Siilaanyo ayaa wasiur ka dhigay hada ka hor lkn waa kii is casilay waase inan wanaagsan warfaafinta halaga dhigo InshaAllah Baylana Maaliyada ha loodhiibo
Mnshallah sida quruxda badan ee uu hadalka meesheeda u dhigay xildhibaanku aad ayaan ugu bogay waa sida laga sugayo inuu u juwaabo rugcadaa siyaasi ahi iyada oo aanan loo baahnayn caadifad. From jigjiga,somalia🇸🇴
Ismaciilmohamed marka hore waxaa fiicanaleed inaad hadal sa fiican u dhageesato wasiirka fiqi waxuu ka hadlay runta waa nin geesi ah wadani dhab ah wasiirka arimaha dibada Somalia iyo xamar madalo walal wax lama socodid
Madaxweyneheni hore Ilaahay ha u naxariisto oo qalbiga Allaha unuuriyo. Somaliland a Ilaahay ha guuleeyo. Xildhibaan Barkhad Batuuna ereysdiisa aad baan uugu bogey.
Thank you so much for your in-depth knowledge Abt the prevailing situation in Somaliland and the East African states. We in and out of Somaliland very much applaud your Historic statement Abt this so called Somalia,s foreign secretary fiqi. Fiqi is a hippocrite of the highest order including his headmaster Hassan duufle. Somalia is a totally failed state which is under caretaker foreign countries, so what can they talk about Somaliland? Infact they are very envious about the democratic General Election in Somaliland so don't expect these good for nothing's to talk good about our Country.
ماشاء الله تبارك الرحمن اللهم بارك Barkhadow ninka noocaasa looma jawaaba why he is ignorant, he doesn't know what he was saying because he isn't educated.
Hanbalyo walalahaay Allena ha u naxariisto ader Axmedna eheladisi iyo qarabadisina samir iyo Imaan ha ka siiyo fiqi wuxu siyasad ka yaqana aqoon umalahan qabiil ayu ku yimi
Alle qabriga nuur iyo naxariis ha uga dhigo madaxwayneheeni Axmed maxamed maxamuud
😊11😊1😊1😊😊1😊😊1😊1😊1😊😊11😊1😊 1:41 1:41 1:41 😊
اللهم آمين يارب العالمين
Aamin yaarabi
Mxd weyn Axmad Maxamad Allah u Naxariisto amiin amiin yaa rabbioow
Waw Wasiirka warfaafinta ama wasirka wax barashada Somaliland.
Wasiirnimadiisu waa diyaar yaa igu raacsan.
Waa wasiirkii ugu horeeyay besha gabooye ee jagadan ka qabta Somalia ama Somaliland.
Waa saadaasha golaha wasirada Dawlada ciro
Siilaanyo ayaa wasiur ka dhigay hada ka hor lkn waa kii is casilay waase inan wanaagsan warfaafinta halaga dhigo InshaAllah Baylana Maaliyada ha loodhiibo
Somaliland lawada leeyahay hambalyo HORUMAR wacaan
Kkkk Buuni talaw ma cararay markuu arko barkhad oo wasiira kkk
Boqolkiiba boqol wuu uqalma
Waxay ila tahay inuu noqonayo Wasiirka Cadaalada insha allaah.
Well done xildhibaan Barkhad Batuun! Thank you Xildhibaan.
SOMALILAND MY BLOOD MY HEART xaasidinimad ilhay ayaa nacab
Mnshallah sida quruxda badan ee uu hadalka meesheeda u dhigay xildhibaanku aad ayaan ugu bogay waa sida laga sugayo inuu u juwaabo rugcadaa siyaasi ahi iyada oo aanan loo baahnayn caadifad.
