Daawo Nin Dhalinyaro Ah O Si Yaableh Ugu Jawaabay Sh Umal Hal Walbana Hal Duldhigay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 680

  • @saidhashi2856
    @saidhashi2856 หลายเดือนก่อน +16

    Cid Adiga ahayn Nabiyow kaalmo iyo gargaare iima aha.... Waa hadal shirki iyo kufri ah.
    Ilaahay aya wax gargaara oo lagu cararaa.
    ☝️☝️

  • @user-te7hx3yq4w
    @user-te7hx3yq4w หลายเดือนก่อน +28

    Sheeqaan sheekh umul u jawaabaayo, sheekh xujo hor dhig ninka aad la murmaysid,sheekh umul wax cadbuu noo sheegay ee adiga wax cad umada u sheeg,Af carabi waa waxa umada lagu dhumiye,sheekh umul Nuxurkiisa waa ilaah kiliya aan wax warsano,Qabrina salaantii rasuulka ku salaami jiray yaanan waxba loogu darin,adiga maxaad noo sheegaysid noo sheekh.
    Adigoo mahadsan.
    Wiil Hiraan

    • @maxamedaashaguur
      @maxamedaashaguur หลายเดือนก่อน +6

      Waa dad xaqa meceb umul alaha noo xifdiyo

    • @hassansheikh-4395
      @hassansheikh-4395 หลายเดือนก่อน +3

      Wax soo baro oo jooji muranka ilaahay Caabud oo jooji Qabuurahan iyo shirkiga .Sheekh Ummal wax cad ayuu noo sheegay oo laga murmi karayn.

    • @AaminoAbdirahman-ly9no
      @AaminoAbdirahman-ly9no หลายเดือนก่อน +1

      💯💯💯💯🥰

    • @Daaciabdi
      @Daaciabdi หลายเดือนก่อน

      Sax guleso will hiraan

    • @MohamedSharif-bn3rr
      @MohamedSharif-bn3rr หลายเดือนก่อน

      @@user-te7hx3yq4w waxaan sheekh ma aha hana ku tilmaamin. Waxuu kala cidda uu la hadlayaa ma sheekh umal baa xafidahullah mise lecture ayuu akhrinayaa uu soo kor ka soo xifdiyey. Ninka sheekh umal duraayo ma aha nin sheekha ujeedo ee wuxuu usoocdaa inuu wax ka sheego oo ah kalimatu towxid oo loo soo diray. Sidaas darteed yaan loo naseexin suufi waa mushrikiin qabuuriyiin ah ee si toos ah xukumka ha loo saaro oo ah inay mushrikiin qabuuriyiin yihiin. Yaan madaxa loo salsalaaxin. Wcs

  • @MaryanHussein-nu9yd
    @MaryanHussein-nu9yd หลายเดือนก่อน +41

    Sh umal ilaahey ha noo xifdiyo waa caalim somaaliye

    • @AA-ze7zk
      @AA-ze7zk หลายเดือนก่อน

      @@MaryanHussein-nu9yd Amiin ya Rabbi

    • @hawaali7417
      @hawaali7417 หลายเดือนก่อน

      Ascw Amin Amin yaa alaah jzj

    • @shaxshaxlowgaxafada
      @shaxshaxlowgaxafada หลายเดือนก่อน +1

      Aamiin sheekhena waa Qalbigeena

  • @shaaficiabshir9400
    @shaaficiabshir9400 หลายเดือนก่อน +15

    sheekhow anaga luuqada carbeed hanoogo meeraysane mahaysaa wax beeninaya waxa sheekhu sheegay ee ah inaan cid aan allah ahayn labaryikaro waxaakamuda nin ficil hayo lkn aan waxlagu qancikaro hayn

    • @MaxamadAxmadqaasim
      @MaxamadAxmadqaasim หลายเดือนก่อน

      Hadaadan luuqada carabika aadan baran mawaxad rabtaa marka inaad sooomali aad gubarto kadibna aad noo fadwooto hada ibnu xajar wax uu sheegay iyo sheekh cismaan wax uu sheegay waa isku mid wadaadkak haduu diinta difaacayo car ha gaaleyo ibnu xajar 😂

    • @abdifitahabdullahi4675
      @abdifitahabdullahi4675 หลายเดือนก่อน

      ​@@MaxamadAxmadqaasim suufida markii laqabto waxey ku ordaan wax aanan jirin iyo been. Macnaha ereyg waa in lamacneeyaa.

    • @CabdiwiShmaxamud
      @CabdiwiShmaxamud หลายเดือนก่อน

      Umal intaaasoo ke carabiyada madhex gali karo waayo mafahansana

    • @abdikarimfarah3580
      @abdikarimfarah3580 หลายเดือนก่อน +1

      Ducadaba lama aqbalo Illaa Allaah aad ku Xamdido oo Saliga Nebiga sheegto amaba ku soo gabagabayso ... oo ma shirkibaa taasi. War caamadda ha wareerinana ee cilmiga Islaamka barta oo culumadda ehelka u ahna barta oo dhaxlay cilmiga Islaamka seben ka seben illaa Ijmaacii Islaamka Uhlu Sunna Wal-jamaaca jamaaca oo ah 4 badhab.

    • @omarnur6751
      @omarnur6751 หลายเดือนก่อน +1

      Hadda wax la fahmi karo haba yaraatee ma sheegin. Hadalkiisa waa hadalka mutakalimiinta oo ka mid ah firqooyinka lunsan fasir khaldan saaro sifaad ka allah.
      Luaqad aan lagu fahmin caqiiddo waa luqad lagu khasaaray ee waligaaba Shuhbad tuur tuur.

