Asagaa itoobiya Salish ka yimid Adan bari salkiisaa ka timid ma xamar baa ku dhalatay adna Tula ka timid ayana gado bay ka timid waxaa sheegaysid waxaa sheegaysid ma jiraan
Waxaaa waa Aduun sidaa modeeyso ma ahan warka laku sheegay waa war khaldan oo gabadha xaladeeda Allah ayaa og dad un ayaa ka dhax faideystay oo isku diray markeyy ninka jeclaneysay lama Qabin markeyy wilka is jeclaadeen ayaa ninka laku daray ee waxaadan ogeeen waligaa ha sheegin oo qofoo fulmiga iska daa qofka ad ku diganeyso waxaa laga yabaa inaadan xaladiisa dhabta ah waxba kala socon
Caaliyaay waad iga qoslisaa aad iyo aad baad u taqanaa af somaliga wllo nuxur kiisa maansha alaa dadna iyagoo shalay dadkii ka yimid baba lagu dhahaya ma aqaan waxan wllo maansha alaa tabaraka
Been waaye ninka waxaa lagu daray markuu abdifitax sodoontay ayadoo lodiidaayo abdifitax coz cideeda lama rabin nin fanaan ah reer abtigeed wiilkooda ayey lasafanoyaan marka Aliya iska hubi sheeko hal dhinac ah hadii kale waa xad gudub waxaagu 😂
Wow look who’s talking grandma Miss Uni it’s not your age and it’s none of your business. What she does she can do whatever she wants that’s her and her husband business out of your mouth and go grab your welfare money.
Gabadha uunsi waa maag nool hay diiday pnin lagu was ay bale tumuli iyo mini somaliya ku yaa la ceeb ma leh waa dhulkeenii alle noo doortast mss uu si harst u Zico kan hada maxuu ku kordhinaa
Ma habaraa hadaad nin diido waligeedaa nin la diidi jirey ee waa narcissistic gabadhan weey buugtaa waa qof jaahil ah gabadhu wiilkana wax weyn baa ka qaldan allaah talada ha u toosiyo miskiinka😢
Ar caaliyo dhib badnaa cawana dhaso miyaa miiska saran horta an ku Saxe dhaso xuduud Kuma taal Gobalka Gedo waxana u aqaan tuulo qawaaf hadan qalanen axmed guuled baa la oran jiray odaygii magaaleeyay
Wll uma malaynayo niinkan wu dhiibay gabadha wa niin been iyo manipulation ku wada iyadna wa nag kuluul wuxu uu egyahay narcissistic personality innu qabo su ulaa hadli jiiray bahdiilka ku badna marna wanjeceluhu leeyahay marna sxpaded uukubahdiilaya ma aqan lkn wasan qaabo!😏
Walaalo. Xijaabka si fiican usaaro tima. Allaha ku asturo Asturka dhamaystir Allaha ku barakeeyo
Anagaa war inta lasoo fariisan weynay oo youtube furannweynee waan ku qasban nahay in aad liketa dhac kusiino❤
TH-camrada xataa wey dawadaan dadka kale
Kama maarmaan waayo war lagama mmaarmo
Masha Allah❤
Thanks Abaayo❤
Congratulations for 50k ❤❤❤❤
Masha’Allah inadeer ❤❤❤❤
Subxaaana Allah
In Ader gabadha ha ku xadgudbin wa khalad taas!!!!!!!
Mnshallah
Happy new year huno❤
Wcs walal thanks
🤣😂🤣😂Caaliyo walaal you so funny. Waad iga Qoslisay. Siisoco. Soo soco Sakana waa tanaaa 😂🤣😂
Mashalha l like your action😂😂
😂 "Sii soco Soo soco Saakana waa Tanaa" Subxaanallaah.
Wcl sister caliyo ❤❤
asc caaliya sharf Happy new year
HNY xbbti🥰🥰
caliya baayo baryahan xakeet naka aaday ala kujecliya maogi dhiika mj miyaa iwada ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
🤣🤣🤣 🥰🥰🥰
Caaliya funny walaahi !!! 🎉🎉
First videoyutub an Dawadey saka wa chennelkaaga sis in 2025 😂😂😂
Asagaa itoobiya Salish ka yimid Adan bari salkiisaa ka timid ma xamar baa ku dhalatay adna Tula ka timid ayana gado bay ka timid waxaa sheegaysid waxaa sheegaysid ma jiraan
ASC SISTER LOVE ❤️
Maxaa laga wadaa dhaso iyo dhowmo dheere mahafminee
Waxaaa waa Aduun sidaa modeeyso ma ahan warka laku sheegay waa war khaldan oo gabadha xaladeeda Allah ayaa og dad un ayaa ka dhax faideystay oo isku diray markeyy ninka jeclaneysay lama Qabin markeyy wilka is jeclaadeen ayaa ninka laku daray ee waxaadan ogeeen waligaa ha sheegin oo qofoo fulmiga iska daa qofka ad ku diganeyso waxaa laga yabaa inaadan xaladiisa dhabta ah waxba kala socon
Waa runtaa wll
Ciirtaa jug leh Waan ku salaamay dar illahay baan kuu jeclahay salaama xabibty ❤❤
Asc allaah yacisak caaliyaay.
