Madaale ha is casilo XAMAR waa jib

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ต.ค. 2024
  • Soomaali weyn

ความคิดเห็น • 62

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 3 หลายเดือนก่อน +2

    WAXAAN MIYA CAASIMADDI SOMALIA AH, MALAHA BIYA MAREEN, LAAMIYADDA LA DHISAYO WA CIID IYO KIS YAR OO SIBIR OO DUSHA LAGA MARIYO, CANSHUURTI DABAQYO AYA LAGU DHISTA.

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed 3 หลายเดือนก่อน +2

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Aisha-yn3gf
    @Aisha-yn3gf 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ma inuu wax yeelada tiriyaa loo doortay mise wax qabad?!!!!!’
    Waxanoo kalaa ina hor taagan waxay iila muuqataa in Allaah wixii aynu istaahiley ina ho taagey

  • @CaliXamari-fw2ps
    @CaliXamari-fw2ps 3 หลายเดือนก่อน +1

    Yaacaawiye dadkaas ,dhibbaatadu gaadhay lamahayo,cid caawisa gudoomiye waa hurdaa,toos,baanunleenahay,allahu akbar

  • @OMARAhmed-cd6ch
    @OMARAhmed-cd6ch 3 หลายเดือนก่อน +1

    MADAALE MUQDISHO WAA KA SHAQEYSTAA EE UMA SHAQEEYO, MARKA UU MUQDISHO SIDAAN YAHAY MADAALE WAXAA UU KU DUCAYSANAYAA MAGAALADA BARAKEYSAN EE MAKKAH AL-MUKARAMA, WAXAA UU DUCAYSANAYAA DUCO LA HUBO INAAN ILAAHEEY SWT KA AQBALEYN.

  • @abdulkadirmohamed9131
    @abdulkadirmohamed9131 3 หลายเดือนก่อน +1

    Wareeye waad wanaagsan tahaye Marka hore ma taqaanaa Madaale Waa Abgaal Waxaanna Magacaawey Madaxweynaha Somaliya oo ahna isna Abgaal una Magacaabey qaab qabiil isaga oo la Dagaalamaayo Qabaa'ilka Muqdisho wax ku leh,Xasan Shiikh Waan naqaanaa waa qabyaaliiste,Wuxuu kaloo u magacaabey Gabertiisa Jago Sare Markaas ayuunna yiri Xaq ayey u leedahay imisa oo geber ah oo ka Aqoon badan oo Somali ah oo joogto,Hantiddii Shacabka ayuu Mag uga bixiyey Wiilkiisa oo Turki Baabuur ku diley Nin Turkish ah,Xasan shiikh wuxuu Aduunka Shaqeesto uun baa Aakhiro ka horeeyo ee Shacabka ha isku tashto😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @mohamedmohamud-i3s
    @mohamedmohamud-i3s 3 หลายเดือนก่อน +1

    madaale saleebaam haduu ahaanlaa waa uceebqarinlaheed sxb lajand

  • @nuryousuf5147
    @nuryousuf5147 3 หลายเดือนก่อน +1

    Nadaam laaanta waa sidaan musuqmasuq isla xisaabtin lan

  • @abmuu6230
    @abmuu6230 3 หลายเดือนก่อน +1

    Cashuurti muqdisho aaway

  • @abmuu6230
    @abmuu6230 3 หลายเดือนก่อน +1

    Tarsan hala doo celiyo❤

  • @geediga.hayaanka
    @geediga.hayaanka 3 หลายเดือนก่อน +1

    war abwaan camaari waa runtaa dadka muqdisho wey dhiban yahiin canshiirna looma dhaafin dadka muqdisho ma yaqaaniin miyaa dawlada hadey canshuur siiyeen xaqa ay dawlada ku leeyahiin caafimaad farii waxbasho farii iyo wadooyin nadiifa marka intiba ma hayaane canshuurta ha diidaan hana mudaaharaadaan dawlada ha dhahaan canshuurteena bedelkeeda waa in aan helnaa ama noo daaya lacagteen dawladu xitaz guryaha ayey canshuurtaa dadku hadeyna xaqooda raadsan u dagaalamin ma jirto cid fadhiga ugu keeneyso ha dagaalamaan canshuurtana ha diidaan

