SIDEE LOO JABSADAA Tiktok | Facebook | Instagram | Snapchat - Wax badan ogow

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ก.ย. 2024
  • Facebook malagaa jabsaday? mise saaxiibadaada oo mawaliba laga jabsado ayaad maqashaa, muuqaalkaan waxaan kuugu sheegi doonaa 3 wado oo badanaa la adeegsado si loo jabsado dhamaan akoonada baraha bulshada oo uu ugu horreeyo Facebook, kuma bari doono sida loo jabsado ee waxaan kuu sheegayaa wadooyinka laguu soo mari karo oo malaayiin dad ah looga faaideystay.
    Kanaalkaan wuxuu kaa caawinayaa inaad la socoto oo aad barato farsamooyinka fudud ee technoloojiyada taas oo kuu sahlaysa noloshaada.
    Si aad ula socoto Subscribe saar oo nagu soo biir.
    / engyuyu
    Igala soco:
    Facebook: / engyuyu
    Instagram: / eng_yuyu
    Twitter: / engyuyu7
    ===================================
    #eng_yuyu

ความคิดเห็น • 32

  • @AnasMohamed-wv1sp
    @AnasMohamed-wv1sp 6 หลายเดือนก่อน +2

    Mahadsanid❤❤❤❤❤

  • @Ak_jimcale
    @Ak_jimcale ปีที่แล้ว

    Aad iyo aad umahadsantahy Eng mowduc muhim ayad kahadashay

  • @xiinoowpoi2539
    @xiinoowpoi2539 ปีที่แล้ว

    Eng instigramkeyga ayaa igalumay siden usoo ceshta👍✊

  • @VidByte_
    @VidByte_ ปีที่แล้ว +2

    bro waxaad ka tagtay desktop softwareska ama android apps-ka crack ah ama ku laga soo dajiyay unofficially websites

  • @DagaxCune-tm5ed
    @DagaxCune-tm5ed 6 หลายเดือนก่อน +1

    Zxp sidee loo sameyaa linki wax lagu jabsado

  • @usaamewadani4
    @usaamewadani4 ปีที่แล้ว +2

    Waxaa iheeysato cilad ah in Facebook Folllowerskeeyga oo is dhimaayo hadii eey dad isoo follow gareeyan neh imaa kor dhaayo Ciladaas xalkeda mahey saa ?

  • @hodanibrahin1569
    @hodanibrahin1569 ปีที่แล้ว +1

    Asalaamu Alaykuma first one thanks jemma Mubarak 🎉

  • @user-to3wl2tt8x
    @user-to3wl2tt8x 11 หลายเดือนก่อน

    saaxiiboow waaba nalaga jabsadayee sideebaan usoo ceshankarnaa, hada kahor tag mataahna arinka e..Magadsanid

  • @ISHA_AQOONTA
    @ISHA_AQOONTA หลายเดือนก่อน

    Bro ma dhici kartaa qaab kale oo ah
    Qolo aan helin email , paswar , iyo nambar in ay jabsadaan

  • @hamaadahamaada
    @hamaadahamaada ปีที่แล้ว

    Guleyso wall❤❤❤

  • @ruwamoha8873
    @ruwamoha8873 2 หลายเดือนก่อน

    Maogaankara qofka ila isticmalayo facebook cidda uu yahay

  • @Raage11
    @Raage11 ปีที่แล้ว +1

    mahadsanid my bro

  • @ClraxmanAhmeth-eb6uq
    @ClraxmanAhmeth-eb6uq ปีที่แล้ว

    Mhtsanid zxp qli

  • @user-st7cu8rn4h
    @user-st7cu8rn4h 2 หลายเดือนก่อน

    Mida kajabsan lahaa waxan kabaqayaa inu ogaado😢😢

  • @cabdiyuusuf5090
    @cabdiyuusuf5090 9 หลายเดือนก่อน

    👍

  • @user-in5mz1yr3u
    @user-in5mz1yr3u 8 หลายเดือนก่อน

    Eng zxp faceebook waall jabsady prafle waall badal zxp maa jibinkart fadlan zxp

  • @trippel1443
    @trippel1443 ปีที่แล้ว

    haaa haween hoore lee iga dambey bro

  • @user-oi5jm2lo1h
    @user-oi5jm2lo1h 10 หลายเดือนก่อน

    Sxb manta liga jabsaday ee iga caawi sida loso ceshto

  • @user-in5mz1yr3u
    @user-in5mz1yr3u 8 หลายเดือนก่อน

    Zxp faceebook lagaa jabsady

  • @abdikadirmoallim1268
    @abdikadirmoallim1268 ปีที่แล้ว

    Eng inaad accounkada ad private ka dhigato mey ku cawin karta

  • @calinuur9910
    @calinuur9910 7 หลายเดือนก่อน

    Asc sxb dhacdadan waxay igudhacday 6/01/2024
    Ayaa qof waxuuiisoodiray linki popjay uc laga iibsanayo sidaas darteed ayaa waxaa igudhacday in saacad kadib lala waree fesbuuk akoonkaygii sidookale popjay yuusarkii aan lahaa xitaa qofkaas wuxuu sameeyay tixraac kasta OO lagaraacikaray wuubaabi iyay haday lambar ahan lahayd & Imail & basawer ciwaankii mobilkayga waa uu kujiraa balse maisticmaalikaro ee qaab loosoo celiyo magaranaysaa sxb mahadsanid

  • @abdirahmaan8477
    @abdirahmaan8477 ปีที่แล้ว

    Kwrn Gmail aa iga maqan sidee ku heli karaa

  • @MarwaanYareisMaGabE-ku4yd
    @MarwaanYareisMaGabE-ku4yd 9 หลายเดือนก่อน

    Nio anay igu dhacday maxan sameeya

  • @sharmaboy5913
    @sharmaboy5913 ปีที่แล้ว

    zxb 2fagtar abla kayshan maxay meeyaan zxb

  • @aw-xasanofficial5158
    @aw-xasanofficial5158 ปีที่แล้ว

    Eng facebook kaygı wa la iga jabsday ee Tel: kaga ma isin karta
    Ku sowacee

  • @muscabcumar6707
    @muscabcumar6707 ปีที่แล้ว

    Manta layga Jabsaday wlhi macluumad Badan igu jiray😢

  • @osman_mohamett
    @osman_mohamett ปีที่แล้ว

    Sxb pubg sida loo jabsado naga cawi

  • @princess.of.somalia
    @princess.of.somalia ปีที่แล้ว

    Haddaad xiiseyneyso barashada luuqadda carabiga fadlan nasoo booqo oo nagu soo biir waa free

  • @ibraahimqarami1242
    @ibraahimqarami1242 ปีที่แล้ว

    Bal waxad nola timid fiiri adeer sida loo jabsado noo soo dir

  • @YahyehAbdou
    @YahyehAbdou ปีที่แล้ว

    Side loo deleted kariya sawirada facebook aad sartay

  • @user-in5mz1yr3u
    @user-in5mz1yr3u 8 หลายเดือนก่อน

    Zxp faceebook lagaa jabsady