War Cusub Dowlad Qasa laga dhisaayo| Hayeey Iran Nukleer ayey heleysaa Mareykan| Israil O Jawaasiis

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ต.ค. 2024
  • ‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
    Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
    dulmidiid.net/...
    War Cusub Dowlad Qasa laga dhisaayo| Hayeey Iran Nukleer ayey heleysaa Mareykan| Israil O Jawaasiis u dirsatay Yemen
    wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) +447399336585 telka waxaa gacanta ku haya dad kala duwan.
    ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com
    Join this channel to get access to perks:
    / @dulmidiid
    Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤️
    FOLLOW DULMI DIID CHANNEL FOR THE LATEST NEWS AROUND THE WORLD, REACTION VIDEOS, RELIGIOUS TEACHINGS, SOMALI PUBLIC FIGURE INTERVIEWS, DIFFERENT STORIES, PRAYERS AND THE EMPOWERMENT OF SOMALI YOUTH
    IF YOU WANT TO TALK TO DULMI DIID JOIN THE CHANNEL AND BECOME A MEMBER WHICH GIVES YOU ACCESS TO HIS NUMBER AND MANY OTHER PERKS
    #ShMaxamedDulmiDiid
    DULMI DIID CHANNEL KALA SOCO DIIN, MAADI, WACYI GALIN BULSHO, REACTION WAAQICEENA KUSAABSAN, QISO, DUCO, TAAGEERADA SHACABKEENA TABAALEYSAN & GUUD AHAAN DANTA SOOMAALI MEEL WALBEY JOOGAAN DAL IYO DIBADBA,
    HADAAD DOONEYSO INAAD DULMI DIID LA HADASHO JOINKA KORE KU DHUFO KUNA SOO BIIR HALKAASAAD NUMBERKIISA KA HELEYSAA
    WIXII TALLO IYO TUSAALE AHNA NOOGUSOO DIR
    Dulmidiidchannel@gmail.com
    Join Trading 212 Invest with my link, and we will both get free shares.
    www.trading212...
    You can also join to invest Etoro through my link and we will both get free shares.
    etoro.tw/3ITMdHm
    Dulmidiid wants to give you a free Wahed bonus of £10.
    To claim your free reward make sure you use this referral code when you sign up: ASAIBR1
    Download the app app.wahedinves...
    Join VtMarkets and we will both get $200
    www.vtmarkets....
    Subscribe to my other Channel where I talk about tech gadgets Electric cars, mobile phones, camers, tablets, computers, watches, laptops, airpods, eToro, Binance, coinbase, insurance, loans, mortgage, attorney, credit, lawyer, donate, degree, hosting, claim, money, conference call, trading, software, recovery, transfer, gas, electricity, classes, treatment, bitcoin, bitcoin news, ecommerse, investing, crypto, currency, tesla, tesla investments, apple and samsung
    / @dulmidiidclips
    MAHADSANID.
    DISCLAIMER: DULMIDIID CHANNEL assumes no responsibility or liability for any errors or omissions in the contents and can not verify The information covered in the videos as we quote from mainstream media platforms - We don't intend to infringe copyright, additionally incorporating elements of entertainment.

ความคิดเห็น • 163

  • @DulmiDiid
    @DulmiDiid  2 หลายเดือนก่อน +36

    ‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
    Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
    dulmidiid.net/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/

    • @bashirabdishakur9612
      @bashirabdishakur9612 2 หลายเดือนก่อน +1

      Asc
      Lacagta mesha course ka aad aye igu badan tahay Ani ahaan lacaagta qeeyb ka mid ah waan awooda lkn lacagta oo dhan ma awoodi Rabiya runta igu jecel Asc

    • @maxamedcali9886
      @maxamedcali9886 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@bashirabdishakur9612 meeqa wayi lacagta sxb

    • @abbdll
      @abbdll 2 หลายเดือนก่อน

      Soomaali waa qabiilo iyo beelo isheysta, cidkastaa imaankarta. Layaab malaha.

