CHALLENGE QAADO DOOKHAGA LAAKIN YAA BIXINAYA LACAGTA ?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 24 ส.ค. 2024
  • Special thanks
    Gob store
    Camera 1 Khalid ck
    Camera 2 muniir obsiiye
    Let’s go 500K
    Thanks

ความคิดเห็น • 625

  • @ayaan850
    @ayaan850 ปีที่แล้ว +203

    Maame in telefonisa laqado ayaan rabay lkn maysan dhicin😂😂 inta maame larabtay inuu bixiyo farta taga 😂😂

  • @munafarhanabdi3479
    @munafarhanabdi3479 ปีที่แล้ว +221

    Inta ila og in alaabta dib looceliyay soo qosla 😂😂

  • @naagweyn1268
    @naagweyn1268 ปีที่แล้ว +79

    Videoga waa qasaaro lacagta la bixiyey iyo intee aheyd mxaa ugu soo dari weysay wxaa fiirsaneynoo dhan hal bacaad ku lisaa ka dhigtay 😁😁😁

    • @khadraciise2044
      @khadraciise2044 ปีที่แล้ว +1

      Been waaye Alaabta waa ay Celiyeen Anakay been naga gadaayaan

  • @kafiyaabtidoon4043
    @kafiyaabtidoon4043 ปีที่แล้ว +71

    Maame dhib badana bixi lacagta waxAs haku meereysane😫🤣 maame ayaan larabay😂

    • @katima9053
      @katima9053 ปีที่แล้ว

      اسمك كافية مو كافي حبيبتي كافي يعنى رجل😘😁😁

    • @kafiyaabtidoon4043
      @kafiyaabtidoon4043 ปีที่แล้ว

      @@katima9053 nin maxaya😂

    • @anhaarahmed4361
      @anhaarahmed4361 ปีที่แล้ว

      @@kafiyaabtidoon4043 Carabiga😂

    • @kafiyaabtidoon4043
      @kafiyaabtidoon4043 ปีที่แล้ว

      @@anhaarahmed4361 anhaar maxaa laga wada ma nin baa tahay mise naag😂

    • @anhaarahmed4361
      @anhaarahmed4361 ปีที่แล้ว

      @@kafiyaabtidoon4043 Anhaar waa naag lakiin sidada nahaar oo magac nin ah kuma qoran😂

  • @CHAMPION-003
    @CHAMPION-003 ปีที่แล้ว +20

    Liicato Waxbaa helay bixi lacagta waxba ha ku meeraysane😅😅😅Mohamett Maame

  • @boojadheere
    @boojadheere ปีที่แล้ว +22

    Keep going wll kusali nabi Mohammed scw scw scw scw scw scw 🕋 ♥ ❤

  • @abdicade985
    @abdicade985 ปีที่แล้ว +82

    Keep going my brother abdale
    500k caming soon❤️❤️😎😎

  • @Hargeisavillagevlogs
    @Hargeisavillagevlogs ปีที่แล้ว +16

    Waar qays soo qabo challenge Gan waan hubba waa laga tirsanayaa kaase🤣🤣

  • @kaabahamud1168
    @kaabahamud1168 ปีที่แล้ว +39

    Dadku waxay soo wada qorayaan maaman la jeclaa 🤣 tolow maxay ku ogyihiin farxad iigu noolada wiilasheena 🥰

  • @khadarzaxane3548
    @khadarzaxane3548 ปีที่แล้ว +11

    Abdalla jamaal.dadka wanaga laga barto ayaa tahay wllhi guulayso labada daaroodba waan ku taageeeraa wllo♥️♥️♥️♥️

  • @muzamillancho3670
    @muzamillancho3670 ปีที่แล้ว +17

    Lii caato Afkii Buu laqabsaday War aamu Kilahaa😁😁

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 ปีที่แล้ว +33

    Labadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo channel keyga ii soo booqo waa mid diini ah Allaha Ku Siyo kheyr badan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @libaannaasir9451
    @libaannaasir9451 ปีที่แล้ว +37

