jaahilkan wan ku qosla sida 12 jir bu u sheekeeya wa qof bila nolol ah oo sida nolosha livka ah loga xamaasho ama loga shaqeysto garanayn oo sida dumarba beenta faafiyo un yaabka adunka . war orod nolol samayso oo beenta iska jooji naag samia khalil maxa laga diili wa shuuubo free ah
Nebigu❤️💎🕋🌺 scw kuwa hub ka noo soo Qaata naga mid ma ah‼️waa xaaraan‼️😇😇😇🛑😢
Salalaahu caleyhi wasalam
She is so stupid she can’t joke with this dangerous please don’t joke with this 😮
Sallaahu calleyhi wasallam sallaahu calleyhi wasallam sallaahu calleyhi wasallam
Muqdisho unukaa leh maxay ka doontay
Maxay ahaayeen ogadenkan muqdisho ku sii yaacayo oo hadana la dhibaataynayo, wallaahi waa yaab
Waa in lasoo xiraa qofka usoo dhiibay iyo iyadaba waa dambi hub kaftan magalo cida laheyd waxaa shawo ku leh nabad sugida ,puntland ayaa qof lagu dilay filim jilayay waa mamnuuc in hub lagu ciyaaro dilas ah waa doqonimo iyo jaahilnimo cida usoo dhii tay waa dambiilaha koowaad hubka waxaa lagu ilasliyaa nabadgelyada ee laguma waxyeeleeyo.
Haa wlhi
Dadka xamar ado wn la Yaba meshas dadka Aya lagu cuna ee gobalada ada
bostoolad kaftam ma gasho waa qalad meeqaa ciyaartas ku dhimatey
Caawdaa wiilbaa qoray rasaas ka buuxdo gabar nala fadhida ku taagayey oo ku waabinayey anaa ka dejiyey iyadoo leh halkaa laabtaa igaga dhufo wax yar kahorna dhuunta ayuu xabad kasoo tuuray qoriga , waa yaab qoray isdifaac uunbaa loogu talagalay
Adeer dhagaaysta ogaadeen maleh meeshaan ama isdila ama is daaya
Muqudisho dawalada majoogote inya tagato baaba qalada waaba ku qabataye maxaya ulaa jeedeye waa baroobene lkn samiixo mafahamin waa iska qososhaya iyada oo baasakolada lagu qabataya no waa qalada inya ku qabsataya aheyed sababata ku hindisiteye inku qabato 👁️
Layaab weeye inay tag to meel aan amaan ahayin
Get a life man.. this is known issues… look the view from somewhere else… but not enter fearing ladies issue.. shame on you man
Uraaye
Ogaadeen maleh bistola
😭😭😭😭😭😭😭😭👎👎👎👎👎👎
Hada ma nihin bastariis naagtaan h
Amisoney madii ka ku ciyaarin somalinad waa dadl ka horeeya wuxuu dalyahya waxay qabsadeen dorasho qof iyo coda iyo lacagara iyo ciidan gaara dhulkoda cidamo ajaniba ma joogan sidee mumul gobaleda isku Barbar dhigaysaa
Maanul goobaleed haanagu tilmaamin aanagu kama tiirsaniin maamul goobaleed ee hadalkaga ka fiirso
Baga low may dilasn samiixo iyadaa khaldan maxay ka doontay xiro mooryaameed
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭🤲🏻
Haawiyaah saaxib magaalaan saamixaah waa khaalad inaay adaay xamaar
Illaahey ha ku caafiyo dad badan baa qabbo cudurkaas
jaahilkan wan ku qosla sida 12 jir bu u sheekeeya wa qof bila nolol ah oo sida nolosha livka ah loga xamaasho ama loga shaqeysto garanayn oo sida dumarba beenta faafiyo un yaabka adunka . war orod nolol samayso oo beenta iska jooji naag samia khalil maxa laga diili wa shuuubo free ah
Been yAan laguugu baranin