  • @shaqalecabdikariim9233
    @shaqalecabdikariim9233 หลายเดือนก่อน +17

    كلام فارغ 😂

    • @CabdiwiShmaxamud
      @CabdiwiShmaxamud หลายเดือนก่อน

      كلام صحيح ودراسة مهمة

    • @shaakir6abshir6cusmaan6
      @shaakir6abshir6cusmaan6 หลายเดือนก่อน

      @@CabdiwiShmaxamudماذا يفيد الكلام

  • @abdirashidjibril8331
    @abdirashidjibril8331 หลายเดือนก่อน +6

    Ninkaan hadal meel uu u socdo aan la garanayn ayuu galay. Laakiin wax difaac ah oo uu uga jawaabaayo shiikh umal ma haayo.
    Ilaahay danbigeena ha dhaafo

  • @user-xp4ms4fl2z
    @user-xp4ms4fl2z หลายเดือนก่อน +18

    Waligiin markii la idin qabto
    aad naxwe ku wareegeysataan
    oo aad qaarijul mowduuc la timaadaan
    sh Umal shukran

    • @user-gc2zy4hb2o
      @user-gc2zy4hb2o หลายเดือนก่อน

      Ma fahmaysid dhibtu wataa😂

    • @CARURTA
      @CARURTA หลายเดือนก่อน +2

      Shikh umal xafidahulallah❤
      Horaa lodhahay nin dad qaday xunbo cuskadaa.
      Laab laab iskadaa falaar gilgilasho kama sarto
      Xabadu weykugu talaal

  • @sowdahilaac4197
    @sowdahilaac4197 หลายเดือนก่อน +17

    Waa nawareeri wuxuu noosheege iska daaye 😮😮😮

    • @ahmguh7989
      @ahmguh7989 หลายเดือนก่อน

      Yes you are right

    • @ahmguh7989
      @ahmguh7989 หลายเดือนก่อน

      Kkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @macruufsheikh4449
    @macruufsheikh4449 หลายเดือนก่อน +11

    Waa caadadiin waligiinaad naxwa kuwareegataan markii masaail caqiida wax leedakan waydiiya

    • @user-vc7jj7hv5d
      @user-vc7jj7hv5d หลายเดือนก่อน

      Ma sheeko ayaad bilawday alle kaliya ayaa labaryaa

  • @user-ir2rm2sr8v
    @user-ir2rm2sr8v หลายเดือนก่อน

    Fiiro ➡️
    Ilaahay wuxuu xadiith qudsi ku yiri
    (من عادى لي وليا فقد آذنته بالحرب وما يتقرب إلي عبدي بشئ أحب إلي مما افترضته عليه ولا يزال عبدي يتقرب إلي بالنوافل حتى أحبه فإذا أحببته كنت سمعه الذي يسمع به وبصره الذي يبصر به ويده الذي يبطش بها ورجله الذي يمشي بها) xagee jooga marka nabiyulaahi Muxammad scw😢😢

  • @zamzamsaeed4856
    @zamzamsaeed4856 หลายเดือนก่อน +5

    Intaadan sheikha u jawaabin waxbaro wax aan jirin haku warwareegine suufi indho adayg baa loogu yimaadaaa

    • @husseinahmed8108
      @husseinahmed8108 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂suufi xaalkoda waa sidan dood 2008 sheekh umal bey lagalen laguma karo waxan aan idin cadenay jawab naga siiya meelo kale ayee kuwaregayan😂ninkan muqalkisa intu iidarna commentga ayaba kudhex waregayay warkisa meelo kale ayuba iska aaday😂😂😂

  • @user-ws6hn8wl7z
    @user-ws6hn8wl7z หลายเดือนก่อน +25

    Alle kaligiis caabud ee shirki dhaaf ceebmaha xaqa allah nafahansiyo🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

    • @hamdimohammed9094
      @hamdimohammed9094 หลายเดือนก่อน +1

      Sax

    • @Xuseenaadan-nl7im
      @Xuseenaadan-nl7im หลายเดือนก่อน

      Fahamka carabiga ayaa idiinku yar EE wax kabaro😂

    • @ahmguh7989
      @ahmguh7989 หลายเดือนก่อน

      Aamiin you are right

  • @MaryanHussein-nu9yd
    @MaryanHussein-nu9yd หลายเดือนก่อน +9

    Ilaheybaa noo kaalmo ah gargaare noo eh

  • @walaalahadaarudacwa8120
    @walaalahadaarudacwa8120 หลายเดือนก่อน

    وعليه توكلنا في جميع أمورنا؛ كما قال تعالى: {أية :
    فَٱعْبُدْهُ وَتَوَكَّلْ عَلَيْهِ}

  • @saladkalla7813
    @saladkalla7813 หลายเดือนก่อน +7

    Sh.Umal waa ahlutawxiid

  • @babuuaden3615
    @babuuaden3615 หลายเดือนก่อน +10

    Sheikh maxamad cabdi umal ALLAH haxifdiyo

  • @user-dy1wd2bw5i
    @user-dy1wd2bw5i หลายเดือนก่อน +6

    هذا المتكلم لا علاقة بين كلامك وبين كلام الشيخ

    • @CabdiwiShmaxamud
      @CabdiwiShmaxamud หลายเดือนก่อน

      العربية مفتاح الفهم

  • @saadxuseen
    @saadxuseen หลายเดือนก่อน +4

    waryaa soomaaliyeey ilaahi baqa oo ilaahi kaligii barya nabi MUXAMED SCW wuxu yidhi = (واذا سألت فسأل الله)hadaad wax waydiisanayso ilaahi kaligii wax waydiiso walibana xarafkan (اذا) waxay faa'idaynaasa kali ilaahi kaligi waxwaydiista war ma ilaahi cibaadadiisa qof kale sii naysaan? subxannallah

  • @kaafikaafi
    @kaafikaafi หลายเดือนก่อน +19

    Wax qiil ah
    Looma helaayo in
    Allaah Mooyee
    Cidkale Looyeerto ama
    Lakaalmo weeydiisto.