    Ninkan qawdhan sportska ka reeba
    Dhar caadiya qaado dheh 😅ileen garoon lama jooge

    • @faizahabdi298
      @faizahabdi298 ปีที่แล้ว

      🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @nimcoibnujaamac8165
    @nimcoibnujaamac8165 ปีที่แล้ว +9

    Cabdale jamaal noolow wll illaahay hamigaag iyo hadaf kaga ha ku siiyo horumar wacan liicaato geesi cadaw umalabisin waa runta❤❤❤❤💥💯💯💯💯

  • @nasara438
    @nasara438 ปีที่แล้ว +4

    Cagabadanaa goirmee qadar katimid kusoco mesha hadii madar iyo licaato mesha marayaan qosol nagumayaree😇

  • @Muuna_MuhuYodiin_15
    @Muuna_MuhuYodiin_15 ปีที่แล้ว +15

    😅😅Legend apdalle jamal
    Caming soon 500k Haf Million🖤👏

  • @Hoodo121
    @Hoodo121 ปีที่แล้ว +3

    Abdale wllo plz muqaalada soo badi

  • @ashaomar5299
    @ashaomar5299 7 หลายเดือนก่อน

    By the way, you are one of the guys that made me love somali youtubers ,any ways you are the best of them. Keep going man🎉

  • @aaminaindho3742
    @aaminaindho3742 ปีที่แล้ว +14

    Mnshlah keep going. Kulhaa maame dharlan ima hayse wax yar qadnaaa😂😂

  • @profalcadaala
    @profalcadaala ปีที่แล้ว +31

    Asc Ehlu sharaf janaalkan wu cusub yhy
    Waxyar baa nooga dhiman Challenge koowaad waxan idinka codsanaynaa in aan Nagu soo biirtaan oo aan noo saartaa Sabiskaraybka
    Insha Allah

  • @Qu681
    @Qu681 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah wllkey keep going wallkey so badi walhi wa barnamij funny ah 😄😆🤣😂😁😀😄😆

  • @cismancisman2908
    @cismancisman2908 ปีที่แล้ว +41

    Barnamij layaapey 😂😂. Barnamijkii kaftanka fanka maame soo qabo Cabdalle jamaal cabdalle the legend ❤

  • @yahyealiahmed7776
    @yahyealiahmed7776 ปีที่แล้ว +6

    bixi lacagta haka meereysane😅😅😂😂 maame intaxaan weeye

  • @mahadxikmaawi2063
    @mahadxikmaawi2063 ปีที่แล้ว +52

    Wllky keep going....

  • @ayaancli9164
    @ayaancli9164 ปีที่แล้ว +4

    Nasab cadow uman labiisin ayu yiri nin ragaa🙏🙏😍👌licadee

  • @FadumoDagan-kr8em
    @FadumoDagan-kr8em หลายเดือนก่อน +1

    Cabdalle jamaal iz not easy❤😂

  • @samsamcilmi6590
    @samsamcilmi6590 ปีที่แล้ว +19

    Dadkii somaliLand keep goin Apdalla and teemkiisa ❤❤❤💯

  • @fowziyoxuseen219
    @fowziyoxuseen219 ปีที่แล้ว +3

    Dhar la aani imaheyse kulaha wlahi maame waa xaraabo miiran waanii wataa wlaalahey from muqdisho 🥰

  • @somalimanintheworld5090
    @somalimanintheworld5090 ปีที่แล้ว +3

    Lii caato kii udhawaa ee ku xigay buu feer kubilaabay 😂waa legend

  • @ahmedqalo6567
    @ahmedqalo6567 ปีที่แล้ว +7

    Barnaamijko kaftanka fanka next pro abdala🔥🖐️

  • @dekalovemoha9544
    @dekalovemoha9544 ปีที่แล้ว +8

    Wlhi Niyada ku Haayay Lii Caato Telefon kiisa in La Qabsanaayo Waayo Waa Ka Dubnaa Kuwa Kale 😂😂😂

