Saida Gacal oo Kahadashay Khadar iyo Fahiima Muqaalka qaawan uu kafafiyay,Fahimo oo ay canaanatay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 68

  • @daahirabdi1862
    @daahirabdi1862 3 ปีที่แล้ว +9

    Naagtan naag caqlibadan waaye hadalkeeda dhan waan rumaystaa thanks mama

  • @fadumoqorane8394
    @fadumoqorane8394 3 ปีที่แล้ว +1

    That is right sis very true

  • @samsamhalane6779
    @samsamhalane6779 3 ปีที่แล้ว +2

    Qof aan qaldamin majiro allah baan qaldamin ee adiga isdajii

  • @museali2012
    @museali2012 3 ปีที่แล้ว +1

    ASC abyo WA ku sax san thathay abyo inada kuwan Ina dhahdo cambarka ga qof ha U dirin

  • @lajecleyweeye3815
    @lajecleyweeye3815 3 ปีที่แล้ว +1

    Kkk xerta shiiqa Lee iga dheh sh Aadan dheere awoowgeey weeye allow u naxariiso

  • @mjofficiall235
    @mjofficiall235 3 ปีที่แล้ว

    💚Wll alle haku danbi dhaafo i caawi💚
    💜Please SUBSCREIBS ii saar wll💜
    💙Alle cimri dheer haku siiyo aamiin💙❤

  • @ahaapahlaam55
    @ahaapahlaam55 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa Sax hadalka masha allaah

  • @fadumoomer1790
    @fadumoomer1790 3 ปีที่แล้ว +3

    Asc wall qaali gabdhahaa qaldan geesiyad

  • @ifrahahmed2554
    @ifrahahmed2554 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah tabarakalaa warunta Maxa layska sawirYa waqalad walahi

  • @mohamuudkadawo1375
    @mohamuudkadawo1375 3 ปีที่แล้ว +1

    Saxiix walahi

  • @abshironur7015
    @abshironur7015 3 ปีที่แล้ว +1

    Abaayo Allaahuma Najeynaa Aan Dhahno
    Waa Wax Mucjiso Wallaahi

  • @RB-up7dt
    @RB-up7dt 3 ปีที่แล้ว +2

    Asc saciido gacal run sheektu waruntaa.waa islan ween waxey isku qaawiso waa qalad

  • @AAAA-li6ll
    @AAAA-li6ll 3 ปีที่แล้ว +1

    Asn. Hooyo. Macaan

  • @hamdiwarsame5297
    @hamdiwarsame5297 3 ปีที่แล้ว +2

    Reer yuthube drama ayey heleen. Gabdhaha ayigaa qaladka iskale not wiilasha

  • @safiawarsame8598
    @safiawarsame8598 3 ปีที่แล้ว +4

    waleeley hadaadan cadaab korkaaga urabin adba dadcayga iskadaa waa igatalo.

  • @AAAA-li6ll
    @AAAA-li6ll 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa run

  • @hibakusman4596
    @hibakusman4596 3 ปีที่แล้ว

    I like this mother

  • @elfuiman8010
    @elfuiman8010 3 ปีที่แล้ว +1

    Sei una Signora Somala Inteligente.

  • @elfuiman8010
    @elfuiman8010 3 ปีที่แล้ว +1

    Hai detto la verità

  • @xubishbagase6238
    @xubishbagase6238 3 ปีที่แล้ว +1

    Mamadan wlh love iskaga ahay hadalkeda leeba jeclahay abayoy nolow

  • @shukrihussein1043
    @shukrihussein1043 3 ปีที่แล้ว +1

    Maasha alah Abayo mcn waa runtaa waa Waxaan la yaabanahay naagahaan soo wada wareeray very very cheap waa dhaafeen waliba wayba sii indho adag tahey oo wey sii sheegee wlshay fahiimo da’deeda iyo aqligeeda isma laha ma buuxdo Walaahi wax weyn ayaa ka qaldan Subxaana lah

