Illahaayow nabad noso celi❤😢 ilahayow Somalia dagaalka ka saar adigaa waaxidee illahahow nabad nasiii😢 ilahayow Mar qudha na tus wadankeenii no nabad ah ❤😩🌍🇸🇴🇸🇴🎉
Adeer hal mid waa wax lo bahanyahay taas oo ah in dadka somaliyed oo islamnimada sheganaa hadane qof waxow aheyn laga shego marka wada saxdaa Allaha haku soo tosiyo
Waxa laga yaaab inay tahay markii ugu danbaysay ee aad aragto saliga Nabiga scw .N.N.K.H ﷺ 💙
Scw scw scw
Hus naayaa af tuunbo maxaa iskulaaysèen sundus Qli 😅😅😮
صل الله عليه وسلم
Scw scw
scw
waresiga dhan wa dhameestay baba gelle si fcn u barane saxaf adina mhdsnid ❤️😊
Lkin waxyabaha qaar in la soo bandhiga ma fiicna 😂😂
Anku salino prophet Mohammed S.A.W S.A. W S.A. W S.A. W S.A. W S.A. W S.A. W S.A. W S.A. W❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
صلى الله عليه وسلم
calayhi calayhi wasalam ❤❤
Masha allah waan jeclahay dhageysiga dadkeeni hore taariikhidii hore ee somalideena m a baaba geele xifdullah
Kusali nabiga maxamed scw ❤
Scw
salalahu caleyhi wasalam
Scw scw
Scw scw scw ❤❤
Scw scw scw ❤
masha allh waa markii labaad aan baba gelle ka maqlaayo adna inay baariyad tahay wayna ka muuqataa saxaafow ilaahay gabadhaas sharaf leydaa haisku kiin xafido
Koko noguso celi markay dalxiiska ka imaado wlhi wan jeclhy hawadhaas karti iyo kolsooni isku darsatay msh allah
Sheekoyinkii hore yaa ila jecel like 👍 saar inta ila mida😅
Masha Allah wlhi aadbuu u niyad fiicnyhy baaba amiira iyo siduu alle ugu xiranyhy ilhy hakuusiiyaadsho qof walbo oo alle ku xiran waxba kama halaabaan
Somaliyey Maria Caawiya Gabadha Wiilkeda looga qaate Norway asago 8 bilood jiro hada wa 15 Sano jir Cid Gaala ah ayey kasiiyen xoog bay kaga haystan ukaca meel kasta kuso qora
Saaxf adna noo keen wah saa u sugaaye waa daaly 😢😢
Kusalii rasulkena Nabigena muxamed scw scw scw scw ❤️❤️❤️❤️
Sallaahu calleyhi wasallam sallaahu calleyhi wasallam sallaahu calleyhi wasallam
Scw scw scw
Somaliyey Maria Caawiya Gabadha Wiilkeda looga qaate Norway asago 8 bilood jiro hada wa 15 Sano jir Cid Gaala ah ayey kasiiyen xoog bay kaga haystan ukaca meel kasta kuso qora
Scw
Masha allaah waa Aabe wanagsan cimriga allha udheereyo
Ani aabe malihi 😢allha unaxariisto
Ku sali nabigeena muxammad scw scw scw
Illahaayow nabad noso celi❤😢 ilahayow Somalia dagaalka ka saar adigaa waaxidee illahahow nabad nasiii😢 ilahayow Mar qudha na tus wadankeenii no nabad ah ❤😩🌍🇸🇴🇸🇴🎉
Dadka waxan salaamay markay howl qabanaayoh sheekooyinka dhaqystah mobile ka meel saartah😂😂😂
Kula miid ann ahaaay
10mint ago
Kula mid😂😂😂😂
Hi qalbi 😂
@@najmonoorabdullahi402 wan ku salamy
Saxaf Intan arko Maa dhafo mar kasta wan dawda 🥰🥰
Caputo aabahey aa kashaqeen jirey . waxaan ku nooleen walaahi raaxo alow u naxariiso aabahey iyo intii dhimatey ❤❤
Amiin
Amiiin amiin amiin yarabiii
Aamiin yaa raabbi
Amin
Amiiiiiiin yaarabi
Masha’allah Baaba geele isoo ducee inuu ilaahay guur kheyr qaba ii sahlo ❤
Saxaaf baaba wexey eheed in aad shax usoo dhigto meshad biyaha usoo dhigteen madaama uu dadkii hore yahay 🥰😃
