Wadooyinka cusub hargeisa Somaliland 2022

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ก.พ. 2022

ความคิดเห็น • 210

  • @abdifarah4632
    @abdifarah4632 2 ปีที่แล้ว +32

    sxb aad iyo aad baad u mahadsantahay Information kan aad soo gel;isay iyadoon cidi lacag kugui siiinayn se aad dalkaaga iib geynayso adoo weliba Si Positive ah u soo gudbinaya muuqaalo cajaaiib ah dad banai ku diirsanayaaan Congrtulation shaqadan aad u hayso umadaada sxb thank thanks ku jeer baan ku leeyahay Brother

    • @Akvlogs_2023
      @Akvlogs_2023  2 ปีที่แล้ว +1

      🥰

    • @nasyadeuanyeong8707
      @nasyadeuanyeong8707 2 ปีที่แล้ว +6

      @@Akvlogs_2023
      Walalo dadka wax dhaliila ma waxad mooday somalilander waar waa cadowgiijabay hadaad soo duubto Somaliland oo noqotay magaalada ugu quruxbadan calaalmka oo waliba salaano dayaxa ku tagta oo cirka qayb kuraas dhigatay way caayi kuwa madaxda caaya kuwa garxajis iska soo dhiga ee awal caaya kuwa sida somalilanderka uhadla waa wada Somalia barigiihore mirqaanland iyo isaaqland bay qorijireen markaliya ayaa lawada kabeeynjiray markaasay mudo aamuseen ka dib doorashadiibaa dhacday markuu wadaniyara xanaaqay ee dumar iyo ciyaal caytamaa ay daawadeen ayay qaybeen kalmadihii ay isticmaaleen Hada qaabkaas ayay ku dagaal galaan markaa dhag ha udhigin kuwa wax dhaliila fahan waa cadowga e oo hore usoco

    • @abdirahmanaidid1289
      @abdirahmanaidid1289 2 ปีที่แล้ว

      Wad ku mahadsantahay walahay anigu waxan ka mid ahay dadka jecel inu qufka sida u dedalaya laa dhiirigeeliyo

  • @guledmaxamed2529
    @guledmaxamed2529 2 ปีที่แล้ว +20

    Maashalah Dawlada Hoose Ee Hargeisa Way Shaqaynaysa Halagu Taageero Waxqabadka Socda

    • @FaadumoArdo
      @FaadumoArdo 2 ปีที่แล้ว +1

      Dawladan aad wax u qabatay mashallah

  • @lifeisdesignedtobreakyourh293
    @lifeisdesignedtobreakyourh293 2 ปีที่แล้ว +9

    Wallahi somaliland is mire beautifull to me than all of europe together. Its beautifull because of its amazing muslim people. May Allah bless your cuntry and protect it from the enemy🤲amin yarab

  • @Abas996
    @Abas996 2 ปีที่แล้ว +6

    M.a horumar fiican u rajeynaa reer hargeysa from muqdisho

  • @cismanabdi2416
    @cismanabdi2416 2 ปีที่แล้ว +4

    Maansha Allah Si fiican Baad Noogu Soo Duubtay zxb Noo soo Badi Cilipyada casimada hargeisa iyo horumarka ka socda Casimada Jamhuriyada Barakaysan Ee Somalind ❤ ♥ 😍 💖

  • @se1059
    @se1059 2 ปีที่แล้ว +6

    Masha allah waa wado qurux badan laakiin haloo sameeyo meel dadku maraan taasi wadada ayay ka ilaalinaysa jajab iyo ciid ku soo rogmata insha allah hargaysi caasimadaha aduunka way la tartami🙏🙏🙏

  • @rawdahahmed3477
    @rawdahahmed3477 2 ปีที่แล้ว +5

    Aad baad u mahadsantay , waad ku saxsantay in aad quruxda Wadankeena Soo duubto , very very well done , thanks alot and keep forward .

