Qqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqq1 di un nuovo conto corrente di cui ti parlavo ieri sera per caso ho assistito parole di due generale Somali uno di loro avuto una cosa non piacevole da fare quello che volete MOGADISHIO e che non vero uccisione I figlio di un bambino di due anni fa da un padre di Hawiye o sei dimenticato di te il tempo e il tempo e il tempo e il tempo e ti faccio sapere il bene che ha 😂il mio gioia sono sempre stato un grande piacere di conoscerti e di essere umano attenzione che HAWIYE si vendiche 45:47 45:47 ranno nostro figli tu non sei essere umano attenzione
ايها الفاضل هل قبيلة الدرارود قبيلة عربية تنحدر من الشيخ دارود اسماعيل جدهم الشيخ عبدالصمد بن اسماعيل هل هذه القبيلة من العرب ومن أبناء عقيل بن عبدالمطلب ؟؟؟؟
Qabiilku waa dhaqanka sheydaan. Qof qabiil ku dhaqmaa, Islam maba noqon karo. Ama Somali Islam ah ahow ama qabiil ku dhaqan oo Jahanama isku diyaari. Lacnadda Rabbi ha ku dhacdo wax qabiil isticmaala.
Runtii anigu aad ayaan u necebahay qabiilkan Diintaba ka xoog badan ee asaageen inaga reebay. Waxaa wanaagsan inaan soo gudbinno afkaaraha dhisaya MASKAXDA Soomaalida ee wareertay.
Mashallah barakallahu fiki seydi lakin aniga ma rumesni carab nimada wax rumesanhay in ey somalida carabta ka facweyahin ow adanah afrika kaso farcamay wad ku mahadsanthay waxan ka faiday wax badan lakin carab wax noma galin
Sheikhu waxa uu inoo sheegayaa waa feker kiisa wax badan keedu books ku qoran maaha. Waxan u baahanahay maaha feker qof waxan u baahanahay wax qoran o la xaqiijin karo
Erayga KARE hadda ayaan isticmaalnaa oo waa KARID sida MA KARTAA in aan I Caawiso? KARID micnaheedaa ah AWOOD ALLE AYAANA AWOOD LEH. Aad ayaad u mahadsan tahay Ustaad.
Mahasanid sheekh Sayid. Wa runtaa qabiilada soomaalidu waa xulufaysi iyo dad isku yimid ugu badnaan 1000 sano ee la soo dhaafay.lkn isku dhiig iyo abtirsiin midna maaha. Qabiiladii ka dad'a wayna ee ka horeyayna sida Ajuuranka, Xarlada iyo kuwa kalena way ku dhex milmeen kaliya aan ka ahayn reerka Raxanwaynta . Professor Abdalla Mansuur ( Somali linguistic and anthropologist of former Somali National University and now a professor of Torino University) sidaas oo kale ayuu u sharxay hadda kahor. Lkn sheikh waxaad wax ka sheegta xidhiidhka ka dhexeya sedexdan magac Ajjuran, Ajji iyo Yejju? 1) Ajuuraan waa boqortooyo iyo qabiil hore oo soomaali ah. 2) Ajji waa qabiil soomaaliya oo waxan anigu ku arkay Shabeleada Hose. Gabadhi soomaali ugu quruxda ayagaan ku arkay wagaas.Waxaa waagii hore aan soo gaadhaynay xaga gabeedka iyo woqooyiga iyada oo soomaalida loo kala saaro Ajji iyo Soomaali ama Ajji iyo inta kale. Xagaa konfurta inay hawiye ama mirflaha ka tirsanyiin ayaan u malaynayaa. Arrintaas maxaa ka jira? 3) Yejju waa qabiilkii boqortooyada Xabashida ahaa ee xukumi jirtay qarrniyadaa 15-gii , 16-gii ,17-gii ilaa kii 18 -naad woqoyiga Itoobiya gaarhaan dhulka Wollo iyo qaybo Gondera oo aslkoodu Oromo ka soo jeeday muslimiina ahaa lkn markii dambena gaaloobay oo dabadeedna Christaan Amxaadara iyo Tigregu inqilaabeen boqoradoodii. Ilaa haada way deganhiin dhulkaas oo magiciina ma badelin.Taariikhda bookta xabashida wali way ku qoranyiin oo waa lagu bartaa iskuulada. Waxan laguma magacaabi jiray boqortoyada Warra Sheikh ama Warra Sheikh Omar (reer Sheekh Cuma.) Boqoradii ama madaxdii Menilik iyo Xayle Salaase qabasadeen ama lashaqaystayna waxa ka mid ahaa Ras Aligaz, Ras Gusgsa, Ras Ali II. Al Fiqi Axmad Sahiin niinki qoray Buugii Fatuhu -al Xabash wuxu yidhi waxay dadkani garabsiinayeen xukunmadii Axmed Guray waqtigiisii. Boqoradi dambe ee xabishiduna markii dambe sidaas darteed ayay u curyaamiyeen dadkoodii , dhulkoodii iyo noloshoodiba.
@@minursa02reer sheikh isxaaq ma ahan miyaa irir samale 😂😂😂 dadkii dhamaa oo somaliyeedba waxaad ka dhigteen cid cid la raciyay iyo kuwo so dulay war ka daaya umada waxas
Actually boqortooyadu Tutsi gu waxay jirtey ilaa 1500 sano. Sheekhu wuxu isku qaldayaa oo aanu fahmin luqada ha and how they evolve. Tutsi waa Kushitic waxa aynu na kala leexanay illa 2500 years ka hor. Waaq waxa isticmaali jirey dad ka Kushitic ga oo dhan. Magacya badan ayay nuna wadaagnaa markaa xidhiidhka luqadeheena ka dhexaya ayaa badanaa lagu qaldamaa.
Sh. Muhimadda ha la saaro sida loo heli lahaa inta calanka buluuga lagu bayaamiyey. Waa in la isku keeno somaligalbeed, woqooyi, koofur jabuuti iyo N.F.D.
