ISKA JIR INAA DABIN JACAYL KU DHACDO ( 5 CALAMADOOD OO LAGU GARTO JACAYLKA BEENTA AH........)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 9 ก.พ. 2025
  • Ahow Naftaada ka duwananta dadka kale waa waxa ka dhigaayo muhiim ka.
    Inaa lahaato Hadaf kuguba oo ku diiido nasiinyada waa waxa ka dhigaayo inaa riyadaada daba orodo.
    Daruufaha iyo waqtiyada adag kuguma imadan waxan ka ahayn inay badalaan
    noloshada ayna kaa dhigan qof adag oo ka duwan qofkaad hada tahay.
    U arag guuldarooyinka sidii waayo aragnimo ama cashar. Dadka guulaha gaaro ma rumaysna in guuldarada tahay midka turjumayso awoodooda. Taa badalkeeda waxay u arakan qibrad iyo cashar qiimo leh oo ay wax ka baran karaan kuna hormarin karan naftooda.
    Dhiira gali naftaada mar walba una sheeg inaa tahay qof qiima leh oo hadaf u nool.
    Hadii aad igu cusubtahay fadlan nagusoo biir oo nasoo raac Subscribe na noo saar. MAHADSANID..
    IGALA SOO XIRIIR
    Lajecleycawil@gmail.com

ความคิดเห็น • 12

  • @LajecleyCawil
    @LajecleyCawil  4 หลายเดือนก่อน +5

    ASC Dadkaygow iskusoo laabad wanaagsan 😍

    • @ShamsaAbdulle
      @ShamsaAbdulle 4 หลายเดือนก่อน

      Masha Allah ❤

    • @Queen65895
      @Queen65895 4 หลายเดือนก่อน

      Welcome back abaayo ❤

  • @Queen65895
    @Queen65895 4 หลายเดือนก่อน +1

    Alla apaayo waan ku tabay soo laabasha wanaagsan 😊

  • @AwoodaHadalka
    @AwoodaHadalka 4 หลายเดือนก่อน +1

    Lajecleeydena maxan ku xiisay ❤️

  • @ShamsaAbdulle
    @ShamsaAbdulle 4 หลายเดือนก่อน +1

    Maasha Allah❤

  • @KINGSULTAN855
    @KINGSULTAN855 4 หลายเดือนก่อน +1

    Jajecley I like you keep going baby

  • @aminaahmed2109
    @aminaahmed2109 4 หลายเดือนก่อน +1

    Soo laabasha wanaagsan Lajecley ❤

  • @shaakirinho
    @shaakirinho 4 หลายเดือนก่อน +1

    So noqosho wngsn 😊❤

  • @UgbadAhmed-p3i
    @UgbadAhmed-p3i 4 หลายเดือนก่อน +1

    wllo wxd isku cod eegtihin gabadha la idha Ayaan gobdoon

  • @KINGSULTAN855
    @KINGSULTAN855 4 หลายเดือนก่อน +2

    Jajecley I like you keep going baby

  • @UgbadAhmed-p3i
    @UgbadAhmed-p3i 4 หลายเดือนก่อน +1

    wllo wxd isku cod eegtihin gabadha la idha Ayaan gobdoon