SOORAAN IYO JAWAAN WARAYSI MACAL DHAANTO 2015 Barn Fanka ESTV

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 44

  • @Tubtatoosan123
    @Tubtatoosan123 11 หลายเดือนก่อน +6

    Adduunyadu waa maalinba maalin illahow unaxariizo jillaa sooraan aamiin ii dheh wll adoo raaliya

  • @dhacdooyinkaqaartube9567
    @dhacdooyinkaqaartube9567 2 ปีที่แล้ว +3

    Berigii lasoo gudbiyeyna waan daawanayey alx hada oo 7sano kasoo wareegtyna waan daawanaya AHUN Sooraan👑❤

  • @khadarboss5780
    @khadarboss5780 9 ปีที่แล้ว +4

    Sooraan iyo Jawaan iyo kooxdayada reer Togdheer, Somalia. Love you guys, proud of you! keep up the good work.

    • @dhanbaldhereye9367
      @dhanbaldhereye9367 3 ปีที่แล้ว +1

      Momomomomomomomomomomomomomomomomomomomomomomomomomomomomomomomomomomomomomomomomomomomomomomomomomomomomomomomomomomomomomomomo

  • @Xayder_dhaanto_official-pd2rm
    @Xayder_dhaanto_official-pd2rm หลายเดือนก่อน

    Jilaa wayn buu ahaa abwaan sooraan alle ha u naxariisto aamin Aamin yaarabi yaa raxmaan

  • @xamsecabdiraxmaan8789
    @xamsecabdiraxmaan8789 9 ปีที่แล้ว +2

    wan salaamayaa kooxda fanka reer burco soo dhawaada sooraan iyo jawaan

  • @McSaaray
    @McSaaray 9 ปีที่แล้ว +1

    Sooraan my favorite comedian, laakiin sheeko kale ayaa igu cusub gabadhaa wariyaha ah aad ayaan uga helay, Haboon several years b4 I see her on estv in D.D.S.I......long live jigjiga....

  • @mustafaadam4357
    @mustafaadam4357 9 ปีที่แล้ว +1

    dhamman bahda saxaafada ESTV waad salamantihiin jilayaasha caanka ah ee reer somaliland iyaga aad ayan usalamaya.I'm into it ,,, sooran kabtan jawaan iyo wliba filsan

    • @saalahhodan7146
      @saalahhodan7146 9 ปีที่แล้ว

      üř8$69())2@@😂hbb

    • @boocacraxman7878
      @boocacraxman7878 4 ปีที่แล้ว

      Asc aboon iyo sooraan iyo Jawan iyo marwada sooraan dhabantood wan Salam ayaan hawada inii marinayaa waan imandonaa jigjiga waxan jogaa puntland

  • @adnanmohmed4410
    @adnanmohmed4410 9 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah Abwaanadi Rer Togdheer,Somaliland!! Allah Ha dhowro Jilaayasha. Dawlad deegaankana wan salaamay

  • @abokorkalay9630
    @abokorkalay9630 9 ปีที่แล้ว +2

    yaa salaam BILAN AADAN MUUSE codka macaan ee dahabiga iyo fariinta reer somaliland iyo d,d,s,i soran iyo bahda majajilada gobolka togdheer burco