@@SayidAbdirahman Inshaa Allah walaalkeeyow, aniga Magaceeyga waxaa layiraahdaa Dr. Hasan (Apollo) Diriye Abdi-Noor-Haadi Farah Ahmed Cegalle Roble(Balle) Mohamed-Waqron Yusuf Hasan Ahmed. Oo reer A-Joranm Sevetle oo 2862 sano kahor Arab iyo Africa da Bari Deganaa si aan Muran laheen iyo Dagaal, xattaa Waqtigii Nabi Mohamed (saw, scw) Sheikh Ahmed Nejoash oo Sultanka u ahhaa Ethiopia waxaa lagu Magacaabijiray Sh. Ahmed Abjar Al-A-Joranm Sevetle. Waxaan kaloo kuu sheegayaa in xattaa Dadkii Dagaalka ka qaybgalay ay Samali Ahhaayeen Xattaa 4ta qabiil Dhabuubo waa ka mid ahhaayeen iskadaa Oromo iyo Benshangul dadkaas waa Ciidamadii Ahmed Gurey kuligood waana lakala qoqobay welina gacabgaalo kama xorrobin ee Samalidaan taariikhada Europe kalumyeen warkooda waxaa wanaagsan in DNA runtta ah la ogaado iyo xaqiiqada Allah hanuunka iskaleh Wabillahi Tawfiiq
😂😂😂wan qoslay waliba hadu aqoon magaca garxajis miyu dadka waydiyo waliba taariikh badan uu qalday iya ka buuxa waxu sheegayo ta saam ibnu nuux iyo qaar kalo badan marka waxay sheekadisu uu so biya shubatay uu uu socday inu yidhado garxajis isaaq ma aha sheekh isaxaqna ma dhalin Ku laha somalida inti abtirsinadisa toban dhaafto waxba iskuma aha 😂😂😂 labatan iyan gaadha intan so tiriyayna inaay dhiigaaygi yahin wan ogay sidan 8 ilmo sheekh isaxaq uu ogay inay ila dhasheen
@@hodanali6106 Adiga awoowga magacisu daar oo carbiya oo macnihisu yahay guri marka afsomali lo tarjumo miyad arag markad anga yahuud nagu sheegeyso mida kale awoowgin sawtaad lahayden wa carab😂😂maxa somali iniga soo galay oo so uray inkaso isaaq cidu somali ka galo la yaqan daarood meelu somali ka galo lama yaqaan mida somalida magacyo isku dhafa iya laga helyada adeer isaaqba magacyo isku dhafa way leeyin oo carab iyo somaliba iskugu jira marka anigu wan ini fahnsanay adeer somalida aan carbta daarood ahayn way ogyin isaaq inu dir yahay dir iyo hawiyana wa walalo ee awoowgin raadsada waxba isaaq haku so walanine
@@Aw88-c1ranigoo aan Isaaq ahayn isirka soomaaligana aad u baadha waxaan caddayn karaa Isaaqa dhabta ahi in ay yihiin Garxajis(Ismaaciil Sheekh Isxaaq) la yidhaa magaca carabiga ah halka sidoo kale kuwa kaleba leeyihiin magac soomaali ah sida Habarjeclo, Toljecle, Awal iyo Sanbuur marka laga reebo Ayuub, Cimraan iyo Arab maxaan uga bilaabay Isaaqnimada Garxajis 1. Waa reerka u badan 2. Waa boqortooyada guud ee Isaaq 3. Waa reerka xabaasha Aabahood dul degan 4. Waa reerka Sooyaalka Isaaq leeyahay intiisa badan ku xusan hadday tahay tii hore ee ilaa Suldaan Guuleed, Sharmarke Cali Saalax, Muuse Igarre, Cabdiraxman tuur iyo Lixle, 5. Waa reerka dna ahaan xataa isu raacsan dhiiga T-L208 oo ka duwan kan soomaalida kale oo Daarood ka aad ku riixayso ugu horreeyo 6. Waa reerka ugu dhulka iyo degaanka wayn Isaaq oo dhan Marka aan waxaas oo dhan la eego qof kasta oo garaad leh wuxuu qirayaa in Isaaqnimadu yaga ka bilaabato baan is dhihi karnaa
Halkee bay kasoo Jeedaan Dadka Gabooyuhu...ama somaalidii hore ee ladhahi jiray punt : ( Gabooye...)?! Sida ku cad taarikhda, dadkii reer Xaam ( Hamatic people ) Oo Ku abtirsada Xaaam /Ham ( Mid ka mid ah Carruurti Nabi Nuux ) Ayaa muddo ku qiyaasan dhammaadkii ••• The pluvial period '''' waxa ay usoo haajiireen Qaaraddan Madow ee Africa, kaga na yimaadeen dhinacaa iyo Ciraaq ( Mesopotamia ) iyaga oo ka soo galay dhanka Masar/ Egypt. Muddo ka bacdi,is qaabeyn iyo hayaanno joogta ah Waxa dhacay oo ay keentay : in ay dadki ( Reer Xaam) usii qaybsamaan 3 Qaybood ( Branches) oo Waaweyn. 1= kuwa Masar ku hadhay, Sida : Ancient Egyptians ( Masaaridii Hore ) 2= Xaamka reer Waqooyi. Kuwo u Qaxay dhinaca kale ee waqooyiga Africa, Sida : Barber's of Cyrenaica, Tripolitania, Tunisia, and Algeria ; the barbers of Morocco ; the Tuareg and Tibu of the Sahara ; the Fulbe of the Western Sudan, and the extinct Guanche of the Canary Islands. 3= Xaamka reer Bari. Kuwo dhinacan iyo Bariga Africa usoo Qaxay ,, Sida : Beja, the Berberines , the Oromo , the Somali , the Afar , the Danaakil , and most Ethiopians. Dhammaantoodna waxa la isku dhahaa Cushitic people. Hakaas marka aynu marayno , dadkii kushitiga ahaa ee usoo hayaamay Bariga Africa waxa ugu soo horreyay Geeskan Africa , khaasatan ,, dhulkan Soomaalidu degto dadkii``ugaadhsatadii '' qaansoleyda ahaa .. Kuwaas oo ah hormuudkii 4-ta waaxood ee ku soomaalinnimo. 1- Reeraha hadda la hayb -sooco ( ugaadhsatadii ) Iyaga ayaa ka talin jiray dhulkan kuna laha boqortooyin waawayn sida ,, boqortooyooyinkii ''Daami ,,, Yixir ,, Boon...., 2- Waxa iyana xigay oo Ka dabo yimi , Niman xoolo raacato ahaa ( Waranleyda ) oo wata xoolahoodii..kuwaas oo deegaameeyay degayna inta u badan dhulka Soomaalida. 