FAYSAL MUNIIR | BEST SONG 2019 | YARTI JAMASHADA | XAGGAY WALAAL JOOGTAA? | OFFICIAL MUSIC VIDEO

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ต.ค. 2024
  • YARTII JAMASHAADA AAN U JEELNAAA
    TAAN JACAYL DHABA U JIHAYSTAA
    ……………………………………………….
    LAABTA KAMA JARO
    QALBIGAA JECEL
    JEDAALAD MUUQAA
    U JIBBOODAAYEE
    MA JIGJIGA
    INAA ABOW EEGGA
    JOOGTAA?
    MA HARGEYSA
    WALAAL JOOGTAAA
    MA BAYDHABO
    ARIIROOY JOOGTAAA
    MA GAROOWE
    BAAAYO JOOGTAAAA
    MA JABUUTI BAY
    AADDO JOOGTAA
    MA XAMAR BAY
    ABAAYO JOOGTAA
    MA GARISSA BACDI
    EEGA JOOGTAAA
    ………………………….
    HEESTA QARNIGA
    YARTA RAADIYA PART 2
    OFFICIAL MUSIC VIDEO 2019
    -------------------------
     EREYADA IYO LAXANKA: MOWLIID CURJIN
     MUSIC: MOHAMED YARE
     CODKA: BOQORKA CODKA: FAYSAL MUNIIR
     DIRECTED BY: MOAHMED HASSAN FARAH
     PRODUCED: BY ABDI ASKARI
    ©ABDIASKARITUBE 2018/ 2019
    ------------------------------------------------------
    Enjoy, Comment Accordingly, Share and
    Subscribe to our channels to keep up to date with
    All the latest news and updates,
    Join Us on Facebook @ / abdiaskaritube
    Follow us on twitter @ / abdiaskaritube
    Email: abdiaskaritube@gmail.com
    …………………………………………………
    Our Main Channel … / abdiaskaritube
    Our new Channel …. / abdiaskarimedia
    ''And thumbs up if you thing I brought this video to your attention'' Thanks

ความคิดเห็น • 863

  • @amh7737
    @amh7737 6 ปีที่แล้ว +215

    Feyzal Muniir fanaan codkiisa ku joogo saaxada fanka heeskan wuxuu noqon doonaa mid qabsato dhaman gayiga soomaalida. Mhdsnd Cabdoow

  • @mohammedabdillahimouse5118
    @mohammedabdillahimouse5118 6 ปีที่แล้ว +14

    Hargeisa Berbera Burco Borama Ceerigaabo Gabiley
    Somaliland Big love😍😍

  • @kaderismail4151
    @kaderismail4151 6 ปีที่แล้ว +112

    mnshlaaaaah
    hargysa
    xamar
    jjiga
    jabuti
    intaaaba anaa iskaleh
    somalinimadan dadka kagasareeya ❤👏👏

    • @omarmohammed3982
      @omarmohammed3982 6 ปีที่แล้ว +1

      Shanta Somali 4 Lee shegtaay we so dhamestiir

    • @hanadahmed8389
      @hanadahmed8389 6 ปีที่แล้ว

      kader ISMAIL sax waxaa ka tagtay wajeer

    • @kowsarismaciil2599
      @kowsarismaciil2599 6 ปีที่แล้ว

      kader ISMAIL
      MnshA.allah wlalky geesi soomaaliyeed😘

    • @fatouali7310
      @fatouali7310 6 ปีที่แล้ว +1

      Runta weyan from Djibouti

    • @kaderismail4151
      @kaderismail4151 6 ปีที่แล้ว

      @@kowsarismaciil2599 sharaf korga ha ahato wlshay

  • @shafeecoabdi9356
    @shafeecoabdi9356 6 ปีที่แล้ว +50

    Ma Garoowe baayo joogta Groowe in the house my city😍😍👏🏿💋💋💋👌👌Ma Hargaysa walalo jooga💋💋💋👈👈✌✌😂 kabax laabta baan u sii daayay

