IS BADBAADI SUAALO ADAG IYO ABAAL MARIN WAYN

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 ส.ค. 2024

ความคิดเห็น • 713

  • @FaadumoCali-wp8fs
    @FaadumoCali-wp8fs 5 หลายเดือนก่อน +80

    Izla sanadkan aynu ku jirno inzha allah millyanka
    Wuu xidhaya ya iguraacsan✋️

  • @AbdifatahHamudAli
    @AbdifatahHamudAli 5 หลายเดือนก่อน +16

    Nio raga wax ka jawaabayaa waa waada funny
    Su'aalaha la waydiinayaana waa su'aalo fiican oo akhlaaq leh
    Qaabka loo ciqaabayaana waa funny 😁

  • @user-li8xk6li7z
    @user-li8xk6li7z 5 หลายเดือนก่อน +59

    mu imika si yarado😂😂wllhi qawdhan wu legend dhafay

  • @salmanhassan1644
    @salmanhassan1644 5 หลายเดือนก่อน +27

    Congratulations my brother abdalle jamaal 600k i.a 2024 intaney dhamaan 1million kuu rajeynayaaa😊🎉

  • @amincaraalechannel
    @amincaraalechannel 5 หลายเดือนก่อน +21

    Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato I.A 🕋❤️💖🤲🏽 Mahad Sanid wll 👏🏼 RAMADAN KARIIM ☪️ ❤ Jumco Mubarik ❤

  • @user-cg3fx9ot2g
    @user-cg3fx9ot2g 5 หลายเดือนก่อน +20

    اللهم أصلح أحوال المسلمين في الفلسطين اللهم أصلح أحوال المسلمين في الفلسطين وفي كل مكان يا الدلجلال الإكرام ❤😢

  • @osamadagaa5314
    @osamadagaa5314 5 หลายเดือนก่อน +30

    Abdalla Jamal legend ✴️ man always forward ⏩ saxip 👑 team 700k one love 💘💘💘

  • @Zuhuurqueendom123
    @Zuhuurqueendom123 5 หลายเดือนก่อน +28

    Alla waryaa waa raadkaaga oo roob ka daba do'o ninka biyaha ka qalajiso😂😂😂

  • @WllDiamond10
    @WllDiamond10 5 หลายเดือนก่อน +88

    Ku sali habiibkayna muhamed Scw

    • @nafiisaAyaanle-ch9dg
      @nafiisaAyaanle-ch9dg 5 หลายเดือนก่อน

      Scw scw scw scw scw scw ❤

    • @user-bd7iq8pw6z
      @user-bd7iq8pw6z 5 หลายเดือนก่อน

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤

    • @user-bt8uh3xh3x
      @user-bt8uh3xh3x 4 หลายเดือนก่อน

      ❤❤❤😂😂😂

    • @falisshire7544
      @falisshire7544 4 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂😂😂😂

    • @user-fn8sy4ry6h
      @user-fn8sy4ry6h 4 หลายเดือนก่อน

      Scw❤

  • @khaalidmohamed4821
    @khaalidmohamed4821 5 หลายเดือนก่อน +3

    Gar iyo gar daro ba waan wata anu barmamijyadaada bro legend abdale jamal abdale

  • @user-gq7wc3sl6p
    @user-gq7wc3sl6p 5 หลายเดือนก่อน +25

    Waa raadkaaga oo roob kadabaday qawdhan run sheegayy

    • @user-gq7wc3sl6p
      @user-gq7wc3sl6p 5 หลายเดือนก่อน

      Thanks próo keep going wlah qawdhan is so funyyyy

  • @Kobciye-fm2by
    @Kobciye-fm2by 5 หลายเดือนก่อน +103

    Zhp abdale jamaal youtube ii fur🙏

    • @TooshMedia
      @TooshMedia 5 หลายเดือนก่อน +21

      Wara wax isku falo adi danahaga qofna ii samee ha dhahon
      Adoo jiifaad sameesan kartaa
      Email.Creat
      than pict
      And cover saro oo
      Vedio upload soo dheh
      End🙏🏻✍🤣🤣😅

