....dhibkan aan dhamaadka lahayn ee ka socda deegaankas.. waa in loo istaaga loona hura naf iyo maal ..si lo badbaadiyo shacabkaas mudada dheer ay heysato dhac--boob -dil iyo kufsi ....tani waa ciil iyo caro lomana dulqaadan doono inshaallah....Guul iyo Gobanimo ku noolaada Reer K/g..
Hadaanu nahay reer SSC waanu soo dhaweynaynaa shir daarood oo laascaanood lagu qabto si looga gudbo caqabadda hor taagan midnimo somaliyeed. Shir labaadna waa inaanu ku qabanaa laascaanood oo shir somaliyeed ah unukaa leh 33 sano ayaa lagu soo jiray. Caasimadda nabadda badan ee laascaanood somali ha isugu timaado
Xalane waaa wasaarada cadaalada somaliya xge u socdaaan daroodna laascanood uma socdaan gala dagaalka naftiisa wax ha u qabto 😂😂😂 waalida umada kla tag
Maashaallaah Maashaallaah Maashaallaah noolow hooyo xaqaad ka hadashay raxaweyna ha difaacdaan hantidooda
Illaaheey ha naga qabto
❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤ guud laftaqaren kaohi qaleyqaleyda
Guuleyso Reality man
....dhibkan aan dhamaadka lahayn ee ka socda deegaankas.. waa in loo istaaga loona hura naf iyo maal ..si lo badbaadiyo shacabkaas mudada dheer ay heysato dhac--boob -dil iyo kufsi ....tani waa ciil iyo caro lomana dulqaadan doono inshaallah....Guul iyo Gobanimo ku noolaada Reer K/g..
Hadaanu nahay reer SSC waanu soo dhaweynaynaa shir daarood oo laascaanood lagu qabto si looga gudbo caqabadda hor taagan midnimo somaliyeed.
Shir labaadna waa inaanu ku qabanaa laascaanood oo shir somaliyeed ah unukaa leh 33 sano ayaa lagu soo jiray.
Caasimadda nabadda badan ee laascaanood somali ha isugu timaado
Adigu ha kugu filnaato laascanood 😂 darood kaliga noqo puntland lascanood uma socoto waa kugu kaligaa 😂😂😂😂
Xalane waaa wasaarada cadaalada somaliya xge u socdaaan daroodna laascanood uma socdaan gala dagaalka naftiisa wax ha u qabto 😂😂😂 waalida umada kla tag
we have only farmajo he is leader real Allah who save us amin