  • @aishaaliyacige3384
    @aishaaliyacige3384 6 ปีที่แล้ว +39

    Ar boowe garoowaan jooga deee🇸🇱🇸🇴

  • @suleqoazr7705
    @suleqoazr7705 5 ปีที่แล้ว +49

    I love my beautiful city Garisa cadey 👍👈 pls my people Somali

  • @muniiradhalgabed8344
    @muniiradhalgabed8344 3 ปีที่แล้ว +6

    6 lahjadood uu ku heesayo midkasta wan garanyaa one only somalinimo ilaahow is raaci☝️🇸🇴

  • @nastimoha1053
    @nastimoha1053 6 ปีที่แล้ว +18

    Ma Djiboutiay Aado Joogta 🇩🇯💯❤️
    Love all somali

    • @mame_og
      @mame_og ปีที่แล้ว

      Suburbs isaar

  • @ilhanmelman7458
    @ilhanmelman7458 6 ปีที่แล้ว +11

    Si baan ujeclahy wiilkan❤qaab dhismeedkisa iyo codkiisa So amazing wlh❤

  • @queenofddl1236
    @queenofddl1236 6 ปีที่แล้ว +83

    LOVE u fananinta Jig jiga From MOgdisho😍🔥

  • @shaamshaam6731
    @shaamshaam6731 6 ปีที่แล้ว +325

    Wll halmar nabiga aan salino scw scw

  • @mariahassan7415
    @mariahassan7415 6 ปีที่แล้ว +84

    Ma xamar buu abwe joogaa😂😂somalinimadaa ideeqda

    • @mohamudahmed4644
      @mohamudahmed4644 6 ปีที่แล้ว +7

      Ma xamar bay abaayo joogtaa. Waliga wax soomaalinimo ka hooseeyo ha qaadan

    • @qadarcali4617
      @qadarcali4617 3 ปีที่แล้ว

      Waa rin fcn

  • @xamdafaysal1200
    @xamdafaysal1200 6 ปีที่แล้ว +47

    Rer jigjig jidhakygi dhashii darood love u ❤ lm puntlander

    • @raqad4642
      @raqad4642 5 ปีที่แล้ว +7

      Xamda Faysal jigjiga somaali oo dhan ba dagta waliba daroodka sheegeysid ma dagan nacasyaheey naga aamus fanan somaliyeed reer malaha hadad reer kadhigi laheydna wiilkan daarood ma aha dad xanuunsanaya ba tihiin meel kasta qabiil la taagan huuuush

    • @sahraabdi8251
      @sahraabdi8251 5 ปีที่แล้ว +1

      anaga jigjiga dagno dhashi darood ah love u re putlander dhigaygi 😘😘😘❤️

    • @xamdafaysal1200
      @xamdafaysal1200 5 ปีที่แล้ว +2

      Ansam naa darood hortaa ma gari kartid hadad cirka gartaan 🖕 nimn darood ahayn wle laandher mahan e doqnyhy adaa qabiil hoosta ka galay e fuck

    • @xamdafaysal1200
      @xamdafaysal1200 5 ปีที่แล้ว +2

      @@sahraabdi8251 jidhakygi waxd iga taalan meel an la taban karayn love u ever nolol warta

    • @raqad4642
      @raqad4642 5 ปีที่แล้ว +1

      Xamda Faysal ma quraan bad adiga aqrineesa nacasyaheey daaroodka sheegeysid kabahayga kasharaf badan dhilo 🖕 fuck you and darood daba cayuun utaanga hooyada lagu wasa qaxbo markasad dad fuck oran ilmo amxaaro iyo kuukuunyo Aabe malis madhiman kii dhihi jirey dameer iley meel kusheeg dhilo

  • @inacaaqilwiilkakufaanasoma682
    @inacaaqilwiilkakufaanasoma682 6 ปีที่แล้ว +5

    wr Hargeisay joogta ileen meel laysku baanto waa baxsan Hargeisee
    Hargeisa cadeey ❤❤💪👈

  • @burcosomalilndrsdhaba1908
    @burcosomalilndrsdhaba1908 6 ปีที่แล้ว +6

    Haa yartu hargeisaay wlalal jogtaa ❤💬💚

  • @Hanuuniyamedia
    @Hanuuniyamedia 6 ปีที่แล้ว +44

    Fanankan Heesihiisa waa Top ma Aqaan sababta ugu kala kici la'yihin heestaan 23 cisho bey si mareysa views-ka 48K macquul mahan waxay u Qalaanta hestani millions views wlhi. Keep going feysal muniir.