    • @deqawarsame-ml7fm
      @deqawarsame-ml7fm 3 หลายเดือนก่อน

      Inla wacyi geliyo ayey o xaqooda labaro sidey uso dhacsan lahayen

  • @abmuu6230
    @abmuu6230 3 หลายเดือนก่อน +1

    Aaway cashuurti

  • @CabdinaasirSiciid-p9x
    @CabdinaasirSiciid-p9x 3 หลายเดือนก่อน +1

    Odsyga ajuuraan ee madaale ladhaho xilka halagaqaado

  • @moolcaliyow
    @moolcaliyow 3 หลายเดือนก่อน

    Ninyahaw QOF yaab leh ayaad yahay! Qof Soomaali ah miyaad LEEDAHAY wax DAN GUUD ah QABO. Waxaad la mid tahay adigoo QOF TUUG ah LEH umadaan u kaalmey! Horjoogayaasha Soomaalidu ama TUUG ama masuuliyad iyo MAAMUL ma yaqaano!

  • @deqawarsame-ml7fm
    @deqawarsame-ml7fm 3 หลายเดือนก่อน

    Madaale.wa.tuug dhac iyo boob u joogo.xasan.meed quftane rali.bukaga.yahay shacabka hadidan canshurta o hamudahadaradan intankabadan wa.gumeysiye dowladu shacsbkey waxkuntahay

  • @fe8445
    @fe8445 3 หลายเดือนก่อน

    Wadooyin buu dhisay baa la yiri. Roobkaa burburinaya. Aragti ma jirto. Hal abuur ma leh. Xasan Shiiq baa masuul ka ah. Gudoonka Banaadir ha la doorto. Magacaabis maya.

  • @abdiwaliosman4706
    @abdiwaliosman4706 3 หลายเดือนก่อน

    Asc All Abwaan Camaari USA California Three A Hours Roob Da ayey Ayaa Xaafado Dhan Xaaqay Dad Ku Dhinteen Waxaan Ognahay Wadamo Badan Oo Taxadaray In Taxadar Koodii Shaqayn Waayey Marar Badan Roobabka Waxaa Ka Ka Dhalato Musiibo Baahsan Allaha Nasalaameeyo

  • @AbukarAbdullahi-o8i
    @AbukarAbdullahi-o8i 3 หลายเดือนก่อน

    Kkkkk adaa gudoomiye gobol.lagaa dhigaaa
    Cimaaraadka waxa bilooyin ka hor ka dhacay oo roob sababay miyaadan arkin
    Pakistan sanadkii hore waxa roob ku da'ay dhibkuu geystay. Ku noqo
    Madaale ma roob Alllaah sababay ayuu. Wax ka qaban karaa

  • @AbdullahiAbdulle-u1c
    @AbdullahiAbdulle-u1c 3 หลายเดือนก่อน

    Habar fadhidaa lagdan la fudud ayaan maqli jiray haddii booska madaale joogi lahayd si kale ayaad u hadli lahayd lacagta aad sheegayso 20% ayaa kusoo noqota hobalka dowladu wadankoo dhan canshuur kama qaado lacag iyo master plan ayey casimadu u baahantahay ee canshuur ma bixisaa si caasimada dhibka looga qaado

  • @rocky4066
    @rocky4066 3 หลายเดือนก่อน

    Madaale bun iyo cambuulo cunistiisa ayuu yaqaanaa qabyada xasan xaalufiye ayuu dhameeystiri

  • @zakiyare885
    @zakiyare885 3 หลายเดือนก่อน

    Sheekada Qabiilesan nagala tag ma Roob ilaahey keenay Gudoomiyaha ku Eedeyne

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht 3 หลายเดือนก่อน

    Inlararo suqyada saro melo mijisley lagadumiyay lodiyariyay ayimel ladhiso hadeey bacad aheen meshey aadeen wey farisanayan biyaha marka hishis kenya aado aniga itobiyan aadaa iskuhestaan yagesisan itobiya iyo kenya oo xiro lodhisay lagusoxarestay adiga lac adigana dhul madaxnimo yaalagumashquliyaa