  • @updyrisacklegend1825
    @updyrisacklegend1825 3 ปีที่แล้ว

    Allah haa uu naxaristo abwan soraan inshlx

  • @aafihusseinmohamed6595
    @aafihusseinmohamed6595 ปีที่แล้ว

    Allha u naxariisto apo 😰🤲

  • @mrfuga6041
    @mrfuga6041 2 ปีที่แล้ว

    Soran
    Jawan
    Habon ugaas
    Bilan adan
    😍😍😍😍

  • @mariamduale4349
    @mariamduale4349 9 ปีที่แล้ว

    Wwww jilayaasha sooraan iyo jawaan asal baad tihiin halkaa kaga haya

  • @faaraxtaajir454
    @faaraxtaajir454 9 ปีที่แล้ว +1

    I love u billan she is talented person waa actorad heesihina wayba ku dartay nice voice lkn waxad moda sida jigjiga looga so dhaweyay inaan somaliland iyo hargaysa looga so dhawayn inay burco riwad ku jisha moyee xataa waligeed ayada hoolasha waa wayn ee hargaysa sida mansoor hotel laga wacay maan arag markay baxayana walaga rebaa i don.t know even xataa inay london u racdaa jclaa lkn safarkeedii kobad wakan jigjiga ay ku tagtay aadbayna u shiday hoolka sayidkoo buuxay ka heestay riwayad ku jishay oo intasoo madax ah iyo wasiiro ah fadhiyan lkn somaliland goofka burco inay riwayad ku jisho moyee janiska lama siin dad aan waxba ahayn melaha waa wayn laga casuumaa jigjiga iska joog huuno anagaa ku jcl e

  • @khadaaro10
    @khadaaro10 9 ปีที่แล้ว

    sooraan iyo jawaan salaan sare waad la keenteen idinkaaba ka badiyay ree jig jiga

  • @khalidbaarey3224
    @khalidbaarey3224 9 ปีที่แล้ว +4

    yaa salaam afkaada caano lagu qabay ina aadeer gudoon wacan fariinta iyo salaanta aad noogasoo qaaday ehelkyaga ree soomaliland gaar ahaan ree burco kkkkkk mid lamida naga gaarsii ilove ree burco

  • @yakubuyaku7414
    @yakubuyaku7414 9 ปีที่แล้ว +2

    yaasalaam somaliland somalida itobia waa laba wadan oo daris wanaag leh

  • @shariifrooble2758
    @shariifrooble2758 9 ปีที่แล้ว

    ha dhigin makrifoonka hunguri dhubuq(bilan) aad iyo aad baad u codmacaan tahay mar hore ayaa ahahayd in aad heesto

  • @hamsewarsama333
    @hamsewarsama333 9 ปีที่แล้ว

    fanaanad iga dheh bilan caadi mahan

  • @wushusanda9967
    @wushusanda9967 9 ปีที่แล้ว

    waaaw sooraan ioy jawaan salan sare

  • @xamdaismail4468
    @xamdaismail4468 9 ปีที่แล้ว

    salaan sare sooraan iyo jawaan

  • @qalokariye9788
    @qalokariye9788 9 ปีที่แล้ว

    Baajuumo sxb yaal dhaanto

  • @khadarmohamedabdi2783
    @khadarmohamedabdi2783 7 ปีที่แล้ว +1

    Wwww nice one.

  • @kinglove4917
    @kinglove4917 6 ปีที่แล้ว

    wlhy sooraan waa runtii somalida qaarba meel baa lagu xidhxidhay

  • @mustafaadam4357
    @mustafaadam4357 9 ปีที่แล้ว

    meelkas too afsoomali lagaga hadlo waan tagi kartan qofka idiiin didani waa mangaab

  • @leylacadeeyxusseen2312
    @leylacadeeyxusseen2312 9 ปีที่แล้ว

    @Khalid baarey
    sidoo kale wll waa idin jecelahay

  • @lxuseen6737
    @lxuseen6737 9 ปีที่แล้ว

    mashallah

  • @askerpk961
    @askerpk961 9 ปีที่แล้ว

    wow

  • @abdiahmedbile6122
    @abdiahmedbile6122 9 ปีที่แล้ว

    Afkeena caano xoor ah lagu qabay

  • @sanbuulxaashi722
    @sanbuulxaashi722 8 ปีที่แล้ว

    Inaba caadi ma aha

  • @ayanleosman5230
    @ayanleosman5230 9 ปีที่แล้ว

    Ayanle osman

  • @fardowsocilmi1538
    @fardowsocilmi1538 9 ปีที่แล้ว

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @istiifxuseen5653
    @istiifxuseen5653 9 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @Hirsi666
    @Hirsi666 9 ปีที่แล้ว

    hahahahahaha

    • @tuugigadheh7479
      @tuugigadheh7479 9 ปีที่แล้ว

      sooran Haday Run Kaatahay Car Puntland TAG KKKKKKKKKKKKKK

    • @thefearlesskibaarka9642
      @thefearlesskibaarka9642 9 ปีที่แล้ว

      Nur Hanaa kkkkk MJ maxaa laga doona boowe

  • @fardosaabdullahi4306
    @fardosaabdullahi4306 9 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkklll