GARNAQSI.Dr Sh.Muxamed Sh.Ismail Ani Iyo Wiilka Shiinees ka Ah UNICEF Cadaalad Daro

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 พ.ย. 2022
  • Please Subscribe Ku Waa Taageeraha Qeyrka Ee Ha Illoobin.
    Like and Share Tuna Waa Hel Ajarka aan Helno Mid La Mid ah
    Comment Kuna Waa Nasii Caqliga Kaa Buuxa Oo Na Dhiiri Gali
    Waad Ku Mahadsan Tahay Booqashadaada Jazaakallaah Qeyr

ความคิดเห็น • 64

  • @sayidaxmedmohamud3633
    @sayidaxmedmohamud3633 ปีที่แล้ว +5

    Subxana allah wlh cajiib waaye waa muxaadaro aa in badan raadinaaye inoo shiiqa ka hadlo
    Shiiqa allaha xafido

  • @ayuubabdulahijamashaarlayz6247
    @ayuubabdulahijamashaarlayz6247 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allaah sh.maxamed sh.ismaciil.sh.xasan.

  • @fadumoabdi576
    @fadumoabdi576 ปีที่แล้ว +3

    Cajiib masha Allah waa arin ana kubaraak rusaneen intena badan الله أكبر Shiiqa qisooyinkiisa markaa fiiriso intabadan uu kahadlo dhaqamada bulshada tafsiirka iyo kuliba dacwada dawladaha arimahooda washiiq dhinac walbo kadhamaystiran cimrikaada Allah noo dheereyo inbadan

  • @isseabdirahman1915
    @isseabdirahman1915 ปีที่แล้ว +4

    Mashallah allow ku xafid run badanaa war ileen xage nalaga haysataa

  • @ummahmedaaa3844
    @ummahmedaaa3844 ปีที่แล้ว +5

    We only have 6 weeks school summer holidays in England. 4 month holiday is such a long time

  • @noorabdi6061
    @noorabdi6061 ปีที่แล้ว +3

    Maashaa Allahaa shiiqow jazzakalhu kheyr

  • @qadrodahir7896
    @qadrodahir7896 ปีที่แล้ว +6

    Baaldahab ah halagu qoro hadalka shiikha wa ino muhiim hala share gareeyo

  • @ruqiiyacawiil9116
    @ruqiiyacawiil9116 ปีที่แล้ว +1

    Allaah ha noo badbaadiyo sheekh m ismaacil

  • @abumoalim
    @abumoalim ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah, Masha Allah

  • @yarimysahra8061
    @yarimysahra8061 ปีที่แล้ว +1

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
    Masha Allah Jizakallahu Qer Allaha Idin Barakeyo Allaha Idin Xafido dhamantiina Yaa Rabi

  • @arimahaislaamka7995
    @arimahaislaamka7995 ปีที่แล้ว +2

    mashaa alaaah caliiim rabaani ah oo xaqa si facan u cadeeyey waaye alaah swt ha xiftiyo

  • @safiyacumar3771
    @safiyacumar3771 ปีที่แล้ว +2

    Waa runtii sheekhu see wax uga qabanaa

  • @najmoali7956
    @najmoali7956 ปีที่แล้ว +2

    Mshllh cilmigaaga allha ku barakeeyo ustaad ❤prt2😊

  • @adoontiale8944
    @adoontiale8944 ปีที่แล้ว +2

    Masha allh tabarkallh ilayhyow caqliga kuuziyaadi waxaan layaabay siduu wax uxisaabiyay Masha allh ilaahy asagookale hanoo badiyo SI ey ilmaheena wax ufahmaan ooy isagutashadaan ileen waa lootashadaye walaal soodadaji qeyebta 2aad

    • @hukiiygtfghklkhx9966
      @hukiiygtfghklkhx9966 ปีที่แล้ว

      لكن الشيخ خالف كيفية بدأ كلام.
      المفروض كان أن يبدأ مقدم ثم يحول مكرفون إلى الأخ مقدمه البرنامج.
      ثم ينتظر الاجوابة المطلوبه .أو مكتوبة عند المقدم!