  • @nimco7355
    @nimco7355 3 ปีที่แล้ว +2

    Waan kugu raacsan nahey dalkaaga waa xaqiiq

  • @aishakuus60
    @aishakuus60 3 ปีที่แล้ว +1

    ANNIGA HABARYARTAAN MA FAHANSANI. WHY?
    SU AALO XAQDARO AH IYO AFLAGAADO BEEY U GEEYSATAY HABARYARKALE OO EYNIGEEDA AH,
    KAAGA DARANE HABAYATAAN CARABKEEDEEY SOO BIXINEEYSAA OO WALIBA QAADO WEEYN HADBA GALINEEYSAA,
    ANNIGA TAASAABA ANSHAX DARO LIVE ILA AH.
    1 HABARYAR WAX HANAGU AG CUNIN XANJABA ALLAHA KADHIGEE WAA ARIN XUN
    2 HABARYAR GABADHA WAX U SHEEG OO HACAAYIN.
    3 HABARYAR NIMANKA SOOMAALIYEED EE DALKIINA NAGASOO BARO KICIYAY QURBAHANA NACEEBEEYAY WAX U SHEEG IYAGANA.
    4 HABARYAR WAX HUBSO MY BE VIDEO GA IN UU YAHAY WAX LAIS DULSAARAY OO LABADOODUBA WAA NINKA IYO GABADHA WAXBA KA OGEEYN
    5 HABARYAR NOODUCEE DHAMAANTEEN.
    OGOW WAXAA TAHAY GABAR AAN WAXYAABO BADAN KABARTO DHANKA CAQLIGA WAXAA TAHAY QOF AAD AAN WAXYAABO BADAN KU DAYDO.
    EXAMPLE 1 SU AASHA AH NINKEEYGU WAA UU IQABAA EE WAAMAXAY SAWIRKA LAISKA QAADAAYO?
    2 HOOYADAA ADOO QAAWAN MAHOR MARTID
    AGAIN WAA MAXAY SAWIRKA.
    3 DORAADAN QOYAN BAANU KANIMI DALKII XISHOODKU YAALAYE WAAMAXAY SAWIRKA?
    QOF CAQLI BADAN BAA SU AAL ISWEEYDIIYA INTUU DADKA WAX WEEYDIIN.
    BELIEVE ITME I LOVE YOU
    JUST BAJIYAHA IYO BASBAASKAAD NAGU HOR CUNEEYSID NAGA DAA.
    HABAYARNIMADUNA WAA IGA IXTIRAAM XOOGAA BAAD IGA WEEYNTAHAY.
    GUULEEYSO

  • @sophiaayaan6302
    @sophiaayaan6302 3 ปีที่แล้ว +2

    Asc eedo saciido wan ku salamay cawada waa af tirsatay Salam sare edo macan

  • @shiiqiya426
    @shiiqiya426 3 ปีที่แล้ว +1

    cuntada maxaad meesha ugu cunaysaa maxaabad shègi

  • @dunyaali7412
    @dunyaali7412 3 ปีที่แล้ว +1

    Waxu u sawirtay wuu ogyhay inoo ka tagayo marka wuu sawirkaa sidii u gu ceebeeyo

  • @cabdisalaamfaysal9264
    @cabdisalaamfaysal9264 3 ปีที่แล้ว +1

    ilaahay kacabso gabadhyahay

  • @fariyosee793
    @fariyosee793 3 ปีที่แล้ว +1

    Abaayo gabdhaha karbaash nimanka ayagaa gabdhaha masaakiiinta ku kalifa anshax xumada

  • @ebrahima6654
    @ebrahima6654 3 ปีที่แล้ว +1

    kkkk xaa tiri xaajiyo, Tanag waaye wabwab wab iga dheh

  • @u.j7332
    @u.j7332 3 ปีที่แล้ว +1

    Cuntada marka hore intaanad soo galin soo finish garee waayo ma fiicna adigoo umad la hadlaya inaad wax calaashato waayo waa dhaqan xumo

