Yurub O Wadnaha Farta ku heysa Cabsi| Xamas & Dowlada Falastin O China Isla aaday| Ciidanka Israil E

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 93

  • @DulmiDiid
    @DulmiDiid  2 หลายเดือนก่อน +26

    War galin.. whatsappka oo aad loosoo buuxiyay dartiis ayaa cilad nagaga timid Marka inta aan xalineyno si ku meel gaar ah isla numberka dulmidiid.net ku qoran telegram ahaan noogala soo xiriir.
    ‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
    Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
    dulmidiid.net/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/

    • @IbrahimDhuux-v1u
      @IbrahimDhuux-v1u 2 หลายเดือนก่อน

      Ibrahin dhuux max,ed

    • @bashirabdishakur9612
      @bashirabdishakur9612 2 หลายเดือนก่อน

      Asc
      Lacagta mesha course ka aad aye igu badan tahay Ani ahaan lacaagta qeeyb ka mid ah waan awooda lkn lacagta oo dhan ma awoodi Rabiya runta igu jecel Asc

    • @liilshujaac7132
      @liilshujaac7132 2 หลายเดือนก่อน

      Sheekhow free igu sii casharada

    • @zainabdulla1131
      @zainabdulla1131 2 หลายเดือนก่อน

      Asc Sheikh walal waxan kamid ahay asxaabta kugu xuran oo an awoodin qarashka sidaad horay usheegtay na inaad caawin doontan dafka aan awoodin. Marka Sheikh username wan kadameystay balse waxan awoodin inaan daawo fadlan maxa noo qorsheysay dadkaynan dan yarta ah. Mahadsanid

    • @xamzacabdulqaadir3344
      @xamzacabdulqaadir3344 2 หลายเดือนก่อน +1

      Een sh.maxamedo balanka manooga baxday cidan heesan waa kabixina aad dhahdee😅 mise waad ku guda jirtaa oo wali waad no maqan tahay oo waxbad habeneysa🙏

  • @Sakariyecabdi-rm1mo
    @Sakariyecabdi-rm1mo 2 หลายเดือนก่อน +8

    Guul iyo midnimo ilaahayow sii muslimiinta oo dhan❤

  • @ifrahwais6568
    @ifrahwais6568 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ilahay dulmiga lagu hayo falastin haa ka dulqado

  • @sahraa8499
    @sahraa8499 2 หลายเดือนก่อน

    Sheqow Mahadsanid sidaad dadkaga horumarka aad oola jeceshahay. Ilaah ha ka dhigo in hogaa miyasha umada Somaliyeed in eey ka fakaraan nabada iyo horumarka dadka dalka iyo wadan ka Allahuma Aamin.

  • @QueenMuniiza
    @QueenMuniiza 2 หลายเดือนก่อน +4

    صلى الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤❤

  • @ceelocadhays5593
    @ceelocadhays5593 2 หลายเดือนก่อน

    Inaalilaahi wa inaa ileyhi Allow ugargaar falastiin

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 2 หลายเดือนก่อน

    Allow Dhagartooda iyaga ku celi Yaa Rabi

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 2 หลายเดือนก่อน

    Allaha dhulka lajaro Yahuuda iyo wixii soo Raacaba

  • @farxaanmuuse2993
    @farxaanmuuse2993 2 หลายเดือนก่อน

    Mashalaah daanta galbeed way soxogaysanaysaa

  • @khadiijacabdiraxman1308
    @khadiijacabdiraxman1308 2 หลายเดือนก่อน

    Wacalayku masalam subax wanaagsan guul falastiin inshaa Allah ❤

  • @naimamuad3140
    @naimamuad3140 2 หลายเดือนก่อน +1

    Alla illahow noo gargaar yaarbi adigaa awood leh yaarbi amrka waa xagaag hanugu eegan madxda islam kusheg

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 2 หลายเดือนก่อน

    اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين

  • @QueenMuniiza
    @QueenMuniiza 2 หลายเดือนก่อน +3

    الله اكبر ولله الحمد ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @saidosharifadan9324
    @saidosharifadan9324 2 หลายเดือนก่อน

    Asc wr walalkey illaah hakubarkeyo mel alleh meshaa kusuguntahaybo hadii suragal tahay waxaan kacodsana inad igu dartit dadka shaqo barashada ah qeyr ilah hakusiyee

  • @nassir4425
    @nassir4425 2 หลายเดือนก่อน

    scw walalky yemen ayaan jooga waxna mhyi korsiga iigu dar qeer ilaahy haku siuyo

    • @nimofarah8193
      @nimofarah8193 2 หลายเดือนก่อน

      Linkiga hoose kala xidhiidh wll

  • @QueenMuniiza
    @QueenMuniiza 2 หลายเดือนก่อน +1

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ❤

  • @UgbadomarYusuf
    @UgbadomarYusuf 2 หลายเดือนก่อน

    اللهم أعز الاسلام ولمسلمين

  • @aminoabdi2137
    @aminoabdi2137 2 หลายเดือนก่อน +1

    Good job ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MowliiidAli2002
    @MowliiidAli2002 2 หลายเดือนก่อน +1

