ขนาดวิดีโอ: 1280 X 720853 X 480640 X 360
แสดงแผงควบคุมโปรแกรมเล่น
เล่นอัตโนมัติ
เล่นใหม่
Sixid Khalad : Sawirku Waa AUN Cabdinaasir Macalin Caydiid ee Maaha Aun Cabdinaasir Macalin siciid Oo ah Fanaanka Heestan sahra La qaadaya.Waa Khalad Xaga farsamada Ka Yimid sidaas Ula socda Erayada iyo laxanka Heeskanba Waxaa Lahaa Ale Ha Uraxmadee Maxamed Cali KaariyeeWaxayna Kujirtay Riwaaydii La Odhan Jirey " HA WAALAADO JACAYLKUYE AYNU WEERARKA AADNO " 1977Waxaa Si wada Jira Ugu Luuqaynaya AUN Sahra Axmed Jaamac iyo Cabdinaasir Macalin Siciid.Mahadsanidin🥰🙏
Waa Caynkaa Mahadsanid saaxiib.🙏
@@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi legend🙏🥰
@@Mudugboy1 Allaa yaa Cisak Saaxiib.👍
Cabdinaasir macalin saciid 1982 ayuu geeriyood ninkaana sawirka aad soo Saarinen dhawaan ayaan filayaaa
Abdinasir m saciid weeye
Hees iyo badh aan. Waligey an maqal❤❤❤🎉🎉🎉😊
Sawirku waa cabdinaasir macalin caydiid Cabdinaasir macalin siciid,na wuu qadaya Inta kale good
🥰
Walal sawirka mahan cabdi nasir macalin saciid ee waa cabdi nasir macalin ceydiid ee ka badal
Ilaahoow idiin naxariiso.
Sawiirka meesha saaran waa Cabdinasir macalin caydiid Halka ninka heesta qaaday u aha Cabdinasir macalin siciid allaha uwadanaxariiste
Sawirka Fanaanka qaadaya heesta maaha Cabdinaasir Macalin caydeed waa fanaan kale oo cabdinaasir la yidhaa oo geeriyooday mudo hore
Loolii egan ahaydooLaba goor tuskii helay.Sawirka iska sax sxb.
Sawirku ma aha cabdinaasir macalin
Sawirka iska saxa please
Caashaqa ladabtayeAdna hoo listiisoo❤.Aun.
Codka waxaa Abdinasir macalin Saciid iyo sahro Ahmed
Aad iyo aad hees aan jclahay❤
Heeskan waxa wada qaada Sahra Axmed Jaamac Iyo CabdiNaasir Macalin Siciid Markaa Iska Sax Walal Swirka iyo Magaca
Kalasaar.haysku.qaldin.c.naasir.macalin.siciid.sahra.ayaa.qaaday.sawirkuna.c.naasir.macalin.caydiid.dhamaan.alle.hawnaxariisto
Heestan markii ugu horeysay aanmaql waxay ahayd 1938 anoo 22jira magaalada guriceel❤❤❤❤❤😅😅😅😅😅
Sawirka aad saartay waa CbdiNasir Macalin Cediid. Qofka se heesta qaadayo waa Cabdinasir Macalin Siciid
Heestan Cabdinaasir Macalin Siciid iyo Sahra Ahmed ayaa wadda qaadda Saaxiib Cabdinaasir Macalin Caydiid Maaha Codku xataa Waa Cabdinaasir Macalin Siciid Laakiin Sawirka ayaad ku khaladay Waana Mistake iyo khalad aanad ula Jeedin Oo si Lama filaana Ku dhacay baan FiLayaa Mahadsanid WalaaL.👍🙏#LyricsSongLOOLI#CABDINASIRAHUNLoolii heega lahaydooLabba goor tuskii helayDhulkoo Liqay xarreediiRayskuna LabbeenyahayeeyOo Laammo ubax iyoIsku Ladhay caleentiiLeeg LeeganaayaanSaxan saxo LulaysiyoSidda Laydha LaydhaUddugga LehLaab qaboojiyaayMaxaa kaa LilaahiyaCaashaqa ha LalineeSAHRAAHMEDAHUNSiddaa Aar LibbaaxooLisanaaya miciyahaAmma Laqan marroodiyaOo Laammo ku cartamayeeyAmma Faras LallabihiyoBirmadkaba Lihiin ku lehLibbta GeesiggeediiFarxad Lagu AbuurrooCaashaqa LaddabtayeAddna hoo ListiisooKala leexan mayneeAddna haysku kay ladin#ABDINAASIRAHUNSiddii aan u laab