3- Waxa iyana jiray , dad tiro yar oo iyagana Asalkoodu kasoo jeedo Carab oo degay xeebaha waqooyiga , dhulka haatan Soomaalidu degto xiliyo k beegan Islaamka hortii iyo ka bacdi ba. Una badnaa ganacsato iyo diin -fidiyaal ( Scholars ) 4- Qolodan afraad oo ah dad ka Isirren qowmiyadda Bantuuga oo aan Shaqo ku lahayn dadka kushitiga ah ee kasoo qaxay Waqooiyga Africa ahna Beeraley degayna webiyada jubba iyo shabeele jiinkooda. Marka la isku daro guud ahaan 4-tan qolo ayuu Samaysmayaa Magaca Soomaali iyo dadka uu matalaa ba. Waxa hadda ba Isweydiiin leh , Maxaa waqti xaadirkan iyo qarniyo badan horteed ba dadkii asalka u laha dhulkan ka dhigay kuwo lahayb -sooco ama la takooro?! Jabkii u horreeyay waxa u geystay. iimaanshihii uu Islaamku soo gaadhay Geeska africa kana soo galay Waqooyiga dhulka Soomaalida. ( Xeebaha ) Waaqtigaas oo ay dadku haysteen diintoodii Facaweynayd ee ay kala mid ahaayeen dhammaan dadka Geeska Africa degan. Waa weyneynta iyo Cabuditaanka ilaaha '''WAAQ' Sida ay aynu wada ogsoonahay , markasta oo ay diin cusubi timaaddo waxa ka gadooda oo garabka ku dhufta madaxda iyo waxgaradka ay leeyihiin dadka ay soo gashay diintaaasi, iyaga oo ka cabsi qaba in uu maamulka iyo taladu gacantooda ka baxaan , isla markaana ay ku firiyaan diintii ay ka dhaxleen awoowayaashood. Waxa kale oo aynu ka war qabnaa in diin kasta ay ugu hor rumeeyaan dadka taagda-darran iyo Addoonta kuwaas oo ay waxyeelo badani kasoo gaadhi jireen BOQORADDA Awoodda sheegtay iyo dabaqadda ku xeeran maamulkaas , iyaga oo naawiliya in isbeddelkan bulsheed ee cusubi uu xaqooda usoo dhicin doono. Dadkii raacatada waranleyda ahaa ( kuwa hadda sheegta LAANDHERANNIMADA ) oo waqtigaas ahaa dad u guumeysan boqortooyooyinkaa kibray ( kuwa hadda lagu suntay ( LAANGAABNIMDA ) Kuna jeerfalay xuquuqdii dadyowgii xukumaayeen waxa dhex maray dagaallo qadhaadh oo lagu jabiyay boqortooyooyinkaas , Sida tii DAAMI ee ay lahaayeen dadka hadda Tumaalka loo yaqaan iyo kuwo kale u badan Sida besha MUSE DHARIYO ee beelaha gabooy ka tirsan kuwaas oo xundhuur u ah xafada daami loo yaqaano hadda. Dadkaas guuleystay iyo Islaamkii Cusbaa ee ay qaateen ba waxa uu qabjebiyay Sharafkii iyo maamuuskii Boqoradaas kibray iyo dadyowgii hoostageeyay ba , xukunkana ka tuuray maamulkoodii iyo diintoodii WAAQ. Taarikhdu waxa ay ina bartay Casrul Jaahiligii ' Cid waloo xoog lahayd, Sida Reer , Maamul , Boqortooyo..oo jabta ba, denbiyona galay : waxa uu xukunkoodu ahaa in la takooro lana qabjebiyo si aysan mar labaad usoo hawaysan xukun iyo maamul damde. Halka kuwa guuleystana ay tiri jireen wax kasta oo wanaag ah oo ay laaheeyeen falkin jireena been abuuryo fara badan oo dil ku ah dadnimadooda iyo sumcadooda , si loo fogeeyo looga na dhigo wax baas oo aan u qalmin in xitaa lala xaalo ama lala xidhido. Waa midka labaad ee, reer walba oo jabay, Nin walba oo dakano qabiil geystay, mid baxsada ah, boqortooyooyiinkii reeraha kale ee jabay ka bacdi iyaga..cid walba oo daanta iyo duruuftu kaliftay ba waxa ay hoos tageen dalladaa ka takooran dadyowga kale, kuna suntanaadeen in aysan Gob ahayn ee aye yihiin Gun Midgo ah . Taariikhdana waxa qora uun ninkii xoog leh.
Video-ga halkan laba jeer bey kasaareen ee bogga Aw Yuusuf kadaawo. M/sanid.
www.awyuusuf.com/video/htm/khadiija.html
Qqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqq1 di un nuovo conto corrente di cui ti parlavo ieri sera per caso ho assistito parole di due generale Somali uno di loro avuto una cosa non piacevole da fare quello che volete MOGADISHIO e che non vero uccisione I figlio di un bambino di due anni fa da un padre di Hawiye o sei dimenticato di te il tempo e il tempo e il tempo e il tempo e ti faccio sapere il bene che ha 😂il mio gioia sono sempre stato un grande piacere di conoscerti e di essere umano attenzione che HAWIYE si vendiche 45:47 45:47 ranno nostro figli tu non sei essere umano attenzione
❤
Sheekunal faadil sheekh isaxaaq wiilashiisa waa wada soomaali sida Tolkecle,, garxajis,,magaado,,
sanbuur sh isaxaaq
Habar cabuusho eeg magaca habar waa soomali
😊😊😊
ايها الفاضل هل قبيلة الدرارود قبيلة عربية تنحدر من الشيخ دارود اسماعيل جدهم الشيخ عبدالصمد بن اسماعيل هل هذه القبيلة من العرب ومن أبناء عقيل بن عبدالمطلب ؟؟؟؟
thank you adeer qabilka waba nacebahaay cala ku taale somalida waa walalo dantina garta plz qabiliste naha aasa yaa muslimiin is cawiyah ❤❤❤
Qabiilku waa dhaqanka sheydaan. Qof qabiil ku dhaqmaa, Islam maba noqon karo. Ama Somali Islam ah ahow ama qabiil ku dhaqan oo Jahanama isku diyaari.
Lacnadda Rabbi ha ku dhacdo wax qabiil isticmaala.
Somalidu waa qabiilo la isku keenkeenay...oo faan iyo kibir badan...oo aqoontu aad ugu yar tahay...waan ku salamaya nin si fiican kuu yaqaan...
Sheikh abdirahman sheikh Aqoonyahan tariikhda Somalia aad u yaqaano waa Mahadsanid thanks brother abdirahmaan waa u baahanahay waayo aragnimada inaa umada somali ugu faaiideyso lheer Allah ku siiyo waa
Mashaallah adeer allaha ku dhowro barnaamijka wan ku xidhanahay.
Jazakalah khayr somalidu qadiimi bay ahay inkstaoo watigaa hore oromo somali canfar isku milmeen
Mashallah shiikh adigo masar noodhaxee ileen tariidenii way xadan
Allaah ha u naxiisto sheikh yuusuf kowneeyn 😮😮😮😮
Sheekhow taariikhdaada waa maa shaa Allaah
Asc yaa sheekh aadbaad inoo canfacday allah hakudaayo midbaankaacodsanaya kitaabka taarikhda af carabiga kuqoran magaciisa inososheeg. Ceel-kare dadkadaga Gariiraha ah taariikhdiisana noosoosheeg.mhdsnd
Laba kitaab baan maktabada Al Azhar ku arkay. 1. Fatuuxul Xabash 2. Taariikhdii hore ee qabiilada Carabta (التاريخ القديم للقبائل العربية)
Waxba kama yaqan taarikhda somalida
Mansha Allah sheikh seydii Allah haku barakeeyo wax badaan Ayan kafaeeday mansha Allah
Sh waxaan rabaa so ma moodid in luqadi hore ee dadaka kuhadli jiren in uu Kare kuhadlayo
Runtii anigu aad ayaan u necebahay qabiilkan Diintaba ka xoog badan ee asaageen inaga reebay.
Waxaa wanaagsan inaan soo gudbinno afkaaraha dhisaya MASKAXDA Soomaalida ee wareertay.
Diinteed heysataa ?
Mahadsanid sheikh Abdirahman, waa Taariikh muhiim ah.