    • @maxamedcali9886
      @maxamedcali9886 2 หลายเดือนก่อน

      @@abbdll lkn maku weydinin ani

    • @Nourdaahir-j9k
      @Nourdaahir-j9k 2 หลายเดือนก่อน

      Asc​@@bashirabdishakur9612

  • @kaltuunxasan2853
    @kaltuunxasan2853 2 หลายเดือนก่อน +3

    Allah u gargaaro walaalaheen falastiin allow jebi yahuda iyo mareykan iyo intii la jirta allow walaalaha falastiin qalbiyadooda burcad usu mari allow ka dhig walaalo is jecel oo cadowgooda meel ugu soo wada jeesta allow guulee

  • @fadumodahir8667
    @fadumodahir8667 2 หลายเดือนก่อน +3

    Sheikh illahay khayr haku siiyo maraykan waxba mawalwasana ee waa marmarsiyo wuxuu isleeyahay ciraaq iyo suuriya iyo liibiya boqol saney dib dhaceene imaana kudar si bariga dhexe iskula dumo wax nucklier ladhoho majiro

    • @CabdiAbdi-b8p
      @CabdiAbdi-b8p 2 หลายเดือนก่อน

      Maa walbaba waa inaad cadowga tilaabo dheereeysa.
      Maant naa Isla tii ayaa tagaan, waxaa laa dhahaa, tariikhda isma badaashe, sideey wax uu dhacaan ayaa kala duwan.

  • @XuseinmaangeCusmaaniidle
    @XuseinmaangeCusmaaniidle 2 หลายเดือนก่อน +4

    illaahow ugargaar falastiin illaahow burbur iyo masiibo kurid mareykan yahuud aamiin carabeey masiibo inku dhacday

  • @hassanhassanismael8470
    @hassanhassanismael8470 2 หลายเดือนก่อน +8

    Scw scw scw scw scw sheikh wcs galab wanagsan dulmi diid respect Hamas gull gobonimo Iran xiisbuulaah yamane victoire falastiin 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸

  • @AishaBarre-m9f
    @AishaBarre-m9f 2 หลายเดือนก่อน +4

    Ilaahow heshiiskooda uadkeey Reer falastiin cadawga iskudiraayo kaqabo ilaahow mideey cadawga kadhexbixi guuul Reer Falastiin 🎉🎉🎉🎉

  • @umuyahya6866
    @umuyahya6866 2 หลายเดือนก่อน +4

    حسبنا الله ونعم الوكيل فتح من لله ونصر قريب في فلسطين 😢

  • @maxamedcali8836
    @maxamedcali8836 2 หลายเดือนก่อน +2

    IIRAAN WAA WADDANKA KELIYA EE MAANTA ISLAAMKU HAYSTO WIXII KALE WAA DULLOOBEEN ILAAHAY UMA NAXARIISTO KUWA ISLAAMKA AY XUKUMAAN DULLEEYEY

  • @Hindocumar-p5h
    @Hindocumar-p5h 2 หลายเดือนก่อน

    yaa rabi allow dhibka ka dul qaad rer falastiin wlhi waa calol xumo nolosha qaarkeed dhimasho ayaa dhaanto😭😭😭😭

  • @SafiyaMacalin-rz7mf
    @SafiyaMacalin-rz7mf 2 หลายเดือนก่อน

    Aminga Allah ha qaado.

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 2 หลายเดือนก่อน +1

    illahow ugar gaar walalahena Reer Falastiin Yaa Rabi

  • @namiup0274
    @namiup0274 2 หลายเดือนก่อน

    Abaayo ha habaarin Mumin caalim shiikh Ilaahoow kooda iyo keena kan muslimiitaba kooda Xun xaqa tus❤❤❤❤❤

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 2 หลายเดือนก่อน +1

    dulmigii waa batay yuhuud waa waqtigigii la rogi lahaay ya rabi ummadaa dulman u gargaar

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 2 หลายเดือนก่อน +1

    اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين

  • @aftinkabishar7576
    @aftinkabishar7576 2 หลายเดือนก่อน

    Guul falastlin Xmas inshallah

  • @SmilingAquariumFish-zf2vv
    @SmilingAquariumFish-zf2vv 2 หลายเดือนก่อน

    صلى الله عليه وسلم ❤❤❤

  • @FaadumoMaxamad-z8m
    @FaadumoMaxamad-z8m 2 หลายเดือนก่อน +3

    falastiin waa laga xorayndoona dhamaan gaalada ugudanbayn insha alaah

  • @QueenMuniiza
    @QueenMuniiza 2 หลายเดือนก่อน +8

    الله اكبر ولله الحمد ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fadxiyahassan3406
    @fadxiyahassan3406 2 หลายเดือนก่อน +3

