiradkhadrapodcast2785  3 ปีที่แล้ว

      Walaashay laba sano oo ay Africa £100 ugu diraysay Ka badan bay Ka qabtaa Laba sano iyo badh ayuu u shaqaynayay oo kumaankun ku qarash gareeyay isagu ma sheegayo iyana 100 kiibay ilaa aakhiro u daba soco taa yaahuu dheh

    • @amlaabdiazizyuusufamlaabdi5566
      @amlaabdiazizyuusufamlaabdi5566 3 ปีที่แล้ว

      Wlhi fihima waa dhibtey cunugaan intey u qabatey iyadaba ku xaartey islaanta stress qabtaa

  • @_afardhaan8250
    @_afardhaan8250 3 ปีที่แล้ว +2

    Labadan waku khalkhallay

  • @amalmoha6519
    @amalmoha6519 3 ปีที่แล้ว +2

    Naa cajuusad baa tehe xisho dhos yahay adoo inta le,eg ilma ha gumaysane Halaga xishoodo inanka somalaay

  • @khadracabdala117
    @khadracabdala117 3 ปีที่แล้ว +1

    Iska celi waa nacase boqolaala lakeena lakala tagaa waxeda waa kabad badneeye nacasta

  • @demanabdullaaah6285
    @demanabdullaaah6285 3 ปีที่แล้ว +1

    islaanta iney xishooda aheed mar walba ayada ceebta qabaneysa
    ilaahey xaqa ha tuso labadiina kii dhibka wata

  • @saabirabdi2915
    @saabirabdi2915 3 ปีที่แล้ว +3

    Wllo Ilahay Sharkeeda Ha Ku Dhaafiyo Iyo Dulmiga Ay kugu Hayso Naagtan Walan Ee Cilashka Ah

  • @ayaancabdi4521
    @ayaancabdi4521 3 ปีที่แล้ว +3

    Bisinka gabadhan wayn maxa qaatay hada yadaba is ceebaynaysa intay isledahay inankan ceebe walhi waxani waa dulmi lakin dulmigu ma waaro hada yadaba is qalin dartay kadar waxan odhan laha samir xaqu uu cadan dona wllo

    • @stylishgirl5935
      @stylishgirl5935 3 ปีที่แล้ว

      Dadki wawayna bayba xumanti ku hadhay beryahan

  • @abdisamriye8049
    @abdisamriye8049 3 ปีที่แล้ว +1

    Walahi arinkan waa mid laga xumado fahimo waa ku kenay yurub miyad qadar ku gumeysane tas mid kuu soconeyso mahan ee manka gali sawiro adigo asturnen ood nin hore aad u dirtay miyad qadar dusha ka sare ilahey ka cabso bentana iska daa mida kale hoyo weyn baa tahay ee sharaftada ilasho mediyahana isga bax oo cibadeyso wilkan yarkana oo adunka u cusub yahay isga har oo aman sii

  • @iqroisaqmohamed7216
    @iqroisaqmohamed7216 3 ปีที่แล้ว +1

    Dulmigaa ka dayaa wilka wan fahanay meshaa arintaa ay ka qaldanthy wll sharaftada ilaalso

  • @maryamomaxmed6375
    @maryamomaxmed6375 3 ปีที่แล้ว +1

    Wiillkan wlh wan la oyey nagtan cinqab buu ka maray gurkedi balyo kugu dhacday habrtan ya wiillka ka rebto qof diin leh hadey tahy wey aqoonsan lahyd in wax walbo dhamdan lkn iyada qadarka Alle bey amini weysey

  • @3apoisab122
    @3apoisab122 3 ปีที่แล้ว +2

    Wiilkan saan o arko wa laga går daro badan yahay why nag iyo nin isa so qaabe jiray sey video yaal iskugu hanjabayan tida kle wll samir hadey waxan wax ka jirin Ilahay dadka samra wu abal mariya🥺Mar labad wll youtube ha isku dhex jeed jeedanina mustaqbalkaga uma wacna ee baarta ku jooji xaqida waxay tahay wey so baxaysa fahiimana yadu qof wayin ah inay Wiil yar malin walba haysato wa ceep wana damiir xumo ee is bar qaabo wll🥵🤨