Shaikhow Digil iyo mirifle waa wiil iyo adeerkii waana dad wada dhashey waana ku jiri kaaraan dad sheegat ah.
Mashallah barakallahu fiki seydi lakin aniga ma rumesni carab nimada wax rumesanhay in ey somalida carabta ka facweyahin ow adanah afrika kaso farcamay wad ku mahadsanthay waxan ka faiday wax badan lakin carab wax noma galin
Masha Allah cilmigaaga alle hakuudayo wlll wxbaan kaa bartay jazaaka Allah
Maansha allaah taariikh wanaagsan oo faaiido badan leh inaanu waxbadan ka ogaano taariikhda soomaalida laakiin taariikhda isaaqa ciisaha iyo samaroonka iyaga halkeed dhigt.nay anigoo kasoojeeda qabiilka isaaqa
Abtiyaday marbaan ka hadli doonaa taariikhdooda. M/sanid
Ok waad mahadsantahay insha allaah waanu sugaynaa inaad wakhti kahadlidoonto taariikhda abtiyaashaa
@@SayidAbdirahmanisaaq maaha waa isxaaq mida kale abtirsiimada reerku waa wada carbeed
@@SayidAbdirahman adeer waxad ka so hadasha taariikhda qabiilka Ciise wayo qabiilka Ciise boqortooy fara badan ayo laha balse taariikhda qabiilka ciisaha waa laa asaay baal taariikhdiisa wax nuga sheeg tnks
Adeer punt ma,ha ee waa pun of land waana puntland laand macanuhuna waa dhulkii uduga
Mahadsanid sheikhow.
Sheikhu waxa uu inoo sheegayaa waa feker kiisa wax badan keedu books ku qoran maaha. Waxan u baahanahay maaha feker qof waxan u baahanahay wax qoran o la xaqiijin karo
Warkaaga ma qaadan taariikhdaada waxbaa ka khaldan
ilahaay waxaan ka baryaah adeer culmigaa inu ku siyadiyo iyo cimriga cafimaad kuwaar adeer❤❤❤❤❤🤲🤲🤲🤲
Punt ma ah gof waa dulkii uduga ama udgoon ka.tariikh dadu Intaa badan mah sax.
Erayga KARE hadda ayaan isticmaalnaa oo waa KARID sida MA KARTAA in aan I Caawiso?
KARID micnaheedaa ah AWOOD ALLE AYAANA AWOOD LEH.
Aad ayaad u mahadsan tahay Ustaad.
SubhanAllah ya rabbi 👉👉👉💎☝️🤲🏾🇸🇴🌍🪐👑🐎💧🪙🦋💵🦅💳🪪💴💸💶💷✨🌹🥀✍🏿🙏🏽🕋❤️🇸🇴☪️🪐🌍👉🤲🏾☝️💎👑AllahuAkbar👉🤲🏾☝️
Magaca darood ee waa Dar'cood waa kox duulimad ah
Amazing video👍. مشاء الله
Sallahu caleeyhi wasaallam Sallahu caleeyhi wasaallam Sallahu caleeyhi wasaallam Sallahu caleeyhi wasaallam Sallahu caleeyhi wasaallam
Asc shakh waa runta aniga aya ah jidwaq xata wagi axmed guray suldanka yabareda oo ah jidwaq ayu warqadi ugu horaysay udiray
Taarikh dadu wa khiyaal.
😮😮😮 Qolo walbaa waxaay dhahdaa qolyahaas naga lumaay😮 dadku hadaay heli lahaayeeyn reeero degan yeey sheeegan lahaayeeyn😮
Thanks sayid waxan jeclan lahaa ina kasohdasho carab salax ama meheri
Kuwaas 8 oday kaliya bay ka tirsadaan meheriyiinta Yemen. Taariikh dheer uma baahna waayo haddeer bay soo guureen.
Taariikh ha dhihin
Ee waxa tiraahda
SOOYAALKI somaalida
Sooyaal waa geedi ama wax soo taxnaa, taariikhda wuu ka duwan yahay
Sheekhoow adigu shaahid miyaad ka aheyd ?
Haddiiba ay maya tahay jawaabtaadu ilaahey unbaa og
Wax nagaga maqanna majiraan,
Kool hadaaad darood tahaay waxba laga oori mayo
Hayaaaay.. Nimankiinna Daarood waligiin sheeko xariir baad noo akhridaan.
Soomaalida cid taariikh ka qortay ma jirto, lakin inay xeeba ka soo degtay oo meelaha xeebaha doonyo keeneen ayaa jirta
adaa bilaa taariq eh hdadan rabin iskaga gudub dad afka hala galine
Mashallah somalia waxay u baahan tahay archeologists iyo anthropologist taariikhda baadha
Interested story ❤
Are Somalian do they know their dissident in case aqoonyahan
buun maaha waa boon qabaailo somaliyeed ayaa la yiraahdaa maanta waana qabaa'ada la yaso
Sh Kare was Qabil katirsan somalida
Qaayaalaad soomaali.niibaa siidii uuraaboo bii. Qaabiil kiisa maraka laama.aamiiniikaro
Haye Orom
Waa run gaalka Anita history gargantuan I sheegaaayaa mama aqbali Karam.
Maanshaallah waad mahadsan tahy si fiican ayaad u dhigty wallo somalidu in ay xulufaysi iskura ceen oo aanay isku dheeg ahyn waa dhab iny qoomiyada afrika ugu wayn yihiina waa shaycad laa kiin gumysigu taariikh dooda waa la aasay oo somaliya ayaa lagu koobay si aanay aduunka u qabsan ayaa loo wiiqay hadadna waa lgu wadaa balse haday intani istaqana is ixtiraamto waa laga yaabaa iny aduunka qabsadaan somalida asalka ahi bal eeg ruwaada waasomli itoobiya aabi waa somali saamiya yugadha waa somali saxraha afrika waa somali aduunka afrika waa qoomiyada ugu wayn ee la kala qariyay taariikh dooda markaa ilaahy ha soo saaro awoodooda iyo karaama dooda inshaallaah
Masha Allah Sayidi. Waxbadan baan rabay inaan wax ka ogaado qawmiyada Tuutsi.
Daarood iney jilib hawiyaa iney sheegtaan kama daalaan miyaa?
Daaroodka naftiisa ayey jilibo Hawiye ahi kabuuxaan.
Ustaad maxaa cilmi kaa buuxa.
Alle adeerow maxad run sheegtay
Masha Allah, waad dadaal badan rahay.
