Waa meeqa Shidaalka Somalia ku jiraaa Haddii lasoo bixiyo Calaa qof meeqa ayaa kusoo aadeysa

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 137

  • @abdikadirhassanabdullahi5399
    @abdikadirhassanabdullahi5399 3 วันที่ผ่านมา +8

    Ha,iloobin
    Dahabka,gaaska,uranium,maarta,qalinka,birta,platinum magnesium phosphorus etc

  • @sadiamohamed2077
    @sadiamohamed2077 3 วันที่ผ่านมา +5

    Rebuild all🇸🇴 and everything possible with it in🇸🇴.

  • @FeysalNuur-n3p
    @FeysalNuur-n3p 3 วันที่ผ่านมา +3

    Ani,ahan lcgtas $3772 lcg ayn ka sii dhalin lha wan ku shaqen lha kuma tunteen cida wax iga bahan na kama hagrden wlhi👏

    • @abwaancamaari
      @abwaancamaari  3 วันที่ผ่านมา +2

      Soomaali oo dhan ayaa heleysa Yaaba wax kaaga baahna ilmahaaga xitaa intaa hesho oo kale ayay helayaan hh

    • @shaqalecabdikariim9233
      @shaqalecabdikariim9233 3 วันที่ผ่านมา

      ​Abwaan dad badana kugu xidhan xaga Facebook waan ogahay waxaad wakhtigaaga galisa wax soomali oodhan faaido u leh ee bal kawaran hadaa war bixin ka samyso barmaamijka kobciye cooperative oo soomali oodhan midayn karaa waana wax lawada yeelanayo kan ugu yar iyo kan ugu waynba ?????!!!!​@@abwaancamaari

    • @AbdimaxamedAbdi-br2it
      @AbdimaxamedAbdi-br2it 3 วันที่ผ่านมา

      @@abwaancamaari in laso sarey ayan modey

  • @IlyasSadaq
    @IlyasSadaq 2 วันที่ผ่านมา +4

    Mamul goboledyada dhan kareb lacagtas 377k dolar waxauqalmo dadka muqdisho kunool inta kuso adedo sosheek inta kalana waitobiyan kobolada dhan

    • @Cabdulahinur227
      @Cabdulahinur227 2 วันที่ผ่านมา +1

      hhhh sxp saas ha idhihin ani waxaan ahay rer muqdisho hadane tas kuguma raac sani waayo waa dad walaa leheen ah dadka gobolada jooga

    • @XasanWeli-r2z
      @XasanWeli-r2z 2 วันที่ผ่านมา +1

      Wa fikir kaga kkķkkk

  • @mohamedcabdi7473
    @mohamedcabdi7473 3 วันที่ผ่านมา +2

    lakin wali dhulkeena hoyo inta badan mala fiirinin

  • @mohamedcabdi7473
    @mohamedcabdi7473 3 วันที่ผ่านมา +2

    waxa huba dhulkeena hoyo inu soo galayo kaalinta 2 ama 3

  • @AbdimaxamedAbdi-br2it
    @AbdimaxamedAbdi-br2it 3 วันที่ผ่านมา +2

    Alhamdulilah ilahey ayaa iga dhigey somali

  • @fahmokaahiye2372
    @fahmokaahiye2372 3 วันที่ผ่านมา +2

    Qurbaha ayaa isaga soo guuri la'haa hadii aan in taa heli la'haa dareen ku joog Dal kale an raysa la'haaa😂😂😂

    • @Cabdulahinur227
      @Cabdulahinur227 2 วันที่ผ่านมา +2

      sorry abayo anaa badiil kuqo daayo adoo arkeesid soolaabo

    • @fahmokaahiye2372
      @fahmokaahiye2372 2 วันที่ผ่านมา +1

      @@Cabdulahinur227 kkkkk

    • @Cabdulahinur227
      @Cabdulahinur227 2 วันที่ผ่านมา +1

      @@fahmokaahiye2372 macaney maxaa iigu qoslee beenaa umaleesaa maanta bis cido badan oo daris keena ah ayaa uqoday

  • @IbraahimMaxamedaadan-f6q
    @IbraahimMaxamedaadan-f6q 3 วันที่ผ่านมา +2

    Soomaali hanoolato❤

  • @akhalif579
    @akhalif579 3 วันที่ผ่านมา +2

    Gaas ka dabiiciga ah ayaa ka badan iyo macdanta kale. Waa sax soomalida baahi baa isku dirtey. Qofka noloshiisa jeclazn laha waa wax caadi ah

