BUSHAARO TALK SHOW Lamaanaha Khadar Yare Murtimaal Iyo Fihiima Qeybtii 3AAD THE END

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 1.9K

  • @queenanan2232
    @queenanan2232 4 ปีที่แล้ว +106

    wksa manta wad ka tagtay inti dwnyso kla tgoda kdib like sar😭😭😭😭

    • @ahmednoryusufadam5396
      @ahmednoryusufadam5396 4 ปีที่แล้ว +1

      😭😥😥

    • @ruunmohamud2025
      @ruunmohamud2025 4 ปีที่แล้ว +2

      Kama uusan tagin wll prnk un buu ahaa

    • @SPharaoh
      @SPharaoh 3 ปีที่แล้ว

      Luuqaddee ku hadleysaa. Soo barta Af Soomaaliga jaahiliin yahay.

    • @shaaciyeabdirahman368
      @shaaciyeabdirahman368 3 ปีที่แล้ว

      War miyey kala tageen sxbayaal kuwan isku Naxsan

    • @SPharaoh
      @SPharaoh 3 ปีที่แล้ว

      @@shaaciyeabdirahman368
      Islaantan weyn baa markii labaad sawirro qaaqaawan laga faafiyey. Qashinba qashinkiis. Wixii isku mid ah baa isa soo jiita. Wada damiir laaweyaal. Naagihii sidan baa u dambeeysay. Waliba naagihii Kuwii sida fudud ay nimanku iskaga fuuli jireen hadda sawirro iyo fiidyoow baa kusoo kordhay.

  • @caasholuul5648
    @caasholuul5648 2 ปีที่แล้ว +2

    Aada uka xumahay inan mnta arko vedio kan sidu u amaani jire iyo sidu maanta ayado qawan oo inta vedio kaso duube uu qadka so dhige wale nimanka qar wa bila abaal inta ka xun like mujiya 👍

  • @umurufaydah7768
    @umurufaydah7768 5 ปีที่แล้ว +92

    alla ma fahiima cay loo quraa waa dheman iyo luul ilahay ha ku dhowro fahima qurux ha u joojin somali maryooley warkeeda

  • @lulmohamed799
    @lulmohamed799 4 ปีที่แล้ว +10

    BISHAARO MAANSHAALLAH VERY GOOD INTERVIEW
    GIVING THE PEOPLE TIME TO ANSWER QUESTIONS.

  • @bmmyou8798
    @bmmyou8798 5 ปีที่แล้ว +403

    Ilahoow mid saas cml ii jecel ii sahal mansha allah ani xitaa waan ilmeyay wlhi rasuulka scw khdija way ka wayneed wayninka dhib malaha odayashaba gabdho yar yar way guursadaan maxaa anaga dumarkeena loogu mashquulaa😘😘😘😘

    • @muhiyadin6816
      @muhiyadin6816 5 ปีที่แล้ว +5

      Aad iyo aad qofku dookhisa waa uxor ilahaw aniga iyo adiga aamin 😘😘😘

    • @yahyecabdul2892
      @yahyecabdul2892 5 ปีที่แล้ว +5

      anaa ready ah 🤣🤣

    • @fathiaahmett7082
      @fathiaahmett7082 5 ปีที่แล้ว +4

      Mashaa allah 😍

    • @suhaibomer4460
      @suhaibomer4460 5 ปีที่แล้ว +1

      Aamin ilhy haku siiyo

    • @xaragoabdi5702
      @xaragoabdi5702 5 ปีที่แล้ว +4

      @@yahyecabdul2892 ani makugu qabsada ana 65 ahee

  • @Kqueen_bellla
    @Kqueen_bellla 5 ปีที่แล้ว +130

    ilaahoow cisi badanow fahiima mataano sii. walee habeen iyo maalin waan kuu duceynaya

  • @ckaways8265
    @ckaways8265 5 ปีที่แล้ว +169

    Nin Rageed Baa Ilaahay Kusiiyay Qofkasta Oo Noloshaada Kusoo Mara Waa Tacliin Inta Xun Rag Iyo Dumarba Fiishta Kala Bax We Love You Sister

  • @samaaya211
    @samaaya211 4 ปีที่แล้ว +27

    I can’t believe he did bad to her especially when he knew her history for her ex husband

  • @maryanaden5719
    @maryanaden5719 5 ปีที่แล้ว +35

    Reer dhisan xaasid mawaayo ilaahow barakee reekaan awlaad sii saalixiin aamiin

  • @khadradawoa2750
    @khadradawoa2750 5 ปีที่แล้ว +17

    Ehelkayga somaliyed mudaan aqrinayey qoraladiina masha allah tabarakalaah dad waxad wada tihiin nasab ah ❤️❤️❤️❤️

    • @fardowsalifestylechannel
      @fardowsalifestylechannel 5 ปีที่แล้ว +2

      Khadra Ahmed walalo khyr hel waligaa xaaskaga ha xumayn nabigaba khadija ayuu qabay walalo wuuna ugu jeclaa

  • @mamustvpro6492
    @mamustvpro6492 5 ปีที่แล้ว +11

    Ilaahoow inta dhimatay u raxmo inta dhaawaca ahna u boog dhay🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @foziaelmi9120
      @foziaelmi9120 5 ปีที่แล้ว

      Maamuss tv Pro amiin amiin

  • @naimaabdullahi7344
    @naimaabdullahi7344 5 ปีที่แล้ว +10

    Ooh wlh waqti danbe ayay ii eheed inan seexdo ayan rabay waanandaalnaa hurdadii way iga duushay ilaa an dhamaystay 3xalqad ee laga diyaariyay familkan quruxda bdn mansha.alh illah ha idin barakeeyo🤩