Mahadsanid
Maa shaa alaah shiiqu wax badan waasoo dhoweeyey lkn 10 ab maaha waqtiga leys xulufeystey
Mahasanid sheekh Sayid. Wa runtaa qabiilada soomaalidu waa xulufaysi iyo dad isku yimid ugu badnaan 1000 sano ee la soo dhaafay.lkn isku dhiig iyo abtirsiin midna maaha. Qabiiladii ka dad'a wayna ee ka horeyayna sida Ajuuranka, Xarlada iyo kuwa kalena way ku dhex milmeen kaliya aan ka ahayn reerka Raxanwaynta . Professor Abdalla Mansuur ( Somali linguistic and anthropologist of former Somali National University and now a professor of
Torino University) sidaas oo kale ayuu u sharxay hadda kahor. Lkn sheikh waxaad wax ka sheegta xidhiidhka ka dhexeya sedexdan magac Ajjuran, Ajji iyo Yejju? 1) Ajuuraan waa boqortooyo iyo qabiil hore oo soomaali ah. 2) Ajji waa qabiil soomaaliya oo waxan anigu ku arkay Shabeleada Hose. Gabadhi soomaali ugu quruxda ayagaan ku arkay wagaas.Waxaa waagii hore aan soo gaadhaynay xaga gabeedka iyo woqooyiga iyada oo soomaalida loo kala saaro Ajji iyo Soomaali ama Ajji iyo inta kale. Xagaa konfurta inay hawiye ama mirflaha ka tirsanyiin ayaan u malaynayaa. Arrintaas maxaa ka jira? 3) Yejju waa qabiilkii boqortooyada Xabashida ahaa ee xukumi jirtay qarrniyadaa 15-gii , 16-gii ,17-gii ilaa kii 18 -naad woqoyiga Itoobiya gaarhaan dhulka Wollo iyo qaybo Gondera oo aslkoodu Oromo ka soo jeeday muslimiina ahaa lkn markii dambena gaaloobay oo dabadeedna Christaan Amxaadara iyo Tigregu inqilaabeen boqoradoodii. Ilaa haada way deganhiin dhulkaas oo magiciina ma badelin.Taariikhda bookta xabashida wali way ku qoranyiin oo waa lagu bartaa iskuulada. Waxan laguma magacaabi jiray boqortoyada Warra Sheikh ama Warra Sheikh Omar (reer Sheekh Cuma.) Boqoradii ama madaxdii Menilik iyo Xayle Salaase qabasadeen ama lashaqaystayna waxa ka mid ahaa Ras Aligaz, Ras Gusgsa, Ras Ali II. Al Fiqi Axmad Sahiin niinki qoray Buugii Fatuhu -al Xabash wuxu yidhi waxay dadkani garabsiinayeen xukunmadii Axmed Guray waqtigiisii. Boqoradi dambe ee xabishiduna markii dambe sidaas darteed ayay u curyaamiyeen dadkoodii , dhulkoodii iyo noloshoodiba.
جزاك الله خيرا
شكرًا
Wcs shukrn
Sheekow waxaan kuu haya in sayyid mohamed abdilee usan aheyn ogaaden .waxaana kuu haya cadeeyn
War noo sheeg maxaad haysaa keen cadaynta
Harare was built at the end 9th century.and septic speaker .Where were you ?
Wllow isaq dir ma ahan miyaa
Meel Reer Sheekh Isxaaq Dir looga saaray anigu ma ogi!
Reer Sheikh Isxaaq dir mahaan, coolaadihi Somali daax yaleey ogeed bey xuulafo la ahayeen. Waakhtiyahaas reer Mise qoolo keligeed dinaac Utagneed baaba jiriin. Sidii dagaaladi faatxu xaabashaba reero laisuraaciyeey ayeey Isaaq dir oo kabadhaan difaaca Iyo daruufaha ugulanoolayeen.
@@minursa02reer sheikh isxaaq ma ahan miyaa irir samale 😂😂😂 dadkii dhamaa oo somaliyeedba waxaad ka dhigteen cid cid la raciyay iyo kuwo so dulay war ka daaya umada waxas
@@ifraaxmuxudin1562 Waa bilaa Iriir Samaale, dir iyo Oromo. Waxa calaamka bareey xulufeeysi (NATO iyo WARSAW) waa ummadan wada xulufeeysaan aan coolaad iyo dulaan mooye waax kale aan aqoon. Adhii I sheeg waax kale aan dagaal iyo qaas aheen ey Somali kufiicaan yihiin?
Jidwaaq iyo ajuuraan kee lasgeegtaa
Tariikhda aad sheegaysid inteeda badan qabiilka Ciisaha ayaa dhaqan ahaan uu hayaa oo waa adiga sheegay reerihi la rogay inu raadkoodi yaaalo diridhabe oo dhul cisee ah. Markaas wax badan ayaad ka heli cisaha hadaad wereysato oo waaxa jira reero la yidhaado reerihi dhulka loogu yimid waxaana ka mid ah AKISHE, MADIGAAN ... mahadsanid
Waa ina raadina taarikhda somaliyeed in Sha Allah
Waxa aad ka hadasha waa wax dhab ah oo jira, walaal waxaa tahay qof dadaal badan ee Allah garab ha kugu siiyo baarista aad hayso.
Wax badan ayaan kaa sugeynaa.
Walaal mahadsanid❤❤❤
Sheqow waxaat ilowday cawramale waa qbiil qadiimi ah oo lamit ah ajuuraanka /ajuraanku wali konfarta ilaa
Kenya ayay degaan
Iiga soo waran taariikhda walaaladay Cawrmale
Shiikh carabtu qaar aan magac carab ma wada ahan
Hadaad kadartay
Wallee Taarikhdaadu wey isqabanaysa. Taarikh yada kale waa lagu wareera ✌️ iyo kuush oo Abtirsimo meel loo maro aan jirin
taarikh qaldan ayad ka hadleysaa
Dadkani afkoodu maqornayn dad reer guuraya oon deegan gaara lahayn gartay waxaad maanta qori wayday shalay qoraal wax lagu sameyo majirin ee maanta sug waxa socda hadl unbaad ka adagtahay ee hawlqabad malihid ninkoow😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Asc
Aad baad ugu mahadsantahay
Xilkan ah baadigoobka asalkeenii
Trkh da islaamka iyo ka hor ba.
Anigu reer ahaan warsangeli waxaana ugu tagnaa boqorkii ugu horeeyey ilaa 27 garaad.
Reer walba meel buu ka soo galaa.
Waana 1292 miilaadiga.
Maxaa ka haysaa taariikh ahaan.😂
Beesha Warsangeli waa beel kamid ah beelaha Soomaalida ugu taariikhda dheer, gaar ahaan Daaroodka. Tusaale ahaan sharcigii British colonial rules waxaa kuqoran iney Warsangeli yihiin boqortooyadii British Somaliland. Sidaan qiyaasayana 60% Warsangeli waxay ku dhex jiraan beelaha Hawiye gaar ahaan Abgaal iyo qawmiyada Canfarta.
Sheeq soo badi qubooyinkaada
WAASIDAA TAARIIKHDAA WAA SUURTAL MAKA LAGA REEBO ISAAQA KUWALE WAYISUDHYIHIN DIINTA XAGAMAGACYADA LAGA FIIRIYO WAAD MAHD SANTAHAY🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤
Waxa jira qabaail layidhaa turkaana market naxaan ama waxay kayaabaan weydoqoy garre dadkaasu waa cawaan kalabadh qaawan dear ookallegarre❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
TURKAANA WAA QABIIL DAGAN WAAOOYI KENYA
Like turkana iyo somaalida maxaa kadhaxeeya?