    • @ugasolove.7494
      @ugasolove.7494 6 ปีที่แล้ว +2

      Waaba mida la yaabanahay

    • @Hanuuniyamedia
      @Hanuuniyamedia 6 ปีที่แล้ว +2

      @@ugasolove.7494 Somalida horay waxay u dhahday Kabartaa ka badiya ninkan wuxu so saaray suldaan serar iyo xirir Ahmed Asiga dadka baray mantana Asiga ayay ka sareeyaan Ama ka caansanyihin. koley ninkan Dadaalkiisa ma Yara Fan Ahaana maka sareeyan Ma Aqan sababta Somalida ku naceen ninkan. kkkk

    • @leylaxarie3877
      @leylaxarie3877 4 ปีที่แล้ว

      Wa sidad u shegtay wll milonis bey u qalanta aniba cawa igu horeysa

    • @abdikhaniofficial5153
      @abdikhaniofficial5153 4 ปีที่แล้ว

      Hadiii Ilahay ugu tala galin inuuu kala kiciyo heeesta kwrn

    • @sadiamohamed375
      @sadiamohamed375 3 ปีที่แล้ว

      Sababtoo wuu af gaabanyahay social media masoo istaago mana qabto show

  • @abdinoorhussein4493
    @abdinoorhussein4493 6 ปีที่แล้ว +8

    Ma Jigjiga ina Abow Eega joogtaa my wadankeyga i love it JIGJIGA cadey

  • @sahrasaqadhi8243
    @sahrasaqadhi8243 6 ปีที่แล้ว +101

    Ar inamadeena soomalida qurux badanaaa wlee ajnabi ma aado😍

    • @mowlasutmad4900
      @mowlasutmad4900 6 ปีที่แล้ว

      🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @sahrasaqadhi8243
      @sahrasaqadhi8243 6 ปีที่แล้ว

      Moha Sutmad Studio 😁

    • @naimaali3151
      @naimaali3151 6 ปีที่แล้ว +5

      Sahra Saqadhi qurux badaneey kuuguma ogi ajnabi
      soomaali mooyee ❤️

    • @abdullahiomar8044
      @abdullahiomar8044 6 ปีที่แล้ว +4

      Sahray ajinabi kuguma ogi godka lagu janayey Somali kugu ogahay

    • @selenajama4927
      @selenajama4927 6 ปีที่แล้ว +2

      Sahra Saqadhi kiiii madaxa sooqaada ooo quruxsan wala dafa 😂

  • @raxiilali6665
    @raxiilali6665 5 ปีที่แล้ว +5

    Faysal muniir fanaan ka mid ah xidigaha beesha sheekhaal🎸🎸🎸🎼🎼🎼💪💪💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @qulumbetv6321
    @qulumbetv6321 6 ปีที่แล้ว +11

    Garowe❤️🇸🇱🇸🇱🇸🇱my home sweet and all

  • @sadiamohamed375
    @sadiamohamed375 3 ปีที่แล้ว +2

    Xamar ayaan aboowe joogaa ❤️😍💋

  • @ilhanali2763
    @ilhanali2763 5 ปีที่แล้ว +2

    Viva somali weyn meel kasta ay joogto ma jigjigay ina abbo ega joogtaaa😍😍😍😍😍

  • @sabriinaali3966
    @sabriinaali3966 6 ปีที่แล้ว +19

    Ma garowe baayo joogtaa maxan uxiisay barxadii😰❤️

  • @quullejr1035
    @quullejr1035 6 ปีที่แล้ว +37

    6 lahjadood nin ku heesi kara
    Feysal Muniir ☝️
    Love ❤ from Mogadishu

  • @abdullahiarfa9043
    @abdullahiarfa9043 6 ปีที่แล้ว +25

    Shanta Somali🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @Junwa12
    @Junwa12 6 ปีที่แล้ว +73

