Egg challenge. Xujadi Tartanki ukun cunoowga oo Qamar Bint Amiir/ Cafimat Fican

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 ส.ค. 2024

ความคิดเห็น • 347

  • @AdnaChannel
    @AdnaChannel 4 ปีที่แล้ว +8

    Maasha allah abaayo yaasmin

  • @amenabeauty
    @amenabeauty 4 ปีที่แล้ว +48

    😂 😂 😂 Abaayo Yasmin you make me laugh 😂 😂

    • @makaisaq6842
      @makaisaq6842 4 ปีที่แล้ว +2

      Yasmin you make me Laugh masha Allah

  • @sophiejemimah8858
    @sophiejemimah8858 4 ปีที่แล้ว +6

    Salah is such a calm man. He has to get use our loud Somali voice. Blessed family

  • @CafimatFican
    @CafimatFican  4 ปีที่แล้ว +65

    Asa walaalkeey xujadi Qamar Bint Amiir waa soo gudnay ee fatlan channel keeda aada ee subscribe gareeya JazakALlah Qeyr 💕💋💕💋💋💋💋💕💕💋💕💋💕💋💕💋💋

    • @sawdaissedahir7931
      @sawdaissedahir7931 4 ปีที่แล้ว

      Cafimat Fican walaga raaye hbo yaasmin salah karaaye

    • @sawdaissedahir7931
      @sawdaissedahir7931 4 ปีที่แล้ว

      ya hor qatay mahan yaa hor dhamayte asa ka hor dhameeye habo guusha sii asiga leh

    • @farxayomahamud2074
      @farxayomahamud2074 4 ปีที่แล้ว

      Mansha alaah

    • @abshiroali7048
      @abshiroali7048 4 ปีที่แล้ว

      Mashalĺh my fmly quruxbadan farxd igu nolada waligiina

    • @happyperson9902
      @happyperson9902 4 ปีที่แล้ว

      Walaal yaasmiinay maxaad u waa nin waysay boqorka gambiska si private ah intaa dhahaysid keep going sababtoo ah waxuu sameeyaa wax yaalo aan fiicnayn. Wax yaalaha aduunyada waa nagu dhiiri galisaa sida barnaamijyada kabaxo caafimaad fiican. Waana ogtahay inay diinta naseexo tahay marka walaal boqorka gambiska si gooni ugu naseexee.

  • @nikkibella6602
    @nikkibella6602 4 ปีที่แล้ว +1

    Alle ha idin cafiyo danbiyadiina oo dhan inta muslim ah Alle ha soo hanuu niyo Aamiiin yaarabi xabbiibti I LOVE SO MATCH

  • @Zayd_2007
    @Zayd_2007 4 ปีที่แล้ว +6

    Walaashiin haa hilmaamina iidhahday Yaaska. 😂 😂 Salih Yasmin in tartanka looqashee rabtaa. 😂 😂
    Both of you did a great job. ❤️

  • @aliabdiaziz6039
    @aliabdiaziz6039 4 ปีที่แล้ว +2

    "masha'allah maamo yaasmiin walaahay waxan ahay arday aad u mashquulay badan xagga waxbarashada oo noloshiisa la halgamaya markasta oo aan soo daalo ama caajis dareemo waan idinku nastaa markan daawado videos-yadiina naxariis, nasniino, naruuro, farxad, rayn-rayn iyo maskax dabac baan idinka helaaa.
    waad guulaysateen labadiinuba mashallaah best family ever see Allah ha isku keen daayo waxaad idinka faaiidnay waxay noo noqonaysa mustaqbal wanaagsan iyo dabci wacan oo wanaagsan mahadsanid maamo yaasmiin.