  • @CabdifitaaxMaxamed-v6p
    @CabdifitaaxMaxamed-v6p 3 วันที่ผ่านมา +2

    Masha Allah somali 🇸🇴🤞

    • @IbiEntertainment
      @IbiEntertainment 2 วันที่ผ่านมา

      5ta Somalida oo idil waa 50+ Millions sxb hana yarayn fadlan alhamdulillah ilaahaybaa na’badiyay 🤲🏼 Jabuuti, NFD iyo SomaliGalbeedna waa qasab waxbay ku keeyihiin xitaa Gaaska Ethiopia 🇪🇹 iyo Kenya 🇰🇪 ay sheeganayaan waa dhul iyo bad Somali helina maayaan inshaAllah qori ayaa loogaga soo celin walahi mana foga walahi inshaAllah Somalina way midoobi bi’idnillah kariim 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  • @sahruja5777
    @sahruja5777 3 วันที่ผ่านมา +1

    Guul umada Soomaaliyeed meelkastey joogaan ❤

  • @truthhurts2085
    @truthhurts2085 3 วันที่ผ่านมา +2

    Somalida wa 150 million marki lagu daro kuwa qurbaha

  • @Sahallohos1940
    @Sahallohos1940 2 วันที่ผ่านมา +1

    Dadkiiba way Is dhameeyeene
    Yaa shidaalka calfan doono

  • @IbiEntertainment
    @IbiEntertainment 2 วันที่ผ่านมา +2

    5ta Somalida oo idil waa 50+ Millions sxb hana yarayn fadlan alhamdulillah ilaahaybaa na’badiyay 🤲🏼 Jabuuti, NFD iyo SomaliGalbeedna waa qasab waxbay ku keeyihiin xitaa Gaaska Ethiopia 🇪🇹 iyo Kenya 🇰🇪 ay sheeganayaan waa dhul iyo bad Somali helina maayaan inshaAllah qori ayaa loogaga soo celin walahi mana foga walahi inshaAllah Somalina way midoobi bi’idnillah kariim 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼

    • @Cabdulahinur227
      @Cabdulahinur227 2 วันที่ผ่านมา +1

      wallaahi waa runtaa dhulal ayey xog nooga heestaan itobiya iyo kenya

    • @Axmed-he4oz
      @Axmed-he4oz 2 วันที่ผ่านมา +1

      Oramada waynu ka nahay laakiin beenbaa la inoo sheegaa

    • @Cabdulahinur227
      @Cabdulahinur227 2 วันที่ผ่านมา +1

      @@Axmed-he4oz oosee

    • @IbiEntertainment
      @IbiEntertainment วันที่ผ่านมา

      @@Axmed-he4oz wll iga raali’noqo af Somali eegula hadal kuma fahmin wll 🙏🏼 😂!!!

    • @IbiEntertainment
      @IbiEntertainment วันที่ผ่านมา

      @@Cabdulahinur227 wll walahi xoog kuma haystaan reerbaadihayaa ka’adag iyo xoolo dhaqatada laakiin waxaa dulleeyay shicibkaas waa Madaxda deegaanka oo Ciidankii Somali u adeegtay Ethiopiankiina gadaalbuu kajoogaa walahi bil gudaheed aya buuraha lagu celin karaa hadii ciidanka Somali laga horqaado wll 😞 inshaAllah way soo dhowdahay Guusha 5ta Somali waadna arki wll bi’idnillah 🤲🏼

  • @Ahmedhaadi
    @Ahmedhaadi 3 วันที่ผ่านมา +1

    Abwaan Camaariyow sxbow hormaris aan u rabaa 377K hada haleysoo diro😅

  • @abanuuromar4172
    @abanuuromar4172 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    War annaga waxba nagama gelin shidaal ,Gaas ,macdanta aad ka sheekeeyneesid , annaga ciddii nagu caawineeysa QAYILAADDEENA well came oo qaniimadaan Somalia taalla qaata ayaan leenahay .

  • @aragsan5690
    @aragsan5690 3 วันที่ผ่านมา +1

    Soomaalidu waa 44malyan iqyaas.iloow waxkayar war dhowna labo jibaarmi doontaa. Maasha Allah.