Oday waad xiiqday waxna maad kordhin
Actually boqortooyadu Tutsi gu waxay jirtey ilaa 1500 sano. Sheekhu wuxu isku qaldayaa oo aanu fahmin luqada ha and how they evolve. Tutsi waa Kushitic waxa aynu na kala leexanay illa 2500 years ka hor. Waaq waxa isticmaali jirey dad ka Kushitic ga oo dhan. Magacya badan ayay nuna wadaagnaa markaa xidhiidhka luqadeheena ka dhexaya ayaa badanaa lagu qaldamaa.
Sh. Muhimadda ha la saaro sida loo heli lahaa inta calanka buluuga lagu bayaamiyey. Waa in la isku keeno somaligalbeed, woqooyi, koofur jabuuti iyo N.F.D.
Walaal aad IYO aad ayaad u mahadsan tahay
Waa ku mahadsantahay aqoontaada cilmi baarista ad ku heshay waa na sax Somali waa isku asal waa isku dad
Ninkaan walaalkeey ahhi wuxuu sheegaayo waa malo! Waana dembi inuu Samali iyo Sab oo reer Sham beni Noah (cws). Waxakaliyah oo uu runtta kasheegay waa beenta ay kaqoreen Taariikh Samalida Jamacadaha Gaaladu ku qoreen Taariikhdii lagu qalday oo lagukala qaybiyay. Allah hanaga badbaadsho beenta iyo Tacbiirta ay faafiyaan dad baaritaankoodu ku saleeysanyahay malo mala-awaal. Aamiin Wabillahi Tawfiiq.
Waxaad tidhi "Ninkaan walaalkeey ahhi wuxuu sheegaayo waa malo! Waana dembi inuu Samali iyo Sab oo reer Sham beni Noah" bal fadlan manoo sharaxi kartaa waxaad ula jeedid qoraalkaaga. Erayga Sab ayaad u taqaanaa, yaase dhalay sab? sidoo kale bal noo sheeg taariikhda aan khalday. Adigoo u hadlaya si akhyaar-nimo ah warka nasii. M/sanid.
Adeer Sab waa Reer Yemen weliba Himyar oo Samalidu uttaqaan reer Hamar runtiina waa sheegtay ineey Samalidu badankood kayimaadeen Xagga Yemantta. Laakiin waxaan kaga xanaaqay anagoo ah A-joram Sevetle iyo Jidwaaq wada ah oo ku abtirsanah 9 iyo 8 Samali-beni-Noah ( as) oo weliba coradkooda 8 Samali ah Arapha-sede Awsamali benu Noah (csw) ah. Weliba aadanbaariin DNA ka aan kasoojeedno see ugu cabirikartaa Ham benu Noah (csw) , sida runtta ah raali iga ahhaaw waan ku dembaabay inaad qaladay laakiin waxaan Hubaa ineey Samali iyo Oromada loogoray ineey Cushetic-Tyre yihiin taasna waan wada baaridoona Inshaa allah ee markahore iyo markadambaba iga raali ahhaw waxbadan waa kusaxsantahay laakiin runtu iyo xaqiiqado waa DNA oo aan ku baaraneeyno shebaarkeenna ee Sheybaar gaalo waxba maweeydiino waxaana isku waafaqsannahay inaan Gaaladambe aan aaminin. Allah hanagu hanuunsho Dariiqqa Saxda ah oo saleeysmidoonto siyasaddeena iyo Asalkeenna iyo sidii aan ukala duwanahay oo aan isku dhexgalnay waqtihore ee Allah hannadhoowro weligeen oo Allah hanna mideeyo oo Allah Barakeeyo oo Allah hanna Barwaaqeeyo Aamiin Wabillahi Tawfiiq
@@hasandiriyeabdifarah6379 Mahadsanid walaal. Igala soo xidhiidh boggan; www.awyuusuf.com/contact/xidhiidh.html
@@SayidAbdirahman Inshaa Allah walaalkeeyow, aniga Magaceeyga waxaa layiraahdaa Dr. Hasan (Apollo) Diriye Abdi-Noor-Haadi Farah Ahmed Cegalle Roble(Balle) Mohamed-Waqron Yusuf Hasan Ahmed. Oo reer A-Joranm Sevetle oo 2862 sano kahor Arab iyo Africa da Bari Deganaa si aan Muran laheen iyo Dagaal, xattaa Waqtigii Nabi Mohamed (saw, scw) Sheikh Ahmed Nejoash oo Sultanka u ahhaa Ethiopia waxaa lagu Magacaabijiray Sh. Ahmed Abjar Al-A-Joranm Sevetle. Waxaan kaloo kuu sheegayaa in xattaa Dadkii Dagaalka ka qaybgalay ay Samali Ahhaayeen Xattaa 4ta qabiil Dhabuubo waa ka mid ahhaayeen iskadaa Oromo iyo Benshangul dadkaas waa Ciidamadii Ahmed Gurey kuligood waana lakala qoqobay welina gacabgaalo kama xorrobin ee Samalidaan taariikhada Europe kalumyeen warkooda waxaa wanaagsan in DNA runtta ah la ogaado iyo xaqiiqada Allah hanuunka iskaleh Wabillahi Tawfiiq
umada ha dhumin waxba kama ogidey tarikhda
Aniga waxaan arkay nin tootsi ah oo yiri mareexaan baan ahayn asal kaygii nin qurux badan oo soomali u eg buu ahaa
Halkee ku aragtay. Kasoo duubi kartaa
Reer sheekh isjxaaq waxay ka soo bilaabmaan ama marayaan 8 qarni iyo wax dheer sheekh garxajis baad tidhi garxajis ismaaciil baa la odhan jirey markaa dadku isku wakhtina maaha isku taariikhna maaha
😂😂😂wan qoslay waliba hadu aqoon magaca garxajis miyu dadka waydiyo waliba taariikh badan uu qalday iya ka buuxa waxu sheegayo ta saam ibnu nuux iyo qaar kalo badan marka waxay sheekadisu uu so biya shubatay uu uu socday inu yidhado garxajis isaaq ma aha sheekh isaxaqna ma dhalin Ku laha somalida inti abtirsinadisa toban dhaafto waxba iskuma aha 😂😂😂 labatan iyan gaadha intan so tiriyayna inaay dhiigaaygi yahin wan ogay sidan 8 ilmo sheekh isaxaq uu ogay inay ila dhasheen
Ciyaaraha zayliciga waxa ku jira erayo oranaya sidan: "Abaan Tutsiga Ab Baan U Lahayn". illaa hadda waxa laga ciyaaraa degmooyinka gobolka Awdal.
Very interesting.
Ninkaan darood miyaa
Waa laga yaabaa iyagaa wax jaah wareeriya ma jiro wadan dadkiisu isku meel ka soo jeedo
Waa maxay Sababta uu sheekhu u yidhi dhaman qabiilada Soomaliyeed marka laga reebo Isaaqa?
