Abwaan Hadraawi Iyo Maxamed Iyo Xabsigii Qansax Dheere

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 74

  • @QarniJoog102
    @QarniJoog102  5 หลายเดือนก่อน +4

    Flow Isoo Dheh
    facebook.com/cabdisalaam.xusencali?mibextid=ZbWKwL

  • @ikranabib7919
    @ikranabib7919 ปีที่แล้ว +12

    Allah ha u naxariisto Hadraawi iyo Gaariye aamiin Aamiin
    Thanks walal

  • @Amina-ts1lj
    @Amina-ts1lj ปีที่แล้ว +9

    Wa history cajiba mad TikTok fbga so dhigtid somalia du ma wada oga walka halnay ❤🌷🌷🌺👍

    • @nurjowahar791
      @nurjowahar791 9 หลายเดือนก่อน +1

      Was möchteen zie vise.

  • @mcwadaad6046
    @mcwadaad6046 ปีที่แล้ว +8

    Lkn madax weyne mahomaed siyaad bare isna wa dhinteee miyaad u awoodi weydy inad tiraahdo alla haw naxaristo ileen hadraawiba wad ledahay

    • @abdikariinahmed2496
      @abdikariinahmed2496 ปีที่แล้ว +1

      ✍️HADRAWI WAA DULMANE ☝️MAXAMED SIYADNA WAA MUNAFAQII MASAKINTA DULMIGA KUHESTAY ✍️MARNABA CADIFADA QABILKA YEY KUQADIN NINKA TURMAJO EE CHENALKA LEH ISAGABA WA DAROD LKN RUNTA AYUU SHEEGAYAA

    • @rajoo532
      @rajoo532 9 หลายเดือนก่อน +1

      Shako.. ilhayo qabriga naar uga diig afwana. Abaso iyo Maas ka ohiya qabriga la daji. Akhirona xisab aya Tala. Aniga iyo million. Rajo iyo agoon ka digay ilhayo Nala kulan sii Malinta la iis xisabayo...

    • @daadirayshpoi8730
      @daadirayshpoi8730 8 หลายเดือนก่อน

      Wll iska cafi ان الله يحب الصابرين❤​@@rajoo532

  • @muhsinabdi4397
    @muhsinabdi4397 8 หลายเดือนก่อน +6

    Waaa waxaan damac sanahay somalida inna gacanbira kuqabto anigo aan layn sida m m siyad

  • @Alcadaala-TV
    @Alcadaala-TV ปีที่แล้ว +10

    Masha allah alle haku xafido adun iyo aakhiro walakey waxan ka codsanayaa aniga ka shaqsi ahaan inaad ino so badisid taariikhihii hore sida midan oo kale ah hadey jirto qeyb kale oo tan ku xigta please ino so geli wana ku mahadsantahay so ururinta taariikhdii iyo sooyaalkii somaaliya wayo waxan jeclahay ina akhiristo bugagta taarikhyada ahama aan dhageysto. Wan jeclahay taarikhda qaasatan tan ka hadleysa wadankena sidu beri samaadki ahaan jiray mar kle waxan kaga mahad celinaya juhdiga iyo dedaalka aad gelisay ee alle haku barakeyo cimri dheer iyo caafimaad iyo cibaado suban alle haku siiyo walalkey qaliya

    • @boos2194
      @boos2194 ปีที่แล้ว

      😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊طط

    • @cabdulqaadircabdi
      @cabdulqaadircabdi 10 หลายเดือนก่อน

      Allaaha kuubaxariisto

    • @ikramavolgger9078
      @ikramavolgger9078 10 หลายเดือนก่อน

      _

  • @Naagnool124
    @Naagnool124 ปีที่แล้ว +4

    Alla wll waan ka helay wallaahi. Soo badi wlo. Idaajaa iyo Siyaad bare AUN tee sheekadii dhex martay ka soo sheekee plse

  • @OsmanFarah-x4u
    @OsmanFarah-x4u 10 หลายเดือนก่อน +3

    Waan ku arkay xilligaas anoo aad u yar alaha u naxariisto hadraawi

  • @Khadra-h8b
    @Khadra-h8b ปีที่แล้ว +2

    Masha allah hadarwi waxa u aha dad hal mar bulashada so mara ilhay ha u naxristo

  • @ZahraIbrahim-vp2ez
    @ZahraIbrahim-vp2ez 9 หลายเดือนก่อน +2

    Alla haunaxaristo cagli iyo haybed illahay siyey

  • @ibrahimhassan2023
    @ibrahimhassan2023 ปีที่แล้ว +5

    Allah ha u naxariisto abwaan hadraawi

  • @jabriilgeesey3037
    @jabriilgeesey3037 ปีที่แล้ว +5

    Allaha u naxariisto labadaas iyo intii dhimatay

  • @ندىسميرمحمدجوليت
    @ندىسميرمحمدجوليت 8 หลายเดือนก่อน +2

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Xamsesalebank
    @Xamsesalebank 10 หลายเดือนก่อน +3