  • @hubantichannel3476
    @hubantichannel3476 2 วันที่ผ่านมา +1

    Jaahilnimada lacag ayaa la qaybsaa yaa ku yiri

    • @Cabdulahinur227
      @Cabdulahinur227 2 วันที่ผ่านมา +1

      yacni woxoo usocdaa oo kawadaa inay somaliya hodan noqo neeso waana runtiis hadii laqodo dadka ugu horeeyo oo xaqa uleh waa anaga

  • @mohamedsandheere6339
    @mohamedsandheere6339 3 วันที่ผ่านมา +1

    Waxan nahay dal Qani ah oo hadana baahan waxa noca no galay wa qabiil waxay ka faaidan ayan garan waye soomaalida yab yalada soomaaliyey is dan ayad wada tihin noloshiina wa mid is ku xiran dalkiina dhista oo maa gal gashta dad walba Adunka dal koda ayaga dhista waxna ka so saarta beeraha kaluumey siga qeyraadka xoolaha ayaba naga badan shidaal oo Aan ba la gaarin waxa noca dalkena hodonka Qiimaha badan u galay wa qab yalad iyo in dadka soomaaliyeed la kala dhex dhigay cuqdad iyo cunfi qab yaalad waxa mar walba ka shaqeya arimaha noca ah wa siyaasi yiin tuugo ah shisheye u wada shaqeya dadka soomaaliyeed wa dad is jacel walalo ah wada ganac sada isu gurmada midba midka kale wax is tara kooda dhiba tey san war hooy soomaaliyey intan magaciina la tir tirin midowa oo dalkiina dhista oo cadow ka illal sada oo qab yalada nolosha idinka riday is ka daaya please 🙏

    • @Cabdulahinur227
      @Cabdulahinur227 2 วันที่ผ่านมา +1

      waxa qab yaalada kadan beeya daaha gadaahiisa karii xaaya waa cadaw sha sheeye oo rabaan iney somalida ayaga ay is dhameeyaan kadibna ay qee raadka kujira ay lawa reegaan

  • @kingmohan6756
    @kingmohan6756 3 วันที่ผ่านมา +1

    Alshabab lama arken wan wadha marqami laheyn😢😁

    • @Cabdulahinur227
      @Cabdulahinur227 2 วันที่ผ่านมา +1

      alshabab intaasoo lacagaa hadee arki lahaayeen hubka way is kadhigi lahaayeen oo nolol macaan iyo jabi dagan ayaa ubilaaba laheed somaliyo amni ah oo gac maha is qab satay oo aduunkii loosoo tahriib tagaayo ayaa la arki lahaa

  • @shukri114mohammed2
    @shukri114mohammed2 3 วันที่ผ่านมา +1

    FARXAD BEY NOO TAHAY INAANU MAQALO! LAAKIIN SU”AAL, BOOWE MEEYEY SHIDAALKU? XAGEESE AYUU KAGA JIRAA DALKEENA??

    • @Jabiye-w5t
      @Jabiye-w5t 3 วันที่ผ่านมา +1

      Dhamaan xeeba buu kabuuxaa

    • @nimoislawo2143
      @nimoislawo2143 3 วันที่ผ่านมา +1

      Haqaya walagu siinaya adhiga dhible faqriga wad tuureysa😂

  • @hakashakin3306
    @hakashakin3306 2 วันที่ผ่านมา

    Asaxaabey horta abwaanka aan 100k gaarsiino, sidoo kalena aan uguntano sidii aan dalkeeena udifaacan laheyn, dadkeena midnimadiisana uga shaqeyn laheyn, maanta waxaan joognaa xiligii aan dalkeena badbaadin laheyn, majiro waqti danbe oo aan sugno.

  • @faadumomaxamuud4796
    @faadumomaxamuud4796 3 วันที่ผ่านมา +1

    Waxani xaqiiq maahee waa qiyaas shidaal somalia haduu dono kuma jiro ba

    • @Cabdulahinur227
      @Cabdulahinur227 2 วันที่ผ่านมา +1

      hhh hadoo somaliya shidaal ku jiri lahayn marekan iyi saxibadis gaad gaad mee nagu hayn lahayen waad og tahay sid somaliya loo gaad gaadaayo oo loogu tar tamaayo

  • @AliHassan-uv9uc
    @AliHassan-uv9uc 2 วันที่ผ่านมา

    Sxb taas ila awowashena lososhegayee nakukalawadadhe carab intey naheysato siba mimarad hasugun abaa tankale somaliyaba kubabe eyso shidalkaas runtii

  • @YAHYEMOHAMEDHASSAN-k2d
    @YAHYEMOHAMEDHASSAN-k2d 3 วันที่ผ่านมา +1

    Masha Allah

  • @abaahamzah370
    @abaahamzah370 2 วันที่ผ่านมา

    Lkn waxaan is weydiiyaa mar walbo sabbta wadamada sidaas oo dhan qaniga u ah aay badankood u bur bursan yihiin ama adunka ugu danbeeyaan 😢 look somalia and Venezuela xasbunallah