  • @libanfarahamina7639
    @libanfarahamina7639 2 ปีที่แล้ว +5

    Asc hedo machaallah guul somaliland hargueisa from Djibouti

  • @yurub5288
    @yurub5288 2 ปีที่แล้ว +4

    Guul iyo gobanimo somalilaan ane Love Somaliland 💚❤💚❤💚❤✊✊✊✊

  • @namiin3034
    @namiin3034 2 ปีที่แล้ว +7

    Great video👍🏽 I like the new drainage system INSHAALLAH it will help in the rainy season.

  • @fdama
    @fdama 2 ปีที่แล้ว +5

    3:55 just adding a simple line in the middle of the road and pavements for people to walk on transforms this area from looking like a village to capital city.

  • @ducalesalmaan2975
    @ducalesalmaan2975 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allaah waad mahadsantahay walaal caasimaadeenu inay Qurux Badnato waan ku faraxsanahay Mayir moogana waa ninki hargaysa Qurxin laaha,

  • @husseinaffey1780
    @husseinaffey1780 2 ปีที่แล้ว +5

    Thank you so much, for sharing this clip of Hargeisa, Somaliland and it's development with your viewers.
    Rome was not built in a day. slowly we will see a beautiful Hargeisa city. Insha Allah!

  • @onkodtv4500
    @onkodtv4500 2 ปีที่แล้ว +3

    Manshallah aad Baad Mahadsantahay adeer sida quruxda badan ee dhulkii hooyo aad nogu soo duubto maskax iyo wadanimo ayaad isku darsatay ilahay khayar ha ku siiyo

  • @abdulrahmanaar6877
    @abdulrahmanaar6877 2 ปีที่แล้ว +3

    Maasha Allaah, fari kama qodna insha Allaah waxaan filayaa in magaaladda wadooyinkeeda sidaa ay wada noqdaa mustaqbalka dhaw, dadweynaha mid baa u taala oo ah daryeelka danta guud.

  • @aydenadventures7965
    @aydenadventures7965 2 ปีที่แล้ว +9

    The road infront of city centre hotel should have the priority to be renovated many foreigners are wondering why it's broken like this while it's an important road

  • @Nickname-sk1oh
    @Nickname-sk1oh 2 ปีที่แล้ว +1

    Great video bro! Seeing progress on road development for Hargeisa made my day. Thank you.

  • @badelhirsi9562
    @badelhirsi9562 2 ปีที่แล้ว +2

    Maasha allah waa muuqaal qurux badan thanks wll, aad iyo aad banad umahadsantahay sidaad nola socodsiiso wadankeena horu markiisa iyo wadoonka cusub .
    Hadalkaaga iyo fikratdaa kugu raacsanahay.

  • @abydby
    @abydby 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah. Keep up the positivity.

  • @kowsarmahdi647
    @kowsarmahdi647 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid jazakAllahu kheyr wll

  • @hamdamohamud8462
    @hamdamohamud8462 2 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah wll waa sax

  • @ibrahimomar8895
    @ibrahimomar8895 2 ปีที่แล้ว +10

    this is the best vlog i have never seen before in Hargeysa oh beautiful. sxb waxad soo duubta wadada 200 ama hargeisa by pass. mahadsanid

  • @mca.x9520
    @mca.x9520 2 ปีที่แล้ว +8

    AK VLOGS💕 Thank you
    #Rageedii . people like me old HARGEISA we preciate your work.
    If i come to HARGEISA i won't even recognise my mam's house is been 30 years bro.. keep going big man.
    From London town..

