Mashaa allah shakiilay taas hadii ay ku so martay ruubti waa qiiso macanideyda wadhato illahay baa ruunta jaceyl haadi ad wax sharaxad ah neh ku dartay allah suxhana watacaala haka caafiyo Aamiin Aamiin ❤😂☝️🤲
Walalo there is nothing wrong with being 41 years old.even our beloved prophet Mohamed married khadija at 40 years old.and she gave birth to children.and he married Aisha at Avery young age but dint have children.Allah gives everything ❤
Run ahaantii waxaa qurux badnayd guurki hore iyo sodohdii hore ma ahayn inaad qoskii burburiso dhibkaa dambe ee kugaaray ayaana sawab uah nin 7carura qarsaday miyaad shukaansi yar reerki hore uburburisay
Waar tani fariid weeye Naag fariid ahina Reerkeeday Rogtaa baa layidhi e imisa reer Bay iska Rogtay Tolaw Fariidnimada Dumarka e xad dhaafka ahi waxay dhashaa inay Raga heshiin waayaan oo mudo yar ay kala tagaan Raga HHHH
FAADUMO / QISADII DHAMAYSO
th-cam.com/video/eyXT1m_ltL8/w-d-xo.htmlsi=z3Zck7Obpu93O3ZW
⁰0
❤❤
@@nuuroxuseen7794❤.
❤
😢❤
Mashaa allah shakiilay taas hadii ay ku so martay ruubti waa qiiso macanideyda wadhato illahay baa ruunta jaceyl haadi ad wax sharaxad ah neh ku dartay allah suxhana watacaala haka caafiyo Aamiin Aamiin ❤😂☝️🤲
Waa doqon gabadhani sideebay nin naagkaleh qaba ay ulajoogtaa oo ay raalikutahay ooy raaliyo utahay oo ay naagtii rabay in uu guursado ulasoo hadasho guurkii ugu horeeyay baysifiican ugatagtay oo ay goaan raganimo ugagaadhay laakiin waxakaleh oodhan way isbahdishay jiib layskama dhigo waanaag karti badan laakiin xaga raga way ijajabantahay
Mansha allah walahi wa sheeko cajiiba wooooow abayo ale haku barakeeyo caruurtana ale haku daayo❤❤❤❤❤❤❤
Waa curadii reer cabdi qabaas😂
Shakiira waa funny wlhi.
😂😂😂😂
SHAKIRA SHEEKADII WAXAY XUMAATAY MARKAY WALAASHAA SOO GASHAY WALLAAHI SIDAAN SHEEKADII U MACAAN SANAYEY, AYAAD GASHAY SHEEKADII DIRICA SHIIDKA AH QAADKIIBAA DHADHAMIWAAYEY JACAYLKU KHASAARE XUMAA.😮😮😮😮😮😮😊😊😊😊😊😊
Masha allah Masha allah Masha allah Masha allah Masha allah Masha allah Masha allah Masha allah Masha allah
Mid hilmaamtey caruurtaada aabe LA aan bay koreen
Waan laadhacay shekadan masha allh ❤❤❤❤
Walalo there is nothing wrong with being 41 years old.even our beloved prophet Mohamed married khadija at 40 years old.and she gave birth to children.and he married Aisha at Avery young age but dint have children.Allah gives everything ❤
Maasha alaah waxaad tahay qof wanaagsan
@@MucaadNuur-ep3nf Jazakallah kheiran 🤲
@@MucaadNuur-ep3nf'
Gtt😊q
@@hadliehsaada3743aA¡
Masha Allah ❤❤❤❤
Walaasheey
Salaan sare, shakadaada waa safi
Sharaf ku waar
Mashaallah good story teller😊
Mashallah ❤❤❤ Atkatay wow ❤
walahi shaakiro waa fariid hore u soco
😂😂😂😂😂shakiro wa qosol socodo
Masha allah
bismilah ilahey hakaa cafiyo niman badan baa so gursaday gabadhan oo hada nool oo layaqano subxanalaah benta wa xaaran
Very good and interesting story.
Walaahi gabadhaan dambe waalibaaxad qofkaas ookale ayaa igufiicnayd waayo waa geesiyad hamigeeda kubooda
Mashallah ❤❤❤❤❤
waxa tahay gabadh fariida ahe rabi hakuu daayo ciyaalka iyo odaga
Waa sheeko xiisa badan
Anaan laga xiiso dhacayn
Waa fariid
Masha allah qiso
Masha allah scw scw scw
Macnihiiino muxuu ahaa ileen dad waawayn ahaydeen macnaha guurka waad garanaysaaan
Kkkk gabadhu waa fariid walahi wankahelay qabkay ushekaynayso
Gabdhahan waa isku cod ee Royalaw ciyaarta naga daa . Gabar qura ayaa lix noogu dhigeesaa.. haddey taas jirin ,gabdhaha live u soo saar.