Yacni abtirsintiisa beelaha reer Sheekh Isxaaq waa wada magacyo Carab ah (Carabta dambe sida Axmed, Cali iwm) oo malaha magacyada Soomaaliga qadiimiga ah (Carabtii hore sida Hawiyaha, Daaroodka, Dirta, DM, iyo beelaha kale)
Abtisiinta ayuu u jeedaa isaaq oo reer shiikh isxaaq ah magac yadoodu waa wada carabi somalida inta kale waa isku dhaf sida harti hawie koombe kablalax xawaadle murursae duduble gare digil midhifle xarla weeteen ajuuraan
@@hodanali6106 Caqli badnidaa! Masha Allah
@@hodanali6106
Adiga awoowga magacisu daar oo carbiya oo macnihisu yahay guri marka afsomali lo tarjumo miyad arag markad anga yahuud nagu sheegeyso mida kale awoowgin sawtaad lahayden wa carab😂😂maxa somali iniga soo galay oo so uray inkaso isaaq cidu somali ka galo la yaqan daarood meelu somali ka galo lama yaqaan mida somalida magacyo isku dhafa iya laga helyada adeer isaaqba magacyo isku dhafa way leeyin oo carab iyo somaliba iskugu jira marka anigu wan ini fahnsanay adeer somalida aan carbta daarood ahayn way ogyin isaaq inu dir yahay dir iyo hawiyana wa walalo ee awoowgin raadsada waxba isaaq haku so walanine
@@SayidAbdirahman
Caqli badanaya meeshad uu socotay iyaay kula fahmaysa oo aha inaad daarood awoowa anu lahayn somali uga so dheex hashid😂😂😂 aaw jabarti sidaad uu wadayna aad somali ugu wareejisay wareejisay aad awoow uga waayday carbtu iyad ku celisay anigo ku ixtiramaya calashan qof weeyn aad tahay inkaso waxad ka sheekeysay intooda badani qalad yahin xita ilmo nuux jabartiyintuna carbta adoonta weeye qureesh ma aha wa dadka madaaw ee carbtu adoonsato
In midab buluuga la saaro ummad dhan oo aan rabin ayaaba dulmi ah. Aduunyada waxaan arko Calanka shaydaanka ayaan ugu necebahay
Tani wataarikh dadka lagu marin habaabaabinayo soomaalidu waxay jidhay 1.200 kun iyo laboboqol sano cidi shaki kawabto aniga ha ilasooxiriirto
Somalia wax ladhaha majiran adeer ee beenta dadka kada qabiilo aan isku isir ahayn ayaa Somalia loo bixiye😂
Waxaad ilowday qabiilka layeraahdo karre ee kunool gobolka shabeelaha hoose ee somalidana ay uyaqaanaan garre
Isaaqu magacyadu waa wada Carabi taa waa la hubaa, Ciise maaha, Gudabursi maaha, Daarood iyo Hawiye iskaba daa
Tariiqda qaar waa qalad qaarna waa sax Daroodka galveedgalay soosaar xilligii Axmedgurey
Rkan ushegayo sax Maha soomaali taariikhdodi lama hayo lama qorin.ta reer galbeedkana ama qadankaro
Masha Allah
ماشاالله❤
Sheekunal faadil sheekh isaxaaq wiilashiisa waa wada soomaali sida Tolkecle,, garxajis,,magaado,,
sanbuur sh isaxaaq
Habar cabuusho eeg magaca habar waa soomali
Wiilasha sh. Isxaaq dhammaantood waa magac carabiya: Muuse, Axmed (toljecle), Cimraan, Abdiraxmaan, Maxamed, Ibrahim, Ayuub, Carab (Arab) iyo Garxajis oo aan sh. Isaaq dhalin lehna magac Soomaali. Garxajis la dhaqan maaha Isaaqa ee labada Daarood ayaa lagu tirin karaa
@@Aw88-c1ranigoo aan Isaaq ahayn isirka soomaaligana aad u baadha waxaan caddayn karaa Isaaqa dhabta ahi in ay yihiin Garxajis(Ismaaciil Sheekh Isxaaq) la yidhaa magaca carabiga ah halka sidoo kale kuwa kaleba leeyihiin magac soomaali ah sida Habarjeclo, Toljecle, Awal iyo Sanbuur marka laga reebo Ayuub, Cimraan iyo Arab maxaan uga bilaabay Isaaqnimada Garxajis
1. Waa reerka u badan
2. Waa boqortooyada guud ee Isaaq
3. Waa reerka xabaasha Aabahood dul degan
4. Waa reerka Sooyaalka Isaaq leeyahay intiisa badan ku xusan hadday tahay tii hore ee ilaa Suldaan Guuleed, Sharmarke Cali Saalax, Muuse Igarre, Cabdiraxman tuur iyo Lixle,
5. Waa reerka dna ahaan xataa isu raacsan dhiiga T-L208 oo ka duwan kan soomaalida kale oo Daarood ka aad ku riixayso ugu horreeyo
6. Waa reerka ugu dhulka iyo degaanka wayn Isaaq oo dhan
Marka aan waxaas oo dhan la eego qof kasta oo garaad leh wuxuu qirayaa in Isaaqnimadu yaga ka bilaabato baan is dhihi karnaa
@@mohamedmuse08 😂😂😂😂 anigoo Isaaq ahyen, taada aayad ba garaneen Maxaa reeraha kale isugu maashquulin. Taadha Oo Zanzibari lagu sheegoo so huubso😂
@@minursa02 aniga waxaan ahay waxaaba qiray cilmiga gaal iyo islaana waxay ii aqoonsadeen inaan dhashii nebi ibraahin ahay qosyki alle doortay aan kasoo jeedo marka ninkii sansibaar ahna anigu quursan mayo waayo waa adoon ilaahay runtuse fanto maaha, sxb😏
Sheekh kitaab ka aad qortay magacii , sideesa lagu heli karaa
www.awyuusuf.com/books/qoraalo/af-soomaliga-quraanka/af-soomaaliga-quraanka-ku-jira-sharaad.html
Shekh ceelkari waxa daga qabiil gariire layrahdo
Taariikhda Qabiilada Soomaalida & Asalkooda Qaybtii 3aad
th-cam.com/video/jfwrTfR-63M/w-d-xo.html
Halkee bay kasoo Jeedaan Dadka Gabooyuhu...ama somaalidii hore ee ladhahi jiray punt : ( Gabooye...)?!
Sida ku cad taarikhda, dadkii reer Xaam ( Hamatic people ) Oo Ku abtirsada Xaaam /Ham ( Mid ka mid ah Carruurti Nabi Nuux ) Ayaa muddo ku qiyaasan dhammaadkii ••• The pluvial period '''' waxa ay usoo haajiireen Qaaraddan Madow ee Africa, kaga na yimaadeen dhinacaa iyo Ciraaq ( Mesopotamia ) iyaga oo ka soo galay dhanka Masar/ Egypt.