  • @Nuursaciid-qb4yy
    @Nuursaciid-qb4yy หลายเดือนก่อน +20

    in cilmiga naxwaha wax laga barto, ama qaybaha kale ee luqadda carabiga wuxuun laga barto, cadaab loogama badbaado ee diinta halabarto, diinta tawxiidka ayaa asal uah

  • @Abuu_sufyansuleshInu_muminAl_x
    @Abuu_sufyansuleshInu_muminAl_x หลายเดือนก่อน +1

    Shk mahamed umal Allah haguxfdiyo hana gaa ajar siiyo qudbatii baraarujinta kitabtii shk cusman wayo shk macsum ma,ahan

  • @qardho7720
    @qardho7720 หลายเดือนก่อน +9

    😮muxuu ka hàdlaya ninkaanu
    Kkkkk wa dhaqankooda in ay meelo kale la aadan arintu wa shirki e ka hàra shirkiga

    • @saidmm9953
      @saidmm9953 หลายเดือนก่อน

      Waxaan filayaa in aad tahay jaahil dhago wweyn oo aan fahmi karin waxa laga hadlaayo.

    • @qardho7720
      @qardho7720 หลายเดือนก่อน

      @@saidmm9953
      Anugu bes Waxa kugu la talinayaa
      Xaqa khaaliqa sw ha siin makhluuqa
      Rasuulka scw iyo awliyoba wa lagu amaani kara wax kasta o ay xaq u leyihiin lkin xaq uma lahan in ay wax daweyan cid caruur siyan jano Cid galiyan hanuniyan Hadi ay nolayeen iyo Hadi ay dhinteen o kaba si darn alaah sw xaqiisa ka dhwrsada ya waylakun hadi shirki lala yimaado nacuudi bilaah Mina shirk ilaaahy sw xaqiisa wixi an aheyn sidii la dono ha la isugu amaano o ha la isgu sarbeebo lkin qasidoyinka waxay ka buuxi shirk wadax ah wa intas waxan ka hadlay Waxa rabtid I deh

    • @AA-ze7zk
      @AA-ze7zk หลายเดือนก่อน

      ​@@saidmm9953 SU'AAL ALLE SWT
      MAHE YA KALE OO LAWAREYSTA
      NADAB IYO XAFIDAAD.
      II FAHABSI ADIGO MRELO KALE LA AADIN WLL.

    • @abdiqafarkula6453
      @abdiqafarkula6453 หลายเดือนก่อน

      Sax waaye warwareg ayey jacelyihin sufiya qof kudhirta aya lawaaye

  • @nuurnaasir6404
    @nuurnaasir6404 หลายเดือนก่อน +25

    Wax lagu qanco ama qiil unoqon karo in Allah cid aan ahayn labaryo maadan sheegin Allah iyo rasuulkiisa SAW midba xaq gooni ah ayuu leeyahay ee mid walba meeqaam kiisa hala dhigo warka sheekh umal nuxur kiisu waa intaas ookaliya dhamaanteen Allah hana wada hanuuniyo aamiin Asc.

    • @BarodiirMadaxeey
      @BarodiirMadaxeey หลายเดือนก่อน

      Jaahilnimafa jooji she umal afkaar buu difaacayay wiilkaana cilmi naxwe buu wax kugu tusayaa ma fahmi kartid

    • @yaraani2526
      @yaraani2526 หลายเดือนก่อน

      Amiin yaa (ALLAAH) wcs jaassaa (KALLAAH)

    • @saidmm9953
      @saidmm9953 หลายเดือนก่อน

      @@BarodiirMadaxeey waa runta sh Umal afkaar wahaabiyo ayuuu difaacayey, laakiin juhaladu ma fahmi karaan.

    • @user-gc2zy4hb2o
      @user-gc2zy4hb2o หลายเดือนก่อน

      Qof qalbigiisu daboolanyahay miyaa wax fahmaya😢

    • @nuurnaasir6404
      @nuurnaasir6404 หลายเดือนก่อน +1

      @@BarodiirMadaxeey waa runtaa baxar baxuur waaye dad gooni ah ayaa fahmi karo kkk lol cilmiyoow xaal qaado.

  • @brown-man8356
    @brown-man8356 หลายเดือนก่อน +3

    Sheekhoow illahay khyr haku siiyo
    26 daqiiqo ayaad naga lumisay jawaabna kama hayno (muqaal kale soo duub jawaabna noo keen fadlaan)

    • @Katheynur
      @Katheynur หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂

  • @Ali_qasim143
    @Ali_qasim143 หลายเดือนก่อน +9

    😂😂😂😂😂😂
    Nimankaan hada dadbay culumo u yihiin halaha uu shiekh umul fasiray waa shirki cad kutubkasna waa baadil canugaan hada muxuu inoo sheegay gabayasa iyo meelaha uu nala aadayse maxaa kaquseya

    • @الصومالي-ك3ض
      @الصومالي-ك3ض หลายเดือนก่อน +2

      😂😂fiiri usluub uu ku wareegayaa Diintu waa
      ما قال الله وقال الرسول👌❤
      Hada Waxas dhan Waxa Ka FiicNan Laheed Asoo intii Shekh umal Macneeyay Ka Daba Macneeya oo Dhaha Shekh umaLaw Sidan Aad u FahanThy Sax Ma Ahan Ee Waa Sidan Macnuhu khalas lkn Hada Waxay umuuqata rafasho iyo inuu Gabayo Carbeed oon Mawduuca Qusaynin dadka ku wareerinayo