    We love fananinta jigjiga anago Puntlander ah💔👋👏

    • @alifprograms6702
      @alifprograms6702 6 ปีที่แล้ว

      👎👎👎

    • @ilyaazmahamoud2346
      @ilyaazmahamoud2346 6 ปีที่แล้ว

      Wxaa thy laguma waydiin qudhacow reer puntland paadiye

    • @mdnfarhan
      @mdnfarhan 6 ปีที่แล้ว

      Muniir wuu iska jafay boodhka hubaal 2019 waa sankaga

    • @ilyaasmuxumed9884
      @ilyaasmuxumed9884 6 ปีที่แล้ว

      MohaMett Justin Chanel 👍👍👍👍 from jigjiga

    • @najmohassan4004
      @najmohassan4004 6 ปีที่แล้ว +1

      wiilka rer puntland huuno salaama poqortooyo👏👏👏👏🙌

  • @dahirabdi3347
    @dahirabdi3347 5 ปีที่แล้ว +3

    Jigjiga cadey magaladaydi maxan uxiisay 😢 love my city 💚💙❤💯

  • @Nahwa6010
    @Nahwa6010 6 ปีที่แล้ว +25

    Ma xamar bay abaayo jogtaa.. hees shidan iga dheh ❤❤

  • @abdullahibaana7108
    @abdullahibaana7108 6 ปีที่แล้ว +61

    Anniga ugu so horeyo walahi agonaa ahay Liketa ha ila dhaafin in ilaah ABAHA JANEYO

  • @yasmiinnuuraani5589
    @yasmiinnuuraani5589 2 ปีที่แล้ว +1

    Garoowe baayo joogta 🇸🇱🇸🇱👏❤️

  • @xali______khalifoow7666
    @xali______khalifoow7666 3 ปีที่แล้ว +2

    Feysal muniir ...boqorka codka 100% u are my best singer live long brother ☹🙁☹🙁💋💫💯💕👏😪

  • @hoodaayaan3312
    @hoodaayaan3312 6 ปีที่แล้ว +36

    Ma jigjigay ina abow ega jogta😭❤️🔥

  • @boqoradapuntland1250
    @boqoradapuntland1250 6 ปีที่แล้ว +16

    Waaaw booowe garoowey baayo joogta

  • @fadumawarsame8567
    @fadumawarsame8567 6 ปีที่แล้ว +5

    Garoowe baan boowe jooga 😂😂😍😍😍😍

  • @munamohamed8313
    @munamohamed8313 6 ปีที่แล้ว +8

    Ma hargaysay walalo jogtaa ❤💭💚

  • @suleqoazr7705
    @suleqoazr7705 5 ปีที่แล้ว +9

    I love my beautiful city Garissa😍

  • @nimconitaindhauroon8672
    @nimconitaindhauroon8672 6 ปีที่แล้ว +288

    Inta somalinimada kufant mel walbu u tago likta hayla dhafina huno

    • @cadeyiskufilan6510
      @cadeyiskufilan6510 6 ปีที่แล้ว +2

      Garowe shåeegtaye galmudug maxaa u sheegi wesay bro 🤔🤔🤔

    • @user-6764
      @user-6764 6 ปีที่แล้ว +1

      Nimconita indha u roon bjjkj gbbvjuc◻️🔉🔉📣📣🕒🕗🕘🕝🕜🕘🕓🕒🕒🕒🕖🕗🕖🃏🕒🕒🕐🕔🕔♣️♣️💬💬💬♥️♣️♥️🀄️♣️♣️♠️♠️

  • @nasrahussein9468
    @nasrahussein9468 6 ปีที่แล้ว +8

    Maaa Djibouti
    Joogaty 💙❤💚

  • @nasroahmed4921
    @nasroahmed4921 6 ปีที่แล้ว +39

    Horta fananinta jigjiga waxan ku jeclaha somali nimada kuweyn

  • @asmaqurux7345
    @asmaqurux7345 6 ปีที่แล้ว +6

    20 jeer ka badan ayan dhagaystay👏👏👏👏 well done faysal huno mcn

  • @leishadjama759
    @leishadjama759 5 ปีที่แล้ว +2

    Ma Djiboutibey adoo jogtaaa ❤❤❤🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @jamilaabdi3595
    @jamilaabdi3595 6 ปีที่แล้ว +67