Somaliyey Maria Caawiya Gabadha Wiilkeda looga qaate Norway asago 8 bilood jiro hada wa 15 Sano jir Cid Gaala ah ayey kasiiyen xoog bay kaga haystan ukaca meel kasta kuso qora
Allah ha cawiyo
waba laga badali biyahan tufaxa gas bu igukicin buu dehe mid lashiday aya lokenay macal jagisi😂 adna meshidi ka arkay behind the camera
Mansha Allah waa wada xikmad
Xaajigani ilaahay cimriga hakuudeereyo adeer
Barkee marku dhahay abahed ayaan so xasustay wlh allow ku naxariiso Abe mcn
Ani xitaa aabahaybaa dhihijiray alle ha unaxariisto
من شاءالله
Baba alaha ku xifdiyo
Waa aabo sharaf iyo ala ka cabsi badan noolow baba
Allaha u naxariisto Aabe SIYAAD. Hal habeen meeshuu maray, wallee kuwa maanta jooga inaysan kun sano gaaraynin.
Aabaa wax badan bn ka faaiiday mnsha,Allh cimrigaaga Allh kuu barakeeyo
Abahay woow dhintay aniga oo yar ,balse dadka waa wayn hadaladooda wax badan ayaa ka faa,iida.
Amiiiiiiiiiiin yaarabi
Mashallah Saxaf qof xishmad leh o baari ah baba Geele wa qof elegant intelligent
Gentlemen 💯🥰😘🥰
Saxaaf faadil dumdum iyo ibra kadrba soo fadhiisi 😢😮🎉
Somaliyey Maria Caawiya Gabadha Wiilkeda looga qaate Norway asago 8 bilood jiro hada wa 15 Sano jir Cid Gaala ah ayey kasiiyen xoog bay kaga haystan ukaca meel kasta kuso qora
maxa lagu caein karaa hye bal@@Nutrition-t4f
Oh my God 😂😂😂wlhi baba geele waa iga qosliyey ilhow cimri dheer sii iyo caafimad ❤❤❤❤❤😂😂😂😅
MASHA ALLAH BABA MAXAMUD ALE HA KU DHAF AMIN
Inta mrkay akhriday GUURKA AMIIRA AYAAD U TIMI MALAYSIA soo carartay is muujiya😂❤
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏🙏🙏🙏🙏🙏
Somaliyey Maria Caawiya Gabadha Wiilkeda looga qaate Norway asago 8 bilood jiro hada wa 15 Sano jir Cid Gaala ah ayey kasiiyen xoog bay kaga haystan ukaca meel kasta kuso qora
Sem War jecli yutupe ikentayy lkn daqiiqadee waye 😂😂
Saxaafow next Salaxjj keen❤
Galadi ina tahey waba iska dareemey baba waligeyna maso qorin m.a alaha idin xafido❤
Abahaan illahoow janatul fardoows gee waa Abe wngsn😊
Aaamiin
Maashaa allaah baba cimriga alle hakuuu dheeeereeeeeyo
Aniga dadka walidinta ah shekoyinkoda san u jeclahay abahey ban dhihi jiray noo shekey ❤ cimri dheer iyo cfmaad
Adeer hal mid waa wax lo bahanyahay taas oo ah in dadka somaliyed oo islamnimada sheganaa hadane qof waxow aheyn laga shego marka wada saxdaa Allaha haku soo tosiyo
Masha Allah waxay ahayd nolol dawlad qofkii haysta❤
Boqortooyada Galadi ❤️viva Digil iyo mirifle
Mansha Allah adna isbamuto seeko baariyay saxaaf farxad xaskisa lo amaanay podcast 🙏🏽 😂❤🎉 baaba geele dacadi qofa caadi maahan 😊
Somaliyey Maria Caawiya Gabadha Wiilkeda looga qaate Norway asago 8 bilood jiro hada wa 15 Sano jir Cid Gaala ah ayey kasiiyen xoog bay kaga haystan ukaca meel kasta kuso qora
Next arimaheena saxaaf taliye Kar Kar waaye wllhi🤤👋👋👻💙🇸🇴
Masha Allah
I like his voice adeeer codadko dadkoo bbc ka waramj jirey waagi hore u Egyy 😊❤
walaahi Baaba Gele warkiisa aad baan u dhuuxay dadkeenii hore dad gob ah bay ahaayeen wan salaamay baaba cimri dheer iyo caafimaad rabi ku sii