    • @husseinahmed8108
      @husseinahmed8108 หลายเดือนก่อน

      @@الصومالي-ك3ض😂😂😂 2008 iyo meelahas youtube ka kaso daawo suufi xaalkoda waa sidan sheekh umal ayee sidan oo kale dood mar lagalen lawada fadhiistay waxanan mowduuca quseenin leeba kuwareegayan tan kajawaaba laguma karo😂😂

  • @nimcoaxmed6960
    @nimcoaxmed6960 หลายเดือนก่อน

    Sheekh cabdi umal alle ha xafido iyo culumada alle kaliya in lacaabudo na tusaya. Yaa allaah tawxiidkaaga nagu dil oo shirkiga naga bad baadi 😢

  • @abdullahiibrahim2674
    @abdullahiibrahim2674 หลายเดือนก่อน +19

    Sheikh mohamed abdi umul. Alloow barakee aduun iyo aakhiraba. Aamiin ❤

    • @peaceprosperity3951
      @peaceprosperity3951 หลายเดือนก่อน

      Mushrig fawqal mushrig baa tahay. Sheekh Umal ma gaadhi kartid ee xaarka iyo huurada iska nadiifi. Huuro hoo cadeyga.

    • @MohamedSharif-bn3rr
      @MohamedSharif-bn3rr หลายเดือนก่อน

      @@peaceprosperity3951 sheekh umal Allah ha xifdiyo waa daaci mukhlis ah, caalim,faqiih, usuuli, balaaqa leh. Allah sheekh xumaan ka dhowr

  • @CaafimaadkaRagga
    @CaafimaadkaRagga หลายเดือนก่อน +3

    Suaashan inaad kasoo jawaabtid Baan rabaa kulahaa Ma Sheekh Umal baa noocaaga ujawaaba Jaahilyohoow umada shirkiga ugu yeedhaya waad Isla baxday

  • @aminahashim8767
    @aminahashim8767 หลายเดือนก่อน +13

    Sheikh Umal Ilaahey ha Noo Hafidiyo waa Sheikhena

    • @BarodiirMadaxeey
      @BarodiirMadaxeey หลายเดือนก่อน

      Rasiulka nin caayay in taageerto maaha fiiri sh wajigiisay

    • @CARURTA
      @CARURTA หลายเดือนก่อน +1

      Shikh umal xafidahulallah❤
      Horaa lodhahay nin dad qaday xunbo cuskadaa.
      Laab iskadaa falaar gilgilasho kama sarto
      Xabadu weykugu talaal

  • @abuukarayaanle6842
    @abuukarayaanle6842 หลายเดือนก่อน +4

    Kan eey waaye waxbana noo ma sheegin meel cidloow qoor sagaaro ku haayaa war hooge su,aalaha sheekha ka jawaabaayo oo ku saabsan shirkiga kitaabka laga helay majiraa mise majiro stupid inaad tahay carabi iyo lafdigiis ama naxwadiisa ama balaaqo midna ma lagaa rabee waxaa noo sheegtaa ilaah saan buu yiri iyo rasuulka saan yiri noo sheeg xujo cad la imaaw wax camadiina aad xitaa meshooda ku reebi karto xitaa sheeg qiyaali wax ma taree

    • @AhmedHassan-im4bm
      @AhmedHassan-im4bm หลายเดือนก่อน

      🤣🤣🤣🤣🤣🤣 wh wxa dhihi rabay dhahday

    • @ahmguh7989
      @ahmguh7989 หลายเดือนก่อน

      Thank you are right

  • @MohammedMuhammedabdi
    @MohammedMuhammedabdi หลายเดือนก่อน +14

    Sheekh umal ilahay hano xiftiyo masha Allah dadka runta marki losheego maqaadan hayaan rabi kacabso you rag iskaceli meel mawada galaan

  • @qafijohirsi7662
    @qafijohirsi7662 หลายเดือนก่อน +1

    Nabi muxamed scw waaba kheyrulkhalqillaahe waxey baryaan culumo waahore fhimatey oo uu kamidyahey sheekh jeylaani iyo Kuwo soomaaliya ilaahow shirkigooda umada soomaaliyeed oo diintata jecel kaqobo

  • @NewsFusion24
    @NewsFusion24 หลายเดือนก่อน +4

    Alla mayee Ficil mudaaric. Horta maxaad higgaadda kaga meeraysataan, ilaahay waxaan ahayn in lakaalmo waydiistaa ma bannaana ayuu yidhi sheekhu, bal adigu way bannantay dhehoo daliil keen iyo sabab iyo nabigu scw inuu ogolaaday.

  • @saidelmi7550
    @saidelmi7550 หลายเดือนก่อน +4

    Sheekh waxan muranku ku jiro intaat iska dhaaftaan ' maan ku eekaano dardaaranki nabiga scw ee uu yodhi kitaabka alleh iyo sunadayda raaca

  • @aliaden7250
    @aliaden7250 หลายเดือนก่อน +2

    اللهم احفظه لشيخنا عبدي أمل

  • @KayseAdnan
    @KayseAdnan หลายเดือนก่อน

    Allah ha gargaaro kuwani
    Dadkay luminayaane..
    Allah cid an ahyn waxba lagama
    Baryi Karo waa gaalnimo
    Xataa nabi Muhammad scw
    O inoo gu wanaagsana dhinac walba allah inaga doortay ma
    Baryi kartid gaalnimo cad weeye
    Xad gudub weeye allah xaqa haydin
    Garansiiyo amiin Amiin Amiin

