BEESHA MAREEXAAN OO LUUQAD ADAG KULA HADASHAY BEESHA HG (4011)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 24 ส.ค. 2024

ความคิดเห็น • 17

  • @FartunK
    @FartunK หลายเดือนก่อน +4

    waa guri sheekh maxamed faruur oo ahaa aqoon yahan dowladii maxamed siyaad bare xilal badana ka soo qabtay kana soo jeedo beesha wagardhac ayeey moriyaantii gurigiisii dhuusamareeb ku yaal bililiqeysteen

  • @wanaagmixedchannel
    @wanaagmixedchannel หลายเดือนก่อน +2

    Ilahay wiixi shara haidinkadugo❤🤲

  • @maslah345
    @maslah345 หลายเดือนก่อน +2

    NABAD AYAA NADEEQDA HABARGIDIREY DAGAAL IYO DHIBTA UMADA KADAYA BARINA SHEEKADA YAA HAWIYA AHOW BEY LEEYIHIIN WAA REER AAD UDHIBADAN INKASTO OO DADKU DAD WANAGSANA AYLEYIHIIN LKN DADKOODA XUN OO ISQABAN AYAA BADAN DADKU WAA IN AY XUMAANTA ISKA QABTAAN QABIILBA MARBAY KUBOODI WAA DHIBAATO WEYN NABADA HALAGA SHAQEYO NABADI AYAA UMADI DEEQDAA

  • @maslah345
    @maslah345 หลายเดือนก่อน +2

    Habargidirey siiba cayr ALLAH KABAQA OO UMADA DHIBKA KADAAYA HABARGIDIR DHUL ISLAMED AYEY KU WASHEEN BILIQO WAA LA DIIDAY

  • @hfg2420
    @hfg2420 หลายเดือนก่อน

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم

  • @City-sr4iv
    @City-sr4iv หลายเดือนก่อน +3

    Asc macalin adan

  • @Mataan1967
    @Mataan1967 หลายเดือนก่อน +1

    Mareexaan waa gob,lkn dagaal lagama guuleysto.

  • @maryanalifandhe8423
    @maryanalifandhe8423 หลายเดือนก่อน

    Reerkan xaaraan jecelaa subxanallaah.

  • @naimoabdo1109
    @naimoabdo1109 หลายเดือนก่อน

    Ilaah waxaan ka baryaayaa inuu soomaali oo dhan soo hanuuniyo gaar ahaan kuwaan oo dadka dhibay oo habargidir la leeyahay inshaa'allaah

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn หลายเดือนก่อน

    Habar gidir dil bay rabtaa.

  • @Asanbile
    @Asanbile หลายเดือนก่อน

    Mareexaan waa gob waxaan layaabaa dadka dulminaayo mareexaan ,,, reer tolkeeyoow mareexaan ka xishooda

  • @user-xs7of2js7t
    @user-xs7of2js7t หลายเดือนก่อน +2

    Wlhi waa iga qoslisay marexan awal bilaa hub la aan ba laga maari waye laiska dhicin waye ayago hub helay yaa isku taagi karana ileen maso jeestaane mana baqan marka besha hg waca leyahay ilamahiina ceshta yaan lagu qufacaninee dagaal sokeeyana ma rabnee reer tolkeyow idinkana hubka xakameya idjnka ha osku wax yelinina dadka kalena ha ku wax yelina

  • @Fowzia69
    @Fowzia69 หลายเดือนก่อน +1

    Mareexaan dhulkooda waa la boobayaa iyagoo IRIRSAMALE KU socda ee dhulkooda ha loo dhaafo oo faraha Kala bax ama ha la iska celiyo dhulkiina ka ceshta

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9m หลายเดือนก่อน

    carkee walee daarood waa diyaar car caabudwaaq dagaal haka dhaco

  • @naimoabdo1109
    @naimoabdo1109 หลายเดือนก่อน

    War habargidir maxaa dadka iyo dalka iyo diinta iyo dhulkaba ku diray ilaahay amarkiisa badanaa war habargidirtaan oo dadka dhibtay allaha dadka iyo dalkaba ka qabtay inshaa'allaah

  • @user-hm9sl2gk5p
    @user-hm9sl2gk5p หลายเดือนก่อน

    🐅😝👎