    Ninkii intu hargeisa joogay daadax ayu noqde hala idoono yarta u raadinayo wa aniga e hargeisa walalo jooga

    • @husseingabile
      @husseingabile 6 ปีที่แล้ว

      Kkkkkk

    • @anuushzain9497
      @anuushzain9497 6 ปีที่แล้ว +3

      Horey u ayuu quraxdaas u watay kkk

    • @madalechanal823
      @madalechanal823 6 ปีที่แล้ว

      Ana adaan kugu haystaa wall qaali luuqa intee kaa eega

    • @kawaranhaddii4268
      @kawaranhaddii4268 6 ปีที่แล้ว

      Mataan Ciideed
      Hhh. Baayo mid uu hablihii oo dhan ku ilaaway buu *Garowe* ka helay.

    • @sacdasoii5423
      @sacdasoii5423 6 ปีที่แล้ว

      Suu mahaa

  • @raqad4642
    @raqad4642 5 ปีที่แล้ว +2

    Wiilkan waa wiil shidan Masha allah style qurux cod iyo dheel wa wiilka kaliyah somalia kaso heesa oo six pack natural leh Masha allah 👏👏💐👏💐💐👏

  • @fartuunabdalla6611
    @fartuunabdalla6611 6 ปีที่แล้ว +4

    Feyzal muniir fanaan cod mcn waa hestii sandka ma xamar bey abaaya joktaa ma garawey baaya joktaa ma beydhabey ariira joktaa
    Ma jig jigey ina aabow eega joktaa ma jabuuti bey aada joktaa kabax heesiyo bar

  • @leyloqalpisafi6287
    @leyloqalpisafi6287 5 ปีที่แล้ว

    Heestaan wlhi ad ayan u jeclhy habeen iyo maalin wan dhaqeystay lkn halkii an u dhaashaay ee hiiran caday kumaa jiirtaa faysal munir dacwo ayan kaa hay heesaha kale hiiran ku so daaaar bro Tnkz👌👌👌💓💓💕💕💘❤️🌷🇸🇴

  • @princessemilliana4727
    @princessemilliana4727 4 ปีที่แล้ว +1

    Haa hargeisay walaal joogta my city hargeisa hoyga fanka 😂❤❤❤❤❤💪

  • @faraxsanhaji1711
    @faraxsanhaji1711 6 ปีที่แล้ว +46

    Abwaanka gabadhuu raadinayo waa aniga 😜
    Abowe xamar baan jooga meel kale leygama daydayo wall ♥️abwaanka♥️
    Ina aabow 😘😘😘

  • @cabdiqanidiinaarproducatio5285
    @cabdiqanidiinaarproducatio5285 6 ปีที่แล้ว +7

    Lake isaara qofki ugu horeyay adaawada ayaan ahaye waxasa nahaysta wada xamar ayaan Ku idhi

  • @zuhur66
    @zuhur66 6 ปีที่แล้ว +5

    May huuno Raaso bey eegga joogtaa❤❤

  • @shamzudiinculus1428
    @shamzudiinculus1428 6 ปีที่แล้ว +15

    Mncha Allah wlhy clipada caasimadaha waxa ugu shidan hrgysa viva somaliland yaa igu racsan☝️🙌👔

    • @ugasolove.7494
      @ugasolove.7494 6 ปีที่แล้ว

      Waa run taa wllo viiva reer abtigey 😍😍😍😍😍

    • @nimconiyaad1775
      @nimconiyaad1775 6 ปีที่แล้ว

      Aniga kugu raacsan sxb.viv soomalilnder jir oojoog

    • @cayunouchabdi8963
      @cayunouchabdi8963 6 ปีที่แล้ว

      Wrunta hno mcN viva somaliland one love♡❤💬💚

    • @inacaaqilwiilkakufaanasoma682
      @inacaaqilwiilkakufaanasoma682 6 ปีที่แล้ว