  • @fadumoomarnur7207
    @fadumoomarnur7207 4 ปีที่แล้ว +12

    Abaayo yaasmiin wlhi waa idin jeclahay❤ full respect🙏

  • @Qamar_Bint_Amiir
    @Qamar_Bint_Amiir 4 ปีที่แล้ว +34

    Oooh Maasha Allaah Waakabaxsateen 😅 ❤

    • @caishamaliindi4784
      @caishamaliindi4784 4 ปีที่แล้ว

      Kkkkk shekadaan ukunta qamar ba kenty kkk walale ukun na jecleesiisay kkkkkkkk thnks yaqe

    • @husseniddmohamed4634
      @husseniddmohamed4634 4 ปีที่แล้ว

      Salax

    • @husseniddmohamed4634
      @husseniddmohamed4634 4 ปีที่แล้ว

      Aakahormarsaday

    • @dariofinley4867
      @dariofinley4867 3 ปีที่แล้ว

      a trick : watch movies on Flixzone. I've been using it for watching a lot of movies lately.

    • @luciangrayson2517
      @luciangrayson2517 3 ปีที่แล้ว

      @Dario Finley Definitely, I have been using Flixzone for since december myself :)

  • @Faizasworldbeauty
    @Faizasworldbeauty 4 ปีที่แล้ว +4

    MashaAllah wlshey allaha idin xafido ❤️❤️

  • @hibomohamud2282
    @hibomohamud2282 4 ปีที่แล้ว +5

    asxpta abyo yasmin fadlan isodoceya
    in uu muradkayga isahlo inigana sido kale inshallah

    • @ibadoibadoyussfomar298
      @ibadoibadoyussfomar298 4 ปีที่แล้ว

      HIBO MOHAMUD ilaahey haku sahlo wixi a jeceshahy o kher ah abyo

  • @hhdjama114
    @hhdjama114 4 ปีที่แล้ว +1

    That s first time I se your Chanel and Ioved. I share wirh my family and friends.
    Yes the winner is sallah and his beautiful and so funny woman Yasmina..

  • @barwaaqoofficialchanal5984
    @barwaaqoofficialchanal5984 4 ปีที่แล้ว +3

    Saalax👌👍😋 ayaa guulaystay masha Allah

  • @coffewithyusra7314
    @coffewithyusra7314 4 ปีที่แล้ว +3

    SHEEKADA Leef Leef Wan ku qoslay wlh Thanks Yasmin iyo Saalah 💜💜💜💜💜🇸🇴

  • @diyaoro9561
    @diyaoro9561 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah quruxey waa ka baxasaten illah ha idin barakeyo insha Allah

  • @aashamohamedmohamuud6772
    @aashamohamedmohamuud6772 4 ปีที่แล้ว

    Abaayo yaasmiin dumaashi saalix ayaa kaa raaye lkn indha ka faragilis somali aa u tahay isaga miskiin waaye waaka war badan tahy mashaa Allah ilaahey ha idiin barakeeyo

  • @karuur_Ali.
    @karuur_Ali. 4 ปีที่แล้ว +1

    Manshallah Alle ha isukiin daayo xaalax baase guuleystey adigu waad dhibanayd

  • @kadramohamud1318
    @kadramohamud1318 4 ปีที่แล้ว +2

    Asc walaalaheey abaayo yasmiin iyo aboowe saalih waan idinsaalaamay. You’re my favorite couple. Allaah ha idinbarakeeyo.

  • @ustaadxasan7107
    @ustaadxasan7107 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah maama yaasmiin iyo abti salax ilaahay ha idin xifdiyo waxbadan oo wanaag ah ayaad dadka usoo bandhigteen mhdsidiin

  • @sahrosheekhchannalsahroshe9698
    @sahrosheekhchannalsahroshe9698 4 ปีที่แล้ว +2

    Hhhhhhhh abayo yaasmiin wad ka raysay saalax thanks my dear sister

  • @istambulfaarah6608
    @istambulfaarah6608 4 ปีที่แล้ว +1

    Uncle salah is the winner

  • @hhdjama114
    @hhdjama114 4 ปีที่แล้ว +1

    Mach ALLAH . That s a lovely family GOD blessé you and your children. 🥰🇺🇲🇺🇲🥰🇺🇲🥰

  • @ikraammuhiddin1
    @ikraammuhiddin1 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah abaay yasmin dooroyaal a qabtaa masha allaah oo ukun kudhaleeso ❤❤