    • @aaaminoabshir2598
      @aaaminoabshir2598 3 ปีที่แล้ว

      Asc.abaayo.midigta.waxkucun.adoo.raali.ah

    • @u.j7332
      @u.j7332 3 ปีที่แล้ว

      @@aaaminoabshir2598 midig iyo bidix kay doonayso haku cunto anaga waxba nagama galine , waxa xun inay umada wax ku hor calaashato iyadoo public fadhida oo bulsho dhan la hadlaysa

  • @ebrahima6654
    @ebrahima6654 3 ปีที่แล้ว +1

    kkkk walhi waka qeyliyay, run wax shego lawa dhawanahan.

  • @dunyaali7412
    @dunyaali7412 3 ปีที่แล้ว +1

    Nin waxu ahaa ku meel gaadh waxuu rabay sharciga inoo qaato uu ka tagio

  • @osmanibrahim4885
    @osmanibrahim4885 3 ปีที่แล้ว +1

    Aqlaaq xumo iyo dhaqan xumo uf qof la qabo maxa sawir Kenay but don't west ur breath hade raban ine sidas u dhaqman u can't change them

  • @rahmohassan8642
    @rahmohassan8642 3 ปีที่แล้ว +1

    Ayad
    Ayaa
    Isduubtay
    Did
    Eysheegtay
    Waxeytiri
    Musqusha
    Asgookujir
    Ayaan
    Udiray

  • @fadumakhalif1242
    @fadumakhalif1242 3 ปีที่แล้ว +1

    bisinka eedo wad qaldantahay gabadha sas hA u la hadlin ninkeeda way is qaben wa isku xalal mida kale dad ku way kala maqnan karan maha inay lesla joogin marka ilahay uga cabaso oo qofka hada qof la hadlesid u nasteexe

  • @umuhaniumuhani4677
    @umuhaniumuhani4677 3 ปีที่แล้ว +2

    Wayaab maxa.qatay.gabadhaha.soomaaliyed

  • @umuhaniumuhani4677
    @umuhaniumuhani4677 3 ปีที่แล้ว +1

    Nagaha.soomaaliyed.ka.bixina.diita.waxa.badan.oyakubanadiita.islaka.ayaajira.hakabixina.xaka.jooga.waxabadan.odiitakabaxasan.ayaakuhalasan
    Exishooda

  • @milewaeastlieghofficial8348
    @milewaeastlieghofficial8348 3 ปีที่แล้ว +1

    Look

  • @farhiyaawale8650
    @farhiyaawale8650 3 ปีที่แล้ว +2

    Been madan shegin walahi waa ceeb

  • @Kamaal-hy7ql
    @Kamaal-hy7ql 3 ปีที่แล้ว +1

    Waxaan usluub xumaa Duq waalan baa tahay

  • @Nasro_Warsame2023
    @Nasro_Warsame2023 3 ปีที่แล้ว +1

    kkkkkkkkkk

  • @hawaabdulle686
    @hawaabdulle686 3 ปีที่แล้ว

    Fatima ben

  • @hawaabdulle686
    @hawaabdulle686 3 ปีที่แล้ว +2

    Asc sister call me when you have time

  • @abubakarahmed5998
    @abubakarahmed5998 3 ปีที่แล้ว +1

    middle age my sis

  • @hanihassan1766
    @hanihassan1766 3 ปีที่แล้ว +3

    Gabadha sidaas ha u la hadlin naag kasto ninkeda teen age ayay u tahay haday isu qaawisay waa ninkeeeeeeeda ninkeda ninkeda minkeda waa isu qaaawin kartaaaaa

    • @shukrihussein1043
      @shukrihussein1043 3 ปีที่แล้ว +3

      Oo haduu ninkeeda yahey ma waxaa aqligaaga ku siiyay in lay sax tahey inay iyadoo qaawan u dirto nimankan ma adinkaa dhalay sow lama kale tagi karo whyse loogu diraa vedio sabab wuuba leys arkey anagoo qaawan labadeena