    • @Mohamed_Bile
      @Mohamed_Bile 5 ปีที่แล้ว +1

      Masha allaah qof qalbi fiican badtahy naima somalidu waa dad isku mashquula
      Masha allaah kulay anigu fikir ahaan ma aaminsani Singal Mother waxa la yiraah Gabadh waa gabadh ama ha la furo ama yaan la furine somaalay cunsuriyada joojiya please

  • @Fahad-fz3bm
    @Fahad-fz3bm 5 ปีที่แล้ว +41

    Masha Allah Dumashi Fatima iyo Khadar Guuleysta nolol qurxoon baan idiin Rajayn mar Waliba 💐💐💐

    • @fadumoabdi4199
      @fadumoabdi4199 5 ปีที่แล้ว +1

      Senyore Fahad Mohd hadii Illahy kuu idmahaayo halkana ma joogtaa lol 😂

    • @Fahad-fz3bm
      @Fahad-fz3bm 5 ปีที่แล้ว +1

      Fadumo Abdi War heedhe adna manadaba joogtaa war yaa Alle yaqaan

    • @fadumoabdi4199
      @fadumoabdi4199 5 ปีที่แล้ว

      Senyore Fahad Mohd kkkkk meel kasta waa ku daba taaganhy 😂😂

    • @yasminmohammud2861
      @yasminmohammud2861 5 ปีที่แล้ว +1

      @@fadumoabdi4199 meeel walba wa joga hadalkan oraan laah baad tiri fahad big salaam

  • @gggddd7010
    @gggddd7010 5 ปีที่แล้ว +1

    Walhi waan ilmeyaya markaan daawaday mana ahay in aan ka xumaaday jacelkoda ee waan ku farxay sida kalsonida ka dhaxeyso iyo heerka jacelkooda masha alaah waxaan leyahay weysu qalantane ku quraacday meel qaboow

    • @Mohamed_Bile
      @Mohamed_Bile 5 ปีที่แล้ว

      Qof qalbi fiican bad tahy I wish nasiib fiican

  • @Somaliqueen1
    @Somaliqueen1 5 ปีที่แล้ว +5

    Manshllah tabrakllah❤️
    Jacaylku wa wax Qaaliya Qofka Micnihiisa fahmaana Ma Eego Age , Lacag & Qurux iyo waxyaabaha Dhaldhalaalka aduunka ah Kuma mashquulo Ee Qofka ay isfahmeen uunba Noloshiisa dhan noqda Ilahay hayskukiin daayo khadar iyo Fihiima Mnshallah 😍❤️

  • @marianm936
    @marianm936 4 ปีที่แล้ว +2

    Maansha allaah allaha idin xafido jaceylkiinana ha jiro oo ha waaro ubad kheyr qabana allaha idinku siiyo. Jaceylku da ma leh, farxaddana wey cadaw badan tahay ee allow il xun idinka dhawr. Waxaa tihiin lamaanihii la loodin waayey liibaana.♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @muniiradacar1485
    @muniiradacar1485 5 ปีที่แล้ว +66

    Ninki dumar donayo inu dulmiyo Alha naga qabto

  • @faizaFunny780
    @faizaFunny780 4 ปีที่แล้ว +2

    Bishaarooy wll waxaan jeclaan lahaa in aad igu soo booqato Germany 🇩🇪 wax kale kulama wadaageen Noloshayda iyo hooyaday dhibkay Nala soo martay hooyaday ayaan aad u jeclahay jeclahayna Noloshay Nagu soo korisay dhibkeeda in aan kaaga sheekeeyo aadna u murugo badan incha allah

  • @mustafeali426
    @mustafeali426 5 ปีที่แล้ว +7

    Ilahy ha ka qabto cafowgiina guuleed hooyadiis ilahy idankii waa adiga fahiima nolol qurux badan nolosha inta kaaga dhiman ku dhamaysta yaaa rabi ❤

  • @asmaguhad1155
    @asmaguhad1155 5 ปีที่แล้ว +19

    Mansha allah 🤗 family qurux baden oo isku qanacsan.😻 Illahy ha isku kiin barakeeyo 🙏💙🖤💜 wiilku waa one in billions. Kaaz oo kle Illahy ha inoo wada sakhiro Hablo.❤️

  • @hamdahaaji8257
    @hamdahaaji8257 5 ปีที่แล้ว +21

    Anigaa si gaaaraa u jeclhy familgn gaar ahaan hbo fahiimo oo an aad ujeclhy.😭😭😘😘😘❤❤🇸🇴🙏🙏🙏

    • @ebrahima6654
      @ebrahima6654 3 ปีที่แล้ว +1

      #Habaryarta maku ogeyd ciyaal suqnimada!

  • @liibaankalkaalofficial5769
    @liibaankalkaalofficial5769 4 ปีที่แล้ว

    wlh blh tlh nagtaan khadar uu qabo fahiima waa qof wanaagsan oo qalbi furan masha allah lamana yaabaayo khadar iney kaweyntahay calafkaa isku keenay sida quruxda badan aad isku jeceshihiin dhag jalaq ha usiinina doqonkaas sawirada fahiima iyo videoga uu soo dhigaayo aniga hadaan cabaas arki lahaay doqonkaas wlh waan dili lahaay

  • @abdinasirismail9640
    @abdinasirismail9640 5 ปีที่แล้ว +17

    Hi Fahiima! I know you are reading this message right now i want you to know how Somali people love you’ u are one of the humblest women i have ever seen keep moving and shining. Don’t hear what negative people say to you.

