FIKRAD BURBURINAYSA NOLOSHADA || QOFKA LEH MAANKA DHIBANAHA…..

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 9 ก.พ. 2025
  • Ahow Naftaada ka duwananta dadka kale waa waxa ka dhigaayo muhiim ka.
    Inaa lahaato Hadaf kuguba oo ku diiido nasiinyada waa waxa ka dhigaayo inaa riyadaada daba orodo.
    Daruufaha iyo waqtiyada adag kuguma imadan waxan ka ahayn inay badalaan
    noloshada ayna kaa dhigan qof adag oo ka duwan qofkaad hada tahay.
    U arag guuldarooyinka sidii waayo aragnimo ama cashar. Dadka guulaha gaaro ma rumaysna in guuldarada tahay midka turjumayso awoodooda. Taa badalkeeda waxay u arakan qibrad iyo cashar qiimo leh oo ay wax ka baran karaan kuna hormarin karan naftooda.
    Dhiira gali naftaada mar walba una sheeg inaa tahay qof qiima leh oo hadaf u nool.
    Hadii aad igu cusubtahay fadlan nagusoo biir oo nasoo raac Subscribe na noo saar. MAHADSANID..
    IGALA SOO XIRIIR
    Lajecleycawil@gmail.com

ความคิดเห็น • 14

  • @LajecleyCawil
    @LajecleyCawil  12 วันที่ผ่านมา +2

    Asc Dadkaygow isoo Sheega hadii ay jirto mawduuc aa ubaahan tihiin inaa muuqal kaso sameeno insha Allah 🥰🥰

    • @AwoodaHadalka
      @AwoodaHadalka 11 วันที่ผ่านมา

      Wxa nogu so xijisa qofka daremo inusan waxna ku filneen ama dareemo inay waxba uqabsomin 😍

  • @AwoodaHadalka
    @AwoodaHadalka 11 วันที่ผ่านมา +1

    Maasha Allah

  • @Kowsar15
    @Kowsar15 12 วันที่ผ่านมา +2

    waa runta💯🏃‍♀️🥰

    • @LajecleyCawil
      @LajecleyCawil  12 วันที่ผ่านมา

      @@Kowsar15 🥰🥰👍

  • @AwoodaHadalka
    @AwoodaHadalka 11 วันที่ผ่านมา +1

    Lajecley muuqalada nocan ah ee baahida loo qabo nosoo badi ❤

  • @Queen65895
    @Queen65895 12 วันที่ผ่านมา +2

    Lajecley soo laabasho wanaagsan 😊😊😊

    • @LajecleyCawil
      @LajecleyCawil  12 วันที่ผ่านมา

      @@Queen65895 Mahadsanid xabiibti

  • @AwoodaHadalka
    @AwoodaHadalka 11 วันที่ผ่านมา +1

    Mowduuc taabasha leh 😢😢

  • @sabrinhasan-t1g
    @sabrinhasan-t1g 12 วันที่ผ่านมา +1

    MAASHA ALLAH

  • @Queen65895
    @Queen65895 12 วันที่ผ่านมา +2

    Alla maxaan dad badanoo sidaas ah arkay 😢😢

  • @sabrinhasan-t1g
    @sabrinhasan-t1g 12 วันที่ผ่านมา +1

    WLHI WAA RUNTAA QOFKA HADUU AWOODISA ARKI WAAYO DULINIMO AYU KUNOOLADA