    Allow israil dhulka la jar allow musiibo aduunka ka dhamaysa ukeen 🤲🤲

  • @farxaanmuuse2993
    @farxaanmuuse2993 2 หลายเดือนก่อน

    Anigu shiicada gacan ayaan utaagay bismillaah caadi maaha shiicadu

  • @shukriabdirahman9613
    @shukriabdirahman9613 2 หลายเดือนก่อน

    Bur Burkii mareykan waaye inshaaAllaah

  • @Qeyrqabto124
    @Qeyrqabto124 2 หลายเดือนก่อน +1

    Sheq somaliya ayad wax walba kusoo qadataa raga somalida wax jiraa mase yihiin dad u diyarsan oo foojigan madaxdeena quus ayaan kataaganhay allaha garasiiyo

  • @fadumofilsan3251
    @fadumofilsan3251 2 หลายเดือนก่อน

    حسبنا الله ونعم الوكيل اللهم اجعل كيدهم في نحورهم

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 2 หลายเดือนก่อน +1

    war emarati habaarka haloo badiyo ummadii islamka waa dhibeen meel walbo dhib bey ka wadaa ya allaha

  • @DoolMahmood
    @DoolMahmood 2 หลายเดือนก่อน

    Wallahay anigu waan fahmi waye sida loo isticmalo waan ku jira balse wa fahmi la ahaay adigana dadka macwineysid sida ni kula shaqeyni lah dad badan ba dhibaane uu sideyda camaal

    • @az.o.4694
      @az.o.4694 2 หลายเดือนก่อน

      Kula mid anigaba waan gali waayay

  • @AxmedIbrahimAmiin-cx4zy
    @AxmedIbrahimAmiin-cx4zy 2 หลายเดือนก่อน

    Masha allah

  • @SafiyaMacalin-rz7mf
    @SafiyaMacalin-rz7mf 2 หลายเดือนก่อน

    لاحول ولاقوة الابالله العلي العظيم

  • @Duqabto
    @Duqabto 2 หลายเดือนก่อน

    Masha allah aniga ilaa aan fahmo akhbarta ayaan marwalba dhuuxaya Jkhairan

  • @azizaabdulle792
    @azizaabdulle792 2 หลายเดือนก่อน +1

    Rabbiga awooda leh ha u gargaaro walaalaheen reer falastiin,

  • @FaadumoMaxamed-mt2ks
    @FaadumoMaxamed-mt2ks 2 หลายเดือนก่อน

    Allaha ku dhoowra shiiqo

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 2 หลายเดือนก่อน

    الله أكبر❤الله أكبرولله الحمد

  • @abbdll
    @abbdll 2 หลายเดือนก่อน

    Masar gacantaa lagu hayaa. Soomaaliya waa qabiilo iyo beelo isheysta

  • @bootanawale2108
    @bootanawale2108 2 หลายเดือนก่อน

    Halcashir korsada sharax

  • @QueenMuniiza
    @QueenMuniiza 2 หลายเดือนก่อน +1

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته

  • @yusufcumar3515
    @yusufcumar3515 2 หลายเดือนก่อน

    Asc sheikh maxamed

  • @bootanawale2108
    @bootanawale2108 2 หลายเดือนก่อน

    Asc shiikhunaa anagu waxaan nahey dadka barwalba like ku saaraa marka korsada sidaa hadda ku soo gshid halmar

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 2 หลายเดือนก่อน

    Ilaahey.ayaa.kadulqaadidoona

  • @Qamaromar-id3mu
    @Qamaromar-id3mu 2 หลายเดือนก่อน

    Dulmi did wal wanku salamay salankadib waxan ahay hoyo uhan korsada neyrobi aynjoga lakin maba fah min

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn 2 หลายเดือนก่อน

    WCS SCW ❤ SCW ❤ ALLAAHU AKBER ☝️

  • @AsmaAd-jj9pq
    @AsmaAd-jj9pq 2 หลายเดือนก่อน

    Allahayoow cisigii muslimiinta no so celi
    😢😢

  • @siciidsayidcali-ly3nv
    @siciidsayidcali-ly3nv 2 หลายเดือนก่อน

    Pls fadlan ii gad koorsada

  • @itzManha125
    @itzManha125 2 หลายเดือนก่อน

    Shiikh gaalo is wadtah ama dhar askar ama dhar caadi waye rerkan yahuuda ah ama israel ah ma naxaan wsxa ubnu aadam la dhaho ma aaminsana aa iyaga aheen marka se dadkaas looga sugah naxriis waa sheeydaam waqtigii nabi muusa in uu furcoon ka badbaadi allah aa noo rooneed ama markii labaad ee la gumdaye maanta falstiin 75 mee dhibeen allah nacaldiisa ha ku dhacdo kuwaaan maba dheere inshallah

  • @abassali7173
    @abassali7173 2 หลายเดือนก่อน

    Abass waay wan ubahanahay ganacsig sidewn on gabiiraa

  • @maxamedcali8836
    @maxamedcali8836 2 หลายเดือนก่อน

    SU'AASHA ISWEYDIINTA LIHI WAXAY TAHAY SABABTA WADDAMADA ISLAAMKA AH EE XORTA AHI AY DOWLADDAN YAR EE MUJRIMKU XUKUMO EE EMIRATES AY XIDHIIDHKA UGU GOYN WAAYEEN ILLEYN WAA SHEYDAAN ISLAAMKA GAALADU U ADEEGSANAYSO ISLAAMKA E OO AY FADHI DEGDEG AH UGA YEELAN WAAYEEN

  • @ashamohamed689
    @ashamohamed689 2 หลายเดือนก่อน

    Ilaahay baanu ku amaaneysaney oo aysan amaanadiisa dayacneyn walaalaheen reer falastiin

  • @alkheyr4
    @alkheyr4 2 หลายเดือนก่อน +1

    Asc sheiqow course ka a iska diwan galiyay maxa dhacy cilad ma kajirto

  • @AbdishakurSalah-l7x
    @AbdishakurSalah-l7x 2 หลายเดือนก่อน +1

    Sheekh linkiga telegram ka soo dhig ❤

  • @mahamedmuse5718
    @mahamedmuse5718 2 หลายเดือนก่อน

    Sheekh fiidyowga waad la cabsataa

  • @AxmedCiises12
    @AxmedCiises12 2 หลายเดือนก่อน

    Shiikh waxan ka.qayb.gelin jahadka.waxaan difaacaya masjidka.barakaysan Al aqsa waana waajib tahriib ayaan ugalay waana ku dhawahay hada soo ducey yuhuuda dhiigooda waa.waa.banaan.yahay

  • @fosiafaarax8998
    @fosiafaarax8998 2 หลายเดือนก่อน

    Waa mura bugaando, waayo Cunard qabatayntii. Laguna sameeyey ayey ka aarsan lahaayeen

  • @MohamedAhmed-rk7nk
    @MohamedAhmed-rk7nk 2 หลายเดือนก่อน

    Sheikh mohamed
    Telagem ka sual ama inaan wax kudiro wuu iga diiday

  • @bismillahistore4252
    @bismillahistore4252 2 หลายเดือนก่อน

    asc. dhalinyarada joogto kenya sidee bay oga qeyb gali karaan

  • @crisaaqYasin-d1g
    @crisaaqYasin-d1g 2 หลายเดือนก่อน +1

    Sheikhow in iiraan nukliyeer hesho inaga wax faaido àh oo inoogu jirtah ma jirto ileen shiicadah cadwageenaha weeyeh

  • @seynabaliisse1995
    @seynabaliisse1995 2 หลายเดือนก่อน

    Asc dad qaas miya logu Tala galey kursada plz aniga leyma so jawabin ee dadka somali kuma jirano miyaa EvS aa ku diro kara lacagta aya u dorey ila hada maya iyo ima so qorin ee sheq u sheg walalaha hadi an ku jirin I so dhaha ma laga ogola codsogada

  • @feyrussiad9549
    @feyrussiad9549 2 หลายเดือนก่อน

    Sheekh adoo raali ah ciwaanka/linkiga telegramka soo dhig

  • @AbdullahAhmed-z7x
    @AbdullahAhmed-z7x 2 หลายเดือนก่อน

    Waala kashifay waana laqabtay?