    • @fahimanaturalremedieshealt8709
      @fahimanaturalremedieshealt8709 5 ปีที่แล้ว +1

      Garwayne 1738 thank you my dear jizallah

    • @fardowsachannel9014
      @fardowsachannel9014 5 ปีที่แล้ว

      @@fahimanaturalremedieshealt8709 inteen kalaso xariiri kara fahima

    • @ifrahmukhtarsheikh5253
      @ifrahmukhtarsheikh5253 5 ปีที่แล้ว

      Ilaahey haku xafido walalo garweyne wax garad taahay

    • @amalqueen4890
      @amalqueen4890 5 ปีที่แล้ว +1

      @@fahimanaturalremedieshealt8709 adban ku jecelnahay dumashi ❤❤❤❤

  • @sumayamohamed2019
    @sumayamohamed2019 5 ปีที่แล้ว +9

    Gabar gabar kale oo walsheed caayeeyso waa wax qaldan fahimo qaali ❤️

  • @zowdaAli
    @zowdaAli 5 ปีที่แล้ว +12

    OMG FINALLY I HAVE BEEN WAITING LONG TIME. BUSHARO HUNO YOUR SHOW IS THE BEST SHOW EVER ❤🙏🏽

    • @saeedofficial
      @saeedofficial 5 ปีที่แล้ว

      As well Omg

    • @Mohamed_Bile
      @Mohamed_Bile 5 ปีที่แล้ว +1

      Masha allah qof oo qalbi nadiifad tahy wloo zowda
      Masha allaah kulay anigu fikir ahaan ma aaminsani Singal Mother waxa la yiraah Gabadh waa gabadh ama ha la furo ama yaan la furine somaalay cunsuriyada joojiya please anigu gabadhii u horaysay ee qalbiga u furaa way iga waynayd hada jacayl daran ban u qaaday ilaa iyo calafkii nakala waday

  • @Afaraale4
    @Afaraale4 4 ปีที่แล้ว

    Mashallah hort guurka waa nastexo. Qeyru Qalilahi aya guursadey Hooyo khadija bint khuwaylid oo aad oga da' weyneed, 40 sano jir. Sidaa aay tahay na 6 carur ah ayey u dhashey, da'ada dhalista lagu joogiyo inta badan waa 45 sano, adi lee qiyaas 6 carur ah inta sano lagu dhali karo. Naag la guursado wax u wanagsan mida Garoobta ah oo hadana la dulmiyey ama culeys saran.
    Ilah waxan idinka rajeynenya in ilmo bariyal ah idin siyo, Ilah waxba lama ahan iyo nolol farxad leh amiin amiin.

  • @engsihaamsaeed8089
    @engsihaamsaeed8089 5 ปีที่แล้ว +10

    Mansh allah jacaylka waan jecelay cid isa jecelan si gaaran utixgaliyaa
    Cadawgiin cagta hoosteed khadar and fihiima noloshu idinma xumayso wada nolaad
    Dhibtii ninki hore iyo ka imika dayuusga ku ilawo khadar

  • @maryanismaaciil5890
    @maryanismaaciil5890 4 ปีที่แล้ว

    Abaayo bishaaro lamaanahan iskukeen plz weykala tageen ayaa social media aan ka arkee dad fiican waaye masha allh ilaahoow iskusoo celi

  • @carabaytopubg5281
    @carabaytopubg5281 5 ปีที่แล้ว +6

    Manchallah waa Qiso Cajiiba wlhi Khadar iyo fihiima tarakhta ayaa idin xusi doonta Qoysa aan jecelahay🥰❤️🌷

  • @maryanali9301
    @maryanali9301 4 ปีที่แล้ว +1

    Muqalkina caawa igu horeyso muqalkan muqal ka horeyana isku dhaciinan so arkay waxan Allah ka rajena in qilafka dhaxdina so dhamado farxadinan dib uso labato insha allah walaldey bad tihiin farxadna wan idin rajena🥰🥰😍😍😍

  • @maxamecusman4804
    @maxamecusman4804 5 ปีที่แล้ว +87

    intan qisadan daawanayey mar waan cadhoodaa oo ciilka inantan ka xanaqaa mar waan farxaa oo siday isugu kalsoon yihiin baan ku qancaa, ilaahay haydin xafido.

    • @safiyaali3332
      @safiyaali3332 5 ปีที่แล้ว

      Masha Allah

    • @maxamecusman4804
      @maxamecusman4804 5 ปีที่แล้ว +1

      @@safiyaali3332 walal walaahay waan la'ooyey inantaas dulmi baa laga galay laakin mid khayr qabaa ilaah siiyey walal, ragayagii soomaaliyed wax magaratadaa nagu badatay, noo dulqata ilaahay haydin asturee.

    • @faatuushabdisalan6614
      @faatuushabdisalan6614 5 ปีที่แล้ว +1

      Masha.allh shukrn wll
      Garashada laisdheryahy
      Raggna kaaso klaa cebeyey
      Absolute beutiful family
      Illahey isha xasadka hadhinac mariyo 👐👐
      Age is anumber
      Old is gold
      Love u fahiima io khadar
      ❤❤❤❤

    • @maxamecusman4804
      @maxamecusman4804 5 ปีที่แล้ว +1

      @@faatuushabdisalan6614 Aad iyo aad dadu waa tiro uun walal, shaqsigii dunidan ugu fadliga badnaa, nebigenii xabiibkenii kii ogu sharafta badnaa muxamed"NNKH" ayaa umunaa khadiija oo 20 sano kaweyn gursaday oo ay u dhashay dhaaman awaladii nebiga marka laga reebo ibraahim.