From jigjiga,somalia🇸🇴
Jigjiga somalia 🤣🤣🤣🤣Waar niyoow xaqaaiqa usoo noqo iyo waaqica hadda lagu jiro
Jig jiga, Ethiopia 🇪🇹 dheh hooyadaa wase
@@Xxxtentacion_12134maxaa hooyadii kugaadhsiiyay aankulataliyo eedo intaanad waxsoo qorin hooda iyo afsoomaali ga soobaro mise waxad tahay oromo ana xabashi waayo dadku luuqada aanay lahayn inta cayda ah ayay horbartaa Ethiopia qaado oo waliba go labo nafara kuxanbaaro laakiin dooda soobaro waxaad tidhiba laguyidhi
@@Xxxtentacion_12134 🤔
@@Xxxtentacion_12134 🤔
X .barkhad batuun oo is muujiyay .kana jawaabay codkiisii viva s/laand.masuul sare x.barkhad jaamac batuun sifiican
Khikh buu isqukharinayaa ninqui caqlilihi wuu fahmayaa somalia mamaanto qudhay hadashey 😂😂😂😂
Smoke and fire
Alle haw naxriiso Axmad Max'ud siiranyo
AMIIN AMIIN AMIIN
WASIIRKA WASIIRADA
MASHAA ALLAH ❤❤❤
Maasha allah xaqiiq waa sida Xildhibaan Barkhad Jaamac Batuun
Midgaan Baa Hadlayo Akhru Samane baa la jooga NO CIRTIRAF
Maxaad dheertahay saw ma Xaartid sidiiso kale yaa Munaafiq isagaaba kaa sharaf badan oo dad dhan Xildhibaan u ah
@@musa-sc2cb maxad ictiraaf ka hadasha adiga dawladaha caalamku ku ilaaliyaan oo wax ba isu ogolayne iska aamu
sifiican baad uhadashey walaalo x barkhad
Alle haunaxariisto madaxweyne axmed maxamed maxamuud siilaanyo aamiin yaa rabi 🤲
ALLE haw naxariisto janatal fardawsa acla ALLE ha ku manaysto Madaxweeyne Ahmed Siilanyo
Manshallah well done barkhat
WAR FIQI WA XASID TIISI U TAG WAYAY SOMALILAND WA GUUL WA WADA JIR WA DOWLAD WA SOMALILAND ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Fiqigu wuxu ahan jiray guulwadihii siyad bare wali wuxu uhaysta in siyaad noolyahay maskax ahan uma fayoba
Inaadeer guulwade yaashu kala Sharaf badan e Ina macalin fiqi waa qof Liita oo isbaaro u oolli jirtay dowladnimo waxba kama yaqaan
Fiqi waa libaax 🦁 Viva fiqi gaasi qaran Somalia. 🇸🇴 difaacaya
Wallahi wuu ku guuray waa sax fiqi cilmi iyo caqli midna kama sugayno
Alleh Naxariistii Janno Haka Waraabiyo Aamiin Aamiin 🤲🏽
Xildhibaan barkhad batuun waanku wadana❤
Subxaanallaah Ilaaheey Hanoo Badbaadiyo Soomaaliyeey
Masha alah batuun ningaran madaxwayne u qalma isha ala madax waynaha ciro banality doona isha alah
Madaxweyne silanyo ilaahay haw naxaristo aamin aamin
dhalashada , dhiiga, dhaqanka , diinta , dhulwadaaga ayaa kaweeyn siyaasada, Soomaaliland waa walaalaha soomaalida Koonfureed , waan kufaraxsanahay wanaagooda , hormarkooda waana kanaxeeynaa dib udhacooda. Soomaaliland guul ,Soomaali koonfur guul, soomaali oo dhan iyo Islaamkoo dhan guul Insha,ALLAH
Alle haw naxariisto axmed maxamuud siilanyo rabi martial la jecelyahay haka dhigo suaasha qabrigana u fideediyo insha allah
Geesi xaqaya yaqaana, Bakhad Batuun Guulayso,.
Maalin maalmaha ka mid ah waxaad noqon madaxwanaha Somaliland I sha allah
Geesi alle ma xilo barkhad batuun ninkaa waslad xaaraana ka dhigay wasir fiqi
❤❤❤barkhad geesi jawaab saxa
Fiqi hadal kiisa wllhi aniga ayaa ka xumaaday
From xamar
Reer Somalilandnow rali noqda qofkas nama matalo
Indr qofkan futadada u eeg wuu xanuusanayaa siyaasad mayaqaan ee halacasilo
@@Kbrallhhada adaakadaran khalaaqda Allah hakuguduwo afka Allah wuxu kuugujeexay inaad waxwanaagan kuhadasho wax xalaalana kucunto Kuna cabto qofka muslimka ahna NABIGU SCW wuxu yidhi maaha mid afxun
Walal waawaxa soomaali oodhan halkaytaalo dhigay siyaasi caqli liita oo walaakii horumarka kaxasda reer muqdishona fiqi kabadan Allah dhibka haydinka saaro reer Soomalilandna Allah hawsiyaadiyo 🤲
Ismaciilmohamed marka hore waxaa fiicanaleed inaad hadal sa fiican u dhageesato wasiirka fiqi waxuu ka hadlay runta waa nin geesi ah wadani dhab ah wasiirka arimaha dibada Somalia iyo xamar madalo walal wax lama socodid
Ismaciilmohamed marka hore waxaa fiicanaleed inaad hadal sa fiican u dhageesato wasiirka fiqi waxuu ka hadlay runta waa nin geesi ah wadani dhab ah wasiirka arimaha dibada Somalia iyo xamar madalo walal wax lama socodid Tankale isaaq maxaa kamaqan hada aan ku sheegi aargoosi qaabiil ayaa rabaa wax kale marabaa waayo haduu aqoonsi rabo dowlada Somalia 🇸🇴 waa dowladooda basaboorka Somalia 🇸🇴ayaa ku dhoofaan tankale
Geesi Geesi
Xildhibaankii aan doortey maanta uun baan ku farxay.