  • @yurub5288
    @yurub5288 2 ปีที่แล้ว +4

    Mashallah ilahay haku xafido somalilad hore Ayay usoconeysaa xoolah halga saaro magalada guul Somaliland Adigu waxad tahay qof fiican guul Ayaan kuu rajenayaa inshallah 👍👏👏👏❤💚❤💚❤

  • @barkhadabdi233
    @barkhadabdi233 2 ปีที่แล้ว +2

    Wadaniga dhabtaa allow dhowr❤💯💢💥

  • @jamaalcabdi6547
    @jamaalcabdi6547 2 ปีที่แล้ว +2

    Hore haloo socdo

  • @maxdar11
    @maxdar11 2 ปีที่แล้ว +2

    Waa halkee wadadani

  • @inaxaaji1935
    @inaxaaji1935 2 ปีที่แล้ว +1

    Thank you very much 2016 ki ba igu danbeysey Somaliland area da hargeisa club iyo wadada Marta beerta xoriyada ee ku dhamata saldhiga dhexe dhinacisa everyday baan marijireey aad baan ugu farxay siday wadadu usocoto masha ALLÂH

  • @drunkenrasta
    @drunkenrasta 2 ปีที่แล้ว

    Another tremendous video, walaal

  • @dayibxasan
    @dayibxasan 2 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allaah beutifull

  • @mawlidhasan5088
    @mawlidhasan5088 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah
    Thanks

  • @reallifesomalilander441
    @reallifesomalilander441 2 ปีที่แล้ว +1

    Thank You AK Vlogs. Hargeisa Wata Ku Dayeyneysa Berbera. 4 - Ta Gobol Oo Kale Aya Imika Hadhey Oo Somaliland Ah

  • @maryamdirie6842
    @maryamdirie6842 2 ปีที่แล้ว +1

    MashaAllah m’as JizzaikAllah kheyr

  • @zainabdaher2859
    @zainabdaher2859 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah calayk barakAllah fiik good video guuuuuul somaliland guuuul caasimada somaliland

  • @MaHir3050
    @MaHir3050 2 ปีที่แล้ว +4

    Nio anu hargaysa design ka guryahooda bn iska jeclahy hormar balaran bn idin rjeen rer hargeysa salan nin rer bosaso idinkaga timid 💯✌

  • @abdiwali15_london
    @abdiwali15_london 2 ปีที่แล้ว +1

    Saabir thanks akhi,
    Way dhaqaaqday si fiican.

  • @hibonour9657
    @hibonour9657 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah tabaarakallah illaahay swt ha ka jizaa isiiyo waxaad tahay qof iimaan iyo akhlaaqleh

  • @nasratogdheer2273
    @nasratogdheer2273 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah ❤ ❤ ❤ beautiful city.

  • @zeinabhersi6590
    @zeinabhersi6590 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah wllo ale hakubarakeyo

  • @abusalman1242
    @abusalman1242 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah

  • @madarkhashi4085
    @madarkhashi4085 2 ปีที่แล้ว +1

    Manahallah best videos 2022

  • @bashiirahmed5050
    @bashiirahmed5050 2 ปีที่แล้ว +1

    wadadan cishaan maray meel aan kasoo galay iyo meel aan ka baxo waan kalagaran waayey. war illeyn hargeisi isma wada oga. xaafadeydii markaan ku noqday tuuley u ekaatay. alle ha inoosiyaadiyo dhamaan teen

  • @cismaanmaxamed1881
    @cismaanmaxamed1881 2 ปีที่แล้ว

    jazakumullahu khayran sxb guulayso aduun iyo akhiroba aamiin yaa allah

  • @safialambert3861
    @safialambert3861 2 ปีที่แล้ว

    Machaala merci 🙏🙏🙏❤️❤️👍👍👍

  • @Huioejusyki22
    @Huioejusyki22 2 ปีที่แล้ว

    Thank you brother,

  • @maxamedakram1585
    @maxamedakram1585 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah keep up bro

  • @khadarindhojacayl6256
    @khadarindhojacayl6256 2 ปีที่แล้ว

    Thanks wll aad baad ugu mahadsan tahay..