Muddo ka bacdi,is qaabeyn iyo hayaanno joogta ah Waxa dhacay oo ay keentay : in ay dadki ( Reer Xaam) usii qaybsamaan 3 Qaybood ( Branches) oo Waaweyn.
1= kuwa Masar ku hadhay, Sida : Ancient Egyptians ( Masaaridii Hore )
2= Xaamka reer Waqooyi. Kuwo u Qaxay dhinaca kale ee waqooyiga Africa, Sida : Barber's of Cyrenaica, Tripolitania, Tunisia, and Algeria ; the barbers of Morocco ; the Tuareg and Tibu of the Sahara ; the Fulbe of the Western Sudan, and the extinct Guanche of the Canary Islands.
3= Xaamka reer Bari. Kuwo dhinacan iyo Bariga Africa usoo Qaxay ,, Sida : Beja, the Berberines , the Oromo , the Somali , the Afar , the Danaakil , and most Ethiopians. Dhammaantoodna waxa la isku dhahaa Cushitic people.
Hakaas marka aynu marayno , dadkii kushitiga ahaa ee usoo hayaamay Bariga Africa waxa ugu soo horreyay Geeskan Africa , khaasatan ,, dhulkan Soomaalidu degto dadkii``ugaadhsatadii '' qaansoleyda ahaa ..
Kuwaas oo ah hormuudkii 4-ta waaxood ee ku soomaalinnimo.
1- Reeraha hadda la hayb -sooco ( ugaadhsatadii ) Iyaga ayaa ka talin jiray dhulkan kuna laha boqortooyin waawayn sida ,, boqortooyooyinkii ''Daami ,,, Yixir ,, Boon....,
2- Waxa iyana xigay oo Ka dabo yimi , Niman xoolo raacato ahaa ( Waranleyda ) oo wata xoolahoodii..kuwaas oo deegaameeyay degayna inta u badan dhulka Soomaalida.
3- Waxa iyana jiray , dad tiro yar oo iyagana Asalkoodu kasoo jeedo Carab oo degay xeebaha waqooyiga , dhulka haatan Soomaalidu degto xiliyo k beegan Islaamka hortii iyo ka bacdi ba. Una badnaa ganacsato iyo diin -fidiyaal ( Scholars )
4- Qolodan afraad oo ah dad ka Isirren qowmiyadda Bantuuga oo aan Shaqo ku lahayn dadka kushitiga ah ee kasoo qaxay Waqooiyga Africa ahna Beeraley degayna webiyada jubba iyo shabeele jiinkooda.
Marka la isku daro guud ahaan 4-tan qolo ayuu Samaysmayaa Magaca Soomaali iyo dadka uu matalaa ba.
Waxa hadda ba Isweydiiin leh , Maxaa waqti xaadirkan iyo qarniyo badan horteed ba dadkii asalka u laha dhulkan ka dhigay kuwo lahayb -sooco ama la takooro?!
Jabkii u horreeyay waxa u geystay. iimaanshihii uu Islaamku soo gaadhay Geeska africa kana soo galay Waqooyiga dhulka Soomaalida. ( Xeebaha ) Waaqtigaas oo ay dadku haysteen diintoodii Facaweynayd ee ay kala mid ahaayeen dhammaan dadka Geeska Africa degan. Waa weyneynta iyo Cabuditaanka ilaaha '''WAAQ'
Sida ay aynu wada ogsoonahay , markasta oo ay diin cusubi timaaddo waxa ka gadooda oo garabka ku dhufta madaxda iyo waxgaradka ay leeyihiin dadka ay soo gashay diintaaasi, iyaga oo ka cabsi qaba in uu maamulka iyo taladu gacantooda ka baxaan , isla markaana ay ku firiyaan diintii ay ka dhaxleen awoowayaashood.
Waxa kale oo aynu ka war qabnaa in diin kasta ay ugu hor rumeeyaan dadka taagda-darran iyo Addoonta kuwaas oo ay waxyeelo badani kasoo gaadhi jireen BOQORADDA Awoodda sheegtay iyo dabaqadda ku xeeran maamulkaas , iyaga oo naawiliya in isbeddelkan bulsheed ee cusubi uu xaqooda usoo dhicin doono.
Dadkii raacatada waranleyda ahaa ( kuwa hadda sheegta LAANDHERANNIMADA ) oo waqtigaas ahaa dad u guumeysan boqortooyooyinkaa kibray ( kuwa hadda lagu suntay ( LAANGAABNIMDA ) Kuna jeerfalay xuquuqdii dadyowgii xukumaayeen waxa dhex maray dagaallo qadhaadh oo lagu jabiyay boqortooyooyinkaas , Sida tii DAAMI ee ay lahaayeen dadka hadda Tumaalka loo yaqaan iyo kuwo kale u badan Sida besha MUSE DHARIYO ee beelaha gabooy ka tirsan kuwaas oo xundhuur u ah xafada daami loo yaqaano hadda.
Dadkaas guuleystay iyo Islaamkii Cusbaa ee ay qaateen ba waxa uu qabjebiyay Sharafkii iyo maamuuskii Boqoradaas kibray iyo dadyowgii hoostageeyay ba , xukunkana ka tuuray maamulkoodii iyo diintoodii WAAQ.
Taarikhdu waxa ay ina bartay Casrul Jaahiligii ' Cid waloo xoog lahayd, Sida Reer , Maamul , Boqortooyo..oo jabta ba, denbiyona galay : waxa uu xukunkoodu ahaa in la takooro lana qabjebiyo si aysan mar labaad usoo hawaysan xukun iyo maamul damde.
Halka kuwa guuleystana ay tiri jireen wax kasta oo wanaag ah oo ay laaheeyeen falkin jireena been abuuryo fara badan oo dil ku ah dadnimadooda iyo sumcadooda , si loo fogeeyo looga na dhigo wax baas oo aan u qalmin in xitaa lala xaalo ama lala xidhido.
Waa midka labaad ee, reer walba oo jabay, Nin walba oo dakano qabiil geystay, mid baxsada ah, boqortooyooyiinkii reeraha kale ee jabay ka bacdi iyaga..cid walba oo daanta iyo duruuftu kaliftay ba waxa ay hoos tageen dalladaa ka takooran dadyowga kale, kuna suntanaadeen in aysan Gob ahayn ee aye yihiin Gun Midgo ah .
Taariikhdana waxa qora uun ninkii xoog leh.
Waxad socotanba ilagay ba na shegay bad marasan haday jasirada dagii jireen maxa loga wayay hada
Maashaa allaah
Reer galbeed ku Amani maayan ee wax kale ma heysa
❤mansha Allha sheekh caqli badan
Wa Tutsi, Kuwo kamid ah oo aan lakulanay waxay nagu yiraahdeen Saddex boqol oo sano kahor baanu idinka nimi
MashaAllah Tabarakallah
Iam so blessed to be Somali man
Darood Nation
Jidwaq, Abasgul
Reer Aw nuh. zat.12:10pm.9dec.2023.NL.