    • @faatuushabdisalan6614
      @faatuushabdisalan6614 5 ปีที่แล้ว

      Maxame cusman
      Waa sids bro
      Qeyrun min qalqi laah
      Muxamed s.c.w
      Aya hoyaden
      Qadiija bintu khuwylh R.c
      Kugursady
      Allahu akbr
      Nasibks iyagaba laho mnta
      Mithalkas wngsan hely
      Allah isku dhowro
      Dadkeeni somaliyed war xumo tashiil lagamawayo
      Dhnka kle hdi lagaeego
      Jcylka da' cayimn mlhn
      Aktedana xalay dhalad bey kthy buyiri wllkn guuleso bro
      Wliga qalbiga dumarka sida uilali oo hawaxyelen
      Wa diamond ee dhowr 🙏🙏👑

  • @fowsiamohamed5682
    @fowsiamohamed5682 5 ปีที่แล้ว +4

    Faa'isa and khadar I will include you my prayers insha'Allah Allaha naga Aqbalo,wlhy you make me cry and I just subscribed your channel,

  • @qaaliluula9951
    @qaaliluula9951 5 ปีที่แล้ว +18

    Fahima qurux ❤️❤️ Allah odaygaga ku daayo

    • @Mohamed_Bile
      @Mohamed_Bile 5 ปีที่แล้ว +1

      Aamiin qof qalbi fiican badtahy wllo balse somalida xaasidkaa ku badan Masha allaah kulay anigu fikir ahaan ma aaminsani Singal Mother waxa la yiraah Gabadh waa gabadh ama ha la furo ama yaan la furine somaalay cunsuriyada joojiya please anigu xitaa gabadhii ugu horaysay ee jacaylka I barta way iga waynayd hada jacaylkeedi wali ma hilmaamin inkastoo ninkale guursaday

  • @maajiddhunkaal6273
    @maajiddhunkaal6273 5 ปีที่แล้ว +2

    Ilaaahay Ubad kheyr qabo o wanaagsan Nolashiinana sii xasiliyo Eebe Ha idinkugu deeqo idanka Alle ilaahay Waxba lama aha Isku waara o ubad kheyr qabo Kala hela 🙏🏾🙏🏾🙏🏾

  • @hanadali6155
    @hanadali6155 5 ปีที่แล้ว +23

    7:31 she's so funny fahiima mansha Allah walhi waan isla guursanaynaa kulahaa 🤣🤣🤣🤣

  • @gggddd7010
    @gggddd7010 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha alaah guleyso oo guleed dhal waaaw waan ka helay walhi gabadhaan mar wadaa iyo xaahigeda bishaaro abaayo hadi aad fariinteyda aragto xage kala xariraa lamanahaan nuntii gabadhaan qisadeda sibey ii taabatay wayo waxaan ahay hoyo soo martay nolala waxa gursaday nin iga wey iyo mid aan ka weynahayba labada gur waan soo maray waxan gursaday oo leygu daray anigo gabar ah oo jira 13 sabo nin 40 jir ah kadib wan kala dhamanay waxa gursaday 2 mar oo kale rag normal ah hadana wan kala dhamanay ugu danben anigo jira 30 ayan gursaday wil 17 jir ah hadana sidi oo kale inta waxan lahaa rago isku mid maahan saxib xumo wax kala dhamanay wilkii anigana xuman ma qabo lakin shaki hore iyo gal soni daro ama ninki ila fahmi lahaa oo sida qadar oo kale ah wili maan arag masha alaah ayaan leyahay bisharo mahad sanid hada ayan arkay mesha aan kala xariiraa ❤

    • @Mohamed_Bile
      @Mohamed_Bile 5 ปีที่แล้ว

      Masha allaah walaalo kulay qof isku kalsoon bad tahy anigu waxaan is jeclaanay gabadh oo iga wayn 43 jir hadana walahy way iiga qurux iyo qaayo badnayd gabadh yaroo 18 jir ah balse nasiib xumo calafkii iskaa ma ya siin gabadhii ninkalay aroostay walina xasuusteedi qalbigayga kama bixin balse dadkaa iyiraahda sidad ku jeclaatay gabadh kaa wayn balse anigu marka kama shalaayin jacaylleedi

  • @empiregirl5033
    @empiregirl5033 4 ปีที่แล้ว +58

    Familygaan🙄Ayagoo isku xumaaday kadib baan videogaan quruxda badan daawanaya *caku jaceyl soomaaLi* 😏

  • @ahmedmoha1068
    @ahmedmoha1068 5 ปีที่แล้ว

    Msha allh aaad ugu farxsanhy inaan dhehdo barnamijkan bisharo bande mhdsanid lamanaha dhalinyaradana waa dhiiri galina
    Waxana leeyahy gulysta zxbyl lamanaha qarnigaa tihin dhagna jalaq ha u siinina inta masayrsan oo ka xun qoyskina
    Runti wa ka xumaday ninka gandhu magacawday ee swranteda warejinya melaha lkn wll fahimo ha u jojin asagay dhibaysa midaas
    Ha guulysto jcylku

  • @vihiimaapdilahi406
    @vihiimaapdilahi406 4 ปีที่แล้ว +37

    sorry inta dawaty gabadhn in farxadeda Marlabd la xumeeyey😭😭😭😭

    • @hafsaabdixarago7796
      @hafsaabdixarago7796 4 ปีที่แล้ว +3

      Sorry wlhi sbbto ah wxi ay ka shekeynesay bu ku sameye oo ki swirkeda warejinaya ayuu lamidyahy oo codkeeda soo bandhigay🤦‍♀️

  • @farhiyojama9956
    @farhiyojama9956 5 ปีที่แล้ว +62

    Ilahow rabiyow alwlaad saalixa kala sii waa qoys is jecel insha allah muhanad iyo mushataaq dhala ♥️♥️

    • @naimamohamed7637
      @naimamohamed7637 5 ปีที่แล้ว +1

      Aamiin abaayo lakiin yurup eey joogaaa waxkasto weey sameenkaraan ilmaha xitaa waa isku beerikaraan laakiin waa hadii eey rabaan ayaga allaha u fududeeyo

    • @naimamohamed7637
      @naimamohamed7637 5 ปีที่แล้ว

      @@Mohamed_Bile wallaal soomaalida maqaldana sababtoo ah waxaa kamaqan in eey bartaan qadarinta iyo in labaro in eey galin afaaro aan eheed kooda ooy kumashquulin dadka kale oo eey kafikiraan danahooda iyo wax soosaarkooda iskuul aan u baahanahay oo ah dhaqancelis