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv 8 หลายเดือนก่อน

    Masha alllllah reer somaliland nooolaaada oo guulaysta❤

  • @yahyetygah9118
    @yahyetygah9118 2 ปีที่แล้ว +1

    thanks brothar shaqo vicn haysa

  • @mawlidhasan5088
    @mawlidhasan5088 2 ปีที่แล้ว +1

    Muwaadin somalilander waad mahad santay wll
    Allaah ha kaa abaal mariyo
    Waxaa weeyaan inay adeecno madax deena iyo culimadeena iyo waalidiin teenba dhamaan dakeena inagu qaaliga ah

  • @jmo4410
    @jmo4410 2 ปีที่แล้ว

    Mashallah; Allow noo barakee wadankeena. Allahu ma amen.

  • @Lavapute
    @Lavapute 2 ปีที่แล้ว

    Walaalo khayr allh haku siiyo waad naga farxisaa wadankana waa uxiisay

  • @kadra825
    @kadra825 2 ปีที่แล้ว +2

    MASHA AALLAH HAMBALYO HAMBALYO GOOD LUCKY IINSHA AALLAH CONGRATULATIONS TO SOMALILAND GUULL GUULL GUULL SOMALILAND IINSHA AALLAH HORUMAR WACAN WLL QALI THANK YOU SO MUCH GOOD JOB NICE BROTHER 💚💚💚🤍🤍🤍🖤🤍❤❤❤❤🍀🍁💐💚💚🍁🌺🍀🍁⚘🌺🍀💐🌟🌻💋🥀🌺⚘🌹💖👑🥰💗🌟🌟🌼🌻🥀

  • @Layla6793
    @Layla6793 2 ปีที่แล้ว

    Ma Sha Allah Walal qaali aad iyo aad ayaad ugu mahadsan tahay, sidaad noola share garaysey muuqaalkan quruxda badan.

  • @hissawad5010
    @hissawad5010 2 ปีที่แล้ว

    Mansha allh walal

  • @saraa3456
    @saraa3456 2 ปีที่แล้ว

    شكرا اخى على فيديو روعه انا من هرجيسا حلوو مره الله يحفظ بلادنا وبلاد المسلمين

  • @guledmaxamed2529
    @guledmaxamed2529 2 ปีที่แล้ว

    Maashalah

  • @maydal6037
    @maydal6037 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid, horumarka aad wado, video quruxda badan ee dhiirgalinta leh. Somaliland dad ahaan iyo dalba way horumartay òo AK baba ka mid ah.

  • @rahhasan4535
    @rahhasan4535 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha’Allah hadalkaga ad u ficanyahay huno Alhmadulillah Allah ha ino siyadiyo Amniga horumar ka 🤲🏻

  • @ridwaanaxmed3668
    @ridwaanaxmed3668 2 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah

  • @axmedwaxar8107
    @axmedwaxar8107 2 ปีที่แล้ว

    Manshalaah

  • @qadanmohamed3659
    @qadanmohamed3659 2 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah wllo

  • @somofficial7329
    @somofficial7329 2 ปีที่แล้ว +1

    Wow hargeisa masha allah wadooyinku runtii way ficanyihin

  • @ifrahhussein5284
    @ifrahhussein5284 2 ปีที่แล้ว

    Mansha alaah mansha alaah alle ha barakeeyo maayirka iyo teamkiisaba, wax wanaagsan baad na tustay habaryar jazakalaah. Aji fal dhiman lama tusee dadku ha samraan oo ha u duceeeyaan madaxda.

  • @khadramohamoud4422
    @khadramohamoud4422 ปีที่แล้ว

    Manshaallah

  • @maxamuudmaxamed5108
    @maxamuudmaxamed5108 2 ปีที่แล้ว +1

    Macah alah

  • @xaramrkc5724
    @xaramrkc5724 2 ปีที่แล้ว

    Waaw somalinad guul iyo gobonimo

  • @Eng.Qorrane
    @Eng.Qorrane 2 ปีที่แล้ว

    Mnsha Allah guul insha Allah.