  • @AaminoMohamed-mo4ec
    @AaminoMohamed-mo4ec 2 วันที่ผ่านมา

    Allaahu akbar raga somaliyed war cad baan ka sugeynaa hadaanuna hey hab lihii soomaaliyed waad mudantahey in luu Sharon sabiskareb waayo faaiidoyinka aad noo soo gud biso ma ahan wax laso kobi karo abwaan illaahey haku xifdiyo

  • @MusaMunyiva
    @MusaMunyiva 2 วันที่ผ่านมา

    Hadii lasoosaaro qof wax ka helaaya maleh shacabka lacagtaas meel ay ka baxday lama arkaayo African oils madaxdooda ayaa qaadata Nigeria oil badan ayewy haystan hadana lacagta meel ay martay lama yaqaan saxiib

  • @woowe2
    @woowe2 3 วันที่ผ่านมา +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @LiibaanDaahir-q8i
    @LiibaanDaahir-q8i 2 วันที่ผ่านมา

    Dagaalka itoopiya ka socdo ayaan siihurin lahaa oo mid meel xoogaa ugu dhiibi lahaa si ay uxasilin anaga aan uraaxeesano

  • @bintusoomaal143
    @bintusoomaal143 2 วันที่ผ่านมา

    İlaahy wadanka hanoo xasiliyo nimcada badan ee uu nagu manaystayna kuwii ku shugriya ha naga dhigo❤

  • @DaaDaaMoha-ro1bt
    @DaaDaaMoha-ro1bt 2 วันที่ผ่านมา +1

    Kawarma bal hadii 2025 gawaarida oo dhan koronta charger lasoo saaro dhamaan tip 10 kan maxa kudhici kara 😢❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @Shamuuri_official393
      @Shamuuri_official393 2 วันที่ผ่านมา

      Ma soconeyso taas gaari charger ah dab lagu jaajareenaayo koronto ma ahinoo matoorkane shidaal la aan ma shaqeynaayo taas la soco 😂😂

    • @IbiEntertainment
      @IbiEntertainment 2 วันที่ผ่านมา

      5ta Somalida oo idil waa 50+ Millions sxb hana yarayn fadlan alhamdulillah ilaahaybaa na’badiyay 🤲🏼 Jabuuti, NFD iyo SomaliGalbeedna waa qasab waxbay ku keeyihiin xitaa Gaaska Ethiopia 🇪🇹 iyo Kenya 🇰🇪 ay sheeganayaan waa dhul iyo bad Somali helina maayaan inshaAllah qori ayaa loogaga soo celin walahi mana foga walahi inshaAllah Somalina way midoobi bi’idnillah kariim 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼

    • @IbiEntertainment
      @IbiEntertainment 2 วันที่ผ่านมา

      Warshadaha iyo diyaaradaha iyo maraakiibta ayaaba ku filan sxb 😂

  • @Halima-v8c
    @Halima-v8c 2 วันที่ผ่านมา

    Maxay I taraysaa shidaal aan la soo saaray cagta hoosteeda aan ku jirno caqliga madaxduna uu ka badin waayey adigu nooloow dadka aad madaxda u tahayna qaxooti hayska ahaadeed allaa noo maqan

  • @gamilasaeed3847
    @gamilasaeed3847 วันที่ผ่านมา

    SHEEKADAAS WAAN NAQAAN ANAGA EE WIXII LACAG IYO SHIDAAL LAGA HELAY SOOMAALIYA ADINKA QAATAA WAA IDIN XALAAL

  • @MaxamedCumar-wf4pp
    @MaxamedCumar-wf4pp 3 วันที่ผ่านมา +1

    Ugu horeyn lacagtaas waxaan kubuxin lahaa 500$oo sadaqo ah inta kale ganacsi baan galin lahaa

    • @IbiEntertainment
      @IbiEntertainment 2 วันที่ผ่านมา

      5ta Somalida oo idil waa 50+ Millions sxb hana yarayn fadlan alhamdulillah ilaahaybaa na’badiyay 🤲🏼 Jabuuti, NFD iyo SomaliGalbeedna waa qasab waxbay ku keeyihiin xitaa Gaaska Ethiopia 🇪🇹 iyo Kenya 🇰🇪 ay sheeganayaan waa dhul iyo bad Somali helina maayaan inshaAllah qori ayaa loogaga soo celin walahi mana foga walahi inshaAllah Somalina way midoobi bi’idnillah kariim 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  • @iishoCandiqadir
    @iishoCandiqadir 3 วันที่ผ่านมา