  • @ahmedwaiss5443
    @ahmedwaiss5443 หลายเดือนก่อน +1

    قد تنكر العين ضوء الشمس من رمد وينكر الفم طعم الماء من سقم

    • @0marabdi209
      @0marabdi209 หลายเดือนก่อน

      هل تقصد أصحاب العقول الضيقة

  • @zahraabdul9879
    @zahraabdul9879 หลายเดือนก่อน +11

    Sheekh umal allow noo xafid suufiyo wareersan allah ha hanuuniyo

    • @user-ov2wz5eh9u
      @user-ov2wz5eh9u หลายเดือนก่อน

      Wahaabiyo reergalbeed ayaa abuuray ayagaana muslimiinta laynaya waa juhalo qatar ku ah muslimiinta

    • @FatumaNunaay
      @FatumaNunaay หลายเดือนก่อน

      Waxbo kamagalin warerkena

  • @HodanhappyHodanhappy
    @HodanhappyHodanhappy หลายเดือนก่อน +1

    Kitaabka allaah in lagu been abuurto marabno cid aan allaah ahayn mabaryeeno nabi muxammad waa rasuulka allaah uu noo soodiray inaan ku dayanno xaqqa iyo baadilkana allaah baa noo kala cadeeyay

  • @MoustaphaMudir
    @MoustaphaMudir หลายเดือนก่อน

    Allahu yaxfadka sh umul waligaa xaqa hakagabanin caakinka soomaliyeed

  • @NeimaBouraleh-es1dk
    @NeimaBouraleh-es1dk หลายเดือนก่อน

    Sheikh umal ilahy haaku xaafido waligaa❤❤❤❤

  • @SacdiyaMahamed-p3p
    @SacdiyaMahamed-p3p หลายเดือนก่อน

    Sheikh mohamed abdi umul baraka llah cimri deer oo cibada leh bn alle kaga baryeynaa insha allah❤

  • @AbdirahmanKhalif-l9i
    @AbdirahmanKhalif-l9i หลายเดือนก่อน +3

    Waligiinba nala meereysta noloshaa laidinku hayaa
    Daliil laimoow
    Quraanka ah ama sunnada iney banaan tahah in ilaaheey cidAn ahayn labaryi karo

  • @aminbarud6306
    @aminbarud6306 หลายเดือนก่อน +6

    Kkkkkk ilaahay amarkii indho adakaa

    • @WalalFarah-fk1ds
      @WalalFarah-fk1ds หลายเดือนก่อน +2

      Ana yabay ma arday ayu kitab ubilabiraba

  • @AbdullahiYsm
    @AbdullahiYsm หลายเดือนก่อน

    Ninkii Alle Kheer Ladoono
    Wuxuu Fahamsiiyaa Diinka ..
    Allaha Nafahamsiiyo Diinteena🤲

  • @ustaadshakuur8920
    @ustaadshakuur8920 หลายเดือนก่อน +8

    حفظك الله يا شيخ محمد عبد أمل جزاك الله خيرا

  • @amiir5854
    @amiir5854 หลายเดือนก่อน +1

    Sheikh ilaahey cilmaga hakuu barakeeyo wallesan fahmen waxad ka hadleyso iyo aqsaam toonna weligood hebel waa gaal waxan eheenba looma meerin mrka waa walaaleheenoo lunsanee aan u duceyno😊

  • @JamaXurbe
    @JamaXurbe หลายเดือนก่อน +2

    Suufiyo waa ka
    1: aqoon badan nahay.
    2: hanti badan nahay
    3: tiro badan nahay
    4: ilaahay uga dhawn nahay

    • @Clxakiinmaxamuud
      @Clxakiinmaxamuud หลายเดือนก่อน

      Nin adag ❤

    • @amiir5854
      @amiir5854 หลายเดือนก่อน

      إن أكرمكم عند الله أتقاكم ....صدق الله جل في علاه ❤

  • @ismailawcabdi
    @ismailawcabdi หลายเดือนก่อน

    waxa lagu yidhi waxa uu ka baryaya Rasuulka scw wixii ay ahayd in uu Allah oo kaliya ka baryo adigana isticaaro iyo tashbiih ka sheekanaysa, Caamada ayaad aamin san tahay oo aad doonaysaa in aad jiidato ee Allah ka baq oo aamin oo ha iska dhigi in aad aayado qura aan ah akhriyayso. gabayo badan waad tiri saan

  • @user-yj6zm6jq5u
    @user-yj6zm6jq5u หลายเดือนก่อน +1

    الغفور بالغين ✅
    وليس بالقاف القفور ❌

  • @walaalahadaarudacwa8120
    @walaalahadaarudacwa8120 หลายเดือนก่อน

    أيها الرسول- فقل لهم: حسبي الله، يكفيني جميع ما أهمَّني، لا معبود بحق إلا هو، عليه اعتمدت، وإليه فَوَّضْتُ جميع أموري؛ فإنه ناصري ومعيني، وهو رب العرش العظيم، الذي هو أعظم المخلوقات.''
    وعليه توكلنا في جميع أمورنا؛

  • @UstaadCaliCusmaan
    @UstaadCaliCusmaan หลายเดือนก่อน

    اللهم اهد أمة محمد صلى الله عليه وسلم

  • @ismailawcabdi
    @ismailawcabdi หลายเดือนก่อน

    ( وَمِنَ النَّاسِ مَنْ يُجَادِلُ فِي اللَّهِ بِغَيْرِ عِلْمٍ وَلا هُدًى ) يقول تعالى ذكره: ومن الناس من يخاصم في توحيد الله، وإخلاص الطاعة والعبادة له (بِغَيرِ عِلْمٍ) عنده بما يخاصم، (وَلا هُدًى): يقول: ولا بيان يبين به صحة ما يقول ( وَلا كِتَابٍ مُنِيرٍ ) يقول: ولا بتنـزيل من الله جاء بما يدعي ِAllah wax uu yidhi dadka waxa ka mid ah kuwo ka
    adoodaya tawxiidka Allah iyaga oo cilmi u lahayn da;liil ah na hayn. waxa aad dadka caamada ah isaga dhigaysaa
    in aad qur;aan ku difaacayso