  • @sakiguray3248
    @sakiguray3248 2 ปีที่แล้ว +1

    Msha allh Horumarkii Hargaisi Wuu bilabmay Waxanu lenay gobalada kalena ku dayda Cabdikarin Axmed moge Horumarkinu Ha Muuqdo 💪 Caasimad ifaysa

  • @shamsojama9804
    @shamsojama9804 2 ปีที่แล้ว

    Maansha Allaah wall Alle abaarta iyo sirxir baraka hanaga sojabiyo 🤲🤲🤲

  • @hamze5225
    @hamze5225 2 ปีที่แล้ว

    Maaayir mooge alle ha barakeeye wuu shaqaynaya wlh❤️

  • @brbynulolilumu
    @brbynulolilumu 2 ปีที่แล้ว

    Maasha Alaah wiil caqli leh baa tahay adigoo kale Rabi ha badyo

  • @simplemanndhissimpleway5176
    @simplemanndhissimpleway5176 2 ปีที่แล้ว +5

    In my childhood i was always having fun nd great times with the little things tht around me..
    I remember walking nd running through these roads every corner of the city year's really, we never dream abt this place are gnna be just like the one's we watched in the TV'S..
    Wxn aad u xasusta intan xafada kaso lugayno anigiyo asxabta kale anago yaryar ayan lug ku iman jirnay birish liic-liica on ku dul yaaci jirnay, kolkasa ki an ku dul cararin e ka baqa dooxa ayan kaga iman jirnay intan dharka ka saarno 🤣🤣.
    Wadadas farax omar halkas ka gadha ila ilalada ila dhakhrtka lagaso gadhayo wixi naga hor imada wn ku yaaci jirnay 🤣🤣.. madaxtoyadaba wxn u haysanay dugsi sare cadiban albabkeda danbe iskala fadhisan jirnay askarta oy nogu shekayn jiren..
    I miss these little things wlhi they're gnna be in my heart nd my mind alwys 🙏. We did everything in tht place sometimes i just want to pause the time nd go back little bit 1998-2006 ..........

    • @abdirahimmussa2708
      @abdirahimmussa2708 2 ปีที่แล้ว +1

      Lets Also builed Burco to and ceerigabo borame laascanod berbera

    • @simplemanndhissimpleway5176
      @simplemanndhissimpleway5176 2 ปีที่แล้ว +1

      @@abdirahimmussa2708 It'll come brother 🙏. Even though it depends on the relationship of the people nd the mayor bt hopefully we'll build all these one by one.

  • @maryamhussin1222
    @maryamhussin1222 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah illahay barware haka dhigo

  • @a.kariin9119
    @a.kariin9119 2 ปีที่แล้ว

    Maansha allah illahay ha xafido golaha cusub

  • @muktarmohammed106
    @muktarmohammed106 2 ปีที่แล้ว

    Well done 👍

  • @guledhassan3690
    @guledhassan3690 2 ปีที่แล้ว +1

    Hargaysa dhismo fcn bay leedahay Lkn laamiyo iyo cagaar malaha wakhti aan tagay Waan yaabay ado gaadhiga wada umbu guri kaso hor bixi jiray Lkn hada meelaha qaar is badal yar ba ii muuqda keep going

  • @mahamedeese6691
    @mahamedeese6691 2 ปีที่แล้ว

    Well done

  • @macerinaladida6997
    @macerinaladida6997 2 ปีที่แล้ว

    Màshalah

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 2 ปีที่แล้ว +3

    Mahadsanid. Somaliland waa in aan dhisanaa. Geeska Afrika waa ka muuqanaa runtii.

  • @indianoceantranslators420
    @indianoceantranslators420 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah hargaysa waan u xiisay

  • @fartman123451
    @fartman123451 2 ปีที่แล้ว +2

    Qofka fiican qalbi fican buu leyahay sidaado kale

  • @syberhyper6156
    @syberhyper6156 2 ปีที่แล้ว

    👌

  • @maxamedcalibulaybulay38
    @maxamedcalibulaybulay38 2 ปีที่แล้ว

    Thanks

  • @suldanabdi688
    @suldanabdi688 2 ปีที่แล้ว +1

    Maansha Allah wixii fiican in la soo bandhigaa aad ayay uquruxbadantay marna dalka wada dhismaayo ee waa talabo talabo aad ayad umahadsantay guulban kuu rajaynayaa

