ขนาดวิดีโอ: 1280 X 720853 X 480640 X 360
แสดงแผงควบคุมโปรแกรมเล่น
เล่นอัตโนมัติ
เล่นใหม่
Allaha danbi dhaaf kaaga dhigo xaqdaraa ku xirnayd iiman fiican baa kaa muqda nolol fican ku waar aamin
Maxamed Abdi Hassan Afeayne Waxa Aha Darawalkiisi Waan Ku Farxay In Laso Dayay Masha Allah ❤❤❤❤
Alxmadulilahi hadii lasoo daayeymaxamed cabdi haayirwaxaan farxadaa lawadaagaa dhamaan qaraabadii uu ka xirnaa oo ay u horeeyaan ilmihiisa oo aan isku jiil ahayn waxna isla baranayney mr cabdulqadir mr gacanseefaxlmdulilahi hadaad maanta Aabe dib uhelay xoriyadiisii
Mnsha allah soo dhowoow ilaahay ayaa kaa soo bad baadiyey gacanta gaalada
Burcad baded rag bada somaliya diffaaca ayay ahayen mahayn danbile
Waa runtaa , kuwii badeena sunta in lagu daadiyo ka dagaalamay ma aha burcad badeed
@@Geesiga1 rag rag dhalay o gesiyaal ah bay ahayen
Masha alah waa masuul waxgarad ah lkn cadaw ayaa heystay alle ayaa mahad leh
❤❤❤ masha Allah
Mnsha Allah waa arin farxad leh waana Arin cibro qaadasho leh mnsha Allah Ale ayaa mahad is kaleh kuligeed
maashaa Allaah
Afweyne odey somaliyed odey saleebaan
Nasiib ayuu lahaa inuu wadan Europe ku xirnaa, cadaalad iyi hospital heystey, kawaran haduu wadan kale ahaan lahaa mar hore uu dhiman lahaa
Comment qaldan ban maalin ka bixiyey allah iga caafiyo wan ka xumaaday runtii commentas
Budhcad badeednimadi ma ku noqoneysa?
He'llo
Filmkii uu matalayey ayaa waqti dheer qaatay, goormaan filmka daawanaynaa😂😂😂😂.
Ninkii xabsigalay ayaa garanayo xoriyaduwaxaytahy
Somaliya iyo badawnimo ninkii bada maraakiibta dhacaayay oo somalida iyo insaanka aduunka kunoolba u waday ayaa halyeey ah yaab
Allaha danbi dhaaf kaaga dhigo xaqdaraa ku xirnayd iiman fiican baa kaa muqda nolol fican ku waar aamin
Maxamed Abdi Hassan Afeayne Waxa Aha Darawalkiisi Waan Ku Farxay In Laso Dayay Masha Allah ❤❤❤❤
Alxmadulilahi
hadii lasoo daayey
maxamed cabdi haayir
waxaan farxadaa lawadaagaa dhamaan
qaraabadii uu ka xirnaa
oo ay u horeeyaan
ilmihiisa
oo aan isku jiil ahayn waxna isla baranayney
mr cabdulqadir
mr gacanseef
axlmdulilahi
hadaad maanta Aabe
dib uhelay xoriyadiisii