    • @Mohamed_Bile
      @Mohamed_Bile 5 ปีที่แล้ว +1

      @@naimamohamed7637 aad iyo aad wllo rehabilitation center ama xaruumo dhaqan celineed ay u baahan yiin xitaa dumar iyaga laftigooda ayaa is yasaaya gabadh kaa wayn hadaad jeclaato aboowe ceeb waye ay ku dhahaysaa halka ragiina gabadho yar yar oo caruura aroosayan kwrn bal unacceptable waye lama aqbali karo aniga gabadhas aan kuu sheegay ee an jeclaa 15 sano ku dhawaad bay iga waynay hada wax kaliya ee ay igu nacday anoo naftaydi siiyey waa age ka ama da'da

    • @anabadan1965
      @anabadan1965 5 ปีที่แล้ว

      Amiin

    • @Mohamed_Bile
      @Mohamed_Bile 5 ปีที่แล้ว +3

      @@anabadan1965 Walaahy I'm not believe singal Mother wax la dhaho gabadh hala furo ama yaan la furin waa gabadh age kasta oo ay tahayna waa gabadh oo in la guursado way u qalantaa da ama age kasta

  • @aymaniibr2064
    @aymaniibr2064 5 ปีที่แล้ว +7

    Qaybtaan way nagaa ragtay. masha Allah isku waraa soomalina haa ujoojiina.

  • @qurixiwaafarakuhayn7107
    @qurixiwaafarakuhayn7107 5 ปีที่แล้ว

    mansha alaah abaye bisharo qof farxad badan samiday magaca macna wayn bu ciyara alaha ku barakeyo hadan u soo noqdo fahiima iyo khadar waxad tihin lamane qurux badan alaha isku kiin barakeyo ma waynisin wax ini dhiba wa adon balse adkaysi isku dubni ku dhaafa ninkasna wad dac wayn karta hada rabto gabdhaw idinkana nin ajnabi inaga ah haw dirina idinko xijaban maha cashar hayni noqoto

  • @Dunida191
    @Dunida191 5 ปีที่แล้ว +8

    Mashallah qoys qurux badan🌹 ninka xumaanta ka faafinaya qoyskan isku kalsoon waxaan odhan lahaa allah ka baq oo hadumin gurigan quruxda badan.

  • @azanbahati1173
    @azanbahati1173 5 ปีที่แล้ว

    Bal anna igu duceya I.A... noloshaaba ay ku qurxoontahya in loo qurxiyo...... ducada waa xagiina .... marwo mudan in wehehl loo noqdo waa mida kaa weyn allow igu deeq Aaaaamiiinta raaciya bal... intii meel ku ogna luuqa igu soo booqda

  • @SweetySweety-cf6yn
    @SweetySweety-cf6yn 5 ปีที่แล้ว +5

    Khadar yarow fahiimo naag aad la guursato daaye xata hakula kaftamin wa hada tahay sowj fican o qalbigeda dhowraya fahimo wa gabar fiican o qalbi fican wlhi aragtideyda😢😢

  • @xamdixaraago6683
    @xamdixaraago6683 3 ปีที่แล้ว

    Manzha Allah maanta ayaan dawaday video khadar iyofahiima alle haysku barakeeyo uu baad khayar leh kalahela Aamiin
    Sidokle waan ka hela waan tageera busharo baande

  • @munaosman6681
    @munaosman6681 5 ปีที่แล้ว +6

    Masha Allah qadarow illaahay qeer haku siiyo fahiimo garabkeda taagnow waligaa ha cidleeyn

    • @hibaaqibraahincaalin6198
      @hibaaqibraahincaalin6198 4 ปีที่แล้ว

      Maasha allaaah alle ha idin barakeeyo wlhi sidaad isku jeceshihiin inaad ku dhamaysataan ayaan rajeynayaa inaad ku dhamaysataan jacayl❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @izmacilizka2327
    @izmacilizka2327 5 ปีที่แล้ว

    Masha somalida ha ujoojinia ilahayna waxaan idiin kaga tuugaya mato in oo idiin siiyo
    Ilwaad & Anfac
    Farxaan & Amiin allow ugu deeq lamaanahaan iscalmaday barako iyo farxad idiin rajaaynayaa

  • @fatimaahmed7788
    @fatimaahmed7788 5 ปีที่แล้ว +11

    Qadar Nabi Muxamed buu role model ka dhigtay waana wax wanagsan. Fahiimana wa gabar sharaf badan ilahay xuralceyn ha isaga kiin dhigo.

  • @sahrohassan3348
    @sahrohassan3348 4 ปีที่แล้ว +3

    Alow isku deeyso oo isku barakeey farxadoodane u siyaadi oo ubad baari ah ku irsaaq yarabi cadawga idinka qabo 🤲🤲🤲🤲

  • @idirisjeeni8624
    @idirisjeeni8624 5 ปีที่แล้ว +20

    fahiima waa qof weyn lkn illaahay qurrux ku manaysatay waa lamaane aad u qurrux badan alle haydiin daayo

    • @zamzammohamed3927
      @zamzammohamed3927 5 ปีที่แล้ว +1

      ilaa meeqa jir bay kula yahay fahiimo bal qiyaas in kastoo dumarka iyo ragu isku cimri ahayn oo dumarku hore u gaboobaan.

    • @nasabbella6902
      @nasabbella6902 4 ปีที่แล้ว

      Koley wiilkedu waa 15 jir marka may be ina tahay 40 lkn dadad muhiim mhan ee is fahamka nolosha iyo wnga aya mihiim ah

  • @blessedme8532
    @blessedme8532 4 ปีที่แล้ว

    Bushaaro Talk show markii ugu horeesey maqley. Caadi ma tihid sis maasha Allah.
    2- Fahiimo iyo Khadar hore ma u maqlin ayaganah.
    3- Khadar marka hadalkaada dhageystey walaal Fahiima xushmo waad u heysey sax LAAKIINSE jeceyl u aad heynin.
    4- Labadiinaba waad ku khaldan yahiin inaa relationship hore aad ka sheekeysaan. 👎☠️
    5- Fahiimo sis naag adag baa tahey horey uga soco Khadar Hadii kale si kadaran baa dheceesa

  • @umumaxamed2471
    @umumaxamed2471 5 ปีที่แล้ว +7

    Soomaali Maxamed Qoskaan u duceeya Allaha barakeeyo.