  • @farxaanmuuse2993
    @farxaanmuuse2993 2 หลายเดือนก่อน

    Lkn yaa aaminaya xamas may iska dayso halkaa inkasto ooy walaalayihiin lkn daanta galbeed anigu ma aaminsanin lkn ilaahay wuu hadayn karaa alle hasoohadeeyo raga haysta daanta galbeed

  • @mohamedabdihakin2410
    @mohamedabdihakin2410 2 หลายเดือนก่อน

    Sheakh hadii what’s Apka cilad ku timi fariintaydii hore aan jawaabteda aan sugayay ma kakacba miye way waa caadi fadlan iiga soo jawab sheakh

  • @ahmeyibrahim6902
    @ahmeyibrahim6902 2 หลายเดือนก่อน

    Sheikh aniiga maawodo Inan coursaska Gato ee jawab kasugaye

  • @QadanCaaliya
    @QadanCaaliya 2 หลายเดือนก่อน

    Asc lambarka waa arkiwaayay malaysodirikara

  • @HiboElmi-r5k
    @HiboElmi-r5k 2 หลายเดือนก่อน

    Asc shekhuna waxay raban jidkay kuwerari lahayen inay wado ufashan waa kadabin yuhuda aya kadambaysa inay marekanka dagal galiso ayey rabta oo u iran weraro sidii ciraq

  • @yaasiina3651
    @yaasiina3651 2 หลายเดือนก่อน

    Ymn weydegan yihiin wll kuwa baa fulinkara wax kasta

  • @gulledmohamed9459
    @gulledmohamed9459 2 หลายเดือนก่อน

    Sheikh,

  • @Muscabchenal
    @Muscabchenal 2 หลายเดือนก่อน

    Sheikh maxamed wllhi inaa bidar ledahay aa kumaleyi video oo adoo koofi la a aan aaku arkay

  • @NimcomaxmudadanMaxamudadan
    @NimcomaxmudadanMaxamudadan 2 หลายเดือนก่อน

    Sheeq aniga ilaa iyo hada JWB mahelin what's upka fiirbadan wan sodiray Sheeq Groupka igusoodar Qeyr ilhay hakusiiyee

  • @AbdullahAhmed-z7x
    @AbdullahAhmed-z7x 2 หลายเดือนก่อน

    Ilaahow garabkooda gal?? Madluumiinta ???

  • @Selelfiaxmed
    @Selelfiaxmed 2 หลายเดือนก่อน

    2006 dawladii wadaaga ahayd waxaa RWasaare ka ahaa haniya waxaana ay ka socon wayday qaybta ramala
    Tana isla iyagii ayaa fashilinaaya waayo waxaa MWayne ka ah maxud cabaas oo la dulaystay

  • @NimcoFarah-c8j
    @NimcoFarah-c8j 2 หลายเดือนก่อน

    Allow u gargaar😢

  • @AbdullahAhmed-z7x
    @AbdullahAhmed-z7x 2 หลายเดือนก่อน

    انالله وانا اليه راجعون؟؟؟

  • @MidnimoAbdul
    @MidnimoAbdul 2 หลายเดือนก่อน

    Asc

  • @fadumofilsan3251
    @fadumofilsan3251 2 หลายเดือนก่อน

    Dulmi aya ka socda

  • @ahmedhareed1153
    @ahmedhareed1153 2 หลายเดือนก่อน

    ASC.waxba Kama jiraan waayo haday xogtaa hayso mar horay maraykan siin lahayd

  • @CumarDheere-hz1xd
    @CumarDheere-hz1xd 2 หลายเดือนก่อน

    Asc dumi diid lacag maheysano ee noofura korsada

  • @CabdirisaaqCiise-w6c
    @CabdirisaaqCiise-w6c 2 หลายเดือนก่อน

    Cashirada online ka ah ubaahanahay

  • @Halimo-i9l
    @Halimo-i9l 2 หลายเดือนก่อน

    Register kana wuxuu igu xiray lacag bixi oo maba register garaynin

  • @Halimo-i9l
    @Halimo-i9l 2 หลายเดือนก่อน

    Waalo anigu what's upka ayaan fariin Soo dhigay jawaabna ma helin group na Kuma jiro Marka maxaad Tala ah

  • @AishaLadan-z1j
    @AishaLadan-z1j 2 หลายเดือนก่อน

    Xanuun wayn waaye dadkaas waxay kujiraan gumaysi allaha kasaaro dhibka laguhaayo

  • @SSS78781
    @SSS78781 2 หลายเดือนก่อน

    GAAL IYO YAHUUD AYAA ADUUNKA QASAYAAN...