  • @fardawsayusuf5631
    @fardawsayusuf5631 ปีที่แล้ว +3

    Mansha allah

  • @cumaraamin8025
    @cumaraamin8025 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa.aalah sh.maxamed ismacil

  • @fartunnur2656
    @fartunnur2656 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah run badanaaaa illahoow qeyr kusii marhore hadaan saan iney jirto ogaan lahaa school ba ilmo mageysteen illahoow nogargaar rabiyoow

  • @nabilihoslibanihos1856
    @nabilihoslibanihos1856 ปีที่แล้ว +3

    MashaALLAH Asc Qeybta 2.aad ku mee 👀👂

  • @OmarAhmed-bi2lj
    @OmarAhmed-bi2lj ปีที่แล้ว +1

    shiiq waad mahadsantahay, si wanaagsan Ayaad wax walba u iftiimisey, qeeyr Allaah ha ku siiyo, waxaase biyo kama dhibcaan ah in luuqad shisheeye aanan horumar lagu gaareeyn, wadamada dib dhacsan dunida bal eeg waa kuwa ku hadla luuqad aysan laheeyn, halka kuwa horumareyna ay luuqadoooda ku hadlaan

  • @wariiqindhacade7223
    @wariiqindhacade7223 ปีที่แล้ว

    Waa idin salaamay

  • @issehassen4203
    @issehassen4203 ปีที่แล้ว +2

    Maasha alaah

  • @jamamohamed4833
    @jamamohamed4833 ปีที่แล้ว +1

    Thank you for speaking up

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq ปีที่แล้ว +8

    Siyad Bare yaan waxlaga sheegin He was the best president, ever in Somaliya 💔🇸🇴😢 and we missed him Soomuch

  • @hamdimohammed9094
    @hamdimohammed9094 ปีที่แล้ว +3

    Sheekh waxaan isdhahaa maxaa looxiraa ileyn waa aqoonsocoto oo naloo ogoleyn

  • @hamdimohammed9094
    @hamdimohammed9094 ปีที่แล้ว +1

    Sheekhaan waa cajaaib aad ayuu ufakaraa ilahey ha dhowro laakiin aawey dadkii fahmilahaa

  • @hindai1680
    @hindai1680 ปีที่แล้ว +2

    Afkooda, history gooda iyo dhaqankooda

  • @rahma3709
    @rahma3709 ปีที่แล้ว +2

    Shiikha waan u baaahanahy intuu jogaa

    • @saidmuse3138
      @saidmuse3138 ปีที่แล้ว

      Sheekh Maxamed wuxuu degan yahay Hargaysa

  • @sayidaxmedmohamud3633
    @sayidaxmedmohamud3633 ปีที่แล้ว +5

    Aniga waxaa aaminsnhy in shiiqaan oo maktabad iyo marjic loo laabto u yahay umadda afsomaliga ku hadasha meel walbo oo joogto ee isha ha lagu haayo oo wax badan hala weediiyo

    • @hodanc6255
      @hodanc6255 ปีที่แล้ว

      Sayid umada afsomaliga ku hadasha qof kasta wu baran kara afsomali

    • @sayidaxmedmohamud3633
      @sayidaxmedmohamud3633 ปีที่แล้ว

      @@hodanc6255 koley aniga waxaa ka hadlaayay shiiqaan iyo faa'iidada oo u leeyahay umadda soomaaliyeed , by the way qofkii afsomaliga bartana wax buu ka faa'iidayaa

    • @hamdimohammed9094
      @hamdimohammed9094 ปีที่แล้ว

      @@sayidaxmedmohamud3633 qofkaan afsomali aqoon somali madhihi karnaa

  • @farmaajokhayre9406
    @farmaajokhayre9406 ปีที่แล้ว

    walhi qof so arkay ruunta waxan ka jiro somali wax ka socodo iyo dalka islamka

  • @ugbadomar5881
    @ugbadomar5881 ปีที่แล้ว +1

    🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @rakbah.c
    @rakbah.c ปีที่แล้ว +3