    • @Sales556
      @Sales556 5 หลายเดือนก่อน +5

      Ar uuu fuuur legenka
      Wuu Calool hadle
      ❤❤❤ 🎉🎉

    • @ugbaadyaxye360
      @ugbaadyaxye360 5 หลายเดือนก่อน +3

      Anu maku fura😅

    • @user-kf9jp6so4j
      @user-kf9jp6so4j 5 หลายเดือนก่อน

      @@ugbaadyaxye360maxa ufurta wll mahaysa hota 😂😂

    • @user-oc1ro2ng5c
      @user-oc1ro2ng5c 5 หลายเดือนก่อน +3

      Hadii lagu diidana iska oooy 😂😂😂

  • @ramlaomer2228
    @ramlaomer2228 5 หลายเดือนก่อน +16

    Halka maro muuqaga la waa raadkago roob ka daba da ay baanu ku ogayn wll❤😂

  • @user-ib6tg9ni5j
    @user-ib6tg9ni5j 5 หลายเดือนก่อน +11

    Cabdala so alaha adi kaja waab marki la aqaani waayo noo faa ideey sxb❤❤❤❤❤❤

  • @nasiixamacalim1473
    @nasiixamacalim1473 5 หลายเดือนก่อน +27

    Abdalla Jamal legend 1M soon Insha Allah 🥰🥰
    Qawdhan dhib badnaa kulahaa mow imikaba yarado😂😂😂
    1)Sheyga marki debka lasaro adkado waa Ukunta/Beedka/Egg sidad utaqan.
    2)Shey markad waxsiso nolanayo hadad biyo sisana dhimanayo waa Debka.
    3) waxan birgoyn afku goyo waa qawlka ama hadalka.
    4) Codka dunida logu neceb yahay waa codka Dameerka I think 😂😂

    • @najaxnuura2625
      @najaxnuura2625 5 หลายเดือนก่อน +3

      M.a waad dadashyy😂😊

    • @asmadhameye1259
      @asmadhameye1259 5 หลายเดือนก่อน +2

      Masha allha naa waxyroo noolbaatahee

    • @nimcoaxmed644
      @nimcoaxmed644 5 หลายเดือนก่อน +1

      3)waxan birgoyn afku gooyo waa garta ☝️

  • @user-xp8gf7qk6o
    @user-xp8gf7qk6o 5 หลายเดือนก่อน +16

    Wuu sax san yahay qawdhan waa raadka oo roob ku daba da o😊🤘🫡🫡 aadna waan idiin salaamay inamadayadii ramadaan mubaarak

  • @jimcaalejama6096
    @jimcaalejama6096 5 หลายเดือนก่อน +3

    700k coming soon inta ka hadhay bisha 8aad insha Allah
    Abdala Jamal abdala ❤ halkaa iyo meel ka saraysa zxp

  • @CrizaaqCkariin
    @CrizaaqCkariin 11 วันที่ผ่านมา

    Cabdale jamal qawdhan marka waad ku gaftay waa Raadka pro🎉

  • @abdilahiomar2638
    @abdilahiomar2638 5 หลายเดือนก่อน +12

    Xayawaanka ilmihiisa ku koriya fiirsashada waaa Diinka❤

  • @nimcoheegoofficial8846
    @nimcoheegoofficial8846 5 หลายเดือนก่อน +13

    Ax wlhii waa. Xasuusta vedio sidan oo kale ahaa oo uu ku jiray alle haw naxariiste cabdicasiis aan u ducayno😢

  • @ISTAHILMOHAMMED-bo2xn
    @ISTAHILMOHAMMED-bo2xn 4 หลายเดือนก่อน +2

    Maxamed meme wan kutagera❤

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash 5 หลายเดือนก่อน +23

    : : quruxda waxaa usii dher naxariis iyo xishoood iyo daacadnimo waxayna ledahy soo jidasho ay dumarka kale dhertahy waana boqorada qoralkeyga aqrinayso
    😮❤❤

  • @mumtaasnuurcali2233
    @mumtaasnuurcali2233 5 หลายเดือนก่อน +3

    😂😂 istaqfurulah waar qawdhan wlhi waa xaraabo channel muu furto funy weeye wlhi meeshuu Ku jiro😂❤

  • @axmedhello3580
    @axmedhello3580 5 หลายเดือนก่อน +1

    Sida ugxanta diinkaan eegmada ku koriyaa.
    Alle how naxariistee abwaan gaariye maansadiisa beerwale.