      Shamzudiin Culus
      waa runtaa Pro
      my Home Hargeisa Hadhwanaag 😍😍💪

    • @raqad4642
      @raqad4642 5 ปีที่แล้ว

      Shamzudiin Culus ma xamar cade bay kashidan tahay miskiina horumarka hargaysa kama xumin laakiin xamar gobolada somalia iska dhaafe caasimadaha africa qaar bay k qurux badan tahay walle xaqiirnimada jooji hargaysa laami lamaro xita maleh

  • @drayuumi973
    @drayuumi973 6 ปีที่แล้ว +9

    Xamar beey abayo jogtaa 👏👏👏👏👏👏🎶🎶🎧🎧

  • @zamzamramsade8597
    @zamzamramsade8597 6 ปีที่แล้ว +7

    Fasal munir
    Fananka
    Zanadkan
    Codk
    Istel
    Cidi kuguma
    Gadho
    My brother 💯🎵🎶🎶🎶❤️

  • @inaahmed1428
    @inaahmed1428 5 ปีที่แล้ว

    Ma jigjigey jogta ma jabutey jogta ma xamarbey jogta ma hargeysey jogta ma garisey jogta yasalaam al fanaan feysal muniir farta taaga waxi reer muqdisho ah ❤❤❤❤❤❤xamar cadeey wlhi wanu xiisay allow ku xafid

  • @dekaqueen20abdi91
    @dekaqueen20abdi91 6 ปีที่แล้ว +1

    Waaw faysal muniir heesti ugu shidan 2019 Qatar Maya waxay joogta Kismaayo caadey Sxb ka shidan

  • @tusanosmaan6209
    @tusanosmaan6209 5 ปีที่แล้ว +2

    Viva Faysal munir 😍😍
    Hore usoco fanan somaliyed
    Sigara kuu tagera 😘😘😍

  • @abdiaziizabdirahmann724
    @abdiaziizabdirahmann724 6 ปีที่แล้ว +26

    Ninka igu horeyy oo dawada fadlan Laki iisar

  • @luckyh4131
    @luckyh4131 5 ปีที่แล้ว +1

    5tii soomaali ayuu isku keenay❤❤💚💚💙💙❤❤
    Walaalo
    Huuno
    Aboowe
    Ina aabow
    Boowe
    Eega
    Ariireerow
    Aado
    ❤❤💚💚💙💙❤❤💙💚❤

  • @ahmeddugal4638
    @ahmeddugal4638 6 ปีที่แล้ว +22

    Warba ka dhacay rer xididkey inku faana Ma Garissay "bacdi eega ega joogta" haa walahi Garisa ayey joogta

    • @zamzambarsuk4218
      @zamzambarsuk4218 5 ปีที่แล้ว

      Ahmed dugal waad iga qoslisiisay walal 'bacdigeed garisa eega joogtaa'

  • @cumaraxmed9768
    @cumaraxmed9768 6 ปีที่แล้ว +2

    Ma groowey baaye joogtaa aan ahay 😍😍😍😂😂😂😂soomaali weyn loveu 😚😚

  • @naxiranur7681
    @naxiranur7681 5 ปีที่แล้ว +1

    Ma hargeisa wll joogta😍

  • @farxiyohassan225
    @farxiyohassan225 6 ปีที่แล้ว +18

    garoway bowe jogta

  • @quenmahado2737
    @quenmahado2737 2 ปีที่แล้ว +1

    Ma xamar bey abayo jogtaa wax kale tageera number 1 ku ahay

  • @bushaarfamous7768
    @bushaarfamous7768 4 ปีที่แล้ว +1

    Hargaysa caday joogaa walaalo ❤

  • @hamdiqurux1731
    @hamdiqurux1731 4 ปีที่แล้ว +2

    Baydhaba jaanay ❤❤

  • @farxaanhilaac1526
    @farxaanhilaac1526 6 ปีที่แล้ว +7

    Waaaaw fanan aan aad ujeclhy muniir iinolow qali

  • @sakariyeboltton2093
    @sakariyeboltton2093 6 ปีที่แล้ว +2

    Ma xamar bay abaayo joogtaa calayk calayk sxb qaali muniir 👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌

  • @amazanqaali8560
    @amazanqaali8560 6 ปีที่แล้ว +1

    Woooow Axyaaa fanan faysal muniir nolow waayo badan

  • @Khadarokey78
    @Khadarokey78 6 ปีที่แล้ว +9

    Hooray uu soco faysal munir fanan buuxa wax kaleh waah waah 👍👏🏿

  • @ruuruucilmi5512
    @ruuruucilmi5512 6 ปีที่แล้ว +2

    King lagu faano hore usoco wll soomaaliyeed nice ish calaa hees nice 💯💯💯💯💯💯feysal jir oo joog wllo

  • @xaawoqueen6366
    @xaawoqueen6366 6 ปีที่แล้ว +4

    Galkcyo hatan jogta faysal muniir😍

  • @mushtaqjamaal6531
    @mushtaqjamaal6531 5 ปีที่แล้ว +1

    rer jigjiga booweyal, baayoyaal waanijeclahy 💓💓

  • @najaxabdirahmanbidhanqurux1748
    @najaxabdirahmanbidhanqurux1748 6 ปีที่แล้ว +20

    Cawa anaaa usoo horeeyay meesha fanan aan tageero

  • @salmaabdi5142
    @salmaabdi5142 5 ปีที่แล้ว +2

    Jabuuti baay aado joogta ❤️🇩🇯❤️❤️❤️

  • @ahmeddaakir9894
    @ahmeddaakir9894 6 ปีที่แล้ว +11

    Ma indhahaygaa Mise Timihii Wuu Ka Gaabiyay Sidii Hore

  • @amaal9997
    @amaal9997 6 ปีที่แล้ว +2

    ma hargaysay wll joogtaa viva jamuuriyada barakaysan

  • @abdifatahgiire2408
    @abdifatahgiire2408 4 ปีที่แล้ว +1

    Heesta wey wanaagsan tahay gobolo badan ayaa kamaqan oo ay ugu horeso gobolka awdal caasimadiisa boorame oo jigjiga jaar la ah
    Iyo gobolo kaloo badan
    Soomaaliya hays raacdo✌🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @zafazheikhmoha3843
    @zafazheikhmoha3843 5 ปีที่แล้ว +3

    Ww good hees. Waar gabartu gabily joogta inata gabily jecel liketa isara waynaga gadanty heestu

  • @maryanmohamed1804
    @maryanmohamed1804 6 ปีที่แล้ว +1

    😍😍ish cela qurux iyo cod wuu Ku dhamaday

  • @abdirahmanabtidoon3426
    @abdirahmanabtidoon3426 6 ปีที่แล้ว +4

    Ma bosasasay baye jogtaa 😍

  • @nimcodauud9193
    @nimcodauud9193 6 ปีที่แล้ว +2

    Heesan hargysa ku jirin dhahygu ai fcn uma maqlaanba 😂 illhow Hargysa❤ barke adaa boqre

  • @hodanmohamedali8766
    @hodanmohamedali8766 4 ปีที่แล้ว +2

    Hadanahay SomaalidA kililka shanad itoobiya somaalinimadu waynagu dheertahay ,💓💓💓💓❤️👁️❤️❤️❤️❤️❤️💗

  • @ملكةاحساس-ه1د
    @ملكةاحساس-ه1د 6 ปีที่แล้ว +2

    Ma garoowey baayo jogta❤❤❤

  • @malmo4235
    @malmo4235 5 ปีที่แล้ว

    ninkan sababta Loo Soo saari waaye layaabanahay kuwa dhagahii natirey ayaa nala HOR wada War Walahi nimka waa legend codkiisa labiska qaabdhismeedkiisa omg 😍😍😍

  • @asaldhaladfaraxsan2993
    @asaldhaladfaraxsan2993 6 ปีที่แล้ว

    Fananka ugu shidan jigjiga style &codba wah wah hestan hadan abdi askari so garo maba dhafo viva faysal muniir ma xamar bay abaayo jogta ishcala hees