    Cilmi dib uheego dhaca
    Cilmigan dulka xaadiskaa
    Cilmigan samo dawdarkaa
    Caqligu kadoobalan yahay
    Cilmigan bukaankiyo daafta qaba
    Cilmigan dal daloolka badan
    Gumaysigu diin uyahay
    Ilaah lagu diidan yahay
    Islaam ladagaalankaa
    Danaysigu weel uyahay
    Dirsoocu u aabo yahay
    Daan daansigu guul uyahy
    Cilmigan daldaloolka badan
    Damiirku ka maydka yahy
    Khansiirkiyo duufka cuna
    Dilaagiyo tuuga dhala
    Wanaagu kadayro yahay
    Xumaatu udooranatahay
    (ABWAAN:Hadraawi)
    Malaha
    Xisaabta ayaa wax lagu fahamaa
    Wax dhigasho malin
    Wakhti =5:00 sac
    Bil =22cisho =110 sac
    Sanad =547 sac= 168 maalin
    (8 bil×22 cisho= 5 bil 20cisho)
    12 sano = 6,564 sac= 274maalin
    Total= 9 bilood
    Waliba kudarasoo waxa laguu dhigayo maaha wax ilahay kudhaway naya
    Aduunyana wax kaataraya
    kaliya waa

  • @ruqiiyacawiil9116
    @ruqiiyacawiil9116 ปีที่แล้ว +1

    Alaahu akabar

  • @zakariaabukarhusein3899
    @zakariaabukarhusein3899 ปีที่แล้ว +2

    Unicefe ayaga ayaa iibsaday bugaagtii af somaliga ku qornaa oo cilmiga ileen qofka afkiisa markoo wax ku barto ayuu wax so saari karaa, somalida keen ayey dhihi jireen

  • @noorabdi6061
    @noorabdi6061 ปีที่แล้ว +1

    Soo dhawaaw digtoor ja dhihin
    Soo dhawaae shiiq ayaa ka fiican digtoor waa af qalaad haduuba ka sheekeynayaa dhageyso af qalaad aqoonya miyaa

  • @calicarfaay4139
    @calicarfaay4139 ปีที่แล้ว +1

    Qeybta labaad aaway walaal

  • @boolocadey4661
    @boolocadey4661 ปีที่แล้ว +1

    Waa umad keedii sheekha ahaan uu naxli buufinaayo subxaanalaah ball ma hadaa umadu wanaaga ku haystaan mise dhiigoodaa oo la daadinaayo khayraadkooda oo shisheeye gurubsanaayo qarax qax tahriib siyaasiyiin iyagu dherga ilmahoodana korsada oo uu u horeeyo Muuse Handaraab xitaa kama hadli karo markii la xirey ee la garaacaayey oo ceerigaabo loo diidey naxli been ah badanaa intee dowladii dhexe umad magac lahayd baa buuxdey libaaxyadii afrika baa naloo yaqaaney yaahuu ma haduu khayr dhex fadhiyaa sheekhu umad la halaagayo 32 Sano oo khayrkeed ka reebeen kuwii dowladii dumiyey magac iyo muuq baan lahayne.

  • @noorabdi6061
    @noorabdi6061 ปีที่แล้ว +1

    Shiiqow hadalkaagii hore bishaada 21 maalmood ayaa dhaday hadane markaad maalmihii aad wax baratay u badashay bil waxaa yiri oo aad ku dhifatay bishii 30 maalmood

  • @BLACKFOLKS5
    @BLACKFOLKS5 ปีที่แล้ว +1

    Aad!

  • @amiinomerabdillahi7485
    @amiinomerabdillahi7485 ปีที่แล้ว +1

    Afqalaad aqoontu miyaa,
    maya maya,
    wadankood ka dhoofto aqoonta miyaa,
    maya maya,
    bunkood badsata aqoontu miyaa,
    maya maya.
    wakhtigoo la dhowrto ayey nala tahee ma ogtahay.