I love the relationship between Adna and her dad maxamud ❤
Masha Allah aabo wanagsan weyan oo dagan wayo arag ah Allah haku daayo
Ilaa ka weynaata isbitaalka maa dhex fadhinee kulaha funny waaye ❤
MASHA ALLAH BABA WA TIBA TALYANI SAXAF INTAT WAREYSI QADAY WALAHI TAN MIDLAMID AH MAJIRO HOOYO NA NOSOFADGISI ❤❤❤❤❤❤
Mnsha allah ilhy ha xafido baba ❤waa ruux wanagsan ❤
Manshlh wlhi wan ka helay waraysiga aabo maxamuud waa oday wax garad ah
M.a tabaraka Allah Allaha xifdiyo baba Gele❤
Wlh Aaboo mahmuud funny waye😂
Mansha alaah amiira aabahed ilayn waa reer waqooyi madama uu joogijiray Somaliland
Legend wayn lasoo qabtay❤🎉😂
Maasha Allah geela xaaji diris xaqeeyd allaha kuxafido adiga iyo familkaada ❤❤❤❤❤ intee kudambeeyeen saariyo iyo ruus saxaaf iiweydii gabdhahaan waxaan islasoobarany waasa lakala dhumay iyo sucaad
M.a aabe waaya arag ah oo wngsn shekadisa wey nogu baxdey sina waa u funny 😂❤🎉next salax jj
Wwwwwww papa. Cimri dheer iyo cibaado suuban ❤❤❤❤
Next king ceyda amiira qurux please ❤❤
mar horaa la waraystay queen
@@AbdiqadarqiyaasMursal together
Manshaa Allah tabaarka aabe Mohamed taariiq wacan buukasheekeeye❤❤
Sax wlhi mash Allh 🥰
Hada arko aabe geelle ama hoyo calwiyo videos kas ma dhaafi Kari ❤❤ wan firsan kara lee
Masha.allah❤
Maxamed saciid saxaf from djibouti ❤
Saxaaf koo koo kusoo celi noo bls ❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😮😮😮😮😮😮
Msh Allah baaba illhy cimri dheer haku siiyo❤
Qofka 5aad aa ahay❤❤❤❤
Somaliyey Maria Caawiya Gabadha Wiilkeda looga qaate Norway asago 8 bilood jiro hada wa 15 Sano jir Cid Gaala ah ayey kasiiyen xoog bay kaga haystan ukaca meel kasta kuso qora
Wallhi adna ilahada baari waye alle habarakeyo ❤❤❤❤❤
Maasha alaah good father❤❤❤❤
Aaba geele masha Allah ❤❤❤
Mashallah beautiful Answer baba ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Mansha Allah Waraysi xiiso Leh papa Thanks ❤❤👏
Alle haku xifdiyo baaba geele cimri dheer cibaado suuban ayaan kuu rajeynaa inshaa allaah
Salalaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Waan jeclaan lahaa inuu baaba geele aabahay ahaado wlhi 😢
Waalidka ku dhalay ku qanacsanow wah
@@frhiahashi5169 waalidka idhalay maxaadka ogtahay baba geele habeen iyo maalin waan jeclaan lahaa masha Allah
Kkkkkkk walidka kudhaly ixtiraam
@@MaxamedShnuur-t6e waayay lkn waan jeclaan lahaa dhib uma arko
Subxanallah wll waalidkaaga ku qanac sanoow ee jeclaaw asiga😢
Ani wanba iska jeclahay anaka oodhan maalinta jimcada ayan islakulannaa markas ayaa lawadasheekeesanaa markii hooyo iyo ayeeyo iyo awoowo markey noosheekeenaayaa xamaasad gooniyeeleedahay wan idisheekeeneenaa hadey nadhahaan waasookala ordeenaa😂😂😂horay usoco wll😊😊🎉🎉
saxaaf nin wayn kasii wayn ❤❤❤❤❤
Baaba gelled mahadsanid , waraysi xikmad badan bad bixisay , anagana wad no faaiidaysay
Saxaf please koko bule next😊
Koko uhoreyde
Wey ku jirtaa horaa loo warestay waad soo daaban kadhaa
waa lawareystay koko iyada laga bilabaybo barnamijka
channelka ka fiiri way ku jirtaa
Weykujirta😂
Masha Allah.Mahadsanidiin.