  • @mohamedsaed5214
    @mohamedsaed5214 ปีที่แล้ว +5

    Rag culus meesha ku kulmay
    Abdalle rijaal keep forward

  • @Ladan_Cidi
    @Ladan_Cidi ปีที่แล้ว +26

    FanaanE maamE heesTa coming kaah lii baah wax Kuh darsadayy 🤣🙌

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel ปีที่แล้ว +4

    Legend always legend keep going pro Jamal abdale go forward this is challenges hard

  • @Dalxiis21
    @Dalxiis21 ปีที่แล้ว +2

    Abdalle Jamal Keep Going Bro

    • @Dalxiis21
      @Dalxiis21 ปีที่แล้ว

      SXPOW PIN IGU QABO HALOO CADEEYANA RAACI WAY FAHMAYAANE 🤣🤣

  • @shaaficicade2816
    @shaaficicade2816 ปีที่แล้ว +4

    🇸🇴🤦:waligeey mahelin 10 like 😂 izmuuji

  • @maylamaxamad7517
    @maylamaxamad7517 ปีที่แล้ว +2

    team aisha ismuujiya sababtoo ah mame haduu aishaba heesti kudary waxaynu ka codsanayna hees aisha ladhaho ayaan karabna saw sas ma aha✊✊✊✊✊✊😂😂😂😂😂🥰🥰♥️♥️♥️♥️

  • @zamiraqurux874
    @zamiraqurux874 ปีที่แล้ว +5

    San u ilshato abdale jamal ❤nolow wll intaye nololi jirto

  • @safaoumeyma2740
    @safaoumeyma2740 ปีที่แล้ว +2

    Love abdallah from Djibouti 🇩🇯
    What a hit video

  • @hamshary90
    @hamshary90 ปีที่แล้ว +4

    Odaygu waa martiye lacagta video soo saaro sii ina jamalow waad mahadsan tahay

  • @Ionna9
    @Ionna9 ปีที่แล้ว +2

    Maame codkiiisa another level wllhi m.a 😫🤴🏻💜

  • @haniyuzuf7916
    @haniyuzuf7916 ปีที่แล้ว +3

    Wll zo badi oo adna kuzo biir challengega😂😂

  • @idildahir8968
    @idildahir8968 ปีที่แล้ว +6

    Maame ayaa lajeclaan lahaa in telkiisa laga qaado😂

  • @lamajofficial2446
    @lamajofficial2446 ปีที่แล้ว +9

    6:56 War Nio Short Dheh Nigiska HablaHa XidHee😅😅

    • @hibakmustafe9743
      @hibakmustafe9743 ปีที่แล้ว +2

      Short ma dadki luqada lahabad ismoday😅

    • @Ugaas_samakaab
      @Ugaas_samakaab ปีที่แล้ว +1

      Walalo waa isku mis nigis waa nigis uun Dee nin iyo naaga ba

    • @omarshariif1342
      @omarshariif1342 ปีที่แล้ว +2

      @@hibakmustafe9743 usheg 😃

    • @hibakmustafe9743
      @hibakmustafe9743 ปีที่แล้ว

      @@omarshariif1342 wa qadad mala😅

  • @ShantaShanta-wc9iu
    @ShantaShanta-wc9iu หลายเดือนก่อน +1

    Halkad iga magtey man garan 😂caashay😢😢😢😂😂😂😂

  • @ugaaso7971
    @ugaaso7971 ปีที่แล้ว +1

    Maxamad maame madar lii caato qawdhan masha allah duukh wacan❤❤❤❤❤❤

  • @user-fk4bj1is9e
    @user-fk4bj1is9e ปีที่แล้ว

    M a hora uu socda wllhy ❤ dhigin uugu sareya sxbyl wan idin wat ku waygii

  • @haliimomohamed9928
    @haliimomohamed9928 ปีที่แล้ว +5

    😂😂😂liii lacagta bixi lkn maame la rabeyy

  • @hamdaabdirahman2528
    @hamdaabdirahman2528 ปีที่แล้ว +2

    abdale Jamlow wllo Noso Badi Barnamushga walhi asal Ahaa Qays iyo dhagtar kuso Daroo😀😀😀😀😀😀😀😀😀

