Walale ani miyaad iga hadlaysa?🤦♀️😭Meel cidla ayaan fadhiya saka xiligu xunyahay barafku marayo-30 maalin dhawaydna Waan kula wadagay nolosha ayan nacay gabadhayda oo Uur cusub leh aya iga so saartay guriga anigana marabo in qalbiga damage ka so gaaro madama ay ku jirto xili lkn aniga iyo iyada marnaba Ma jiro wanaag aan ku sii wada nolaano no way hadana sida tahay iyada ayan u walbaharsanahay waayo cad iga mid ah aya ku dhex abuuran balse no wanag sinaba aan ku si wada nolaan karno aniga iyo iyada aya is og iyo ilaahay ilahaw iga cafi qalbigeda ilahay wu I ogyahay in aan waxbo ku samayn iyada Ayaan ku arkay inbadan iyado I bahdilayso ana way ii cutumiwaysay bahdilkaas lkn xiligan ay xamilada tahay ayan ka walwalsanahay🤦🤦🤦🤦talada Waa tii rabi lkn fakirkina Waa muhiiim nolaada aakhirona janadi ku noloda
Asc Dadkaygow isku soo laabad wanaagsan ❤ ha Ilaabin ina muuqaalka Like ta Saarto siina share gareeso 😍
mahadsanid abaayo qaali
waan ku wataa walashey
@@AwoodaHadalka😊
@@sabrinhasan-t1gNolow qaali ❤
Always qaali 😊😊
Mahadsanid macaanto wax badana ka faaidaa malin kasto
Lajecley mahadsanid wax badan ka bartay xabiibti waxa kaso hadasha sida loo noqdo qof isku filan oo naftiisa ku kalsoon mahadsanid markale 😊
Insha Allah Xapiipti
😊 lajecleey you never disaponted us
Thnxs xapiipti ❤
sax waaye 🏃♀️👍🏿
@@Kowsar15 😍
Wale wa runtaa. Waxa kaso hadadhaa qofka kabaqo masuliyada xirirka ama gurka maxa kasiya qofkaa? Mahadsanid abyo. 😊
Insha Allah Xapiipti ❤
Sax
❤
2025 ma qof ba jcl Amin san uma malaynayo taas
Maxa ku tiri?
Walale ani miyaad iga hadlaysa?🤦♀️😭Meel cidla ayaan fadhiya saka xiligu xunyahay barafku marayo-30 maalin dhawaydna Waan kula wadagay nolosha ayan nacay gabadhayda oo Uur cusub leh aya iga so saartay guriga anigana marabo in qalbiga damage ka so gaaro madama ay ku jirto xili lkn aniga iyo iyada marnaba Ma jiro wanaag aan ku sii wada nolaano no way hadana sida tahay iyada ayan u walbaharsanahay waayo cad iga mid ah aya ku dhex abuuran balse no wanag sinaba aan ku si wada nolaan karno aniga iyo iyada aya is og iyo ilaahay ilahaw iga cafi qalbigeda ilahay wu I ogyahay in aan waxbo ku samayn iyada Ayaan ku arkay inbadan iyado I bahdilayso ana way ii cutumiwaysay bahdilkaas lkn xiligan ay xamilada tahay ayan ka walwalsanahay🤦🤦🤦🤦talada Waa tii rabi lkn fakirkina Waa muhiiim nolaada aakhirona janadi ku noloda
Asc walal facebook igalaso hadal
facebook.com/lajecley.cawilrani?mibextid=wwXIfr
@@LajecleyCawil ma istac maalo waayo waxan ahay qof alonely
@@Shilaabo123 ok email iso dir Lajecleycawil@gmail.com
@@LajecleyCawilwan kala so hadlay