  • @mushtaaqxuseen9775
    @mushtaaqxuseen9775 4 ปีที่แล้ว

    Alle waxan ka baryaa in cimri dheer iyo cibaro suban Alle niii siiyo my sister and my brother caruur allaha niii siiyo jaceylka waa wax dhaba dadkana warkoda dhagaha ka xirta

  • @raaliyorooney4676
    @raaliyorooney4676 5 ปีที่แล้ว +6

    Habo fahiimo we love u ❤️❤️❤️❤️ farxad ku noolow adiga iyo Khadar waa Nin karti leh intey nolal jirto noolaada.

  • @inaomar4597
    @inaomar4597 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha ALLAAH wllhi wan ilmeyay qadaroow huuno ALLAAH ku daayo iskuna kii daayo jaceylku da shaqa kuma lahan

  • @hibo596
    @hibo596 5 ปีที่แล้ว +4

    Nimaanka anaga dhalnaye iyaga cadaw nagu ah hadanah Mashallah lakiin nin adag baa ku qabo fahima

  • @mushtaqcabdullah2698
    @mushtaqcabdullah2698 4 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi wiilkan masha allah waye illaahow nin saan iijecel calaf iigudar wlhi anigu hanti inaanan nin karabin lkn mustaqbal wngsn iyo ifahaman intii ila mida like 😭❤

  • @xamdaiftin1454
    @xamdaiftin1454 5 ปีที่แล้ว +4

    Waan la ilmeeyey wlhi 😭
    Weligiin hore u socda dadku waxba iskuma quudhaan
    Beautiful couples 💑 wada noolaadoo Nabad ku waara 💖💖💖💖

  • @rumandayib553
    @rumandayib553 4 ปีที่แล้ว

    Weyni macna malahan layabna malahan nabiga scw asagoo 25 jir ayuu gursadey khadijo oo 4o jir ah wuna jeclaa hadey dhimirey xataa jaceylkeda mu na ilobin marka somaliyey somalidan halaga lexdo hawaro jeceylka ❤❤

  • @ssimanumumustaq7148
    @ssimanumumustaq7148 5 ปีที่แล้ว +6

    Masha Allah
    Waa wiil wanaagsan qalbigeeduu aad u ilaaliyay laakiin somali illaahay ha cafiyo maxay jeceel u xaasidaan sorry ha u bixin beautiful family 🌹❤️❤️🌹❤️🌹❤️🌹❤️🌹
    Alla ninkaa muxuu is ceebeeyay gabdha ceydeed fidinaayo war ninkaa halaga qabto reerka

  • @deeqoabshir3720
    @deeqoabshir3720 5 ปีที่แล้ว +1

    masha allaah abayo nolol kasta mid day ka danbayso ka macaan anba maanta iyo shalay kala fiicni maanta haystaa nin i jecel oo wax kasta isameeya igana dhigay boqor dooyo masha allaah cali rabi hagu dhowro xaajigayka abaalkisa rabi jano haka dhigo

  • @shukriabdulahi4498
    @shukriabdulahi4498 5 ปีที่แล้ว +9

    Walahi sidaan u jeclahay familkaan meelkasta ayaan ka follow gareeya ha u joojinin anigaba ninkeyga 20 years ayuu iga weynyahay ilaahey igama qaado i love him walahi mana jecli in la i dhaho maxaad ku fashaa 😭😭😭😭

    • @funnychannel1260
      @funnychannel1260 4 ปีที่แล้ว

      Anigaba Xbbti 13 sano wu iga wayn yahay aadna Wu jecelyhy lkn mar mar niyad jab bn darema mar marka qaar lkn

  • @xamdisheikh7417
    @xamdisheikh7417 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah Bushaaro Cali mahad sanid wlsheey sharafeey Aad iyo aad waxad nala wadaagtay video Qaali ah alle swt haku barakeeyo aamiiiiin insha allaah aamiiiiin

  • @muhiyadin6816
    @muhiyadin6816 5 ปีที่แล้ว +48

    Qoyskaano kle wuu kuyar yahay Somalida. ilahaw anigana gabar aan saan ujeclaado iisoo sahal 😘😘😘

    • @quratulcayni2496
      @quratulcayni2496 5 ปีที่แล้ว +3

      Anigaa kuu diyaara wll hadad sidaa khadar iila dhaqmaysid

    • @shamsamohamudabdullahi4895
      @shamsamohamudabdullahi4895 5 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂😂😂😂😂 amiin alle haku sahlo

    • @Hanad75
      @Hanad75 5 ปีที่แล้ว

      @@muhiyadin6816 kaga soqor

    • @nafiisamohamed9227
      @nafiisamohamed9227 5 ปีที่แล้ว

      Muhiyadin Hassan masha allah alle haa suu dayo anigana miid sidaa ijecel rabi hanasiyo

    • @muhiyadin6816
      @muhiyadin6816 5 ปีที่แล้ว

      @@nafiisamohamed9227 aamin wllo thanks

  • @hodanadan257
    @hodanadan257 5 ปีที่แล้ว

    Masha alaha mustaqbal waara alaha idin siiyo ilahay waxan idin kaga baryaya ubax udgon inu dhexdina ka bero qof ku jecel waa. qali. Somaliyey dadka is jecel hala daayo qadar walale mcn guuleyo fahiimo abayo mcn samirka badi guul waarta ayan idin rajeynaya