  • @Ibnu_Ahmed
    @Ibnu_Ahmed 4 หลายเดือนก่อน +1

    Abdalla jamall waa Qof dabeecad ahaan oo dadnimo wacan Masha allah 🎉❤
    Lakiin ninkas ugu yari uu ku ciyaaray 😂

  • @user-sw5bw1xz2c
    @user-sw5bw1xz2c 5 หลายเดือนก่อน +5

    Waa runtii qawdhan waa raadka
    Hilaacu waa xagan gabi xagan gabi dhexdu walac 😅

  • @ZADAAMSS
    @ZADAAMSS 5 หลายเดือนก่อน +8

    Xayawanka ilmahiisa aragtida ku koriya waa diinka🎉🎉

  • @nafiisaAyaanle-ch9dg
    @nafiisaAyaanle-ch9dg 5 หลายเดือนก่อน +4

    Radaan mubaarik Dhamaan Azxaapta ku xidhan chenalka cabdale jamaaL iyo umada somaaliyeed meel walibo Aduunka ka joogtaan 🎉❤

  • @user-ex2hg8vv4j
    @user-ex2hg8vv4j 5 หลายเดือนก่อน +2

    WAA dabka sheyaga markii waxa lasiyo nolanyo markii biyo lasinyan bakhtiga😂😂

  • @radwayar9182
    @radwayar9182 5 หลายเดือนก่อน +3

    Ramadan mupaarig abtiyo adigiyo asxaabtadaba congratulations

  • @user-bw5tk2wt6y
    @user-bw5tk2wt6y 12 วันที่ผ่านมา

    Rag kissa adag❤❤❤ inamad reer hargaysa Isaq boy Sharaf iyo karamo wll😂❤

  • @ahmed_mahamud47
    @ahmed_mahamud47 5 หลายเดือนก่อน +4

    Xayawaanka daymada ku koriya ilmihiisa waa diinka ✅️

  • @khadarzaxane3548
    @khadarzaxane3548 5 หลายเดือนก่อน +6

    🎉🎉🎉Abdalla jamaaL Abdala ibraahin Qog ixtiraaM mudan wanaaG Mudan runtii guulayso wllkyow Full Respect❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @osmamlove
    @osmamlove หลายเดือนก่อน

    Macha allah abdala jamal ❤❤❤ hore uu soco

  • @NiciimaSidiiq
    @NiciimaSidiiq หลายเดือนก่อน

    wllo qiima badan alle ha ku sharf wllo qli ❤

  • @abdalaabdiaziz
    @abdalaabdiaziz 5 หลายเดือนก่อน +1

    waa khalad Abdalow xagaa mar oo xagaa mar muuqaga la waa
    waaaaaa
    Dubeysha

  • @user-ub8xg6rk8u
    @user-ub8xg6rk8u 5 หลายเดือนก่อน +4

    Master yaxye congratulations 600K I.a wad gaadhey 1m sxp qalih ❤legend always big fan from Borama jano salaan sare❤

  • @KhalidIbrahin
    @KhalidIbrahin 5 หลายเดือนก่อน +1

    Legend cabdalle Jamaal coming soon 1m i.a👊

  • @user-pt1lx3cr3c
    @user-pt1lx3cr3c 5 หลายเดือนก่อน +3

    Ramadan Kareem ❤

  • @YasinIsmaciil
    @YasinIsmaciil 5 หลายเดือนก่อน +1

    Abdalla Jamaal waan ku salaamay suaashaas waa #dabaysha

  • @hindamuxumed-ll8qq
    @hindamuxumed-ll8qq 5 หลายเดือนก่อน +1

    Congratulations millions cabdala jamal 600k inshalaah 1m ayan ku gaadhsiinayna wll inshalaah hadu alle qoro❤

  • @asmacali8645
    @asmacali8645 4 หลายเดือนก่อน

    Hanbalyo hanbalyo wllky inta iyo ij kabadanba wad u qalanta insha allh 1m ❤❤

  • @SalmoCabdi-zp1wt
    @SalmoCabdi-zp1wt หลายเดือนก่อน

    Maxamed maame wan ku wata🥰🥰🥰

  • @fathiadjama
    @fathiadjama 5 หลายเดือนก่อน +1

    😂 Macha Allah, halxidhaalahan iyo jawaabtiisu waa iga qosliyey 😅. Halkaa mar oo halkaa mar muuqaagaba la waa . Hhh acuudu bilah mina shaydaani rajiim.😅

  • @muhsinabdi5732
    @muhsinabdi5732 2 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂 qawdhankazi wu iGa qosliya Xaley afarti Bu idulmareyey kulaaHaa IsaGoo soo kacey hhh

  • @namelos2963
    @namelos2963 5 หลายเดือนก่อน +4

    Wax marka lasiiyo sii waynada marka biyo lasiiyo dema waa #dabka🔥☄️

  • @moktar444
    @moktar444 5 หลายเดือนก่อน +5

    Muu imika sii yaraado😂
    Wr qawdhan ma jiingad ba ka qabyaa😂

  • @zeinababdullah7590
    @zeinababdullah7590 5 หลายเดือนก่อน +2

    Asc abdalla dar allah kujeclahy walal every day nosogali

  • @AhmedIsmaacil-u7f
    @AhmedIsmaacil-u7f 24 วันที่ผ่านมา +1

    Masham llh❤❤❤

  • @ahmedbk9581
    @ahmedbk9581 4 หลายเดือนก่อน

    Ramadan mubarik all Muslims aad baan idin salaamaya dhamantin game aad io aad u shidan soo badi sxp

  • @GuuleednuurCali
    @GuuleednuurCali 8 วันที่ผ่านมา

    Chp fanaan inan noqdo ayaan raoaa cabdale jamaal i bar gudo miye

  • @SaamiyaSahaam
    @SaamiyaSahaam 2 หลายเดือนก่อน

    Maame waa inan yaroo soo korayaa ilaahay
    Haku daayo❤❤❤❤

  • @fply3303
    @fply3303 5 หลายเดือนก่อน +1

    Waxan ka cod sanya in wahad wax ku ladoobaye wax astuuran soo xidhan anigu wan fir sadee video cad siwayen abdalla 🙏

  • @maankaofficials4662
    @maankaofficials4662 5 หลายเดือนก่อน

    Mahamed iga wale inuu gursaduu in tusay suwalka gaban wax kale uso xira kub baa kasoo baxay ee kakaca meesh oo na aroos anaga iyo kuw ilamidka ah ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @user-wq3xg2ge2o
    @user-wq3xg2ge2o 5 หลายเดือนก่อน +2

    Qawdhan isn,t easy
    Muu imika siyarado kulaha😂😂

  • @MushtaaqEpraahim-fj7id
    @MushtaaqEpraahim-fj7id 5 หลายเดือนก่อน +1

    Wll sxbtey ayaa duruf haysataa u soo duceeya pls pls pls 😭😭😭😭😭😭

  • @SmilingLegendaryDragon-vf2oq
    @SmilingLegendaryDragon-vf2oq 5 หลายเดือนก่อน