  • @sacdiyosuusuuchannel2457
    @sacdiyosuusuuchannel2457 4 ปีที่แล้ว +2

    Asc all my friends wacan iyo abaayo yaasmiin iyo brother salax masha allah hore usocoda guul baa idin rajeyay cafimadna ku noolada Mar walbo masha allah Mabruuk dhahaa♥️♥️♥️♥️

  • @samiroabdi4742
    @samiroabdi4742 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha allaah ilaahay ha idiin xafido insha allaah 😍 😍 💖 💞 👌 👌

  • @dahrandagan7326
    @dahrandagan7326 4 ปีที่แล้ว +1

    Massha allaah abaayo yaasmiin iyo saalax aad baan idiin salaame waa nii jecelnahy 😍😍😍

  • @kuuscade4852
    @kuuscade4852 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah yasmiin waa iga qoslisay leef leef saa ubartay saalax allaha idin xafido

  • @farhiaf9
    @farhiaf9 4 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah ❤❤👍

  • @ikranawale5450
    @ikranawale5450 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah tabarakallaah family quruxbad ilahay hadin barakeeyo aamiin

  • @shukribirimo2819
    @shukribirimo2819 4 ปีที่แล้ว +1

    abyo yaasmiin wan ku bahanahy ee halkee kaga so xariiraaa thnkz😍😍😍

  • @amranasma8891
    @amranasma8891 4 ปีที่แล้ว +2

    Machallah machallah ce maman yasimin qui a gagné keep going mami

  • @ayanomoha
    @ayanomoha 4 ปีที่แล้ว +4

    Habo yasmiin adiga xabadi u dambeyse hor galiye afka lakin salih ayaa kaa hor cunay😂😂

  • @deeqaluulaaaden3870
    @deeqaluulaaaden3870 4 ปีที่แล้ว +2

    Salah win Masha’Allaah congratulations salah 👍👏👏❤️

  • @qanniya7744
    @qanniya7744 4 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah royal family Allah hadin barakeeyo

  • @zeinabibrahim2192
    @zeinabibrahim2192 4 ปีที่แล้ว

    mansha Allah yasmiin waxan kugu jecladaye wax walbo gurigaga aya kuhaysata doradii,beertii iyo shinidi mansha Allah waxaa tahay hoyo karti badane Allaha kudhowro

  • @MunaAhmedThemunaahmed
    @MunaAhmedThemunaahmed 4 ปีที่แล้ว +2

    😂 I had so much fun watching you guys lol. It was very close but I think he wins

  • @magoolomar1424
    @magoolomar1424 4 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allah tabaarak abaayo Yasmiin salih ayaa kahoreyay

  • @rodaomar8441
    @rodaomar8441 4 ปีที่แล้ว

    Masha allaah alle ha idin barakeeyo wllshey

  • @hafsaabdixarago7796
    @hafsaabdixarago7796 4 ปีที่แล้ว

    Family gan markan arko wan ku farxaa masha allh ilahay farxadiina ha idin ziyaadiyo maama and dady an jclahay

  • @amiirabeautybeauty8632
    @amiirabeautybeauty8632 4 ปีที่แล้ว +1

    Leef leef say ufahansisaabo cajiiba kkkkkk abayo yaasmiin

  • @mahadxasan6906
    @mahadxasan6906 4 ปีที่แล้ว

    Manshallh wllshey qali farxad ku noolad waligin

  • @nimcokeyse383
    @nimcokeyse383 4 ปีที่แล้ว

    Asc Yasmi iyo Salax mansha Allaah Tabarka Allaah wale waad iga qoslisay e waxan leyahy mansha Allah Tabarka Allah