  • @Sabrasiman9
    @Sabrasiman9 5 ปีที่แล้ว +6

    Allaha isku kiin daayo khadar io fahiima
    Allow isi mid aan sidan oo kle isku jeclaano🤲

  • @fahiimadacar4801
    @fahiimadacar4801 4 ปีที่แล้ว

    waan ka xumay inaad ka tagtay ugu danbayn oonad xusuusan dhaawaca ku yaalla fahiima oonad xusuusan qawlkaad hore u tidhi iyo ballantii ahayd inaanad ka tagaynin

  • @zabriinamohamed4269
    @zabriinamohamed4269 5 ปีที่แล้ว +11

    masha Allah lamaano kudayasho mudan ayaa thn ilaahey ha isku kiin waariyo ilaahey
    OLAAD HA'IDIN SIIYO WLLHEY

  • @xamdisheikh7417
    @xamdisheikh7417 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah Fadlan igu so duceeya in allaah swt Calaf igu daro Ruuxa aan dunida ugu jeclahay asagana ii jecel In allaah swt ubad barakeeysan o Saalixiin ah nagu Deeqo Allaahuma aamiiiiin insha allaah aamiiiiin Alle swt ha idiin sahlo Qeyr aduun iyo mid aaqiro aamiiiiin 🤲🤲🤲🤲🤲❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Layla6793
    @Layla6793 5 ปีที่แล้ว +17

    Wallee waa runtii qof ka fiicannoo lagu daydo cid ka wanaagsan oon ahayn Rasuulkeenii Suubanaa SCW SCW SCW ma jirto

    • @fathiabdirahman3827
      @fathiabdirahman3827 5 ปีที่แล้ว

      aduunka nafsi iska ilaaliya jirkeeda hada ka hor bee video u ku aminay ayee xaskiisii hore u dirtay sida ay iyada nosheegtay Manta waakaas iyadee hesataa xasbunalaah 😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥

  • @nabadduale9568
    @nabadduale9568 5 ปีที่แล้ว

    Mansha alaah tobarikalah Rer kii jira oo jooga alaha idinka yeelo cadoowgiima cagta hoosteeda fahiima and khadar hawaro jacelkiinu iyo wixii is jacel oo dhanba ❤️❤️❤️💯👍👏👏👏

  • @nuuracumar5837
    @nuuracumar5837 5 ปีที่แล้ว +5

    Alla fihiima qalbi wanaagsanaaa masha Allah alle hays ku kiin barakeeyo adiga iyo khadar masha Allah alle awlaad khyar qabta haydin siiyo

  • @abdulkadiralishire9525
    @abdulkadiralishire9525 5 ปีที่แล้ว

    Allaha kuu barakeeyo reerkaaga walaaley, farxad iyo barwaaqo ku noolow. Ninkan ku dhibayana waa daciif ee ha u joojin,Khadarow adigana gabadha xumaantii ragii hore wanaag ugu badal walaal. Allaha idin xafido

  • @lulmohamed799
    @lulmohamed799 4 ปีที่แล้ว +9

    26:38 remember what you said KHADAR

  • @learningcrucialediting4148
    @learningcrucialediting4148 4 ปีที่แล้ว +2

    This is the kind of love am praying for
    Isku waara anagaa idin kecel🥰🥰🥰❤🧡❤❤🧡❤🧡❤🧡❤🧡❤🧡❤

  • @najaxmaxamud2134
    @najaxmaxamud2134 5 ปีที่แล้ว +26

    Masha Allah allow isku Kiin daa lamanaha qarniga❤️

  • @suubanonline199
    @suubanonline199 5 ปีที่แล้ว

    Manshallah guulaysta khadar iyo fahiima Isku wara busharo thank you qali barnamij qurux badan bad nosoo gudbisey mahadsani

  • @sumayoahmed3721
    @sumayoahmed3721 5 ปีที่แล้ว +4

    Oh so sweet Mashallah May Allah bless you guys don’t listen to negative people keep going forward ❤️😍

  • @umujureej3950
    @umujureej3950 4 ปีที่แล้ว

    Bushaaara barnaamij qurux badan! Qadar and Fahiiima markaad isdhiibi rabtaaan, kafakara sababta intaaas oo dhan aad uwada joogteeen😍 isu gabooba🤲

  • @abdirizakshidane2215
    @abdirizakshidane2215 5 ปีที่แล้ว +5

    Masha alah ❤lamanaha jacelka❤ this is true love
    Fahiima iyo khadar kuwii isku duqooba ilahey ha idinka dhigo bushaaro ali bande wan ku salamay abyo🤚

  • @Fatima-hy4ge
    @Fatima-hy4ge 5 ปีที่แล้ว +1

    Gabadh kasto wadankey donta haaa uu dhalaate mid kasto waxay hamisa ineey niin oo eey kuxashiso heesho walahi nolasha sidan uu aqaan walabo ruxo isjecel nolal wadago love is beautiful🥰👏🏾🙌🏾

  • @umuayman757
    @umuayman757 4 ปีที่แล้ว +39

    Yaa halkaan yimid intay kala yaaceen kadib

  • @maryanahmedali9059
    @maryanahmedali9059 4 ปีที่แล้ว +2

    You really don't deserve to be abused this way but masha Allah your husband is your support which gives you the courage to fight back stay blessed both masha Allah that was the best message to the negative people thoughts masha Allah I really love you guys

  • @asmamohamed749
    @asmamohamed749 5 ปีที่แล้ว +4

    Ax waan la ilmeeyay fahiima wll dulqaado ♥️♥️qof la gaari waayo ayaa ayaa la caasiyaa wll guulaysta fahiima iyo khadar lamaane kudayasho mudan

  • @hamdaidilzan8344
    @hamdaidilzan8344 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah Qiiroodayeey Fahima Iyo Khader Allaha Idinka Jiro Isha Nacabka Lamaane Qurux badan ❤❤👏👏👏