  • @11naa44
    @11naa44 ปีที่แล้ว +1

    Abdalla i have a video idea for you

  • @Hindaism-og3kq
    @Hindaism-og3kq ปีที่แล้ว

    waan ku salaamay madar maxamed ayaanle wllky

  • @Hassan-we7gk
    @Hassan-we7gk ปีที่แล้ว +2

    Lii Caato bixi lacagta wxs ha ku mearaysane🤣🤣🤣🤣🤣

  • @iraaqMedia
    @iraaqMedia ปีที่แล้ว +3

    maxamed Maame Waa CiYaalkii Hore 😅✋❤️

  • @user-qi3ws7wn8o
    @user-qi3ws7wn8o 3 หลายเดือนก่อน

    Maame labiskaa iskumidkanahy wllhi❤🎉

  • @abdirashiidgaab5886
    @abdirashiidgaab5886 ปีที่แล้ว +3

    Keep going Abdale jamal

  • @safiaxigmochannel3229
    @safiaxigmochannel3229 ปีที่แล้ว +6

    Ninka lacagta la bixiya am sorry liban adan ali ❤❤❤❤

  • @fataax_zilva_____
    @fataax_zilva_____ ปีที่แล้ว +1

    Keep giong my brother abdala 500k comming song

  • @user-le7qn2pq6y
    @user-le7qn2pq6y 10 หลายเดือนก่อน

    I sleep watching mame evry night and i never seen him in my dreamz i hope so i see him

  • @yoonisqalbi
    @yoonisqalbi ปีที่แล้ว

    Lii caato simcardrada Muqdisho aya lagu fahmay waa lagu gaaday ninkuna Wa uu ogaaday in aad leedahay telka

  • @ashaomar5299
    @ashaomar5299 7 หลายเดือนก่อน

    I wish I could give you 500k. iwould,to the extent that every phone,laptop, and tablet i get, i subscribe to your channel either from mine or from other relativeslove you man.❤❤❤❤

  • @UbaxMeed-dl5kv
    @UbaxMeed-dl5kv 4 หลายเดือนก่อน

    Wllo Abdal jamal keep going

  • @xumeirah
    @xumeirah ปีที่แล้ว +1

    Maame Ilahey amarkis wilkan waanba is kaaga hastaa wuxu quruxlow waye Ilaahey heesaha hakamadhoobeya

  • @FadumoDagan-kr8em
    @FadumoDagan-kr8em หลายเดือนก่อน

    keeb going Taliye

  • @neimaaden7163
    @neimaaden7163 ปีที่แล้ว

    Ar nio madar ina la kulma raba madamo Djibouti no jokto wllkey igha garsi madar🥺🥺🥺🥺🥺

  • @NajmaCabdiraxmaan-p5e
    @NajmaCabdiraxmaan-p5e หลายเดือนก่อน

    Madar legend kulaha wixii ad waydo kuugu draynaa🎉

  • @mawledzaam
    @mawledzaam ปีที่แล้ว +10

    Dharkaas in dib meherada loogu celiyay ma laga yaaba 😅😅😅😅

    • @nonamenoface2957
      @nonamenoface2957 ปีที่แล้ว

      Hhh waaacquul magaca meherda lee naga gadayeen😂

    • @nonamenoface2957
      @nonamenoface2957 ปีที่แล้ว

      Sida asadhagio cml amaa lacagta hortena lagu buxinaa

  • @deeqasalah4710
    @deeqasalah4710 ปีที่แล้ว +9

    Walaalkayga qaaliga ah keep going markastaba aad ayaan idiin jeclahay ilahay cimriga ha idiin dheereyo Amin Amin Amin Amin Amin Amin Amin