    Tinjileec ayaan kanoolaan la,nahay ma ahee dalkeena waa qani waxa aliyah ooy ka adak yihiin iney jareer xaqiraan ama ey nacaan naceybkaso aan wax cilmi iyo caqli ku salesnen

  • @LajeclowMoha-jr7fq
    @LajeclowMoha-jr7fq 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Cidii lacag doneyso nabad iyo heshiis ha qadato😂

  • @dunidacusubtv123
    @dunidacusubtv123 2 วันที่ผ่านมา

    Allow noo barakey dalkeena

  • @nimoislawo2143
    @nimoislawo2143 3 วันที่ผ่านมา +3

    Umada somaliyeed guul cadowgeena cagta kahoos awoowe yasheen dadkeena iyo dalkeena waa noso dhifacen manta waa malin teena wana dhifaceeyna dadkeena iyo dalkeena 🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁

    • @IbiEntertainment
      @IbiEntertainment 2 วันที่ผ่านมา

      5ta Somalida oo idil waa 50+ Millions sxb hana yarayn fadlan alhamdulillah ilaahaybaa na’badiyay 🤲🏼 Jabuuti, NFD iyo SomaliGalbeedna waa qasab waxbay ku keeyihiin xitaa Gaaska Ethiopia 🇪🇹 iyo Kenya 🇰🇪 ay sheeganayaan waa dhul iyo bad Somali helina maayaan inshaAllah qori ayaa loogaga soo celin walahi mana foga walahi inshaAllah Somalina way midoobi bi’idnillah kariim 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼

    • @EngdaauudAbiib
      @EngdaauudAbiib 2 วันที่ผ่านมา

      Walaahi Somalia italiya hal liter kuma jiro

    • @EngdaauudAbiib
      @EngdaauudAbiib 2 วันที่ผ่านมา

      ONLY SOOMALILAND SOOMALIA ITALIAN 0000000

    • @EngdaauudAbiib
      @EngdaauudAbiib 2 วันที่ผ่านมา

      Soomaliland kaliya ayuu ku jiraa soomalia itaaliya hal liter kuma jiro

    • @EngdaauudAbiib
      @EngdaauudAbiib 2 วันที่ผ่านมา

      BRITISH SOOMALILAND GOVERNMENT KALIYA AYAA LEHSHIDAAL

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Guul Soomalilnd 💚🤍❤️ Guul Ethiopia 🇪🇹 Guul Soomalilnd 💚🤍❤️ Guul Ethiopia 🇪🇹 Guul Soomalilnd 💚🤍❤️ Guul Ethiopia 🇪🇹

    • @aaqilka5158
      @aaqilka5158 10 นาทีที่ผ่านมา

      Doqon doqon dhalay oo orom ah ayaad tahay

  • @AnnoyedBuoy-ro9fj
    @AnnoyedBuoy-ro9fj 2 วันที่ผ่านมา

    Dabaqyo balance baa dhisilaa

  • @aminaboon1290
    @aminaboon1290 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Soomaali riyokunool

  • @samsamxasan-hl3nl
    @samsamxasan-hl3nl 3 วันที่ผ่านมา

    Maasha Allah soomaali hanoolaato

  • @Abdimohamud-rx5oe
    @Abdimohamud-rx5oe 2 วันที่ผ่านมา

    War maa naloo lacageeyo dee

  • @AadanGaab-dx2lo
    @AadanGaab-dx2lo 3 วันที่ผ่านมา

    Shidaalka yaa Qiibina

  • @AhmedAbshirgaaldile
    @AhmedAbshirgaaldile 2 วันที่ผ่านมา

    Waxan ban ka qadatanhy

  • @dhagoweyne
    @dhagoweyne 3 วันที่ผ่านมา

    Soomaaliya hanoladi

  • @MUHANNADHASSAN-b4n
    @MUHANNADHASSAN-b4n 3 วันที่ผ่านมา

    9999 waye xiligaas

  • @EngdaauudAbiib
    @EngdaauudAbiib 2 วันที่ผ่านมา

    ONLY SOOMALILAND

  • @Suaad8
    @Suaad8 2 วันที่ผ่านมา

    Maash alaah 🎉🎉

  • @Whohah-s2p
    @Whohah-s2p 3 วันที่ผ่านมา

    Million saxiib

  • @AbdimaxamedAbdi-br2it
    @AbdimaxamedAbdi-br2it 3 วันที่ผ่านมา +1

    Masha Allah

  • @AbdiwaliAhmedaar
    @AbdiwaliAhmedaar 3 วันที่ผ่านมา

    Dee maa inoqaybisaan 😢

  • @JaysonSponseller-c4p
    @JaysonSponseller-c4p วันที่ผ่านมา

    Alessandro Junction

  • @Mohamedapdy
    @Mohamedapdy 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ❤masha Allah