    Jazakalaaah ustaad

  • @SalebanCawale
    @SalebanCawale 2 หลายเดือนก่อน

    Maansha Allah

  • @hassanhassanismael8470
    @hassanhassanismael8470 2 หลายเดือนก่อน

    Prophet Muhammad scw scw scw scw sheikh wcs falastiin free falastiin 🇵🇸🇵🇸 gull gobonimo 😢😢

  • @AbdulqadirAdan-d4m
    @AbdulqadirAdan-d4m 2 หลายเดือนก่อน

    SHIKH LABA KOORSO AN UBAHANAHAY

  • @IsmahaanHersi
    @IsmahaanHersi 2 หลายเดือนก่อน

    Qofkan English aqoon ma qadankarta❤❤❤❤❤❤❤

  • @KaltunAbdille
    @KaltunAbdille 2 หลายเดือนก่อน

    rabi ha heshisiyo rer falastin mid walbo waa lalaynaya danta ay yuhuda haysato yuhuda ee maxamud cabas iyo danta xamaas isku si ayay yuhud u xasuuqaysa oo meel nabada ma jirto gasa marka bilaash ayay u heshin la aayen oo dantoda ugu midobi la aayen dantoda ha garten oo midnimo falastin ha u jihaystan si ay u helan dawlad falastina oo xora oo yuhud ka madax banaan rabina ha heshiyo oo dantoda ha garansiiyo aamin

  • @Faysal430
    @Faysal430 2 หลายเดือนก่อน

    Madaxwaynaha maraykanka waxa noqon doona naag insha Allah waana naagtii ugu horaysay ee madax kanoqota maraykanka!!!!!!

    • @haa8793
      @haa8793 2 หลายเดือนก่อน

      Manoqodonto

  • @axamedmaxamed3615
    @axamedmaxamed3615 2 หลายเดือนก่อน

    Dr yuhuudi ga ahaa muxuu kahadlay sheekh faah faahin naga sii

  • @KeeynaanWarsame
    @KeeynaanWarsame 2 หลายเดือนก่อน +2

    Falastiin aan u duceeyno wll yaal❤❤❤❤

    • @nasradin143
      @nasradin143 2 หลายเดือนก่อน

      Allah ha sii xoriyadooda
      Palestine
      Yaa rabi

  • @meaktooni
    @meaktooni 2 หลายเดือนก่อน +2

    Subxanalah

  • @cabdiqaadircusmaan6658
    @cabdiqaadircusmaan6658 2 หลายเดือนก่อน

    اللهم انصراخؤاننافي فلسطين

  • @MohamedAhmed-rk7nk
    @MohamedAhmed-rk7nk 2 หลายเดือนก่อน

    Sheikh mohamed coursada
    Dadra aatiiri anigaa kabinaya walk miyaa macnaha dadka lavage la'aanta Ah sida anigoo kale

  • @Rakuub
    @Rakuub 2 หลายเดือนก่อน

    Hadaad rabto qof video editing ka shaqayn Website ila soo xariir mahadsanid

  • @SalebanCawale
    @SalebanCawale 2 หลายเดือนก่อน

    Hadad awoodo sheikh igabixi korsada

  • @siciidsayidcali-ly3nv
    @siciidsayidcali-ly3nv 2 หลายเดือนก่อน

    Asc pls iigad koorsada

  • @ibrahimhoussein6974
    @ibrahimhoussein6974 2 หลายเดือนก่อน +1

    Imaaraadku waa sheydaanka ugu weyn. Ee muslimka ku jiraan maantana muxuu maleegayaa.Aniga waxay ila tahay ciidamadii dalka falastiin loo dirayey in abaabulkoodii ugu dambeeyey lagu jiro.Taasoo dalka falastiin lagu baabi inayo.Khayaano walba oo dhabarka uu kaga jabina walaalahood falastiin imaaraadku aakhirka isaga ayey baabi'in doontaa.

  • @MohamuudMahamed
    @MohamuudMahamed 2 หลายเดือนก่อน

    Korsada xagee kahelaa❤

  • @maalahmed1008
    @maalahmed1008 2 หลายเดือนก่อน +1

    Wcs ❤❤❤

  • @Nasiihaa483chanal
    @Nasiihaa483chanal 2 หลายเดือนก่อน

    Asc iigad koorsada walaal.watsapku mashaqeeyyo

  • @zainabdulla1131
    @zainabdulla1131 2 หลายเดือนก่อน

    Asc Sheikh walal waxan kamid ahay asxaabta kugu xuran oo an awoodin qarashka sidaad horay usheegtay na inaad caawin doontan dafka aan awoodin. Marka Sheikh username wan kadameystay balse waxan awoodin inaan daawo fadlan maxa noo qorsheysay dadkaynan dan yarta ah. Mahadsanid.