  • @stararawelo2385
    @stararawelo2385 3 ปีที่แล้ว

    Ka roonoow adigu ceeb kale ha galin

  • @abdulazizmohamoud1945
    @abdulazizmohamoud1945 3 ปีที่แล้ว +1

    Maamada halaga Fur furo Wiilka yar wuxuu taagan yahay Qadyaan iyo inuu Waasho ee bal Somaliyey halla Caawiyo Wiilkan yar

  • @fathiyaaliyahz7475
    @fathiyaaliyahz7475 3 ปีที่แล้ว +1

    Habartan waalatay hala shekaysan qof caqli leh wu garanaya waxay wado

  • @raxmomaxamed5866
    @raxmomaxamed5866 3 ปีที่แล้ว +1

    Bisinka walal ayada ayaa qaldan wayo hadalkeda Ayan kadaremay

  • @naftauroon2482
    @naftauroon2482 3 ปีที่แล้ว +5

    Khadar ilaaah haka qabto islaaantaan waa ku waaalate wiilka waa liiis guuursan jire waana liiis furi jireee maxa waale ninka jarmalka joooge eey udireeese dhibka ukeeenee cimrigaas iyo video Nin udir waa yaaab🤣🤣🤣🤣🤣🤣🙈

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 3 ปีที่แล้ว +1

    Raga Germany jooga dhib badanaaaa

  • @sadiyanurre7802
    @sadiyanurre7802 3 ปีที่แล้ว +1

    Sorry khadarow

  • @zamzamhassan1889
    @zamzamhassan1889 3 ปีที่แล้ว +2

    Aniga xan iyo sheeko intaan ba e kufilaan 🤣🤣🤣shax lee o so karsanaya isug

  • @dawelaxmad8661
    @dawelaxmad8661 3 ปีที่แล้ว +1

    Rali ahow Walale waa lagudulmiye sorry

  • @muhipohhassancartan9799
    @muhipohhassancartan9799 3 ปีที่แล้ว

    Marka hore iyada ninkay la sheekaysataaba ma video yow ayuu ka duubayaa miyaanay kaba waantoobayn😱😱😱

  • @bushrajamac695
    @bushrajamac695 3 ปีที่แล้ว +1

    Qofka wanagsan ceeb kamadhamato ee nin adag noqo waxano kale markad maqasho sexo cadi iska dhig dhag haudhigin waxay rabta in ay kuwasho

  • @kaartoteamofficial8623
    @kaartoteamofficial8623 3 ปีที่แล้ว +4

    Ani waxay ilatahay inaa wll khadar lagaqaldanyahay lkn xaqiiqda alla og

  • @fadumoawes3631
    @fadumoawes3631 3 ปีที่แล้ว

    Fahimo wa qof aan xishoneyen malin walba dabadeda inte duubtay beey fb la tagntahay wa le baafiyay cudi bilahi naag weeyn waye xisho ku dhaha side video ugu dube khof nin dadoow

  • @amlaabdiazizyuusufamlaabdi5566
    @amlaabdiazizyuusufamlaabdi5566 3 ปีที่แล้ว +1

    Khadar xaqiiqda alle og lkn islaantaan sumcada mel uga dhacdey ee iska dhaaf wx ceshto usheg

  • @_afardhaan8250
    @_afardhaan8250 3 ปีที่แล้ว +1

    Videoga labadiina mid uunba duubay ilyn idinka isqabay oo videp coll ku hadlaye

    • @amiiradkhadrapodcast2785
      @amiiradkhadrapodcast2785  3 ปีที่แล้ว

      Abaayo mindhaa maba fahansanid sheekada maxaa labadiina mid duubay keenAy Iyadiiba lasoo taagan anaa duubay una diray ninkaa markaa video sifiican u daawo arinkan khadar Shaqo kuma laha

  • @xaragoxaaji7175
    @xaragoxaaji7175 3 ปีที่แล้ว +1

    Habartaan shubadaa walba adaa na bareee kir dheh

  • @khadromohamud6491
    @khadromohamud6491 3 ปีที่แล้ว +1

    Ha

  • @sadiyanurre7802
    @sadiyanurre7802 3 ปีที่แล้ว +2

    Hawaalin maskaxdaada dadka lakeeno saasaa loo koontoroolaa

  • @lulali6059
    @lulali6059 3 ปีที่แล้ว

    Why you send your picture oo ceebi kaa gaareyso inaa u dirto nin aadan ku qabin adigoo qaawan it’s so sad to do that.