  • @AadanGaab-dx2lo
    @AadanGaab-dx2lo 3 วันที่ผ่านมา

    Tuuga iyaa nahaasta

  • @PatrickNg-b2z
    @PatrickNg-b2z 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Edd Mission

  • @mowlidnoor8985
    @mowlidnoor8985 3 วันที่ผ่านมา

    Masha allah

  • @EdwardHernandez-x1k
    @EdwardHernandez-x1k 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Jaylin Summit

  • @LewMark
    @LewMark 2 วันที่ผ่านมา

    066 Kole Mountain

  • @JeromeMarner-r4s
    @JeromeMarner-r4s วันที่ผ่านมา

    Edmund Prairie

  • @AbdinasirNaale
    @AbdinasirNaale 3 วันที่ผ่านมา

    Shidaalkaan hadda useless ayuu noqon doonaa maadaama dunida u wareegeyso EV ama Electric Vehicles. Haddaan hadda shidaalka lasoo saarin wuu suuq beelayaa, waxa kaliya aan ku fakan doonno waa gaaska dabiiciga ah.

    • @Jabiye-w5t
      @Jabiye-w5t 3 วันที่ผ่านมา

      Madhici karto in laga tago

  • @AlisonLong-q5k
    @AlisonLong-q5k วันที่ผ่านมา

    O'Conner Mall

  • @DavidDeardorff-g2q
    @DavidDeardorff-g2q วันที่ผ่านมา

    Purdy Street

  • @ClareYedda-z3r
    @ClareYedda-z3r วันที่ผ่านมา

    Lehner Plain

  • @GeeleJire-m7w
    @GeeleJire-m7w 3 วันที่ผ่านมา

    Waxaasi inta hadda nool baad u qaybisay kuwa in wali dhalan maxaad u qoondaysay markaa....

    • @IbiEntertainment
      @IbiEntertainment 2 วันที่ผ่านมา

      5ta Somalida oo idil waa 50+ Millions sxb hana yarayn fadlan alhamdulillah ilaahaybaa na’badiyay 🤲🏼 Jabuuti, NFD iyo SomaliGalbeedna waa qasab waxbay ku keeyihiin xitaa Gaaska Ethiopia 🇪🇹 iyo Kenya 🇰🇪 ay sheeganayaan waa dhul iyo bad Somali helina maayaan inshaAllah qori ayaa loogaga soo celin walahi mana foga walahi inshaAllah Somalina way midoobi bi’idnillah kariim 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  • @kingmohaan6537
    @kingmohaan6537 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Gaariyal jaajar ku shaqeeyo hadii laso saaro shidalka somali ka buuxo see la yeela wala yaabe madaxdan ayaka ma cabi rabo sgidalka😢😢😢

    • @Nura.Nalka114
      @Nura.Nalka114 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Waxad ilowday wax kasto oo la samaynayo shidaal lagama maarmo tan Kale shidaalka cayriin waaba ka sii qiimo badan yahay

  • @nucmanabdiraxman7893
    @nucmanabdiraxman7893 2 วันที่ผ่านมา

    Shidaalka somaliland haku darin cunsiriyow

    • @ahmedqumbe3644
      @ahmedqumbe3644 วันที่ผ่านมา

      Somaliland waa maamul goboleed ka tirsan dalka somalia 🇸🇴

  • @abdullahisheikdon7861
    @abdullahisheikdon7861 3 วันที่ผ่านมา

    Somalia shidaalka Ku jiraa waa ka badan yahay inta aydiin sheegeen.

    • @IbiEntertainment
      @IbiEntertainment 2 วันที่ผ่านมา

      5ta Somalida oo idil waa 50+ Millions sxb hana yarayn fadlan alhamdulillah ilaahaybaa na’badiyay 🤲🏼 Jabuuti, NFD iyo SomaliGalbeedna waa qasab waxbay ku keeyihiin xitaa Gaaska Ethiopia 🇪🇹 iyo Kenya 🇰🇪 ay sheeganayaan waa dhul iyo bad Somali helina maayaan inshaAllah qori ayaa loogaga soo celin walahi mana foga walahi inshaAllah Somalina way midoobi bi’idnillah kariim 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  • @Fadomocsman
    @Fadomocsman 3 วันที่ผ่านมา