    Alle hawnaxariisto

  • @hamdiabdul4236
    @hamdiabdul4236 ปีที่แล้ว +5

    Allaha u naxariisto Maxamad Siyaad Barre aamiin

  • @iidanadam
    @iidanadam ปีที่แล้ว +2

    Walaale.
    Qisooyinka jacayl ee dadkii hore noosoo badi

  • @SomgreenSom-greenonline
    @SomgreenSom-greenonline 5 หลายเดือนก่อน +3

    Alaahu akbar

  • @kadarkhalifabdi9664
    @kadarkhalifabdi9664 ปีที่แล้ว +4

    Maxaa ka faaiideen 😀kaligii Taliye ay rideeen dawlad kama danbaynin

  • @Elmibarkadleh
    @Elmibarkadleh หลายเดือนก่อน +1

    Dayax fuuul❤❤❤❤dayax guuul

  • @Dayib8
    @Dayib8 11 หลายเดือนก่อน +3

    Allaha u naxariisto ilen abwaanku waxu ka mid ahay dadka dumiyay dowladii kacanka

  • @suubanhersiabdulle8309
    @suubanhersiabdulle8309 ปีที่แล้ว +3

    Qisadii faarax gololey noo soo raadi

  • @SiciidXirsi-tm9vj
    @SiciidXirsi-tm9vj 8 หลายเดือนก่อน +2

    ❤😊❤❤😊😊❤😊❤😊❤😊❤

  • @fahmahassan6335
    @fahmahassan6335 7 หลายเดือนก่อน +2

    Mahadsanid ❤

  • @yusufbashiir4322
    @yusufbashiir4322 ปีที่แล้ว +5

    21-kii sano ee uu xilka hayay madaxweyne Mohamed diyaar bare waxa uu la dagaalamey siyaasiyiin musuq-maasuq tuuga ah iyo khaa'inul waddan in aysan ka mid noqon dowladdiisa, waxaa hadda 2023 xilal dalkeena ka hayo tuug musuq-maasuq iyo khaa'inul waddan iyo dagaal oogayaashii hore iyo kuwa hadda ku jira kooxda Arsenal FC,, Waxaan filayaa inaynu 33 sano ka hor aan ka fiicnayn markii loo ego sida hada aynu nahay waxaanu haysanay sharci iyo kala danbeen dawladeed oo shaqaynaya nidaam caafimaad oo bilaash ah oo loo siman yahay.wax barasho oo bilaash ah. Hadana waxaan nahay Qaxooti ku nool qaarad kasta aduunka 33 sano ee lasoo dhaafay ,, we're finished Society Alxaqiiqa

  • @FatimaYousuf-ud8xg
    @FatimaYousuf-ud8xg 11 หลายเดือนก่อน +2

    Allah how naxaristo labadodabaa

  • @cademarwaan1621
    @cademarwaan1621 ปีที่แล้ว +5

    SIYAAD BARE NAXRIS ALHA SIYO GAFAFKI OGALAY ALHA KADAMBI DHAFO KAWARN NIN SUGANTA DADKA KU KICINAYO XABSI KASO SARAY BAABUR SARAY HOTEL DAJIY ISKA DAMSHADYO

    • @QarniJoog102
      @QarniJoog102  ปีที่แล้ว

      😃😃😁

    • @HamseAbdilahi-f7v
      @HamseAbdilahi-f7v ปีที่แล้ว +1

      Siyaad barre madax weyn umadda somaliyeed ayuu ahaa qaladad ka uu galayna Allah ayaa kala xisaabtamaya Allah ha u naxariisto

    • @HamseAbdilahi-f7v
      @HamseAbdilahi-f7v ปีที่แล้ว +1

      Qalad kasta oo uu galay waxa jclh inuu allah u naxariisto kana dhaafo wlh aniga xata ka so jeeda Somaliland ummada somaliyedana aminsnthy inuu qaladka ugu weyn umada somaliyeed ka galay gaar ahaan ummada aan ka soo jeedo balso marka kowaad wuxuu aha qof muslim ah ta labaadna nin somaliya oo wadani ah oo waxyaabo badan oo madaxada manta ay ogalaaden aan ogoladeen jacyl uu u qabay dhulkiisa hooyo 😢