  • @hakimhaji1866
    @hakimhaji1866 หลายเดือนก่อน +1

    Kolka hore umul soo asagii diinta kabaxay kadib kolkuu caayey Rasuulka scw. Wali ma dadbaa islaanimo iyo shiikhnimo udabajooga waaba yaabe? Ruuxii iimaan leh waa inuu nacaa iska daaye inuu shiikh kadhigtee Amaba difaacee, kaan iimaan lahayna ha iska daba joogo asagoo cayda Nabiga scw. banaanka lataagan waxayna noqon amaba yihiin ( Nabi cay iyo Naakhuuda-yaashiis.

  • @user-ys8xg7or1r
    @user-ys8xg7or1r หลายเดือนก่อน +3

    Akhii alaah ha ku hafidee xaqiiqada is dul istaak اتر ك هذا الشعر

  • @SharlaaweSaalax
    @SharlaaweSaalax หลายเดือนก่อน +2

    ليس كمثله شيء

  • @xaruntacilaajkadaarulamal673
    @xaruntacilaajkadaarulamal673 6 วันที่ผ่านมา

    Sheekh asad xeydar illahay haku xifdiyo

  • @hamdimohammed9094
    @hamdimohammed9094 หลายเดือนก่อน

    ADEER UMAL CARABI UUSAN AQOON ANAA AQAN LAGAYELIMAA EE SHEEKHU WARKISU WAA CADYAHOO ILAH KALIYA BARYUU YIRI EE WAXAD DALDALEYSO WAX LAFAHMIKARO MAAHEE ILAHEY CABUDA KALIGIIS QABURAHANA KALEDA MAA IDIN DHIBEYSO

  • @mohamedfarah5700
    @mohamedfarah5700 หลายเดือนก่อน +11

    Ma aadan soo jawaabin,waxa aad kahadashay iyo nabiyoow janaan kuwaydiisanayaa isu jawaab maaha ,ee meelkale waa isku qaadijirteene,nabiga scw jano malawaydiisan karaaa ????cadaabna malaga magangali karaa.??? Haaah ama maya macaa daliil????

    • @maxamedxuseen-hb7vu
      @maxamedxuseen-hb7vu หลายเดือนก่อน

      waxaa laga hadlaayey waa qasiidada sheekha, oo uu wax ka sheegay Umal.

    • @hamdimohammed9094
      @hamdimohammed9094 หลายเดือนก่อน

      ​@m hada qasiidadaba eheyd nabiyow wax nooqabo marka waxaa laga rabaa ma banaano iyo waa banaantahay

  • @IdriisHassan
    @IdriisHassan หลายเดือนก่อน

    إذا لم تجد ماتقوله وتكلّفتَ أن تقول شيئا ستأتي بالمعجزات وتجبركَ نفسك أن تقول مالا تريد، أللهم أصلح واهد وعلّمنا العربية كما ينبغي.
    يا اخانا ،تحدثت عن العموم وخصّ الشيخ لكنك لم تقل ولم تطبق قواعدكَ هذه (أساليب اللغة العربية) تلك الأبيات الذي ذكرها الشيخ عثمان ، فكنت مع زبد البحر حيث كان شيخ محمد أمل في قاع البحر يجمع الدرر والأحجار النّفيسة

  • @user-mn2gn6tk1j
    @user-mn2gn6tk1j 17 วันที่ผ่านมา

    تقول كل الصلاة (اياك نعبد وإياك نستعين ) والان تقول انصرني يا رسوالله

    • @adamidriss7354
      @adamidriss7354 15 วันที่ผ่านมา

      نعم لا نطلب العون حقيقة إلا من الله لكن هذه الأية لا تمنع طلب العون من غير الله ...

  • @ubeidaliyusuf9623
    @ubeidaliyusuf9623 หลายเดือนก่อน +2

    Sheekh Umul Alla ha ka Abaalmariyo

  • @SaadaqKaraama22
    @SaadaqKaraama22 หลายเดือนก่อน

    Qiil malhidin reer digriyow toowxiidka barta gargaare waa Allah ❤❤❤ okaliya

  • @user-sk2sr2yr5l
    @user-sk2sr2yr5l หลายเดือนก่อน

    Nabiga salalaahu calayhi wasalan ninkii lahaa injir ayuu lahaa dadka wax ka dhageysanaya ayaan la yaabay duf kubaxa iyo doorsimaad, luqadii carabiga ayuu ku wareeray ceeb u dhimo.

  • @MaryamAbshirAbdullahi
    @MaryamAbshirAbdullahi หลายเดือนก่อน +1

    War carabiga hanodanbey shiiqa hadalkisa ka jawaab ma alaha ubarye misa nabiga scw

  • @nasraahmed1706
    @nasraahmed1706 หลายเดือนก่อน +1

    Allahu akbar sh maxamed cabdi umal wax cad oo aan shaki kujirin buu noo keenay oo kitaabka illahay iyo sunada nabiga csw ah ee wax cad keen ama iska aamus luuqada carabiga ah sh umal kama badisid ee daliil cad keen markii laydin qabto waxaan muran ahayn ma haysaan shirkina laydinka kari waaye waxaadka heshaan baad leedihiin

  • @AbdimowlidCiise-ch1dg
    @AbdimowlidCiise-ch1dg หลายเดือนก่อน

    Sh.umal ALLAH haxifdiyo reer suufiyow waa ladhaafay waqtigii jaahiliga ee aad dadka aad qaldi jirteen xaqqa u soo laabta oo Allah makhluuqiisa ha baryina Allah cid aan ahayn in labaryo waa shirki