Degmada Maxamed Mooge, Hargeysa
Madaxweyneheni hore Ilaahay ha u naxariisto oo qalbiga Allaha unuuriyo. Somaliland a Ilaahay ha guuleeyo. Xildhibaan Barkhad Batuuna ereysdiisa aad baan uugu bogey.
Maanshallah tabarakallah
Number One Cadawga Waa Xamar
Barkhad Qarankiisa Wuulakaftamaye Kamakaftamo💯
Barkhad batuun aniga waxaan filayaa in aad qaldan tahay sababtoo ah anigu waan dhagaystay Mr faqi hadalkiisa anigu waxaan u qaatey fiqi in uu muujinayey amaba aay tahayba in Soomaali meel aay ku kala tageen aan jirin oo weli soomaali layahay waxaana masuul ka ah dowlada somaaliya tan xigta idinku isku daya in aad wadahadal ku dhameysataan sidaa dooneysaan ka gadaal waa macquul in aad noqotaan dowlad. Intaa buu dadku garan layahay, alaha weyn ee qaadirka ah ha unaxariisto madaxweyne siilaanyo! Nabadeey
Runta in la isku sheego waa muhiim ka gadaal xal waa laheli lahaa Fikir ahan! Nabadeey
Iska aamuus waxba maa oogid fiqii waxaa kaa buuxa xaasidnimo mooryan weeyan
Thank you so much for your in-depth knowledge Abt the prevailing situation in Somaliland and the East African states. We in and out of Somaliland very much applaud your Historic statement Abt this so called Somalia,s foreign secretary fiqi. Fiqi is a hippocrite of the highest order including his headmaster Hassan duufle. Somalia is a totally failed state which is under caretaker foreign countries, so what can they talk about Somaliland? Infact they are very envious about the democratic General Election in Somaliland so don't expect these good for nothing's to talk good about our Country.
Maasha Allh guul jamhuriada somaliland Allaw Adkee qaranimada jamhuriada Barakaysan
Geesi geesi dhalay war madaxweyne iga dhiga❤❤❤
Waxaa codsanayaa wazirka dibada
Somaland Barkhat batun haloo magacabo dowlada cusub guul guul guul
Maxaa wasiir dibada ah dowlad matihid isaaq ayaa tahay qaabiil ah
Eng. Fiqi xaal qaado kan waa dhagax lagugu soo tuuray isaga dulqaado waa muwadin somaliyed
Ha iska casheeyo
Masha allah barkhad batuun waxa uuu uqalmaa madaxweyne
Geesi qaran xildhiban barkhad jaamac batuun ❤❤ manzha allah
Lagena barkhad batuun
Faanweyene ina batuunow waa lagu bartay ilaahay hana asturo aduunka iyo aakhiraba
Somalian ale ha xafido ❤❤
Xaasid weeye
Waa wadani fiqi
Barkhad waan kaa aqbaley hadalkaaguna wuu i qan ciyey xildhibaan waxaad tahey xildhibaan waajibkiisa gudanaya waana kugu hambal yeyneynaa
Guul somaliland ❤❤❤❤❤
XiLdhiban barkhad Jamac batuun💯🙏👏
X bakhrad batuun nin aDaG😊
Wise man ❤
Allaha u naxariisto marxuumka amiin
Ma sha alla walalkay Barkhad batun my dhiga somaliland guul 💚💛💚💛❤👍allow somaliland xafiid allow u naxariisto Adeero madaxwenihi hore Ahmexd mahamud dhaaman ehladi samir iyo imaan hasiyo 🤲🤲
😂😂😂😂 maansha ALLAAH wuu isdhacay
Barkhad batuun guulayso
Hamblyo Hamblyo Hamblyo soomaiilnlnd❤❤❤❤❤
Guuleso geesi somalilan 🎉
Amiin Insha allah guul Somaliland
ماشاء الله تبارك الرحمن اللهم بارك
Barkhadow ninka noocaasa looma jawaaba why he is ignorant, he doesn't know what he was saying because he isn't educated.