  • @Libax962
    @Libax962 2 หลายเดือนก่อน +1

    😂😂😂 sheeq xariif ah what’s upka aa is xiray aaaaaa afuuf kusoco 😂😂😂😂😂

  • @AhmedHussein-v1q
    @AhmedHussein-v1q 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @SayidAli-uv1tj
    @SayidAli-uv1tj 2 หลายเดือนก่อน

    Tedkle watsupka hda gacnta ya kuhaya

  • @kalatuuraaye.7106
    @kalatuuraaye.7106 2 หลายเดือนก่อน +1

    Sheekhow telegram maxaa ku geeyay naagaha la soo qarxiyo ayaa la keenaa xuuux😮😮😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 shuubooyinka ayaa laga fiiriyaa

  • @zahraabdalla4957
    @zahraabdalla4957 2 หลายเดือนก่อน

    Most country spice are used as NGO’s and united nation workers

  • @SayidAli-uv1tj
    @SayidAli-uv1tj 2 หลายเดือนก่อน

    Siden kuhela telegramka

  • @HalimaIssack-fv6cb
    @HalimaIssack-fv6cb 2 หลายเดือนก่อน

    Telegram maqabo aniga whatsappka farinteyda laigamasojabin asbuuc iyo wax lagajogaa

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 2 หลายเดือนก่อน

    kuwaan sanamyada fircoon iyo dhiiga reer falastin bey ku noolyihiin irsaaqadaa geed dheer baa allaha ka saaray ninkii cairo tagay ayaa og sidey iimanka u layihiin xasbunallaha

  • @CabdiwalikhaliifCali
    @CabdiwalikhaliifCali 2 หลายเดือนก่อน

    Shekh maxay kukala duwan yihiin asKarta iyo shacabka yuhuudu waaisku mid

  • @Sabdi-v1d
    @Sabdi-v1d 2 หลายเดือนก่อน

    Mareykanka ayaa siiyey meelihii ay xudeyda ka weerareen

  • @warsameabdi6914
    @warsameabdi6914 2 หลายเดือนก่อน

    Sxb arintaas way jirta laakiin ma badnayn wàana.kuwii ay fahmeen.oo ay xireen xuutigu oo maraykanka ushaqaynaayay ileen waa isku mide yuhuud iyo maraykane wayna isfaaninaysaa

  • @mrdhagane1268
    @mrdhagane1268 2 หลายเดือนก่อน

    Dowlada waa ay ka buxaan farax abdi qaadir iyo faarax geele ayaa ka mid ah jawaasiis

  • @azizaabdulle792
    @azizaabdulle792 2 หลายเดือนก่อน

    Waxba uma qaban karno balse ilaahaygii awooda lahaa ha u gargaaro walaalaheena falastiin,

  • @MidnimoAbdul
    @MidnimoAbdul 2 หลายเดือนก่อน

    Allah ha ugargaro plastine

  • @DalmarDalmar-qu3bo
    @DalmarDalmar-qu3bo 2 หลายเดือนก่อน

    Wariyaheena waail Al daxduux Halkee ku dambeeyaa shequnaa

  • @SayidAli-uv1tj
    @SayidAli-uv1tj 2 หลายเดือนก่อน

    Watsupka mqribkaan qof igalahadlaayey oo account keyga iga wresanayey

  • @zakiaabdullahi9226
    @zakiaabdullahi9226 2 หลายเดือนก่อน

    Waabeentood hadeey ogyihiin mareykanka iyo ingiriiska ayeeylawadaagi lahayeen sieey uduqeeyaan

  • @jirdealiali3965
    @jirdealiali3965 2 หลายเดือนก่อน

    Wa boronbogaando.

  • @AhmedHassan-f9w2b
    @AhmedHassan-f9w2b 2 หลายเดือนก่อน

    Hayaay
    Meeshaad ka leedahey
    Ka dheh
    Bishaaro dawlad islaam ah ama iiraan baa nuclear sameysatey,

  • @FaadumoMaxamad-z8m
    @FaadumoMaxamad-z8m 2 หลายเดือนก่อน

    yaahuu sanm laxaday maxay kufali subxaana laah

  • @FaadumoMaxamad-z8m
    @FaadumoMaxamad-z8m 2 หลายเดือนก่อน

    ayagu maxaa kagalay huka iiraa ma ayaa la leh

  • @IbnuMaalin2023
    @IbnuMaalin2023 2 หลายเดือนก่อน

    Koorso free rabaa taliye