  • @asmacumarelmi6955
    @asmacumarelmi6955 ปีที่แล้ว +1

    Abdallow habo wiilka martidadaa inoo ah ilaaliyaaa

  • @Xirkayoome
    @Xirkayoome ปีที่แล้ว +1

    Heesta yaa qaada axaabey

  • @sunduseyyyyy12345
    @sunduseyyyyy12345 ปีที่แล้ว +4

    Inta lii cato iyo maame ku qosleyy like saara😂😂😭

  • @bossjhj
    @bossjhj ปีที่แล้ว

    Yaqadaye hesta horey

  • @cabdiraxmaansiciid371
    @cabdiraxmaansiciid371 ปีที่แล้ว +3

    Ma cidbaa iga horeesay

  • @asmamohamed7416
    @asmamohamed7416 ปีที่แล้ว +3

    Hhh Ala fiicaan maarkad dhaaranad lacag kaa pixin xidhaanyso

  • @ayanismailmashalhnsraaapti1543
    @ayanismailmashalhnsraaapti1543 ปีที่แล้ว +1

    Licato nin jiiraa

  • @hamdaquean3282
    @hamdaquean3282 ปีที่แล้ว +1

    Mahamed cumar hasan adigo 20jir udha weyn ayaad qayrka dhaftay inader

  • @rooxaanreermudug4088
    @rooxaanreermudug4088 ปีที่แล้ว +3

    First maxan mudanahay

  • @apdirisaaqpersio9833
    @apdirisaaqpersio9833 ปีที่แล้ว +1

    Video hal baacad LagU lisuu noqday apadalow zhp qof wlpa qiimaha ku baxay intuu leega inaa zoo dhigtaa ahyd iyo izku keyntoda

  • @namelos2963
    @namelos2963 ปีที่แล้ว +4

    Bagaa lii caato waan ku duceenaayey inuu bìxiyo💯💪
    Liicato maba is laheen dib danbaa somaliland iyo dadkiisa lagu arkii waayo waakii dhiigo lugaha la galay isagoo tik tok joga oo somaliland caayey

    • @najahapdimouse5277
      @najahapdimouse5277 ปีที่แล้ว

      miyu cayay wuxu

    • @apdizalan5820
      @apdizalan5820 ปีที่แล้ว

      @@najahapdimouse5277 waa been

    • @hibakmustafe9743
      @hibakmustafe9743 ปีที่แล้ว

      Ilahy kabaq

    • @rahmaahmed1836
      @rahmaahmed1836 ปีที่แล้ว +1

      Haduu caayo imisa reer somalia bala caaya waar caadi iska dhiga ka xishooda inanka yare asxaabtisa la bashalaya

    • @namelos2963
      @namelos2963 ปีที่แล้ว

      @@najahapdimouse5277
      Haa waa doqoon

  • @wayoflifewayoflife1135
    @wayoflifewayoflife1135 ปีที่แล้ว +3

    Abdalla jamaal camrback taliye👏🙌💯🤴

  • @faadamahamed5124
    @faadamahamed5124 ปีที่แล้ว +1

    typing ..........

  • @nasiixamacalim1473
    @nasiixamacalim1473 ปีที่แล้ว +2

    Keep going ina ader

  • @ikranahmed1157
    @ikranahmed1157 ปีที่แล้ว +6

    Maame inan caasha layidhaa baa ka carartee halo raaDiyio😹😹

    • @maylamaxamad7517
      @maylamaxamad7517 ปีที่แล้ว

      waykane isaga hala sooqabto😂😂😂😂✊✊✊🥰

  • @nayramahmed7682
    @nayramahmed7682 ปีที่แล้ว +4

    Dhaman dharkii iyo kabihi uu madar watay 70 kaliya miyaa alxmdu lilh dheh Liicato Yurub ama America hada challengan ahan lahaa waa yaabi laheyd kobaha kaliya 70€ eh😂