Afya qaan barkhad batuun geesi
Mashallaah somaliland anoladu somaliland guuuuuuuul iyo gubanimo Insha-Allaah 🎉🎉🎉
Nin rageed
HMbalyo xildhibaan qaaliya
Well said Barkhad - awguuruyo
Hanbalyo walalahaay Allena ha u naxariisto ader Axmedna eheladisi iyo qarabadisina samir iyo Imaan ha ka siiyo fiqi wuxu siyasad ka yaqana aqoon umalahan qabiil ayu ku yimi
Mulkiilahaaaaga haku jazaaarin
Naacda kala tag xildhibaanka kabtiisa ka sharaf badan
XILDHBAN BARKHAD RUNTII TAABTEY MADXWEYNHA SIIRAYO NAGA HOYDEY ALLYA RAXMA XATAA UMA TACSIYADEEN DAMEER FIQI. SIYAASI MA AH FIQI IN TACSIDA HOREYSIIYO AHYED SI SHACBKA UGA CADHOON HADA SHACABKII QORIGUU U QADNAYAA DIFAAC QARANKA
Legend barkhar
Maa maantad yaawabi adiiga iyo xiisbigagi huuwan taaha
alle haw naxaristo halgamagi madaxweyne hore somamlinad axmed maxamed maxamud silanyo janatul fardowsa alle hakawarabiyo halyey hj
Guuul Somaliland ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Walhi waa runtaa xildhiban markliya muu soo hadal qaadin tasi wxy tusaysaa nacaybka iyo xaasidnimada ay nimankasi ino qabaan
Libaax ujawaab maamulka taagta daran ee aynu jaarka nahay
❤❤❤❤❤❤
Maansha Allah
Runtii waa jawaabtii ku haboonayd
Waa hadal aqoonyahan ku Hadlo
Xi. Barkhad Batuun
Wasiir fiqi hadalkiisu waa ba/ay/oo Waxba/ashay wanaxaran Hadalkiisu Folxumaa wasiirka Siidhacaya ee fiqi haduu xil uhayo umadba hambalyo ayuu lahaa Manta lkin wanasib daro inuu wasiir Somali ah sidas uhadlo dadkalina
inahanbalyeeyo 😢😢😢😢😢
Fiqi waa dhuuso geel mana urto mana ooshoo somaliland guul ❤❤❤ waxba naga galin
Xildhibaan
We're one somaliland ❤ We're one poaple no matter who win ❤
Legend somalilander guys❤❤❤
Fiqi waan cadhineynaa ee soolabta midnimo somali
Faqash iyo Somalia nacdal weeye dilliyow
Wllbarkhadbatuunwadmahadsantahaygeesiqaranbaadtahay.allehawnaxariisto.siilaanyo
Republic of somaliland ❤
♥️🏆👊
alle haw naxariisto malihin cadow xamar kadaran
Acuudibilaahi😢
Muuse Biixi Cabdi baa sababay sharafta doorashooyinka.
Barkhadoow Xassan Sheikh, hore ayuu dagaal u iclaamiyay, waana ka qayb duminta Somaliland
Wan tageersanahay hadalkaa
Geesi geesi dhalay
Siilaanyo waa khaa'in alwadan jasuus mingiste u shaqeeyay buu ahaa oo ka qayb qaatay burburka iyo baaba'a qaranka somaliyeed Markuu jabhada ahaa (SNM) wuxuu lahaa waxaan rabnaa sinaan iyo cadaalad ma laheen gooni goosad baan ahay oo dalka waan kala goonayaa oo waqooyiga somaliya waxaan u bixinayaa somalilan. Reer shiikh isxaaq waan isku diraya somalina waan ku diraya.
Oo barkhad batuun ma midnimo ayuu rabaa waa yaabe 😮😮😮😮
Xasan haduu fiqi eryo midow ma ogoshahay,
Xasan muxuu Soo kordhin fiqi baaba dhegta wax ugu sheegay
Hadal bay barteene haka xaa xabiyaan😢😮
Xildhiban barkhad batuunow. Ha. O dhanin. Dini nagama dhaxayso. Wasiir. Fiqi. Ga. Somalia taasi. Danbibay. Noqon. Karaysaa
Maad fahamin fiqi maah kayna diinta wadagini ee waa waftigi u u hanjayabay fiqigu weeye
fiqi waa laangaab xun oo aan xashood aqoon macalin kiisuna waa xasan munaafaq
Maanta nibankii ayaaba ujawaabaya
Isku Dal Somalia-Talyani ma nihin laba Dal oo darisa ayaanu nahay. Dib iskugu baqo. Qaranka difaac
Somaliland guul