  • @queenquruuj1413
    @queenquruuj1413 4 ปีที่แล้ว +1

    Maa shaa Allah beautiful family 🥰💖

  • @fartunbarre3156
    @fartunbarre3156 4 ปีที่แล้ว +1

    Wac abooyo macn waankuslam adgi iyo Salah ,I love you so much you and your family sweet family and your mom I would like to order the one helping sleep how should I can contact you thank you bye I love you

  • @Afnaan181
    @Afnaan181 4 ปีที่แล้ว +2

    masha allah guleysta abaayo yaasmiin iyo salih 😍😍😍😍😍

  • @halimaali4913
    @halimaali4913 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Tabarakallah caafimad Fiican My siter yaaiin and saalax wat een leuk Family zeg geniet van waxaba so xasuustay Gawaraa saxiba nahay ay ujoogto dooro doorada ayee dhahdaa gabdhaheyga Seetihiin Cunto macunten biyo Ilmaha ma idiin siiyeen hhh walayabi jiray Dooradii waxee ka mid noqden Ilmaha cml hhh

  • @umuahmedhs1313
    @umuahmedhs1313 4 ปีที่แล้ว +2

    asc abaayo yaasmiin allaha idnxafido waan qoslay riixaantii saas ugu diiday

  • @samiranuur7052
    @samiranuur7052 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allha hapo yasmin io abti saalax ilhey ha idin xafido

  • @sihaanagalbi4491
    @sihaanagalbi4491 4 ปีที่แล้ว +2

    Yaasmin abaayo waxa kugu jaclaadi waa dagnaanta aad u mujineso ninkaga ala idin xefdiyo abaayo baari aya tahay ❤

  • @samiyalifestyle6737
    @samiyalifestyle6737 4 ปีที่แล้ว

    Mshlh abaayo yasmiin adiga ka guulaysatay mshlh family qurux bdn ilaah idin xafido

  • @xayadawil6436
    @xayadawil6436 4 ปีที่แล้ว +1

    Adeero salah baa guulaystay👍👍👍👍👍

  • @nailsissak3207
    @nailsissak3207 4 ปีที่แล้ว +1

    I love this family so beautiful

  • @farhiyabisharnunow544
    @farhiyabisharnunow544 4 ปีที่แล้ว

    Wooow manshllh great cauples

  • @saousandidar3234
    @saousandidar3234 4 ปีที่แล้ว

    Mashaa Allah abaayo yasmine iyo aboowe salih wa ka jawaabteen shalengeka si fiican aad ayan u qoslay tks u soo mush for your sharing

  • @iqrocabdulahicabdi911
    @iqrocabdulahicabdi911 4 ปีที่แล้ว +1

    Allha idin dhowro
    Waad wada rayseen

  • @umumohamed1806
    @umumohamed1806 4 ปีที่แล้ว +1

    Mnshallh Abayo Alle ha idin dayo💕

  • @hamdiqaalinuura886
    @hamdiqaalinuura886 4 ปีที่แล้ว +6

    Igu salaan seedigeey walaasheey macaan ❤️💋❤️❤️🙏💯🙏❤️❤️🙏❤️

    • @fadumaofficialschannel661
      @fadumaofficialschannel661 4 ปีที่แล้ว

      Walal iso boqo channelkega cusub subscribe like iyo comment mahadsaniid😊

  • @khadjaissa222
    @khadjaissa222 4 ปีที่แล้ว

    Brother Salih is the winner

  • @fardowsomuhuyadin6339
    @fardowsomuhuyadin6339 4 ปีที่แล้ว

    maasha allaah labadiinaba waad guleysateen
    mabruug

  • @hamdiqaalinuura886
    @hamdiqaalinuura886 4 ปีที่แล้ว +2

    Aabaayo yaasmiin qurux waani salaamay macaanto

    • @nazlinbeauty8797
      @nazlinbeauty8797 4 ปีที่แล้ว

      Hamdi Awil Hassan subscribe isaar abaayo

  • @fardowsanoor1225
    @fardowsanoor1225 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allaha abaayo Yasmin waad nuraysa adi iyo Salah Allaha idin barakeyo sharafeey mash Allah