  • @deyowcade
    @deyowcade 5 ปีที่แล้ว +5

    Fahimo caay malihid waxad mudantahay wanag balse dhibka iyo imtixanka ayan kasamesanhay ilahey dartisa ku samir bisharo adigana noloshada haku barakowdo walshey

  • @maxameddeeq6669
    @maxameddeeq6669 5 ปีที่แล้ว +1

    masha allaah wan idin tageersanahy slamanaha isdortay guleysta oo guleed alle ha idinsiiyo amiin cadawkiina cagta hoosti intii tagersan like

  • @naimabashiir2071
    @naimabashiir2071 5 ปีที่แล้ว +17

    Wll hablow is ilaliya nin aan idin qbina swirdina hwdirina plz wllhi wligy uma dirin vedio ama swir nin umana diri dono

    • @amoolaomar4231
      @amoolaomar4231 4 ปีที่แล้ว +1

      Naima Jano wll wllhy xita nimankoda ha iska ilaaliyan ban odhan lahaa anigu noloshani aamin malaha

    • @quraanonlineschool6213
      @quraanonlineschool6213 4 ปีที่แล้ว

      @@amoolaomar4231 yaaa🤣🤣🤣bal naga aamu maxaad kuhadashay maantana

  • @mohametdiini9386
    @mohametdiini9386 4 ปีที่แล้ว

    nin rageed bad heshahy fihimay duco uun bnu dhinicinah iyo harerihinah dhignay rabi hydinka dhigoh kuwi isku warah cadawginu ha jaboh😍😍

  • @InaHaldhaaQureex
    @InaHaldhaaQureex 5 ปีที่แล้ว +3

    Ala ma fahiima cay loo quura dheeman iyo luul baatahay xpti❣❣❣❣⚘⚘⚘⚘ubad kheir leh ilahay ha idin Kala siiyo khadar murtimaal iyo walaashay fahiimo💟💟♥️💎

  • @abdikhafur1055
    @abdikhafur1055 5 ปีที่แล้ว

    Bishaarana way mahadsantaha maadama ay naga qancisay thanks walal

  • @khadramakaran9592
    @khadramakaran9592 5 ปีที่แล้ว +15

    Masha Allah allow awlaad baari sii oo caafimaad qabta oo matano mataano ah aamiin yaa rabi🙏🙏dadka hadalkooda dhag ha u dhigina ha waaro jacelka 💪💪fahiima qurux iyo Qatar yare waa nii salamay sidaa isku jcshihiin alle ha idin jeclaado❤❤

  • @ashwaakahmed1434
    @ashwaakahmed1434 5 ปีที่แล้ว

    Masha alalh ilaahayo nosahal nin sidaan iijecel iyagana isu barakee ameen

  • @salmaabdulkadir649
    @salmaabdulkadir649 5 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah fahima iyo khadar waxan idin leyahay isku waara qadawgiin maciil boxo

  • @faadumojaamac2637
    @faadumojaamac2637 4 ปีที่แล้ว

    Maasha,allah waa qurux badan tahay gabadhani laakiin soomaali baan laga calfaneyn.balse waxaan rajeynayaa in
    ay waqti dheer isla qaataan.insha.allah
    Illaahoow nin iqaba aanan naag uguurin.
    Waaba habaar.

  • @muraayomire6080
    @muraayomire6080 3 ปีที่แล้ว +4

    Ayagoo kala tagayaa daa wanoyaa😭💔

  • @naimamohamed7637
    @naimamohamed7637 5 ปีที่แล้ว +1

    Gabadhaan qalbiga fiican alloow muraagkeeda u sahal oo kaqabo waxa dhibaayo xabiibtii waa ku taaageeraa horay usoco ilmana dhaxdiina allaha dhigo ummunaakhadiijo 40 sano kadib eey ilmo u dhahay xabiibullaahi SCW marka jaanis waa heeysataa abaayo waxaad joogtaa wadan horo u maray ee wax lee nosameey ilmo noodhalay allaha hakula garabgalo

    • @Mohamed_Bile
      @Mohamed_Bile 5 ปีที่แล้ว +1

      Thanks wllo sidad walashen u support garaysay ugula talisay qof caqli alle siiyay bad tahy I'm very glad to see your encouragement text

    • @naimamohamed7637
      @naimamohamed7637 5 ปีที่แล้ว

      @@Mohamed_Bile sidoo kale waan ku faraxsanahay sida aad iigu soo jawaabtay

    • @Mohamed_Bile
      @Mohamed_Bile 5 ปีที่แล้ว

      @@naimamohamed7637 adaa mudan wllo se jacaylku indho male marka la leeyahy anaa xaqiijiyey waayo sidan khadar gabadh iga da'wayn ayaan jeclaaday inkastoo calafkii nakala geeyay hada qalbigayga wali kamay bixin dadka friend ka nahay ee ogaa xidhiidhkayaga way ila yaabi jireen se waxaan niyada ku dhisan jiray in nabigeeni mohamed Scw oo sameeyay oo gabadh ka da'wayn guursaday waliba aad u jeclaa markaa somalidu markay dumarka waawayn wax ka sheegayan waxay wax ka sheegen sunadii nabigeena scw

  • @quenayannaqurux400
    @quenayannaqurux400 5 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah
    Isku waara insha Allah
    Ubad khayr qabana kala
    Hela waxba ha kasoo qaadina
    Somali maryoley hadalkeda

  • @djiboutimyhome2867
    @djiboutimyhome2867 5 ปีที่แล้ว

    Inalilah waar somalidu xumaa waan oyay walahi ilahy maxadi iga dhaliyay DJIBOUTIENNE , gabar xalal ku gursataa baay xayayaan subhanallah sister hijaabo insha allah ilahy u xitixama qoof u jeclayahy gabar aad u qurux badaan bad tahy runti , ilahy baa ku gargari eey samiir I LOVE YOU waan ni jaclahy je vous aimes énormément gros bisous