  • @mohammednoor7729
    @mohammednoor7729 3 หลายเดือนก่อน

    waryaa sacyohow dubai ayeey wadooyikeedii biyo qaadeen oo magaaladii dubai oo dhan ayaa biyo fadhiisteen oo khasaare malaayiin doolar ah gaartey ee muqdisho sidee xaaladeedu noqonee roobka allaah ayaa noo keeney wax ala iyo wixii wax ku noqon lahaa naf iyo maalba allaah ayaa og ( adigu waxaad eedeeyneeysaa shaqsi lkn inteena muqdisho ku nool hadaan isugu tagno makula tahay inaan wadooyinka ka cesha karno roobka si aanu u qaadin ogoow waxa aad ku doodeeyso waa maxaad uga hortagi weeysey nimcada allaah madaaloow ???? balse hadaad adigu wadooyinka ineey biyo qaadaan aad ka celi karto aan ku aragno hee laxeey

  • @Cadar49
    @Cadar49 3 หลายเดือนก่อน

    Holwadaag iskool xamarjadiid siyaad bare oo joogo ayeey biyaha fariisan jireen

  • @MohamedAhmed-k1f7m
    @MohamedAhmed-k1f7m 3 หลายเดือนก่อน

    Aaway cashuurtii umadaas laga qaaday calaa guri ayaa cashuur sanadeed iyo bile ah ayaa laqadaa,
    Intee la geeyaa madaxweynaha xasan sheekh iyo gudoomiyaha madaale ayaa kala qaybsada cashuurta

  • @ashawooo
    @ashawooo 3 หลายเดือนก่อน

    Subaxanalah waligeda ma dhican dhibtada hesata magalad Muqadisho Robaka waye da jiran biyaha waxa lahayen mela aye mar jiran illahaya ha laga cabsada wadanka xaqa qise ha la siya biyaha waxa ha laga Qabato wage hore biyaha waxa gali jiran malaha godaka ah bada aye ku dar jirta mana lahena dhibtada hesata illahaya ha uu gara umada Somaliya

  • @mohamedjamle7898
    @mohamedjamle7898 3 หลายเดือนก่อน

    Kama ahan masuul waa qadar allaha sida ka dhacday Emaaraadka marka rooble waa nicmo markan waa masiibo waxaan jeclahay in khibrad loo yeesho oo la sameeyo bulaacado waa mashruuc u baahan in la iska kaashado

  • @hamdiibrahim5712
    @hamdiibrahim5712 3 หลายเดือนก่อน

    waxabaa idinka qadan somaliyee roobka allha nimcoyinkiisa ninmca kamid ah waaye waxaan ku noolahay UK mar wal bana k waxaa kadhac daada kabadan kan hada xamar kadhacay hadii loo mameeyo xataa way dhacaayaan daadku ee somalyee is kaashada isna caaye saas baa lagu hor maraa is eedeena far iskutaag wax matareso

  • @fe8445
    @fe8445 3 หลายเดือนก่อน

    War magaalada dad aqoon leh maamulkeeda ha loo dhiibo. Xisaabtan ma jiro. Canshuur badan baa dadka laga qaada meel ay martay lama yaqaan.

  • @cabdallealiorshe3334
    @cabdallealiorshe3334 3 หลายเดือนก่อน

    Reer muqdisho masibo aya ku habsatay
    Amaan male nafad malel madax maleh uf

  • @abdirahman-b9l
    @abdirahman-b9l 3 หลายเดือนก่อน

    Walgeedba siigaale sidaas ayey ubuuxsami jirtay

  • @AhmedMahamud-fo6lu
    @AhmedMahamud-fo6lu 3 หลายเดือนก่อน

    Maxaan samaynaa kii yimaadaba jeebka ayuu buuxsanayaa dan kama laha dal iyo dadba