  • @kalabaydhjufa4604
    @kalabaydhjufa4604 3 ปีที่แล้ว +1

    Adaa islaan waalan faraha la.galee ka gur kkkkk

  • @RB-up7dt
    @RB-up7dt 3 ปีที่แล้ว +1

    Qadaruw ilaayeeh hakaa qabtu islaantan weey ku tabtaa meeley kaa qawato ladayey

  • @balqisabarre8042
    @balqisabarre8042 3 ปีที่แล้ว +3

    Bisinka walalkey somaliyeed we can collect all the money she spent on your sponsorship she did, ask her Insha allah. Quf dagan oo caqli leh ela muuqadaa waliba yar waa riyadaada raacdaa naag kaaweyn marnaba dhag jalaq ha u seenin.

  • @roodaaxmed5366
    @roodaaxmed5366 3 ปีที่แล้ว

    Islaanta lacagti ay wadanka kugu keentay si haka hadhe

  • @shukriadan9763
    @shukriadan9763 3 ปีที่แล้ว

    Ninkii ku guursadaba maxaa sawirkaaga qaawan u dhiibay naa xishood wiilkan yar waad dhalikartaa ayooyo waalatay war naagna maha ee shaqotay wiilasha yar yar ee afrika laga soo afdhuubaya dhibaatadaas baa haysata

  • @sitrayussuf7881
    @sitrayussuf7881 3 ปีที่แล้ว

    Allaha kaqabto sharteeda

  • @zahrahassan9627
    @zahrahassan9627 3 ปีที่แล้ว

    Somaliyeey Niinkaan hala report gareeyo sharcigana Fahiima halagaso celiyo

  • @ikranyusuf8567
    @ikranyusuf8567 3 ปีที่แล้ว +1

    Hhhhh koo eey la sheekeysanjirtay xataa video miyey u dirtay

  • @hodanhilaac8236
    @hodanhilaac8236 3 ปีที่แล้ว

    Nin raga waxa ka oohiya waa adag yahay ilmo ayaa ku taagan sorry miskiin

  • @amiiramahamed1482
    @amiiramahamed1482 3 ปีที่แล้ว +1

    Videoga yaa duubey ayadaa mase adiga duubisti ayaa ka hadlaa ee kama hadlaayo yaa web soo galiyey

    • @amiiradkhadrapodcast2785
      @amiiradkhadrapodcast2785  3 ปีที่แล้ว

      Amiira Mahamed abayo video ga wa mid ay intaanay qadar guursan dirtay. Oo ay u dirtay nin ay la sheekaysanaysay markay qadar guursatay ayuu. Inkii soo dhigay baraha bulshada. Marka arinku waa sidaa iyadaa iska duubtay dirtayna haday damacday inay Wiilka yarka Ah ku nabto ilaa muday nabaysaye

  • @AA-ze7zk
    @AA-ze7zk 3 ปีที่แล้ว +1

    Khadar.. wll waanba kugu haya kalay dhankeyga Amaanba ahay

  • @ismahanabdirahman
    @ismahanabdirahman 3 ปีที่แล้ว +1

    Kan jarmalka jooga sow iyada umey dirin videoga? Khadar muu qabin markaa

  • @asmaabdikarin2267
    @asmaabdikarin2267 3 ปีที่แล้ว

    Warku waa cad yahy

  • @hodanhilaac8236
    @hodanhilaac8236 3 ปีที่แล้ว

    Miskiin ale haa ku garab galo

  • @bushrajamac695
    @bushrajamac695 3 ปีที่แล้ว

    Waliba waxa cajib ah ayado cibri ah waxay sawiradeda nimanka ugudireyso

  • @laarahaniofficial1237
    @laarahaniofficial1237 3 ปีที่แล้ว

    Lacagtay kugu kaxaysay u celi

  • @zahrahassan9627
    @zahrahassan9627 3 ปีที่แล้ว

    Saxiib Somaali kuma cebeen adaa is cebeeyey🤮🤮🤮🤮