    Xaga mar oo muuqaga la Waa Waa raadkaga oo rood Ka u da.ay🎉

  • @user-ov7pf3ke4g
    @user-ov7pf3ke4g 5 หลายเดือนก่อน +3

    Fav TH-camr

  • @FaadumoXaraare
    @FaadumoXaraare 16 วันที่ผ่านมา

    Intaba wan saxy🎉❤

  • @HoodoMaxamed-gr1wm
    @HoodoMaxamed-gr1wm 2 หลายเดือนก่อน

    QAwdhan hakarebin video kastaba isha allah 1m

  • @almaali8151
    @almaali8151 หลายเดือนก่อน

    5: waa garta bir ma goyso lkin afka wuu goyaaa🤣

  • @EnaUpdiqadir
    @EnaUpdiqadir 5 หลายเดือนก่อน +2

    dee Hedhe Hal xiralaHa No sheeg jamaL markay Garan wayann😅😅

  • @daudofficial29
    @daudofficial29 5 หลายเดือนก่อน +1

    Muu imaka sii yaraado😂

  • @sabaadabdirahman44
    @sabaadabdirahman44 3 วันที่ผ่านมา

    Mashallh❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-bw5tk2wt6y
    @user-bw5tk2wt6y 16 วันที่ผ่านมา

    Mash wll yaal ❤❤❤❤🎉

  • @user-iz4ii5fs3v
    @user-iz4ii5fs3v 5 หลายเดือนก่อน

    Marka kobad waxan kugu Hambalye naya 600k waxana kurajena 1M i.a barnamijka funny waye sobadi ali zaki soqabo ❤

  • @AxmedShabeel-bz2ff
    @AxmedShabeel-bz2ff หลายเดือนก่อน

    xaga mar oo xaga mar waa hooskada abdallow

  • @hibaadxuseen7013
    @hibaadxuseen7013 5 หลายเดือนก่อน

    Abdalow waxad no sheegta codka dunida logu necebyay taa no faaide plse

  • @CrizaaqCkariin
    @CrizaaqCkariin 11 วันที่ผ่านมา

    Waa diinka xayawanka daymada ku koriya ubadkiisa

  • @abdirahmanahmed8932
    @abdirahmanahmed8932 4 หลายเดือนก่อน

    Xaga Mar Oo Xaga Mar Arr Waa Radka Nio😊😊

  • @IsraJadiid
    @IsraJadiid 4 หลายเดือนก่อน

    Hanbalyo hanbalyo wllky 1m inshlaah

  • @user-vu6rc6up2h
    @user-vu6rc6up2h 5 หลายเดือนก่อน

    Abdale jamal plz sxb barmamiska danbe igu xus hady suragal tahy wlo barmamishyadan aadban ugu xidhahy wana wax ficn waxna wan ka fa iidna ufa iidaymnchaaah hanbalyo wlo qowdhana igu salaaan

  • @amaalali3023
    @amaalali3023 5 หลายเดือนก่อน +2

    Wooow hargeisa sidan oo qurux badanthy

  • @Aminaseben-vu6jg
    @Aminaseben-vu6jg 3 หลายเดือนก่อน

    Yemen.

  • @ayaanaxamedcabdilaahi7628
    @ayaanaxamedcabdilaahi7628 4 หลายเดือนก่อน +1

    Hilacu waa xagan gabiy xagan gabiy kuntu walac

  • @inantaSomalilandkufanta7766
    @inantaSomalilandkufanta7766 5 หลายเดือนก่อน +1

    Abdala jamaal Abdala goatka TH-camka❤👑

  • @user-ew6br8mf7s
    @user-ew6br8mf7s 5 หลายเดือนก่อน +2

    Abdalla Jamal saxib Runtii tagerahaga baan yahay Runtii saxib waxan ka xiseya magaladaa Djibouti inchallah waan rajenayaa inu ilahay Ila kaa kula siyo markaa so xagabaxo bisha 6aad