  • @seynabaliisse1995
    @seynabaliisse1995 2 หลายเดือนก่อน

    ASC Walal dad qaAs bis miyad u jawabteen mise somali dadka jogo kuma jirano aniaga EVS aya ku diri karaa waa iska bixi Kara lacagta plz I so jawaaba ku dheh walalaha haya wspma ricin cod ban u dubey mana I jawabayaan ?

  • @bintimohamed7864
    @bintimohamed7864 2 หลายเดือนก่อน

    Sax ✅🙏🏾

  • @fadumohashi5621
    @fadumohashi5621 2 หลายเดือนก่อน

    Allow iswaa faji qalbiya dooda oo heshiisii falastiini yiinta

  • @cabdicasiisyuusuf-qt5di
    @cabdicasiisyuusuf-qt5di 2 หลายเดือนก่อน

    wcs

  • @cabdulahishiimooy2775
    @cabdulahishiimooy2775 2 หลายเดือนก่อน +1

    Wcs

  • @MohamedaadanHassan-nr7ti
    @MohamedaadanHassan-nr7ti 2 หลายเดือนก่อน

    war qof koorsada ma faaiday man jiro

  • @ashaomer4235
    @ashaomer4235 2 หลายเดือนก่อน

    Falastine Golaysda insha Allah 😢❤

  • @aminoabdi2137
    @aminoabdi2137 2 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @bilefarah4083
    @bilefarah4083 2 หลายเดือนก่อน

    Ninyahow koorsadaaan maa barnamishyo ugoooni ah usameysatid. Waqtiga hanagaga luninine

  • @DrGaadaa
    @DrGaadaa 2 หลายเดือนก่อน

    ❤wcs ❤

  • @mohamednoor4008
    @mohamednoor4008 2 หลายเดือนก่อน

    Hadii ay dantooda garaneeynin falastin o ay heshiineeynin gumeeysi hakujiren

  • @abdiabdul6141
    @abdiabdul6141 2 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂ustad waxan dikta high school o bording ah manta ayan sobaxay mudo 2 bilod wan maqna run ahanti wan uxisay muqaladada

  • @qilmaawayetromso3116
    @qilmaawayetromso3116 2 หลายเดือนก่อน

    Please arimaha wepsideyada dib ka dhig

  • @zamzamahmedzamzamahmedzamz4015
    @zamzamahmedzamzamahmedzamz4015 2 หลายเดือนก่อน

    Wsc

  • @aidarousabdullahisuleyman5816
    @aidarousabdullahisuleyman5816 2 หลายเดือนก่อน

    Asc

  • @ShaaficiMaxamed-q3w
    @ShaaficiMaxamed-q3w 2 หลายเดือนก่อน

    carabtaaba koow ka ah lacagtana bixinaaysa laaysugu dirayo carbi waa cadawga islaamka

  • @mohagedi8874
    @mohagedi8874 2 หลายเดือนก่อน

    #HESHIISKA LABADHA XISBI HAMAZ IYO FATAX WAA MUHIIM WAAYO TANI WAXAY HORSEEDHI KARTA MIISA AY SAHLAYSA IN FALASTIIN AY NOOQOTO DOWLDA MADAX BANAAN WANA MIDA AAN RAJAYNENO HADII AAN NAHAY MUSLIMIINTA HAD IYO JEER U DUCEEYA RER FALASTIIN GABI AHAN

  • @rahiidrahka8862
    @rahiidrahka8862 2 หลายเดือนก่อน

    Dadka u hayista inanay noloshan bini aadamka is badalayin kuwa wuxushta ahina aay sidaa u sii xoog waynanayan ogaada dulmiga heerkan gaadhay inan aduunku
    U socdo in kufarta xun xun iyo cida aamin saniba uu soo galay wakhtigoodi xuma

  • @mohamedabdulahimohamed-6
    @mohamedabdulahimohamed-6 2 หลายเดือนก่อน

    Lacag raadin cad .