kacayLaddi waayey jiifkooSiddaan Ulaba lagdoodaanLaaca waaga toosaayeeyLaabxadayda beerkiyoQalbigaygaad ka lulataaLaxawgiina sii korodhLeebkii halista iga mudayInnaan Liito arragtayeeIntaan Loxodka Lay dhiginMaxaa kaa LilaahiyaCaashaqa ha Lalinne#SAHRAAHMEDAHUNReerkii Layli dhaansadaHaamuhuu ka LaayaaHarraadna kama LadnaadeeLugtii Jeenni dhaaftaayeeyLuggooyey ku socotaaLafyu way jabtaayooLammaanihii Is doorteeIsu Laab fayoobaynMaba aanay LulanineBal maxay ka Leeftaa?Kala Leexan mayneeAdnna haysku kay Ladin■■■■■■■■■■■■■■HEES XUSID MUDAN OLD IS GOLD.YAA SALAAM AXSAN CALEEG, heestani waxay ka mid tahay heesaha Laysugu hal celiyo kuwooda ugu macaan, HEESTANI waxay qayb ka ahayd, riwaayaddii CAANKA ahayd ee HA WAALAADO JACAYLKU EE AYNU WEERARKA AADNO ee Uu Alifay Ama Curiyey Abwaankii Weynaa Dhakhtarkii Jacaylka MOHAMED ALI KAARIE 1977 Ayey ahayd AHUN Laxankana waxa Saaray Ustaad Hassan Sabriye Afrax Hassan Garayt AHUN waxa si toolmoon Ugu wada Luuqeeya Ustaad Cabdinaasir Macalin Siciid IYO Sahra Ahmed Jaamac AHUN dhamaantood - Aamiin Yaa RABBI.#MAHADSANIDDHUGMAALHeestan 5 Sano ka hor waxaan kaga faalooday Qaybta Commentiga CHANNELKII IYO HOYGII CANJILADAHA CUDOONAA EE MUDUG BOY.
🥰🙏
@@Mudugboy1 Shugran.🙏👍
0:27
Sidaan u laba lagdoodaanLaaca waaga toosaayee.
Saawiirka.aadSaartay.maaha.cabdiNaasiirMaacaliinSiicidAaaya.heesta.qaaday
Wxaa samanno badanGeelu saynta uruxaaMar un baad sasabaane iyo saluug ka cabbi soontaa.Heestaa iiso gali sxb.
Hye walaal
0:57
Sixid Khalad : Sawirku Waa AUN Cabdinaasir Macalin Caydiid ee Maaha Aun Cabdinaasir Macalin siciid Oo ah Fanaanka Heestan sahra La qaadaya.
Waa Khalad Xaga farsamada Ka Yimid
sidaas Ula socda
Erayada iyo laxanka Heeskanba Waxaa Lahaa Ale Ha Uraxmadee Maxamed Cali Kaariyee
Waxayna Kujirtay Riwaaydii La Odhan Jirey " HA WAALAADO JACAYLKUYE AYNU WEERARKA AADNO " 1977
Waxaa Si wada Jira Ugu Luuqaynaya AUN Sahra Axmed Jaamac iyo Cabdinaasir Macalin Siciid.
Mahadsanidin🥰🙏
Waa Caynkaa Mahadsanid saaxiib.🙏
@@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi legend🙏🥰
@@Mudugboy1
Allaa yaa Cisak Saaxiib.👍
Cabdinaasir macalin saciid 1982 ayuu geeriyood ninkaana sawirka aad soo Saarinen dhawaan ayaan filayaaa
Abdinasir m saciid weeye
Hees iyo badh aan. Waligey an maqal❤❤❤🎉🎉🎉😊
Sawirku waa cabdinaasir macalin caydiid
Cabdinaasir macalin siciid,na wuu qadaya
Inta kale good
🥰
Walal sawirka mahan cabdi nasir macalin saciid ee waa cabdi nasir macalin ceydiid ee ka badal
Ilaahoow idiin naxariiso.
Sawiirka meesha saaran waa Cabdinasir macalin caydiid
Halka ninka heesta qaaday u aha Cabdinasir macalin siciid allaha uwadanaxariiste
Sawirka Fanaanka qaadaya heesta maaha Cabdinaasir Macalin caydeed waa fanaan kale oo cabdinaasir la yidhaa oo geeriyooday mudo hore
Loolii egan ahaydoo
Laba goor tuskii helay.
Sawirka iska sax sxb.
Sawirku ma aha cabdinaasir macalin
Sawirka iska saxa please
Caashaqa ladabtaye
Adna hoo listiisoo❤.
Aun.