  • @basheali683
    @basheali683 2 ปีที่แล้ว +1

    Manshallah wa muuqal aad u qurux badan aad baan ugu farxy ano 29 sano kaso maqna wadanki jasakumullah🙏

  • @apdiqaniozil527
    @apdiqaniozil527 2 ปีที่แล้ว

    Horay usoco pro shaqo fiican BA haysaa. Ani 2020 igu dambaysay. Somaliland wadanka wan kaqanay lkn sidaa ku ogaa iyo siday tahay isuma dhawadanki wa dhismay Wana quruxbatay horee USO kuleyahay wadankayagaa najeclaysisee pro

  • @Maftuuxmahdi
    @Maftuuxmahdi 2 ปีที่แล้ว +1

    Macha Allah my home land viva Somaliland ismuujiya nacapka
    Like ✅ hayla dhaafina ❤

  • @freepresscable6187
    @freepresscable6187 2 ปีที่แล้ว +9

    We should take the old mayor to corruption court.

    • @bayle2236
      @bayle2236 2 ปีที่แล้ว

      Impossible he's tribe won't let that happen

    • @cabdicabdilaahi6481
      @cabdicabdilaahi6481 2 ปีที่แล้ว

      Of course

    • @acacius9903
      @acacius9903 2 ปีที่แล้ว

      @@bayle2236 that's why I hate tribalism bullsh*t. Even if he/she is your brother we should still not help them break the law and get away with it.

    • @fdama
      @fdama 2 ปีที่แล้ว +2

      His tribe will start trouble. You know how it is. He will face Allah when his time comes. That is the ultimate punishment.

    • @smooth2477
      @smooth2477 2 ปีที่แล้ว

      I agree 100% people need to be held accountable for corruption

  • @abdiyusuf2535
    @abdiyusuf2535 2 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah
    Dawladu horumarbay samaynaysaa
    Maarirada ayaa qaarna waxqabad iyo hal abuur hami sare ah leeyihiin qaarna calooshood u shaqaystayaal yihiin qaarna danba kalahayn horumarka

  • @xidigadkeh235
    @xidigadkeh235 ปีที่แล้ว

    Mchllha qurux walhi hargeisa

  • @kbpost6947
    @kbpost6947 2 ปีที่แล้ว +1

    mooge waa shaqaynayaa ha lala shaqeeyo.

  • @mursalcabdi5059
    @mursalcabdi5059 2 ปีที่แล้ว

    Mr mooge wuu shaqaynayaa masha allh

  • @abdimahad5977
    @abdimahad5977 2 ปีที่แล้ว

    HORE U SOCO WADANIGA DHABTAH👍👍👍👍

  • @munamohamed6709
    @munamohamed6709 2 ปีที่แล้ว

    Manshala manshala guul somalind

  • @rayanmuhammad3281
    @rayanmuhammad3281 2 ปีที่แล้ว

    Masha allaah wlahi hatgaysa london yar ayay noqoty masha allah

  • @sahraahmed5064
    @sahraahmed5064 2 ปีที่แล้ว

    Mashaa allah shaqo wanaagsan bay QABTEEN ilaahay dadkeena xaqa ha tuso. Adiguna waad umahadsan

  • @umushayma58
    @umushayma58 2 ปีที่แล้ว

    Mnsha allah wallhi anigaa jooga hadana aan war u hay siday wax usocdaan mahadsanid wllky waa run hadalka wanaag sani waa sadaqa alxmdulilaah alle dalka iyo dadka haynoo barakeyo bi idmilaaah

  • @maxamuudmaxamed5108
    @maxamuudmaxamed5108 2 ปีที่แล้ว +1

    Wadooyinka si fiican aya lo dhisay

  • @fadxiyafarxan6568
    @fadxiyafarxan6568 2 ปีที่แล้ว +1

    Aba wn jooga hadana war umahayo soo badiya 👍