Maashaa alaah waaqiso cajiibah
Meeshan shaqo buu ninkan kawada culus somalyeey arinkan dhaqan somaliyeed haloo fiirsado meesha waxa ka socda
Ileen Naagaha Dasarood ma Xishoodaan waxaana ma wax la sheegaa may iska aamusto
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
😢😢😢😢🎉
Wooooooow
Waa sidaydoo kale😂😂😂😂😂❤
Walaahi taarikh bay nalawadaagtay
May
Alla shakiro shekadeda jecliyaa abe maxaa ukagalay kulahaa 😂dacteda😂❤
Kkkkk way iga qoslisay. Inantani. ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Kkkkk wll mcne runtada mise wat nomeceeyse hhhhhhh
Maaha allah
MAGACA AADLA BAXDAY MA U MALAYNAYSAA IN RAGUKA YAACAY SHAKIRA?
Odayga abahed dadeeda maxaa kagalaya kulahaa odaygu dhulka halistu aaday cidhidhi dareen siyay Shakira 😂😂😂
Shakiira sheeko macaan
Hhhhhh wlhi waa cajiib inantani hada wllo ma lagu guursadey anaba ka helaye
Baastariin waye raga qaar uf nagaha iimaankey la.yihin aqas
Kkkk kal iyo laab ayaan uqoslay😂😂
Wllhy Aniga qosolka duunka😂😂😂😂
😂😂😂😂😂😂
Manshallaah tabaraka Allaah.
Waaw waa ca jiib shekadhan
Waa sheko
Cajiib ah
❤❤❤❤❤
Masha allah shakira I like your story
Allah agbar ❤
As humans we always forget where we came from and what we needed.subhanallah something really sad happened.ur sister is to be blamed.😢disgusting
Shaakira waa LA yayaab
Run ahaantii waxaa qurux badnayd guurki hore iyo sodohdii hore ma ahayn inaad qoskii burburiso dhibkaa dambe ee kugaaray ayaana sawab uah nin 7carura qarsaday miyaad shukaansi yar reerki hore uburburisay
Manshalah abaayo❤❤❤❤
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Qiso cajiib
Waw wxd thy qof yaable funny story
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Kkkkkk waa sheeko yaab leh waa waxa soomaalidu ka aaminsan tahay guurka
Ma guursatay iyo caruur ma leedahay waa jahli aqoon tu guur iyo caruur ayay u yaqaaniin
WAR MAXEEY AHEED NAAG NINKEDA KA SHEYKEY NEYSO IYO NIN RAK AH EE KA KOOBI NAYO LAAXOOLA WAR XISHOODA YArabi
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Alla gabadhu hadal macanaa wariyeyba ku ficneyde
Ax ax 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Wlhi naagaha waxby dheertahy waaqof cajiib ah😂😂😂😂😂😂
Shskiira is not easy 😅
Shakiirina ayadaaba aabaheed .far dheeratay say .sheekadu u wacnayd bay deegaanada halista la aaday😂😂😂😂
❤❤❤❤❤
Ha ha
Alla been iyo Alifaad badanaa Beerka caaro ku goysay been badanaa.ujeedadu waa hablahu Nairobi ha yimaadaan miyaa?.
😢😢😢😢😢
Waan Kuusaaray subscription
Anaa dyaar ah wll
😮
Mise my gugursadoo❤ kkkkk
Shakirahinna inaba caadi ma aha Allahuma Barik 👏🏽👏🏽👏🏽
Balse hooyo saas dhahaysa ma jirto saan filayo wllo hooyo waa naxariis
Alla Shakiiroo Aniga Ku ArkiWaa Shit 41Baaba Sheegtayee Allow 50 Ahow kuma deeyeen
Anaa diyaar ah
Waar tani fariid weeye
Naag fariid ahina Reerkeeday Rogtaa baa layidhi e imisa reer
Bay iska Rogtay Tolaw
Fariidnimada Dumarka e xad dhaafka ahi waxay dhashaa inay Raga heshiin waayaan oo mudo yar ay kala tagaan Raga HHHH
Show aniga wxa la.i.furo.un aman fariid ahyd😅
Gabdhaha qurxoon ragu waa ka baqaan. Mida kale gabdhaha aan furfurnayina ragu waa ka leexdaan
Naag nool iga deh ❤
😢
🤣🤣🤣🤣
Wale sanadkeeka maqariyo
waa haari
Shakiira 😅😅😅😅😅
Asallamalequ Maashalla Maashalla Maashalla ❤❤❤❤
soow qabiilkii ku anfacay❤
😅😅😅😅😅😅😅😅
Intii ey xal uleeday
Kkkkkkoko
Cajaib shiikhow 😮😮😢😢
Waa gabadh fariid ah
😂
❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉
😅😊😊😊
Asc
Hhhh walhi waxaqiiqa