    😢😢😢🇸🇴🤲🤲🤲🤲🤲

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Uuuuf uf uf 🇮🇱

  • @IsmaaciilMuuse-ro3cp
    @IsmaaciilMuuse-ro3cp 2 วันที่ผ่านมา

    Xisaabta waa qaladay 377 bilyan waaye sxb qofkiiba

  • @AbdikerMaalim-uh8go
    @AbdikerMaalim-uh8go 2 วันที่ผ่านมา

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @suusaanclcasiis
    @suusaanclcasiis 3 วันที่ผ่านมา

    ❤❤

  • @Mohamedibraahim144
    @Mohamedibraahim144 2 วันที่ผ่านมา

    Shidaalkaas hadaanan hada la soo bixin dhawaan aduunka electric ayuu isku badalayaa

    • @IbiEntertainment
      @IbiEntertainment 2 วันที่ผ่านมา

      5ta Somalida oo idil waa 50+ Millions sxb hana yarayn fadlan alhamdulillah ilaahaybaa na’badiyay 🤲🏼 Jabuuti, NFD iyo SomaliGalbeedna waa qasab waxbay ku keeyihiin xitaa Gaaska Ethiopia 🇪🇹 iyo Kenya 🇰🇪 ay sheeganayaan waa dhul iyo bad Somali helina maayaan inshaAllah qori ayaa loogaga soo celin walahi mana foga walahi inshaAllah Somalina way midoobi bi’idnillah kariim 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼

    • @Mohamedibraahim144
      @Mohamedibraahim144 2 วันที่ผ่านมา

      @@IbiEntertainment insha allah tlye maalintaan 2 tilaabo horay u socono laaluush qaataa gadaal noo celiya

  • @cabdimaxamed1164
    @cabdimaxamed1164 3 วันที่ผ่านมา

    Abwaan wadani nimadu ku wayn tahy alle haku xiftiyo riyadeenana haynoo rumeyo Labadenaba somali oo mida hayna tuso lacg tasna hadn heli La beero iyo wax so sar ban gelinla si aniga iyo dadkuba ugu inti faacno

  • @positiveandfunny4332
    @positiveandfunny4332 3 วันที่ผ่านมา

    Hadii laso bixiyo miyaa lagu jiraa ,Xoogi lagu so saari lahaa Qabyaalad ayaa lagu hayaa,Umad kle hadii rabtaan in eey idin so sarto waad qasarteen

  • @Sulekha-u2n
    @Sulekha-u2n 3 วันที่ผ่านมา

    Manshalah inshalah Somalia 🇸🇴 markay iimaan yeelato shidaalka ha soo saarato

  • @AyoubaliHiiz-o4t
    @AyoubaliHiiz-o4t 3 วันที่ผ่านมา

    Madax weynaha ayaa lacagta qeybinayo asaga bar inta kalee asxaabtiisa qabiilkiisa

  • @bashirmohammed6756
    @bashirmohammed6756 3 วันที่ผ่านมา

    Dagaalka waxaa keenaya waa saboolka ama gaajada

  • @AkramPoi-zg9vc
    @AkramPoi-zg9vc 3 วันที่ผ่านมา

    Hormar wacan ayan kurajeynayaa wll

  • @ashaoali8020
    @ashaoali8020 3 วันที่ผ่านมา

    Hadalkaan madhaleeska ah igalataga

  • @sadiamohamed2077
    @sadiamohamed2077 3 วันที่ผ่านมา

    MashaAllah InshaAllah 🇸🇴💪🏽

  • @CabdifitaaxMaxamed-v6p
    @CabdifitaaxMaxamed-v6p 3 วันที่ผ่านมา

    Pro basarad aana dishe noso kala tura

  • @CaliSacad-io8fg
    @CaliSacad-io8fg 3 วันที่ผ่านมา

    Shidalka aad sheganayso 100%80
    Somalind ayuu ku jiraa wana la aqon sanaya
    Maxaad ka badali larta sida waxan kuu leyahay somalin waxay ku tala bogcad aad iyo aad u,muhima oo.istarajiya

    • @Anwaar.aadan.maxamud
      @Anwaar.aadan.maxamud 2 วันที่ผ่านมา

      War kunfurta ayu ku jira somaliland yaku dhahay shidal aya ku jira ssc khatumo iyo saylac moye mel kale laguma sheegin shidal waqoyi marka lajogo lkn dhulka barwaqada ahi wa kunfur saxib laysma casiye

  • @AbdikaadirMahamud-mf5yx
    @AbdikaadirMahamud-mf5yx 3 วันที่ผ่านมา

    In cadaalada Loo qeybsado oo Somali ku dagaalamin sida s. Suusan iyo neyjeriya way eedeyn shidaalkoodii aan duceysano oo is jeclaano.