    • @hanihassan1766
      @hanihassan1766 3 ปีที่แล้ว +1

      @@shukrihussein1043 😁😁😁 shu shu xuman walbo oo na dhax marto suuqa sideee ii soo dhigaaa farxadiii iyo wanaagiii aaway aan soo wada qaadanay xabiibti

    • @umucamaaroficial393
      @umucamaaroficial393 3 ปีที่แล้ว +1

      Hani,huuno,sax,ma,aha,3osano,haduu,kuqabo,garantee,uma,heysatidi,inad,,wada,jogeysaan,mida,kale,ninka,sarirta,ad,laseexaty,sidee,adigoo,qawan,aad,ugu,dirtaa,noo,haduu,kamaqanyahay,xitaa,looma,diro,,haduu,nin,kujecelyahay,lexijeclana,uu,kuu,qabo,,iskagaanba,ku,ogoley,lkn,nin,kudhahaaya,izqaawi,,kuma,rabo,ninkas,ujeedo,umbuu,leeyahay

    • @fariyosee793
      @fariyosee793 3 ปีที่แล้ว +1

      Ninka laysku qaawinaayo waa kee waxayba noqdeen khayru masuul maalin kasta gabdhaha ooyaaya waad maqlaysaa sidee ku aamintay walee wiixii aaminay utaalaa

    • @hanihassan1766
      @hanihassan1766 3 ปีที่แล้ว +1

      @@fariyosee793 😁😁😁 shartoda allaha na dhaafsiiyo

  • @milewaeastlieghofficial8348
    @milewaeastlieghofficial8348 3 ปีที่แล้ว +1

    Lool

  • @mjofficiall235
    @mjofficiall235 3 ปีที่แล้ว +1

    💚Wll alle haku danbi dhaafo i caawi💚
    💜Please SUBSCREIBS ii saar wll💜
    💙Alle cimri dheer haku siiyo aamiin💙❤

  • @mjofficiall235
    @mjofficiall235 3 ปีที่แล้ว +1

    💚Wll alle haku danbi dhaafo i caawi💚
    💜Please SUBSCREIBS ii saar wll💜
    💙Alle cimri dheer haku siiyo aamiin💙❤

  • @mjofficiall235
    @mjofficiall235 3 ปีที่แล้ว +1

    💚Wll alle haku danbi dhaafo i caawi💚
    💜Please SUBSCREIBS ii saar wll💜
    💙Alle cimri dheer haku siiyo aamiin💙❤

  • @mjofficiall235
    @mjofficiall235 3 ปีที่แล้ว

    💚Wll alle haku danbi dhaafo i caawi💚
    💜Please SUBSCREIBS ii saar wll💜
    💙Alle cimri dheer haku siiyo aamiin💙❤

  • @mjofficiall235
    @mjofficiall235 3 ปีที่แล้ว +1

    💚Wll alle haku danbi dhaafo i caawi💚
    💜Please SUBSCREIBS ii saar wll💜
    💙Alle cimri dheer haku siiyo aamiin💙❤

  • @mjofficiall235
    @mjofficiall235 3 ปีที่แล้ว +1

    💚Wll alle haku danbi dhaafo i caawi💚
    💜Please SUBSCREIBS ii saar wll💜
    💙Alle cimri dheer haku siiyo aamiin💙❤

  • @mjofficiall235
    @mjofficiall235 3 ปีที่แล้ว +1

    💚Wll alle haku danbi dhaafo i caawi💚
    💜Please SUBSCREIBS ii saar wll💜
    💙Alle cimri dheer haku siiyo aamiin💙❤

  • @mjofficiall235
    @mjofficiall235 3 ปีที่แล้ว +1

    💚Wll alle haku danbi dhaafo i caawi💚
    💜Please SUBSCREIBS ii saar wll💜
    💙Alle cimri dheer haku siiyo aamiin💙❤