awliya allaay adeeg awliya allaay adeegsan

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 6

  • @alifaqash1677
    @alifaqash1677 11 หลายเดือนก่อน +4

    Cabdilaahiyoow sheekhii carceere,
    Culimada badnaayoow,
    Ama sheekh cismaanoow
    Xaaji cilmi nuuroow,
    Sheekh muxumed ciisoow
    Cabdilaahi qudubiyoow
    Ceeleeye waliyoow
    Sheekh cabdirisaaqiyo
    Cabdiraxmaani saylici
    Burci iyo colkiisii
    Ama sheekh busuriyoow,
    Yuusufkii carceeree
    Looxa laga cisaayayoow
    Cawareere iyo abdilaahi hobyodow
    Sheekh cumar askariyoow
    Cumar maarisoow,
    Sheekh cumar basiiroow
    Ina macalin cumaroow
    Cuudkii sheekh xuseeniyo
    Sheekh cumar warfaayoow,
    Juudaan cismaanoow
    Muusihii careeree
    Cilmiyo aqoontaba
    Caadil uu u dhiibee
    Caasha cad degnaayoow
    Waad culusyihiine
    awliyo alaay adeeg.

  • @ayaanabdi1265
    @ayaanabdi1265 2 หลายเดือนก่อน

    Alaha uwada naxariisto dhamaan awliyada
    Fadligeeda muraadkayga ilahay ha iigu sakhiro aamin yaarabi

  • @alifaqash1677
    @alifaqash1677 11 หลายเดือนก่อน +1

    Nin cadaawe helayoo
    La cidhiidhi galiyaa
    Allaaha laga cabsoodiyo,
    Awliyada cuskada oo
    U caymata naftiisoo
    Waad culusyihiine
    Awliyo allaay adeeg
    In aan caynku noo go'in
    Oon cudur xun nagu dhicin,
    Caafimaadku naga lumin
    Caydhi naga fogaatoo
    Cadaawuhuna naga rayn
    Cuskada ilaahiyk
    Nabigeena culusiyk
    Caabudiinta raacdoow
    Caynaanadiinaan
    Ana soo cuskanayaa
    Waa cabasho heestuye
    Awliyo allaag adeeg.

  • @souleimandahirgod8504
    @souleimandahirgod8504 4 หลายเดือนก่อน +1

    QADDASSALLÂHU SIRRUHUM wa NAWWARA THARIIXAHUM AAMIIN ILAAHOOW WAAXIDOOW AXADOOW, Awliyyadda fadligooga muraadkeyga kayeel kii aan helo.
    10 JUIN 2024 01H58 PARIS

  • @souleimandahirgod8504
    @souleimandahirgod8504 4 หลายเดือนก่อน +1

    Masha ALLAH

  • @SymonsChasel-f7w
    @SymonsChasel-f7w หลายเดือนก่อน

    Perez Barbara Jones Laura Gonzalez James