SIDA LOGO LOO SAMEEYO | CASHARKA 8AAD | ADOBE PHOTOSHOP CC 2020

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2021
  • #waadax_technology#logo_design
    SIDA LOGO LOO SAMEEYO | CASHARKA 8AAD | ADOBE PHOTOSHOP CC 2020
    FADLAN LIK E SHARE AND COMMRNTS

ความคิดเห็น • 27

  • @muhiiz4728
    @muhiiz4728 11 หลายเดือนก่อน +1

    Thank Ustaad cashirada ina noso cilisid rajeyna👍

  • @al-ixsanjinayow4723
    @al-ixsanjinayow4723 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah mahdsand ustaad horey usoco wan kafaideysaneyna insha allah

  • @SoftDreamanddeepsleeping
    @SoftDreamanddeepsleeping ปีที่แล้ว +1

    Macalin caawa igu horeysa casharadaada wllh si fiican u fahamey
    Jazakallah 😊
    Waan kula so con doonaa teacger wixii dambe inshallah
    keep going

  • @drkey935
    @drkey935 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah waa ka helaha

  • @jooqlefarah7858
    @jooqlefarah7858 2 ปีที่แล้ว +2

    Thank u bro. You helped me a lot

  • @Yahyalambaduusa
    @Yahyalambaduusa 2 ปีที่แล้ว +1

    M.a

  • @cabdisalaad4971
    @cabdisalaad4971 2 ปีที่แล้ว +1

    Guuleyso

  • @abdiharir8457
    @abdiharir8457 10 หลายเดือนก่อน

    Mahad sanid waadax technology

  • @saciidnurisaxaaq568
    @saciidnurisaxaaq568 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid ustaad mar kasta wax baan kaa kororsanaa.

  • @mohavic1740
    @mohavic1740 2 ปีที่แล้ว +3

    Qoraalka Sidee loo weynena Eng

  • @saciidnurisaxaaq568
    @saciidnurisaxaaq568 2 ปีที่แล้ว +1

    Qofkii koo baad baa ahay

  • @saacidsamakaab9997
    @saacidsamakaab9997 ปีที่แล้ว

    Maasha allah mahadsanid walaal jazakalah

  • @ustadshuayb12
    @ustadshuayb12 27 วันที่ผ่านมา

    cabirka unbaa iga waynaaday anigoo waliba raacay cabirka aad qortay ustaad fartaa iyadoo caps lock ii daran yahayn waxay noqotay far waawayn laakiin aan sida taada oo kale qara wayn lahayn teeda kale ustaad description ka inaad noo saarto ayay ahayd telephone number waa muhiim . mahad sanid ustaad marka kale after 2yrs ayaan casharadaada ka faaidaysanaynaa

  • @shucayb1244
    @shucayb1244 2 ปีที่แล้ว +1

    Thank u brother
    Ale gacanta hakuu barakeeyo

    • @WaadaxTechnology
      @WaadaxTechnology  2 ปีที่แล้ว +2

      Aamiin ustaad waxaan jeclaha inaan wax tayo leh idiin soo gubiyo

    • @Safuuna_mire
      @Safuuna_mire ปีที่แล้ว

      @@WaadaxTechnology Abowe Safa isame 🥺

  • @cabdisalaad4971
    @cabdisalaad4971 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid ustad

  • @Intifaac
    @Intifaac ปีที่แล้ว

    Mahadsanid walaal .

  • @BEERLULE1
    @BEERLULE1 ปีที่แล้ว +1

    Macalin markaan geliyo RECTANGULAR MARQUEE TOOL oo right click dhaho CUT iima muuqato keliya copy ayaan arkaa maxaa sababa arintaas

  • @xamsekhuburo1636
    @xamsekhuburo1636 ปีที่แล้ว +1

    𝐖𝐞𝐞𝐰𝐞

  • @Mr_abdi
    @Mr_abdi 11 หลายเดือนก่อน

    Thanks. ❤❤

  • @cabdisalaad4971
    @cabdisalaad4971 2 ปีที่แล้ว

    🥰🥰🥰

  • @mohamedsuweys5345
    @mohamedsuweys5345 2 ปีที่แล้ว

    Ustaad labada xaraf markaa isku dhajinayso group aad ku sameynayso hoos markaa u jiido xagee u aadaa logo MS inaa sameeyo ayaa rabaa waa isku dhagi waayay

  • @Azhravmussy
    @Azhravmussy ปีที่แล้ว

    MAHADSANID WALAAL ALAHA KAA AJAR SIIYO

  • @salebanyusuf4077
    @salebanyusuf4077 2 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad resterize type maxay qabataa

    • @WaadaxTechnology
      @WaadaxTechnology  2 ปีที่แล้ว

      Ustaad qoraalka ayey shape kuugu badaleysaa aad ayaa u mahadsantaha