Aad baan u jeclahay in aan wax ka ogaado wayihii hore ee nolosha ee inoo soo badi wareysigan oo kale.
Masha allah ❤❤❤😊😊
M.a Abe Qalbi wangsan waye ❤
BAaBa SaxaFi WAD Ku Gadeyy nh 😊😊
Asc all Muslims ☪️
Wcs ❤❤
Wsc
Somaliyey Maria Caawiya Gabadha Wiilkeda looga qaate Norway asago 8 bilood jiro hada wa 15 Sano jir Cid Gaala ah ayey kasiiyen xoog bay kaga haystan ukaca meel kasta kuso qora
Wcs
Wcs ❤
m.a aabo Allah ha ku xafido
Asc mashallh 👍👍👍👍
Ar saxaaf run tiii waxba lakaama qaban karo cumaa madaada dhikay baaba Mohamud wax ha sheekin
Somaliyey Maria Caawiya Gabadha Wiilkeda looga qaate Norway asago 8 bilood jiro hada wa 15 Sano jir Cid Gaala ah ayey kasiiyen xoog bay kaga haystan ukaca meel kasta kuso qora
Maxamud waan ku salaamay. Waan soo.wada shaqeeynay. Qof wanaagsan ayaad tahay.
Somaliyey Maria Caawiya Gabadha Wiilkeda looga qaate Norway asago 8 bilood jiro hada wa 15 Sano jir Cid Gaala ah ayey kasiiyen xoog bay kaga haystan ukaca meel kasta kuso qora
Masha aliha ❤❤❤
Adna hena keen😂😂
Haa runti 😂
Saxaaf blz koko bulle 🙏🙏🙏
Wiil sodogii waraysanaya cajiib😂😂😂😂😂😂😂😂
Baba amiira m.a wareysi kii ugu ficnaa asa laga qaday💞👑🫶
Next imk
Aabo geele taariikh fiican baad ka sheekaysay
Ku sali nabigena maxamed scw scw scw scw scw
Masha allh ❤❤
Mashaa Allah xaajiga caadi ma ahan runtii waa Sheekaalow ❤
Mashallah Baaba waayo arag hadalkiisa lagama daalo runti
Mash allah baba Geele allah ku xifdiyo
Baba geele waanku salaamay' aabo wayo arag ah ayaa tahay illahey haku xifdiyo.. wareysigaga bilow Iyo dhamaad waa dawaday wax badan ayaan ka faiiday nolosha dhabta ah ee nooga sheekeysay. Illahey qeyr badan haku siiyo..
Saxafow waan ku tagera wllk🤍💯🥰🫡
Somaliyey Maria Caawiya Gabadha Wiilkeda looga qaate Norway asago 8 bilood jiro hada wa 15 Sano jir Cid Gaala ah ayey kasiiyen xoog bay kaga haystan ukaca meel kasta kuso qora
Saxafow 5days miyuu qaaataa edit videogu mise adiga dib noga dhigayyy ❤😂😂
School 🏫 wiil Waal dhabarkisa School 🏫 ku yaalo ba Exam ki dowlada ku galay 2019 ki ✌️😂
Somaliyey Maria Caawiya Gabadha Wiilkeda looga qaate Norway asago 8 bilood jiro hada wa 15 Sano jir Cid Gaala ah ayey kasiiyen xoog bay kaga haystan ukaca meel kasta kuso qora