Codka waxaa Abdinasir macalin Saciid iyo sahro Ahmed
Aad iyo aad hees aan jclahay❤
Heeskan waxa wada qaada Sahra Axmed Jaamac Iyo CabdiNaasir Macalin Siciid Markaa Iska Sax Walal Swirka iyo Magaca
Kalasaar.haysku.qaldin.c.naasir.macalin.siciid.sahra.ayaa.qaaday.sawirkuna.c.naasir.macalin.caydiid.dhamaan.alle.hawnaxariisto
Heestan markii ugu horeysay aanmaql waxay ahayd 1938 anoo 22jira magaalada guriceel❤❤❤❤❤😅😅😅😅😅
Sawirka aad saartay waa CbdiNasir Macalin Cediid. Qofka se heesta qaadayo waa Cabdinasir Macalin Siciid
Heestan Cabdinaasir Macalin Siciid iyo Sahra Ahmed ayaa wadda qaadda Saaxiib Cabdinaasir Macalin Caydiid Maaha Codku xataa Waa Cabdinaasir Macalin Siciid Laakiin Sawirka ayaad ku khaladay Waana Mistake iyo khalad aanad ula Jeedin Oo si Lama filaana Ku dhacay baan FiLayaa Mahadsanid WalaaL.👍🙏
#LyricsSongLOOLI
#CABDINASIRAHUN
Loolii heega lahaydoo
Labba goor tuskii helay
Dhulkoo Liqay xarreedii
Rayskuna Labbeenyahayeey
Oo Laammo ubax iyo
Isku Ladhay caleentii
Leeg Leeganaayaan
Saxan saxo Lulaysiyo
Sidda Laydha Laydha
Uddugga Leh
Laab qaboojiyaay
Maxaa kaa Lilaahiya
Caashaqa ha Lalinee
SAHRAAHMEDAHUN
Siddaa Aar Libbaaxoo
Lisanaaya miciyaha
Amma Laqan marroodiya
Oo Laammo ku cartamayeey
Amma Faras Lallabihiyo
Birmadkaba Lihiin ku leh
Libbta Geesiggeedii
Farxad Lagu Abuurroo
Caashaqa Laddabtaye
Addna hoo Listiisoo
Kala leexan maynee
Addna haysku kay ladin
#ABDINAASIRAHUN
Siddii aan u laab kacay
Laddi waayey jiifkoo
Siddaan Ulaba lagdoodaan
Laaca waaga toosaayeey
Laabxadayda beerkiyo
Qalbigaygaad ka lulataa
Laxawgiina sii korodh
Leebkii halista iga muday
Innaan Liito arragtayee
Intaan Loxodka Lay dhigin
Maxaa kaa Lilaahiya
Caashaqa ha Lalinne
#SAHRAAHMEDAHUN
Reerkii Layli dhaansada
Haamuhuu ka Laayaa
Harraadna kama Ladnaadee
Lugtii Jeenni dhaaftaayeey
Luggooyey ku socotaa
Lafyu way jabtaayoo
Lammaanihii Is doortee
Isu Laab fayoobayn
Maba aanay Lulanine
Bal maxay ka Leeftaa?
Kala Leexan maynee
Adnna haysku kay Ladin
■■■■■■■■■■■■■■
HEES XUSID MUDAN OLD IS GOLD.
YAA SALAAM AXSAN CALEEG, heestani waxay ka mid tahay heesaha Laysugu hal celiyo kuwooda ugu macaan, HEESTANI waxay qayb ka ahayd, riwaayaddii CAANKA ahayd ee HA WAALAADO JACAYLKU EE AYNU WEERARKA AADNO ee Uu Alifay Ama Curiyey Abwaankii Weynaa Dhakhtarkii Jacaylka MOHAMED ALI KAARIE 1977 Ayey ahayd AHUN Laxankana waxa Saaray Ustaad Hassan Sabriye Afrax Hassan Garayt AHUN waxa si toolmoon Ugu wada Luuqeeya Ustaad Cabdinaasir Macalin Siciid IYO Sahra Ahmed Jaamac AHUN dhamaantood - Aamiin Yaa RABBI.
#MAHADSANIDDHUGMAAL
Heestan 5 Sano ka hor waxaan kaga faalooday Qaybta Commentiga CHANNELKII IYO HOYGII CANJILADAHA CUDOONAA EE MUDUG BOY.
🥰🙏
@@Mudugboy1 Shugran.🙏👍
0:27
Sidaan u laba lagdoodaan
Laaca waaga toosaayee.
Saawiirka.aad
Saartay.maaha.cabdi
Naasiir
Maacaliin
Siicid
Aaaya.heesta.qaaday
Wxaa samanno badan
Geelu saynta uruxaa
Mar un baad sasabaane iyo saluug ka cabbi soontaa.
Heestaa iiso gali sxb.
Hye walaal
0:57