  • @Hanad75
    @Hanad75 6 ปีที่แล้ว +2

    Axyaa erayo laxan iyo cod feysal muniir horay usoco ehelka xalasha

  • @ayaanmustafa1880
    @ayaanmustafa1880 6 ปีที่แล้ว +1

    yaa salam waa heeso la sugayay
    fananka qaringa salan sare gabdhahee somaliyad quruxudo yaa laga doorsanayeeeee

  • @alishamohamedabdallah5321
    @alishamohamedabdallah5321 6 ปีที่แล้ว +3

    Garoowe ❤❤

  • @hasanjirde5762
    @hasanjirde5762 6 ปีที่แล้ว +1

    Hargeisa ayaa ugu shidan ❤️❤️❤️i miss

  • @abdullahimohamedkhalif8700
    @abdullahimohamedkhalif8700 6 ปีที่แล้ว

    Faysal Muniir Jano kabod Jigjiga. Asxaab ku ahan jirnay Codkiisa kalay iska arag weyo wlhi keep going 😍😘👏

  • @jawaahirabdi272
    @jawaahirabdi272 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah waa wiil somalida wada jecel aadn uqurux badan waa wiilasha an ku fano kuwa qabilka madaxa ka galay ma ahan fanka qabiil maleh luqada ad ku heseysid ayaa dadka soo jidaneyso kii asagoo afsomali ku hesaya hadana qabil tagerayo kaas fanan ma aha fanan ka wa inuu afka u ku hesayo dadka ku hadlo waa inuu so jidan,karo kaas ayaa fanan la dhaha hada aniga fanakan runtii qiiro somalinimo ayuu igaliyay hore usoco

  • @shugrinur4845
    @shugrinur4845 5 ปีที่แล้ว +1

    Viva garoowe ❤️❤️❤️

  • @queenmizki3413
    @queenmizki3413 4 ปีที่แล้ว +2

    Baydhaby roogy❤️❤️❤️

  • @qnnimciita5485
    @qnnimciita5485 6 ปีที่แล้ว

    wiilkan markaan arko wllkey xasuustaa allow isku kaaya sin wllkey mudo dhowrsano ah ma arkin hda wxaan ba isla ahay in wlkey daawanayo
    miss you my wlkey dunida kgu jclhy big brother
    faysal muniir waaba wlkey oo halkaa taagan
    😗😗😗😗😗😗😗

  • @anababdulqadir7833
    @anababdulqadir7833 6 ปีที่แล้ว +1

    Faysal muniir Fanaanka beesha sheekhaash reer aw qudub horu u soco

    • @ahmedaidid1570
      @ahmedaidid1570 5 ปีที่แล้ว

      Anab Abdulqadir ma sheekhaash baa wll

  • @inahassan6431
    @inahassan6431 6 ปีที่แล้ว +2

    Faiysalkeyga cashaqa Ala jecliya Faisal munir nolow

  • @anaji8109
    @anaji8109 5 ปีที่แล้ว

    Top wllHi Heestan FaysaL muniiir Fanaaan Codkiiza ku ciiL baxai
    HORE U SOCO WLL WAXAD THY WIIL SOOMAALIYEED
    HARGEISA MAI CITY✌👏👏👏👏👏

  • @shadiyacabdi435
    @shadiyacabdi435 6 ปีที่แล้ว +1

    ma Hargesay Jooga taa wllo 😍😍😍😍😍😍😍

  • @suadabdi8009
    @suadabdi8009 5 ปีที่แล้ว

    Heeskn Waa Mid xasuus igu leh wxn wada dhagysnyny aniga iyo Cabdigyga Hadana waan kala dheernhy Alle Ha inoo suurtagaliyo inaan Waqti kale wado qadano❤❤❤❤❤😘😘😘😘😘😘😘😍😍

  • @abdinurseefka
    @abdinurseefka 5 ปีที่แล้ว

    Markeey dhahayaan garoowe iyo xamar fiiriya wiilka iyo gabadha actionkaas waa ka qeeyliyeey
    One love somali wayn ar baayo xageee joogta lagugu daalyeee

  • @sahramohamed5694
    @sahramohamed5694 6 ปีที่แล้ว +3

    Fanaan an kufaano faysal muniir inòlow