Waa hees murti badan xanbaarsan waa run hadaad geenyo tahay faras oorka aan lagaadhin marbaad gaabin doontaa waa run nabsi ruuxa gala wakhtigaa ka gooyee
Uma malyn maayo waxaad mooda ain uu gabdh uu cashqey la hadlyo mida kale ma Gabdh baad tahey wali dheereynaysa aoo heesata umaad bogin kkk waa run mar baad ayeeyo noqan hadaad nooshey oon xata a odey hello ku odhaneyn
Cajiib! Cabdi qays fannaan iyo abwaan Soomaaliyeed waaye.
Cabdi qays,, berigii hore waan u haysta abwaan gabya.. mar danbe ayaan ogaaday in yahay fanaaan heesaa ah
heesana wuu ahaa gabyaana wuu ahaa zhp
Waa hees murti badan xanbaarsan waa run hadaad geenyo tahay faras oorka aan lagaadhin marbaad gaabin doontaa waa run nabsi ruuxa gala wakhtigaa ka gooyee
Maadeys
Waxan kaa Codsan lahaa hees uu qaado xasan diiriye waxana la yiraahdaa heegan iyadoo original ah weliba🥰👌
Cabdi Qays... Abwaaan , Fanaan weyn.. qof wax taray dhaqanka fanka Soomaaalida..
Yaa kuu sheega gabaryayay nabsi ruux hdduu galo waqtigaa ka gooyee.
Mid kmd ah haldoorka iyo tiirarku fanka soomaalidu ku taaganyahay cabdi aadan xaad ( qays) abwaan,fannaan,mullaxamayste iyo kabanayste.
Legend mhdsnd sxb
Allow cimriga kuu raaji aamin
Cabdi qays awowgay ❤❤
So noqod wngsn teamkeygi lkn wll wxn codsanayaa heesahi kabanle
Cabdi Qays... waaa Bad.
Cabdi qays, Abwaaan abaanada ugu weyn
Yaa ku sheega gabadhyahay
Nabsi ruuxa haduu galo
Wakhtigaa ka gooye!!!
😢😢😢 dhalinyaranimadydi nabauga waxaan uahystay beenaha faafay hadda ae waayo arag dgamystiran baan ka ahay wakhti tagy sooma laapto
Asc bilahaan xagee aaday
Abdi qays hoobal plus abwaan❤
😊😊😊¹😊¹😊😊😊😅¹¹1😊😊😊😊
Awliyo alaaay adeeeeeg
Hesstan waxan u malayn abwanku wuxu curiyay marki u xabsiga ku jiray ee islan tisina laga gursaday
Laga yaabo
Uma malyn maayo waxaad mooda ain uu gabdh uu cashqey la hadlyo
mida kale ma Gabdh baad tahey wali dheereynaysa aoo heesata umaad bogin kkk waa run mar baad ayeeyo noqan hadaad nooshey oon xata a odey hello ku odhaneyn
Caleek 1995 iyo barxadii ceelbuur baan so xasuustay
Haddii seban xun loo galo
Oo jiilaal gerdaadsado
Ma ogtahay inay gudhi
Wakhtigii geel jirennimo ee adkaa ayaan dib u xasuustay.
Awliyo alooow adeeeeeeg
❤❤❤❤❤❤
Maadays miyaa dib usoo maaxday
Waxasahesa,waqica dunida,kahadlasa
Vzbx😊
❤