Naaheedhe beryahaan ma bustard heshay ina shariifeey waa lagu waayee.
WCS WR WB INA AABO ❤❤❤❤
Ms uunsi waa fariid hadii inla iibdaso aydiiday, lakiin nin uqalma inay guursado ayey aheyd.
❤Alia 🎉
Walaal qofka haduu kheyr iyo wacdi sheeheyn waa danbi akara na waa lays weydiinayaa
Siisoco soo soco saab la aroora
Intaa views raadinaysid ummada haku danbaabin
Subxanallah waan danbi waxaan cml
Caaliyaay waad iga qoslisaa aad iyo aad baad u taqanaa af somaliga wllo nuxur kiisa maansha alaa dadna iyagoo shalay dadkii ka yimid baba lagu dhahaya ma aqaan waxan wllo maansha alaa tabaraka
Jaacel hadaad takhaanid mahaa ninlaan kudhigay
Caaliya Abaayo carmale miyaa tahay
Waad shidantahay 🥳
Been waaye ninka waxaa lagu daray markuu abdifitax sodoontay ayadoo lodiidaayo abdifitax coz cideeda lama rabin nin fanaan ah reer abtigeed wiilkooda ayey lasafanoyaan marka Aliya iska hubi sheeko hal dhinac ah hadii kale waa xad gudub waxaagu 😂
wcs bye
❤❤❤❤❤❤
Rer magaalkaa ka gacan adag wll
Waxaan ma sheekaa dad baad caayeysaaye
Caliya Shariif Ana xubuka.
Waalidka ilhay dambigood dhaaf inshallah
Dhaste iyo dhowma dheere😂😂😂😂
Gabar gabar caayayso mafiicno
Wcs
Sodoh day waan jelaa aniga 😘 tiihore number two sodoh waan nibcaa 👎🤣
Qofkaa wayne hada war miyay usoo fariisatay aakhiradeeda kugadatay cajiib
Wlh wan kugu raacsanhy nin jilecsan adunka unecbhy
Wan Arkay 😂😂😂😂😂
Aabe fiican weeye ilmihiisa haduu daba socdo ninkaasi ceeb malaha
Ala caaliyaa ina abtidaa baa keenay kulahaa 😂😂
Caliya waxan ku qoslaa markad tira 4hol iyo qaraxada guban😅😅😅miss uunsi illahy xigmadiisa wan necebay warkooda nacasnimadaa ayaan ka dareemay iyo maallayacni😏
Miss uunsi she isn’t your level. Get your level pitch 🤮
Somalida waxa rogey wa rer goboled iyo tuuloyinka kayimd
Maxad ka sheeegin wa gabar yaare
Lacagtiisy waxba tarimeeyso hadoowsan ciyaalkiisa wax ka siineeyn
Waan gartey Walaahi ineey wax’ka qaldan yihiin gabadhaa Caadi ma’aha.
Walle in an gartey in ay gabadhas rer miyi tahy wiilkaa ka ilbahsan inkastuu jilcanyahy
Caaliya sanad wanaagsan
Wcs caaliya xppt
Walhy anigaa arkay gabdho inta xoolo laga bixiyay la mehriyay cararay
Mana noola mana dhiman mid waalan mid aan wax dhàlin mid tuugsanaysa midla deysiyay allaah ha usahlo Aaaaaamiin
Habaar waalid cuqubo naag mehersan ma qabowdo waalidkaana qaldan .iyadana caasi 1wm
Wow look who’s talking grandma Miss Uni it’s not your age and it’s none of your business. What she does she can do whatever she wants that’s her and her husband business out of your mouth and go grab your welfare money.