  • @zuhurali5477
    @zuhurali5477 ปีที่แล้ว +1

    A/c ninkan maxaa kaa qaldan markad yunisaaf ku son qorayso ma shakhaad rabtaa inaad dhibatayso ka masax ciwanka aad ku qortay masha

  • @abusafwaan1280
    @abusafwaan1280 ปีที่แล้ว

    asc wllo sheekhu hada ma nairopi ayuu joogaa

  • @hindai1680
    @hindai1680 ปีที่แล้ว +2

    Asc. Ilaa hadda ayay dadku falan yihiin.

  • @yusufahmed5759
    @yusufahmed5759 ปีที่แล้ว +1

    Waxbarashada waxaa jaan gooyo saan filayo UNESCO, aduunka meel lajoogaba intabadan waxaa iskool la,aadaa 21 berri,tan soomaaliya ayada waa run saacada yar ayeey ahaayeen

  • @boolocadey4661
    @boolocadey4661 ปีที่แล้ว +2

    KAWARAN CARUURTA MAANTA QARAXA IYO BAROKACAYAASHA IYO ABAARAHA LAGU ASQAYSIINAAYO MAMAANTA KUWA DHAAMA SIYAAD BARRE MA JOOGAAN
    ????? MAXAA KA DAMBEEYEY HALAAGII DHACAY LOOMA KALA HARIN SOOW LAGUMA JIRO.

  • @abdullahifarah6909
    @abdullahifarah6909 ปีที่แล้ว +2

    4 sano ayay Malaysia ku gaadhay
    In iyaga waxbarasho loo soo doonto.

  • @safamarwa3597
    @safamarwa3597 ปีที่แล้ว +1

    Kawaran hadayba kuwii wax bartay ay noqdeen kuwa wadankoodii iibiyey hooyadii silcasayna dib u ga xaday wixii ay jidka ku iibinaysay

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 ปีที่แล้ว +2

    Nabigeenii suubanaa scw ayaa yidhi xitaa af shiinaha barta luqadkasta narta si aad sharkooda uga nabad gashaan nabigeenu uubuuda oo gaalada ka xun xitaa daynka ayuu ka qaadan jiray
    Hadaad aragtid qof maantoo dhan gaalo ku celcelinaya ka shaki wayn ayuu leeyahay gaalo xitaa telfoonka aad wadatid iyagaa sameeya maxaad u sidataa hadaanad gaalo u baahnayn

  • @xadiyojamac5736
    @xadiyojamac5736 ปีที่แล้ว +2

    Shikhu tiisa haddan u racno wuxu xisabshay 9 sano lkn 12 ssno wa 12bilood iyo 13 bari oo ah sanad 13 bari. Wana arrin aad wallahi looga naxo.

    • @ibrahimhusein9547
      @ibrahimhusein9547 ปีที่แล้ว

      8 bil sidoo ugu soo dhaxsaaray 756 saac sanadkii oo dhan?bal ii faaiidey ceeb maahinee

    • @ayubmohamedhassan
      @ayubmohamedhassan ปีที่แล้ว

      @@ibrahimhusein9547 wxo ugu soo dhaxsaaray maalintii 4.5 saac aaa schoolada waxla dhigaa markii laga jaro malmaha khamista iyo jimcaha
      Marka waxee noqonee bishii 21 ama 22 maalin ku dhufo 8 billod waa 168 maalmood ku dhufo saacada maalintii aad waxbartid 4.5 = 756 ilaa 792 saacadod wye

  • @Gulmudagirl
    @Gulmudagirl ปีที่แล้ว +4

    Garxume adigu mago aan baledahay xiqdiga kabuuxa iskanadiifi markaas iskuday in aad dadka wax u shegto 👎👎👎

    • @MohamedOmar-lr9zj
      @MohamedOmar-lr9zj ปีที่แล้ว +1

      adiga maxa ka xanaajiyay sxbey, teeda kale sheikh qofkan love maxa u saartay 😃

    • @user-vr3pw7og6f
      @user-vr3pw7og6f ปีที่แล้ว +2

      waxan umaleynaya inay gacanta uga dhacaday love ka

    • @ayubmohamedhassan
      @ayubmohamedhassan ปีที่แล้ว

      Sheekha gaalada fikirkoda xunoo ka hadloya adi mxa gaalada ula safanee