    • @badarsiciid3718
      @badarsiciid3718 9 หลายเดือนก่อน +1

      aabahaa doqonimada ka was ninka 5 sano yo badh jeel lagu hayay sabab la aan wax aan sakaaro ka biirsan muskax ahaan inaad udhimato waxa ka fiican inaad caadi udhimato siyad bare cadaalad daro yo dulmigii wuu sameeyay ayaa maanta wali ka holcaya koonfur

  • @mahadshariif1793
    @mahadshariif1793 ปีที่แล้ว +3

    Lejan waa sugayay mahadsanid

  • @gureycade6981
    @gureycade6981 ปีที่แล้ว +4

    masha bro no soo badi

  • @QuujeQarni
    @QuujeQarni ปีที่แล้ว +3

    Maseexdo ilaaa aan daawado chanelkan qarni joog

  • @Najmah21371
    @Najmah21371 10 หลายเดือนก่อน +4

    Allah ha u naxariisto🤲😭

  • @wallaalkasamalida329
    @wallaalkasamalida329 ปีที่แล้ว +3

    Second comment
    Golden voice 😂😂

  • @AbdiPianoChannel
    @AbdiPianoChannel 20 วันที่ผ่านมา

    Afweyne Gaal Jaahil Bare markuu Nigeria ku bakhtiyay qudhunkiisii waa lasoo tahriibiyay. Allah Afweyne jahanaba iyo Samhariira ayaa uga baryayaa. Nacdal ayaa kutaal asaga iyo wixii dhalayba

  • @saynab7503
    @saynab7503 11 หลายเดือนก่อน +2

    Abwaankii waynaa ee aan ka dhicin singub ma ilowday

    • @QarniJoog102
      @QarniJoog102  11 หลายเดือนก่อน

      Maya Masuul

  • @fardowsoxusen192
    @fardowsoxusen192 9 หลายเดือนก่อน +2

    Allaha uwadanaxariiso dhamaantood

  • @AweesMaxamud
    @AweesMaxamud ปีที่แล้ว +3

    Allaha.una.xariisto

  • @Axmeds222
    @Axmeds222 ปีที่แล้ว +4

    Hore u soco wll

  • @barkhatabdi1248
    @barkhatabdi1248 ปีที่แล้ว +3

    Mahadsanid ustaad

  • @abdulwakuukaligaa889
    @abdulwakuukaligaa889 ปีที่แล้ว +3

    JAZAKA ALLAH akhi

  • @AhmedHassan-ys3wv
    @AhmedHassan-ys3wv ปีที่แล้ว +3

    Buugii abdillahi yusuf axmed ee halgan iyo hagar daamo soo turjun

  • @IsmailIsmail-on3pb
    @IsmailIsmail-on3pb ปีที่แล้ว +2

    Sixid:
    Lixdeenaa. (×)
    Lixdayadaa (_/)

  • @mahadhodey2774
    @mahadhodey2774 2 หลายเดือนก่อน

    Qabyaaladii hadraawi miyaad noo buunbuuninaysaa muse bihi muxuu uga hadli waa yay

  • @abdikarinyare8398
    @abdikarinyare8398 ปีที่แล้ว +2

    Sobadhi wllo

  • @ahmedzakaria8953
    @ahmedzakaria8953 9 หลายเดือนก่อน +2

    From qansax dheere ❤

    • @QarniJoog102
      @QarniJoog102  9 หลายเดือนก่อน +1

      Waanba Wayay Wax Reer Qansaxa

  • @AbdiDjama-z7i
    @AbdiDjama-z7i 3 หลายเดือนก่อน +1

    Abdi farah

  • @AbdiDjama-z7i
    @AbdiDjama-z7i 3 หลายเดือนก่อน +1

    Nima jama

  • @yousufhamad1796
    @yousufhamad1796 28 วันที่ผ่านมา +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂❤❤❤❤❤❤❤❤😂❤

  • @aminamuhumed9012
    @aminamuhumed9012 ปีที่แล้ว +2

    ❤❤🎉❤🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😅😅😅❤❤

  • @ibrahimCabdulahi-ui9kr
    @ibrahimCabdulahi-ui9kr 11 หลายเดือนก่อน +2

    Sd

  • @sahal16abdi81
    @sahal16abdi81 ปีที่แล้ว +1

    Yjnj

  • @abdiali681
    @abdiali681 ปีที่แล้ว +1

    Been bdna

  • @SomgreenSom-greenonline
    @SomgreenSom-greenonline 5 หลายเดือนก่อน +2

    Alaahu akbar

  • @AbdiDjama-z7i
    @AbdiDjama-z7i 3 หลายเดือนก่อน +1

    Abdi farah