  • @mariaahmed9313
    @mariaahmed9313 3 ปีที่แล้ว

    Yaasmiin guulesatay

  • @umirahiqbishar7834
    @umirahiqbishar7834 4 ปีที่แล้ว +1

    Manshallah abay Yasmin I’m proud of you

    • @nazlinbeauty8797
      @nazlinbeauty8797 4 ปีที่แล้ว

      Umi Rahiq Bishar subscribe isaar abaayo

  • @aminabarlin8085
    @aminabarlin8085 4 ปีที่แล้ว

    Mashallah tabarakalaah

  • @fatumohassan3316
    @fatumohassan3316 2 ปีที่แล้ว

    Mama yasmin midka hurdada sidee ku heli karaa somalia jooga aad ugu bahanahay thanks isoo jwb qaabkasta igu soo gaari karo

  • @khadraa1990
    @khadraa1990 4 ปีที่แล้ว

    Now I want to make a pesto sauce and I’ve already had dinner. Salih really sold me on the sauce. 😩. May Allah protect you guys amen! #couplegoals

  • @Abdulkadirmd12
    @Abdulkadirmd12 4 ปีที่แล้ว

    Wlahi abaayo yasmin waa iga qoslisay mansha alaah alaha idin xifdiyo
    Lakiin Saydigeen aaa kaabadiyaY I am proud of you

  • @nateexoabdalla7028
    @nateexoabdalla7028 4 ปีที่แล้ว

    yaaasmiin sharaf iyo saalix wan idiiin salaamay walaahi family qurxoon ayaaatahay

  • @maryanyusuf9009
    @maryanyusuf9009 4 ปีที่แล้ว +2

    Abaayo yaas dumashigey saalih kaas guuleystay

  • @hidayoxusen1978
    @hidayoxusen1978 4 ปีที่แล้ว +1

    masha allah family fiican

  • @ruqiyaalasow9546
    @ruqiyaalasow9546 4 ปีที่แล้ว

    asc walaalaheey guuleesta.you both winners

  • @nadiifohasan7671
    @nadiifohasan7671 ปีที่แล้ว

    Masha allh salalx iuo yasmin❤😊

  • @fadumaofficialschannel661
    @fadumaofficialschannel661 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah tabaaraka lah salax iyo abaayo yasmiin family faraxsan 💞💞❤👌🤛 big love from ayan janna channel cooking mahadsaniid🙏🙏💞

  • @umudayax1269
    @umudayax1269 4 ปีที่แล้ว

    Wwwwwww waad iska bareejeysay ilaahey wax dhiba idinkama dhigo bilcaafiyo walaheyga farxad ku ❤👈

  • @fartuunhaaji3454
    @fartuunhaaji3454 4 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkk caadi me Ehen tartanka Ani Abayo yasmiin aya u codeyey iyada Aya Guleysatey 🥚🥚🥚🥚🥚👏👍Sorry Abowe Saalax

  • @umarayaanmylove5276
    @umarayaanmylove5276 4 ปีที่แล้ว

    anoo xanaagsan aa firsannaayay qosol aa igu keentay maama yaasmiin jazaaka laahu qayr shukran maama qosol aa mor hore igu dambeesay iga keentat shukran shukran si u leeftay

  • @kadramohamud1318
    @kadramohamud1318 4 ปีที่แล้ว

    Brother Salih won the challenge

  • @farxiyomaxamedqolif7758
    @farxiyomaxamedqolif7758 4 ปีที่แล้ว +1

    yaasmiin qof fecan weeye😍😍

  • @dhoofomaxamed1283
    @dhoofomaxamed1283 3 ปีที่แล้ว

    Masha alaah

  • @gaandicaligaare4422
    @gaandicaligaare4422 4 ปีที่แล้ว +1

    kkkkkkk wallaahi abaayo yasmiin waad iga qoslsisaay😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 kaal iyo laab