    • @somalimanintheworld5090
      @somalimanintheworld5090 ปีที่แล้ว

      Lkn kuwa Yurub waa orginal😊 qaar lagadaa jira 230€ Napapijri iyo Tommy Hilfiger

  • @Cali-tt7bb
    @Cali-tt7bb ปีที่แล้ว

    Inta og ina lacagta qeybsaden kala badhna meheradu bixisey like saara

  • @Maarey59
    @Maarey59 หลายเดือนก่อน

    Cabadale.jamaal.wll.guul..badan..

  • @hamdanadif1232
    @hamdanadif1232 ปีที่แล้ว +1

    Wlhii wn iska garnyy in uu ka lii caato qaadayoo 😂😂

  • @LastKing-ju2it
    @LastKing-ju2it ปีที่แล้ว +1

    Gob store burco Ayan so xasuustay Wlhie🤸‍♂️🤣

  • @hamdaabdirahman2528
    @hamdaabdirahman2528 ปีที่แล้ว +2

    kulaha bixi lacagata waxa Haku meraysane walhi Fani ahayd

  • @AyaanleKhalif-om2gp
    @AyaanleKhalif-om2gp 7 หลายเดือนก่อน

    Lkn wàa nin Jira wàa tagera keep going pro

  • @anisodahir7015
    @anisodahir7015 ปีที่แล้ว +2

    licaaato sorry in adeer 😂😂😂xal qado 😭😂😂

  • @qnaliizha9897
    @qnaliizha9897 ปีที่แล้ว +2

    Mnasha allh legend

  • @wayoflifewayoflife1135
    @wayoflifewayoflife1135 ปีที่แล้ว +5

    Sorry lii caato nasiibku kama xishoon🙄😢🤴💯

  • @zihaamrashiid9055
    @zihaamrashiid9055 ปีที่แล้ว +1

    Licaato woow dharka wn ku racay💞💞💞💞

  • @khaalidcabdilaahi4840
    @khaalidcabdilaahi4840 ปีที่แล้ว +1

    Liicaato jaa kadaa buu qaataa mar walba

  • @usaamexasan4744
    @usaamexasan4744 ปีที่แล้ว +2

    Isku dar bay wax kga cunen lii Cato 🤣

  • @amalmaxamed1698
    @amalmaxamed1698 ปีที่แล้ว +2

    Waar inanka martidaa ka qaleeya 😂

  • @shortsRecap4321
    @shortsRecap4321 ปีที่แล้ว +1

    waa bbarnamij fiican runtii siiwadana

  • @AsmaAsma-dx9kg
    @AsmaAsma-dx9kg ปีที่แล้ว +8

    😂😂😂 wooof celeeg iminka qaar ku dayan carwo isku tagin shilina hyn 😅

    • @azmanpoy1390
      @azmanpoy1390 ปีที่แล้ว +2

      Mid ila fadhiya kulaha ina mari sameyne😂hadaan kaayelo mas

    • @AsmaAsma-dx9kg
      @AsmaAsma-dx9kg ปีที่แล้ว

      @@azmanpoy1390 hhhhh

    • @idirisyuuzufidirisyuuzuf8293
      @idirisyuuzufidirisyuuzuf8293 ปีที่แล้ว

      Ma cadayn baad u haysaa inay lcgta bixinayaan , sida maskaxda lagaaga xadi karaa wey fududahay

  • @clxakiinsiciid
    @clxakiinsiciid ปีที่แล้ว +1

    Walhi aniga niyada ka qiyasay iyadon laso dhigin ba mobilada in ka lii cato laqadidono ka waran cabdala waligay waxba mansadalin lakiin hada waan sadaliyay wayna dhacday

  • @liidhore9147
    @liidhore9147 ปีที่แล้ว +1

    masuul sare keep goin