Sorry she is not take welfare
Naa gabadha kaahar maaxad ismooday
Gabadha uunsi waa maag nool hay diiday pnin lagu was ay bale tumuli iyo mini somaliya ku yaa la ceeb ma leh waa dhulkeenii alle noo doortast mss uu si harst u Zico kan hada maxuu ku kordhinaa
Waa maskiin ninka. Wiilka ma ogadeen ba. Been ma aha ninka jilicsan naagt ma rabto
Caliya ku jecliyaaah
Iyadu khalad maleh hadii ay diiday xaqbey uleedahay iney diido Hadeysan rabin amba qof aanan rabin layguma qasbeen
Qurxdii qordhood caaliya waa ku salaamay salaan sare❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Aqoonta reer miyi aaduleedaha yar mmo reer miyi waa deeqsiyaal
Meesha aad sheegtay majirtee maca raadi
Wiil fican baa Allah siiyay markas ku ciyaraysa nagtuu wiilka uma eka doqon ee waxuu heliin qofkii u qalmii lahayd
Ma habaraa hadaad nin diido waligeedaa nin la diidi jirey ee waa narcissistic gabadhan weey buugtaa waa qof jaahil ah gabadhu wiilkana wax weyn baa ka qaldan allaah talada ha u toosiyo miskiinka😢
😂😂😂😂😂. Gabadhii iyo wiilkii labadiba wad ku dhamaatay
😂😂😂😂❤❤❤
Subxanallah gabdha yar aad dhali karto maxaad uledahay way habarantahay
Abdifatax iyo uunsi famely ayaa kudhex jira
CAALIYA WAA RUNTEED GABAR REER MIYI AH HADII AAD SHUKAANSATO OO AAD TIRAAHDO WAAN KUJACLAHAY WAXAAY LEEDAHAY IYOOW IYOOW,OO MICNAHEEDU YAHAY KUMA RABO.BALSE WAXAA DHACDA HADII MUDO LAWADWADO IN AAY ISBADASHO JACAAL DAG DAG AHNA UU KUDHACO.
Mar kaan ku arkaba wan kuu saara❤
Horta deeniyaan marherka hore majiro waayo ayada raali kama aheen. Lakin Unsi inaay walantahay wan arkay
Sory jaceyl hadaa rabto waaba miyiga
Lkn meher gabadha laguqasbo waa xaraan wa shardi inay aqnasho
Reerkeeda qayb bey qaladka leeyihin o waxy rabeen inay iibsadan
Misis uun si jacayl waa taqaana siday u hadlaysay markuu rid waan isaaq waray sanayey ayaad ka fahmaysaa inay dhal magaalo tahay oo jacayl taqaano
🤣😂🤣 walLaahi waa funny Caaliya no problem walaashiis always waan kuu saaraa No xaasidnimo !!!! 😉
Mahadsanid 🥰
Dhasiyo dhawma dheere kkkk magacaaba iga gadan
Kkkkkk geel weeyeh
In aad ku degtey xakey waan ogaa. Mida kale naagaha caruurta waa la idinla dhaley
Haduu guurku qasab ahaa ooysan rabin maxay kuhabaarantahay Allah halqasba maoran waalidkii qasbay baa qaladka leh
Si caajis ahaan salaanta kaaga qaaday 😂😂😂
30 days iska maqnaanysaa 😂😂😂
Jah inaadeer iska raalinoqo
Ileen waxba inagama dhaxaynba
Iska xanaaqaye 😂😂😂😂
Ha caahyin wilka waa kuwaagoo klee eyaa xishood uf caruuraha cayda ka daa waad kasoo darte walagaa waalaye umada daa
Bisiinka
Adi maxa kagalay eedo reraha kadhax bax
Magaca tuulada kuqoslayaa suuxay😂
Caaliyo amuu rakaab kale ka daba imadaa. Sheekada mss uunsi sidaa si ka duwan. Ayaan umaqlay Amay. Reer Baardheere tahay 🤔
Waa dhici kartaa. koley aDhowma dheere iyo Dhaso waxaa laga xukumaa Gedo oo kuwaasi waa tuulooyin laakiin Baardheere waa Degmo weyn
Khanaarada color kaa leh daacad baa u tahay😂
Naa habaryahay assaqday yaa ku baray
Eedadaa baa I bartaymid dacas xiran🩴
🥰🥰😡👌👌
Ar caaliyo dhib badnaa cawana dhaso miyaa miiska saran horta an ku Saxe dhaso xuduud Kuma taal Gobalka Gedo waxana u aqaan tuulo qawaaf hadan qalanen axmed guuled baa la oran jiray odaygii magaaleeyay
😅😅😅😅 waaba magac funny ah. Laakiin Gedo bey ka tiran tahay sow ma aha?
@Caaliyasharif haa Gedo bay ku taal
Caliyo waad iga qoslisey waxatiri waxey badiyahas kutaqaney bey iskubarten wada cayari jiren hoobaleyhobe hilowle kkkk
Wallee caaliyaay inaada diiin shaqo kulahayn naaayaa miyaadan qabri gali doonin
Qabri hadey xasuusan tahay miyey dad ceebahooda raadin laheyd
Walahi naagtaasi in ay ree tuulo tahaya saan u gartay cajiib
Ceb
Wll uma malaynayo niinkan wu dhiibay gabadha wa niin been iyo manipulation ku wada iyadna wa nag kuluul wuxu uu egyahay narcissistic personality innu qabo su ulaa hadli jiiray bahdiilka ku badna marna wanjeceluhu leeyahay marna sxpaded uukubahdiilaya ma aqan lkn wasan qaabo!😏
Habar been badan lee naagaha sidaada nolosha ka dhacey lee xantaada ku farxsan uff cajuusayahay xishoo