  • @Suaad8
    @Suaad8 3 หลายเดือนก่อน

    Masuliyiinti wajibkodii ayay dayaceen

  • @AyanNuh-e3e
    @AyanNuh-e3e 3 หลายเดือนก่อน

    Manshalah walal waa run waa caab casudeenii inay saa tahay

  • @Bambelmo
    @Bambelmo 3 หลายเดือนก่อน

    Waan kasoo kabsanaynaa dhibaatadee be patient

  • @munahussein9687
    @munahussein9687 3 หลายเดือนก่อน

    Hadow damer leyahay ha is casilo

  • @abdulkadirhusseinaw-ali2537
    @abdulkadirhusseinaw-ali2537 3 หลายเดือนก่อน

    Reer Muqdisho dantooda u daa.

  • @M.somali99
    @M.somali99 3 หลายเดือนก่อน

    Magaalada baydhabo ayaaa kafiican

  • @abmuu6230
    @abmuu6230 3 หลายเดือนก่อน

    Waar mudaharaad ku kiciya kuwan

  • @Safiyoosman-wx8nm
    @Safiyoosman-wx8nm 3 หลายเดือนก่อน

    Asc abwaan maxaakugu dhacay

  • @abmuu6230
    @abmuu6230 3 หลายเดือนก่อน

    Dad weligoodka goof ku noola

  • @abdirahman-b9l
    @abdirahman-b9l 3 หลายเดือนก่อน

    Waxaa ladhistay jidadkii

  • @adamosman4185
    @adamosman4185 3 หลายเดือนก่อน

    Habartaa aa masuul ka ah

  • @nuuraabdi8090
    @nuuraabdi8090 3 หลายเดือนก่อน

    Uqubo ayaa ka jirta

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 3 หลายเดือนก่อน

    Subxaanallaah

  • @AbdirashidOsman-y2w
    @AbdirashidOsman-y2w 3 หลายเดือนก่อน

    Waxaan doonaayay inaan kula xariira lkn number Whatsappka message iigu sooqor

  • @rahmamohamed4096
    @rahmamohamed4096 3 หลายเดือนก่อน

    Wassax

  • @abdirahman-b9l
    @abdirahman-b9l 3 หลายเดือนก่อน +1

    Xusuus baan caawagalay iskuulka xamar jadiid waa halkaan kabilaabay waxbarashadayda Xamar Nabad Alle haka dhigo❤❤❤

    • @abdimuse7911
      @abdimuse7911 3 หลายเดือนก่อน

      SCHOOL XAMAR JADIID BARXADA KASOO HOREYSA MAKU CIYAARTAY JIIROONI..? MISA GABAR AYAAD TAHAY

    • @abdirahman-b9l
      @abdirahman-b9l 3 หลายเดือนก่อน

      @@abdimuse7911 Maya Habar baan ahay laakiin xusuus wayn ay iithy wll
      Xaafadu waxay Aheyd
      Baar ubax

  • @TewodrosBethlehem
    @TewodrosBethlehem 3 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂

  • @AbdirashidOsman-y2w
    @AbdirashidOsman-y2w 3 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤

  • @fahmokaahiye2372
    @fahmokaahiye2372 3 หลายเดือนก่อน

    Roob aa Alla walalhay aan woco🥺🇨🇦

  • @AbdirashidOsman-y2w
    @AbdirashidOsman-y2w 3 หลายเดือนก่อน

    Walaal macaana Abwaan

  • @kowsaralihassan7674
    @kowsaralihassan7674 3 หลายเดือนก่อน

    Mansha allah abwaan calamari wa runta hadal xaqa waaye weliba waxan ku daraya xaafadaha qashinkii baa ka batey wadooyinka

  • @anisohussein6378
    @anisohussein6378 3 หลายเดือนก่อน

    Waad mahadsanthy sida aad bulshada ugu hadashay .

  • @CaliMaxamed-db9ze
    @CaliMaxamed-db9ze 3 หลายเดือนก่อน

    War looma baahna ee may wax kaqabtaan