    • @IbiEntertainment
      @IbiEntertainment 2 วันที่ผ่านมา

      5ta Somalida oo idil waa 50+ Millions sxb hana yarayn fadlan alhamdulillah ilaahaybaa na’badiyay 🤲🏼 Jabuuti, NFD iyo SomaliGalbeedna waa qasab waxbay ku keeyihiin xitaa Gaaska Ethiopia 🇪🇹 iyo Kenya 🇰🇪 ay sheeganayaan waa dhul iyo bad Somali helina maayaan inshaAllah qori ayaa loogaga soo celin walahi mana foga walahi inshaAllah Somalina way midoobi bi’idnillah kariim 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  • @BashiirAbdi-je2nq
    @BashiirAbdi-je2nq 3 วันที่ผ่านมา

    1xbet ayaan saara lahaaa

  • @nasiraden4628
    @nasiraden4628 3 วันที่ผ่านมา

    been la dhoobey- wadan aan la hubin in ay oil kujiro in , sida somalia, in liskaan lasoo galiyo waa lugooyo dadka somalida larabo in lagu seexiyo... beraha fasha and kaluunka cuna, digaaga tabcada... rashin , kastuumoyinkii sidaad usamaysan laheydeen yaan la adinka mashquulin- firi haad kastumo wadato - xagee lagu sameeded.... haduu dagaal maanta adunyada ka qaxro oo la isku soconwaayo ... yaa ugu hordhimanaaya dadka aduunka .= Samolida, sababtana waa beentaan iyo ina libaaxsanka taabte oo aam is wada moodno... waxa laxajiiyey ilaa hada = somalidu waa dadka adunka u musuqa badan

    • @IbiEntertainment
      @IbiEntertainment 2 วันที่ผ่านมา

      5ta Somalida oo idil waa 50+ Millions sxb hana yarayn fadlan alhamdulillah ilaahaybaa na’badiyay 🤲🏼 Jabuuti, NFD iyo SomaliGalbeedna waa qasab waxbay ku keeyihiin xitaa Gaaska Ethiopia 🇪🇹 iyo Kenya 🇰🇪 ay sheeganayaan waa dhul iyo bad Somali helina maayaan inshaAllah qori ayaa loogaga soo celin walahi mana foga walahi inshaAllah Somalina way midoobi bi’idnillah kariim 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼

    • @IbiEntertainment
      @IbiEntertainment 2 วันที่ผ่านมา

      Sxb aduunka ayaan u soo talinay 💪🏼🗡️💪🏼 waana sababta looga cabsanayo in Somaliya ay madaxa soo kacsato ama quwadeeda soo ceshato 😂 waa cabsi sxb Xaar wayn ! Aduunkoo idil waan soo gumaysanay xitaa qowmiyadaad kasoo jeedo ee Ethiopian&Kenyan waa sababta dagaal walba aan kugu jabaysano aan bakhtigaaga ka talaab sano waliba annagoo # yar kaliyaata kula dagaalamayaan 😂 qabiilka noogu yar ayaa kugu filan walahi waadna ogtahay 👎🏼🇪🇹🇰🇪🤧 waa sababta aad qabaa’iladeena aad u sheeganayso si aad noo khiyaanto ayaadna luqaddeena u baranaysaa adoo adoonkeena ah ood jaariyadeena aad tahay qudhmuun 🤧🤮 Dagaal walba Yuhuuda iyo gaalada iyo cidwalba way kusoo raacaan si ay iiga kaa’badbaadiyaan sxb ayaan hadana dhulka kugu’jiidaa sxb 😂
      Imikana dagaalku wuu soo dhowyahay ilaahbaan kabarinay inuu soo dadajiyo walahi sabab Buurtaad kasoo dagtay ayaan la’idinku celin doonaa inshaAllah 🤲🏼🗡️🔫🤲🏼 markanna kun sano oo dambe tafiirtiina ayaan jaraynaa InshaAllah walahi sxb ee Gowraca diyaar u noqo Ethiopianka uraya 💩🤧 Dhulka Somali oo idil ayaan idinku ugaadhsanaynaa walahi sxb yarab soo dadaji🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
      Somalilander ayaan ahay walahi hargaysaan bakhtigaaga wadhi 😤💪🏼😤Qorigeena 🔫 iyo seefteena 🗡️🔪🗡️ waa inoo dhiyaar dhalinteena reer waqooyi sxb qoorta soo dhigo gowraca waa qasab inshaAllah 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼🔫🔪🔫🔪🗡️🗡️🗡️🗡️🗡️🗡️🗡️💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼🔪💪🏼🔫🔫💪🏼🔪🔪🗡️🗡️🗡️🗡️