  • @cabdiraxmaancabdule6300
    @cabdiraxmaancabdule6300 2 หลายเดือนก่อน

    Warka

  • @maimounhassan2890
    @maimounhassan2890 2 หลายเดือนก่อน

    Taram wa u dhamatey gabadhii amadaxweyne ku xigenka aheyd oo hadashey dhageyso hadalkeda adiga arag taram wa u dhamatey gabar ba heshey yab leh

  • @aidarousabdullahisuleyman5816
    @aidarousabdullahisuleyman5816 2 หลายเดือนก่อน

    Masakiinta aangadakarin anaa idiingadi baatiri aaway

  • @malakaaay
    @malakaaay 2 หลายเดือนก่อน

    we only watch one video not 9 ‼️

  • @elmihassan7950
    @elmihassan7950 2 หลายเดือนก่อน

    Asc dadka Somalia jooga waxay ku Tian yihiin dad kale mana rabaan inay shaqeystaa ayaga oo awoodo subxana laha dad dada tuugsanaya oo xayi oo xog leh amar ayaa kudhacay dadka somalyeey

  • @SheikhHussein-wx6or
    @SheikhHussein-wx6or 2 หลายเดือนก่อน

    Igu.dar.awod.ma.haye

  • @rahiidrahka8862
    @rahiidrahka8862 2 หลายเดือนก่อน

    Cadhada alla inay soo degta waxba inagama xigaan in cadho alle ku soo degto aduunkan way ka socota wax kasto qoom alle ku halagay aduunka ka socdan marka yaan la filan waayin in xaga alle ka timado cadhadiisa taso aan cidna hanbayin gaallo iyo islaamka kuwa sheegta een ku dhaqminba

  • @abdirihmanosman8869
    @abdirihmanosman8869 2 หลายเดือนก่อน

    asc

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 2 หลายเดือนก่อน

    So sad Allah pelestine Dhibka hk dulqado

  • @fadumaabdiduale1624
    @fadumaabdiduale1624 2 หลายเดือนก่อน

    Sirbaa ka danbaysa cabaas iyo habaash waa ilahay waxuu khalqay dadka ugu xun .

  • @moallim1000
    @moallim1000 2 หลายเดือนก่อน

    🎉🎉🎉🎉

  • @saidosharifadan9324
    @saidosharifadan9324 2 หลายเดือนก่อน

    Lanbarkeyguna waa kan inu kumuqanayan filaa

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct 2 หลายเดือนก่อน

    Xamas iyo fatax chine islama adine waykuheshiyen iyaga iyo ururadi kalaba dhaman rerfalastin waxayna kuheshiyen dawlad wadaga omidnimo qaran okumelgara inaysodhistan

  • @MursalAbdulqadir
    @MursalAbdulqadir 2 หลายเดือนก่อน

    شيخنا لقد أرسلت رقمي واتصلت بالوستاب ولا أ رى مجيبا
    وبالتالي شيخنا الفاضل جزاك الله خيرا
    أنا طالب علم وما في اليد شيء من فلوس .

  • @mohamednoor4008
    @mohamednoor4008 2 หลายเดือนก่อน

    Hayey sogalooti wa udhamaati hadii Trump u sogalo

  • @FaadumoMaxamad-z8m
    @FaadumoMaxamad-z8m 2 หลายเดือนก่อน

    in ayhishii yaan waa farxad ale wanaag ha dhaxdhigo cidwalbo ookhiyaano wadana ale haka qabto xamaas

  • @maryanmohamud9982
    @maryanmohamud9982 2 หลายเดือนก่อน

    Kkkkkk 😂😂😂😂

  • @maimounhassan2890
    @maimounhassan2890 2 หลายเดือนก่อน

    Ninkan yuhudka haddu dacaad ka yahay oo run shegayo dagalka falastiin lagu hayo cadeymaha ha geyo maxkamadda dacwadda socoto

  • @Zamiaahmed221
    @Zamiaahmed221 2 หลายเดือนก่อน

    Sheikhow etopiya hub aya uso dagay oo gadid eh war somaliya is raca cadowgina waka is hubeynaye

  • @somali4fun741
    @somali4fun741 2 หลายเดือนก่อน

    Hadalka Trump, waxay ila tahay inu ubahan yahay inu samaysto , Ciidan Dawlada ka Madax Banan

    • @CismaanXirsi-pl5rn
      @CismaanXirsi-pl5rn 2 หลายเดือนก่อน

      Fiidyooyadama.arag..eehalkaykujiraan

  • @abdikhaliqbuuni5141
    @abdikhaliqbuuni5141 2 หลายเดือนก่อน

    SHEEKH VIDEO YADA HORE LAFTOODU HALKAY KU JIRAAN LAMA ARAG FADLAN NOO TILMAAN

  • @abdihaaji
    @abdihaaji 2 หลายเดือนก่อน

    Beenta waaye

    • @abbdll
      @abbdll 2 หลายเดือนก่อน

      Maxaa beentiis eh kk

    • @abdihaaji
      @abdihaaji 2 หลายเดือนก่อน

      @@abbdll wax aashegtay