  • @Abdikadirahamed
    @Abdikadirahamed 21 วันที่ผ่านมา

    إف لك ياهذا خير الكلام ماقل ودل

  • @shacnishariif4521
    @shacnishariif4521 หลายเดือนก่อน

    (( WAR NABIGA LAMA BARYI KARO DACIIF ISKA NIIC LEH BILAA CIL MI IYO CAQLI LAAWE BAA TAHAY YAAHUU ALLAA YAHDII DAWACO SUMAYSAN AAMUS WAXBA GARAN MAYSIDE (( ALLE KALIYA AYAA LA BARYI KARAA EE SHIRKI LOOMA BAAHNA HUS HUURO

  • @user-rb7iu9cs3e
    @user-rb7iu9cs3e หลายเดือนก่อน

    Ilaahay hanaxifdiyo.xaqa hanawaafajiyo.ayagana.alaha.waafajiiyo.

  • @imraanabdirahman4165
    @imraanabdirahman4165 หลายเดือนก่อน +2

    Wadaadku dhawr kitaab inuu soo akhristay unbaan ka fahmay hadalkiisa.. is bandhigid.
    Wuxuu kabwadaa hadalkii shirkiga ahaa ee wadaadku kitaabkiisa ku qoray waa majaaz sh umulna ma fahmi karo waa hadal baciid ah ninka shirkiga banneeya iyo kan difaacana waa isku xukun...

  • @ClaahiMaxamed-ou9me
    @ClaahiMaxamed-ou9me หลายเดือนก่อน

    كناطح صخرة يوما ليوهنها
    فلم يضرها وأوهي قرنه الوعل

  • @user-xp4ms4fl2z
    @user-xp4ms4fl2z หลายเดือนก่อน +16

    Allaah ayaa inoo kaalmeeya
    oo Naasir inoo ah.
    Rasuulkuna sidaas ayuu na baray
    SCW
    Alx

  • @XaldoonTv
    @XaldoonTv หลายเดือนก่อน +4

    Ilaahey wax shaabaha ama lagu matali karo ma jiro.

  • @macaliniidoow
    @macaliniidoow หลายเดือนก่อน +1

    نحن نفهم العربية كلمة شيخ أمل هى صواب ولكن انت ماذا تريد على رسلك أيها الصوفى ليس عيدك شيء من العلم بل أنت علماء الحجج ) اللهم احفظ شيخنا شيخ امل ؟

  • @MaxamedAxmed-np7ri
    @MaxamedAxmed-np7ri หลายเดือนก่อน

    Shukran sidaa edabta leh aad u aqrisay

  • @abdiasiis6505
    @abdiasiis6505 หลายเดือนก่อน

    Sheikh asad xaydar alaha xafido soomaaliya cilmi baayaala

  • @osmankhalif7094
    @osmankhalif7094 หลายเดือนก่อน +8

    Suufiyada marakay sh umal maqalaan way argagaxaan cabsiyay kaqawan awgeed

    • @muxumedmacalin9217
      @muxumedmacalin9217 หลายเดือนก่อน

      Umul waadiimta cadawgeeda saadarteed baanu markuu soo qaaqyidhaahado yur udhahnaa yaawahaabi

    • @Katheynur
      @Katheynur หลายเดือนก่อน +1

      ​@@muxumedmacalin9217orodoo qabriga caabud hee 😂😂😂

    • @nuuradiin4711
      @nuuradiin4711 หลายเดือนก่อน

      Kkkkkkkkkkkk miskiin naftaada ayaad ceen u sheegtay dhalin yaradii baaba cayrsanaya o kusoo caan noqonaaya

    • @husseinahmed8108
      @husseinahmed8108 หลายเดือนก่อน

      Commenti gada kal iyo laab baan ugu qoslay😂😂sheekh umal allah ha ino xafido suuufi qaar qaloocan iyo qaar toosanba wey jiran inti lunsan alle haso hanuuniyo

  • @cabdikariimmasuul
    @cabdikariimmasuul หลายเดือนก่อน

    sh.maxamed cabdi umul Allah kuxafido

  • @user-hm9sl2gk5p
    @user-hm9sl2gk5p หลายเดือนก่อน +4

    allahakuhanunsho.wiilaw

  • @cilmigawaanuur4
    @cilmigawaanuur4 หลายเดือนก่อน +2

    Kan manoo shekeynayaa ama jawabuu bixinayaa gabay iyo ficil umbuu ka bixi la yahay qabrigii iyo wixii Alle lala simayayna waaka bodaa

    • @JamaXurbe
      @JamaXurbe หลายเดือนก่อน

      Nin kan riwaayad wadaaa
      Kajawaab
      Ninkii usujuuda dhagax oo dhaha waa majaas

  • @aminbarud6306
    @aminbarud6306 หลายเดือนก่อน +3

    War gablame iska aamus meesha waxba kuma hayside

  • @quoteschannel5040
    @quoteschannel5040 หลายเดือนก่อน

    سبحان nikan wuxu akhrinaayo mandumoyin o marka hore ilaahay lagu amaanayo ona lagu mahdinaayo nabigana lagu salinaayo ama lagu amaanayo wallaahi carabiga wuu fahansanyahay lakiin )صم بكم عمي فهم لا يعقلون(wey kudaba gadisantahay ilaahow hanuuni

  • @hassanfarah5111
    @hassanfarah5111 หลายเดือนก่อน

    Sheekh umal ilahy haino xifdiyo ❤ ninkan madaarista tawxiidka ayu u bahan yahy 😂 warka soo koob sheekhow

  • @Hasanali-kt2xh
    @Hasanali-kt2xh หลายเดือนก่อน +1

    Luqadaa rabtid ku hadal Shirki wa shirki..