  • @user-uc7ee9lu6t
    @user-uc7ee9lu6t 5 หลายเดือนก่อน

    congratulations wllo 600k intaa iyo inkabadanba saa uqalantaa ❤🙌

  • @user-br9by4dx3h
    @user-br9by4dx3h 5 หลายเดือนก่อน

    Abdalla Jamal walalkiis waa nin weyn Oo Dhaadhan Ah Uff Caweadada naga Qadhso

  • @user-gq7wc3sl6p
    @user-gq7wc3sl6p 5 หลายเดือนก่อน +1

    Abdalle wacan ku wataa prooo keep going

  • @abdikanikaynan7650
    @abdikanikaynan7650 5 หลายเดือนก่อน

    Qawdhan meesha wuu uzoo maydhasho tagy😂😂

  • @abwaanmaahiraaden4825
    @abwaanmaahiraaden4825 5 หลายเดือนก่อน +1

    Xayawaanka ilmisiisa eegmada ku koriya waa Diinka
    Heesbaa tidhaa ogxantiisa diin markuu
    Aaso ee awaaraha ku rido
    Saw uurka iyo isha Kama korshoo ubad
    Uma Noqdaan

  • @hothoahmet4223
    @hothoahmet4223 5 หลายเดือนก่อน

    Waa Raadkaaga oo Roob ka daba Da'ay Qowdhaan wuu ku sax sanaa midhkaa 😂

  • @cabdiqadirAhmed4k
    @cabdiqadirAhmed4k 5 หลายเดือนก่อน +2

    Xaga mar oo xagaa mar oo muuqaqa la waa waa ceeryaanta

  • @HudaGuhaad111
    @HudaGuhaad111 หลายเดือนก่อน

    Maxamed mame wan ku tagera

  • @Axlamiiiiiiiii12
    @Axlamiiiiiiiii12 5 หลายเดือนก่อน +1

    Waa raadka uu saxan yahay mawliid

  • @hah7064
    @hah7064 5 หลายเดือนก่อน

    Xagaa mar oo xagaa mar kulahaa hhhh waa samays wwaxaaasi

  • @siciidali4034
    @siciidali4034 5 หลายเดือนก่อน +1

    Kaa gaabani niyoow wuxuu ku fiican yahayba ma leh muu wax iska barto intuu meelahaas taag taagan yahay yoh 😮😮😮😮

  • @hamdaladan
    @hamdaladan 5 หลายเดือนก่อน

    Waa raadkaaga oo roobkadaba da ay weeyii 😂😂😂😂😂

  • @kaysekarliito3496
    @kaysekarliito3496 5 หลายเดือนก่อน +1

    Xaagaa Mar oo muqaa lawaa waa WaDada 👋

  • @qadancabdicali6211
    @qadancabdicali6211 5 หลายเดือนก่อน +1

    Halka mar oo muqaga lawa waa da bayasha❤

  • @nastehotayib9917
    @nastehotayib9917 4 หลายเดือนก่อน

    Mame ada gushaleh abo 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @osmamlove
    @osmamlove หลายเดือนก่อน

    Abdalow wadanka uuka aad tidhi way hadana Yémen baad tidhahden ma fahmiin

  • @BadraHawadle
    @BadraHawadle 5 หลายเดือนก่อน +1

    Waar waa hadhkagasxp😅😢❤

  • @user-mn7ko6pj3g
    @user-mn7ko6pj3g 5 หลายเดือนก่อน +1

    Cali zaki soqabo wll

  • @roomayacquub5242
    @roomayacquub5242 5 หลายเดือนก่อน +1

    Mazha allah congratulations bro keep going ❤🎉

  • @user-ls8kw2qb2m
    @user-ls8kw2qb2m 5 หลายเดือนก่อน

    Halka maro halka mar oo muuqagaba la waa waa Raadkaga oo roob ka dama dayo❤

  • @cawaadifahmed4611
    @cawaadifahmed4611 5 หลายเดือนก่อน +1

    War kuwan ayeyoyin la may Korinba malaha mise ciyalnimadiba qol lagu hayey 😂

  • @aytoz4232
    @aytoz4232 5 หลายเดือนก่อน +1

    Xagaa mar oo xagaa mar oo muuqaagaba la waa waa dabaysha

  • @NajmaCumar-ch3yx
    @NajmaCumar-ch3yx 4 หลายเดือนก่อน

    Cabdale allhay hakudayo