  • @samsamaxmed4368
    @samsamaxmed4368 4 ปีที่แล้ว

    Macha Allah

  • @hamdimohamed7685
    @hamdimohamed7685 4 ปีที่แล้ว

    Maasha Allaah Alle ha idin barakeeyo

  • @farhiaali5107
    @farhiaali5107 4 ปีที่แล้ว

    Maasha alaah caafimaadna kucuna caadi maha ukun conowga

  • @sadiaHassan
    @sadiaHassan 4 ปีที่แล้ว +2

    Asc asxabta wan ni baryaa iso boqda ha idhafina 🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻

  • @mulkehussein6192
    @mulkehussein6192 4 ปีที่แล้ว +1

    Mashan Allah walaalahey sharaf kunoolada 😍😍❤️❤️❤️😘

  • @aaminasalah277
    @aaminasalah277 4 ปีที่แล้ว +1

    Abayo yasmin wa guulesatay masha allah 💋💋❤❤❤❤ we love you my family

    • @nazlinbeauty8797
      @nazlinbeauty8797 4 ปีที่แล้ว

      Aamina mohamed subscribe isaar abaayo

  • @cultivatekindnessabodah788
    @cultivatekindnessabodah788 3 ปีที่แล้ว +1

    Your husband is Canadian he can understand Somali 😂

  • @awalenuro4947
    @awalenuro4947 4 ปีที่แล้ว +3

    Salah wins . Yasmin lost 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @sacdiyoxuseen550
    @sacdiyoxuseen550 4 ปีที่แล้ว +2

    abaay yasmiin abow salax sifican ubar somakiga ad baan idiin tageera❤

  • @basra.93mohamed86
    @basra.93mohamed86 4 ปีที่แล้ว +1

    Baaba saalax ayaa guleestay maama yasmiin waalagaa guleestay iga garsii saalax ayaan u codeyay 😂😂😂😂😂

  • @barniiyobaar3812
    @barniiyobaar3812 2 ปีที่แล้ว

    😍Kal iyo laab uqoslay ukun conow 🤣🤣🤣🤣🤣

  • @deeqaluulaaaden3870
    @deeqaluulaaaden3870 4 ปีที่แล้ว

    Asc Abaayo yaaska waad iga Qoslisay Masha’Allaah ❤️❤️

  • @zahramuhumed6828
    @zahramuhumed6828 4 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkk abayo yasmin qosalay kugu dili kkkk waan ka helay saad u fahansiisay leef leef 😀😀

  • @samiraduceysan5561
    @samiraduceysan5561 4 ปีที่แล้ว

    Abti Salah Is The Winner Hbo Yasmiin

  • @fartunnuur14
    @fartunnuur14 4 ปีที่แล้ว

    Masha alaah abaayo yaasey lambarkaaga manalawadaagid habo macaan noosoqor

  • @aminamahamed2946
    @aminamahamed2946 4 ปีที่แล้ว +1

    Manshllah abaayo Yasmin iyo brother sahah

  • @nimcuuniofficial6913
    @nimcuuniofficial6913 4 ปีที่แล้ว

    Salah ayaa guuleystay

  • @nimcokeyse383
    @nimcokeyse383 4 ปีที่แล้ว

    Asc Yasmi iyo Salax mansha Allaah Tabarka Ilahay Barakeyo Amiin ja Amiin Yarabi

  • @ayanomoha
    @ayanomoha 4 ปีที่แล้ว

    Habo yaasmiin maash allah xujadi waad kasoo baxday love you habo❤❤❤❤

  • @jaweeriyosahal468
    @jaweeriyosahal468 4 ปีที่แล้ว

    masha allaaah famil iguqaliya waxey ilatahy iskumar inad dhameysen shugran