  • @NajibAbdiaziz
    @NajibAbdiaziz หลายเดือนก่อน

    اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى آل ابراهيم وبارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على ابراهيم وعلى آل ابراهيم انك حميد مجيد.
    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته اهل الصومال
    Wa suaale somaliyay imisa firqo diimeed ayay somalida leedahay wa yaaabe .
    Ilaahay haso hadeeyo xaqqana hatuso somalida

  • @HassanAdan-u1k
    @HassanAdan-u1k หลายเดือนก่อน

    ((اذا ما كنت ذا قلب قنوع ***** فأنت ومالك الدنيا سواء)) ...لامام الشافع رحمه الله تعالى
    Markaa haddii aaney majaas jirin sidee loo macneeyaa lafdiga "maaliku dunyaa!!"
    Bal qofkii diidan in majaasi uu jiro ha macaneeyo beydkaas asagoo y macno kale kubadeleynin!!!!!!!!!!????????
    2: وفي القرآن الكريم، قال الله تعالى في سو رة السجد (( قل يتوفاكم ملك الموت الدي وكل بكم ......)) Yaawaaye qofka dadka oofsada!!!!!???? Ma Alle baa mise malak haddii aan sideeda ku fasirno aayaddaan ee lafdiga ""malak oofaacil ka ah ficilka "yatawafaa" !!!??????

  • @adnanjeb95
    @adnanjeb95 หลายเดือนก่อน

    سبحان الله
    Ninkaan Bad kale uu gale war mowduuca usoo Laabo

  • @saidhajir5836
    @saidhajir5836 หลายเดือนก่อน +1

    كلموه هذا الطفل لايعرف كوعه من بوعه نبه من النوم .وصرخ وقال أ راني اراني نقول لك رءيناك كالمجنون ياطفل

  • @user-tl2ft3mv6p
    @user-tl2ft3mv6p หลายเดือนก่อน

    Waa cajiib 'cajiibal ,cajiib in culimadii soomaali ugu waawaynayd kolba inan yar oo jaahil ahi uu usoo fadhiisto baraha bulshada

  • @yuusufcabdimaxamed3859
    @yuusufcabdimaxamed3859 หลายเดือนก่อน

    WALAALKEYGIYOOW WAXAA ISKADHAAFTA GABEYADA BADAN OO ISKU SHUUQLI BARASHADA DIINTA.

  • @shiiqmohamed6683
    @shiiqmohamed6683 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤جزاك الله خيرا جزيلا

  • @alisamater-yi5cs
    @alisamater-yi5cs หลายเดือนก่อน

    Dadka ha lumin Dadkana naxwa Carabiga Ah ha ku khaldin
    Waxba ku hadlimaysid
    Illahay xaq buu uu leeyahay in kalligii la caabido
    Oo la baryo Wixii Waa raaca waa shirkii

  • @abuuhamza1421
    @abuuhamza1421 หลายเดือนก่อน

    Shicir iyo balaagho ha nagu daalinine keen aayad ama hadiis oranaayo Allah qeyrkiis waa la baryi karaa.

  • @abdulkadirmohidinomar2387
    @abdulkadirmohidinomar2387 หลายเดือนก่อน

    Subxaanallaah. Waa nasiib darro in 21 daqiiqa uu ku dhameeyo sharaxaad loogu tala galay jaamacadaha in lagu dhigo. Sheekh umal wuxuu soo guuriyay gabay ee gabaygaas noo afsoomaaliyey hadii aad ku khilaafsantahay sheekh umal. Looma baahna in runta laga leexdo. Kalimadaha shirkiyaadka xambaarsan ee sheekh cismaan qoray ka jawaab. Sheekh wuxuu ka dalbaday culumada suufiyada iney ka soo jawaabaan. Waxaad heysatay 26 daqiiqo markaasaad ku dhameeysay wax aanan caamadu fahmi karin. Rabbi diinta uu noo soo dejiyay wuxuu u adeegsaday luqada carabiga ee inoo fasir waxa la isku heesto. Adiga inaad aqoon leedahay kuguma heesto lkn waxaan isku heysano waa xuquuq rabbi leeyahay ayey suufiyo siisaa maqluuq. Markaad ka jawaabto ayaad sheekh umal weydiin kartaa wixi su'aal ah.

  • @Mohamedelmiabdoulah
    @Mohamedelmiabdoulah หลายเดือนก่อน +1

    Waxan folxumada weyni Ben badanaa

  • @CabdinuurDucaale
    @CabdinuurDucaale หลายเดือนก่อน

    Nin kaan darsi miyuu sharxayaa mase waxa buu radinaa
    Maskiin allaah yaa raxma

  • @ahmedali5976
    @ahmedali5976 หลายเดือนก่อน

    Subxaanallah. Yarkan u hadlaya Suufiyada Qubuuraha ka Shalaada ee barya dadka dhintay Allaha Raxmaanka ah ha ka xishoodo. Sheekh Umal wa Caalim Islaam, Naxwa Carabi ah iyo nacnac kale waxba kaga qaadi maysid.

  • @AhmedMohamed-hr5tf
    @AhmedMohamed-hr5tf หลายเดือนก่อน

    وعلى العلماء تصحيح المفهوم الخاطئ التي تنصب او ت😅ؤدي إلى الشرك بالله الواحد الأحد الفرد الصمد.

  • @user-ve7nv4tm6c
    @user-ve7nv4tm6c หลายเดือนก่อน

    26 daqiiqo ayan kudawanayi waxna kama jawaabin nio carabi laguma weydiin ee sheeqeena wuxuu kusu aalay kajawaab barakada alaha kaaqaadee