heestii adumbaba gabadh yahay abdi qays iyo hibo nura

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 97

  • @karbajeawale934
    @karbajeawale934 10 หลายเดือนก่อน +9

    Allaah swt haxafido (qaamuuska qarniga) cabdi aadan xaad c/qays iyo boqorada qarniga hibo maxamad hibo nuura insha;allaah aamiin aamiin aamiin

  • @hindaadan3442
    @hindaadan3442 4 ปีที่แล้ว +18

    Anoo yar baan maqli jiray heestan wayo wayo iyo Hargaysa Cadeey ❤❤❤❤

  • @ibrahimaboker9086
    @ibrahimaboker9086 4 ปีที่แล้ว +15

    We live together with Abwaan
    Cabdi Qays here in Copenhagen Denmark from 1996 until 2012 when he decided to go back to our motherland town Hargeisa,.
    May give good our living legend good health and long life Amiin.

    • @anabmusa5603
      @anabmusa5603 2 ปีที่แล้ว +1

      Ibrahim Abokor Cabdi qays abwaanka wayn ma xaas buu lahaa mise single buu ahaa waqtigaa iyo weli ma abwaan buu ahaa mise shaqo kale ayuu haystay

    • @hodanibrahin1569
      @hodanibrahin1569 ปีที่แล้ว

      ​@@anabmusa5603salaam Alaykum wll ma hargisad joogta mise qurbaha Abwaan cabdi qays waa Adeerkay Aabohay walaal kii haa caruur Wuu dhalay wakhatigaas 2 bahood weeyi caruurtiisu Oo 4 caruuru dhalay magartay ❤ wll Aad baan kuu salaamy

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander6951 3 ปีที่แล้ว +29

    Aduunbaba gabadhyey
    Gadafeeyey timaho
    Gogol lagu bulsheeyiyo
    Guur ufeedhanaeeyey
    Miyii wiil gayaani
    Godooy maanta noolyey
    Geeri waye ciydhiyo
    Sawtan laysay gaajadu
    Nimad garabka sartiyo
    Miyuu geesi muuqda
    Adunbaba gabanyow
    Hurdo dheer gamayee
    Gegi nabad useexdoo
    Ganta cudur ku gaadhin
    Gadoodiga habenkii
    Miyaan guuro daaya
    Dhaxanta iyo gowa
    Miyaan guri ka seexda
    Gaabsaad ileedee
    Miyuu guuray caashaqu
    Aduunbaa geenyooy
    Gulufiyo dagaaliyo
    Weerar geli geli karaaye
    Itaal nabad ku gaadhe
    Geestayada miyuu faras
    Gaashan qaadi jooga
    Sawtan caato gaabshee
    Hiigsanaaya geediga
    Hadii guunyo lala tago
    Miyaa lagu gurmanayaa
    Aduunbaaba gabanyow
    Warku midaanu geli kariniyo
    Kaftan ii maleeyoo
    Gooni iga dhigaayee
    Saw galaba waxa dhaca
    Goob joog umaan ahayn
    Saw kulama garan karo
    Intaan guri xun soo niil
    Mankiyo ubaxi go ay
    Sawkan soo gadaal baxay
    Aduunbaba gorayey
    Guyagii shabeeliyo
    Naqa goosan karaaye
    Gurigaaga ka maale
    Gubankiyo cawshiyo
    Xooli geyiga madhe
    Afrteena geesood
    Miyey hali ka guuxdaa
    Kuwii gurka loo mala
    Myuu ciil baa gaxshaa
    Aduunba gabanyow
    Sabaanki la go ayiyo
    Gabadanadii jiilal
    Weli sii gocanayee
    Guga iyo mankiisii
    Sawkan waqal ka guray
    Sawkn Ciilkii guuree
    Reerki gadhqabad helay
    Ubaxa iyo manki go ay
    Sawkan soo gadaal baxay
    Aduunba gargoryow
    Webigii ganaaniyo
    Gal durdura kuyaale
    Abaar uga gaaxshe
    Gaboodki dhulkeeniba
    Miyaad geed ku aragtaa
    Gorma goanki mooyee
    Away lagama guuri
    Galoolkii iyo maraagii
    Sawkii gooyey jiilal

  • @maryanomar4416
    @maryanomar4416 4 ปีที่แล้ว +13

    First time i heard this version thank you

  • @cabdisheekhidiris6566
    @cabdisheekhidiris6566 3 ปีที่แล้ว +5

    Cabdi aadan xaad ilaahy cimrigiisa ha usiyaadiyo wux kusuntanyahay soomlilaan

  • @hassanhaji9618
    @hassanhaji9618 2 ปีที่แล้ว +2

    Heestaan waxaan maqlay markii iigu haray 1984 anoo yar. Ina habreedkay mootan yaa ku soo celcelin jiray. Bage..ka "gudoodiga hamaynkii miyaan guuro daayaa...dhaxanta iyo geyraha miyaan guri ka saaxdaa".
    Waagaas yaa iigu danbaysay, waana waayay heesta...xataa ma aqoon cidda qaada, yacni waan da yaraa..
    Maanta anigoo weyn yaan helay heestiii oo dhamaystiran...
    Subxaanalaah!
    Heestu jacayl ma ahayn.
    Waa taatiikh nool iyo buug dadka soomaaliyeed ugu filan wacyi....
    Waxaad moodaa abwaanku in hadda uu noolyahay.
    Indhaha isku qabsada oo dhuuxa waxa abwaanku idin sheegayo..
    Ku dabaqa maanta
    Xusuusnaada in waxa aad hadda samaysaan ay raad sanado badan ah reebayaaa..
    Ilaahay hayna aruursho
    Aamiinq

    • @thefiber100
      @thefiber100 10 หลายเดือนก่อน

      Abwaanku wuu noolyahay. Hargeisa ayuu joogaa

  • @nuurhubane
    @nuurhubane 4 หลายเดือนก่อน +1

    Abwaan abdi qays waa rug cadaa soo jabay

  • @cabdallezaleeban1287
    @cabdallezaleeban1287 4 ปีที่แล้ว +3

    www www abwaan qaaliya c qays alle. hawdheereyo cimriga

  • @ibruadan7763
    @ibruadan7763 4 ปีที่แล้ว +10

    1970 kii ayuu arkay Afweyne wuxuu soo wadey...waa lala garan waayey...

    • @SadaamIsmail
      @SadaamIsmail 7 หลายเดือนก่อน

      Reeer xamarku mafahan sana heesta wayo waxay modayan hees jacayla wa hesi shacabka nsm lagu tosinayay masha allah maxa abwaniin naga dhalaty

  • @davidwillium371
    @davidwillium371 4 ปีที่แล้ว +9

    Taliyaha abwaanka , Cabdi aaden xaad "qeys". Somali yar_yar, car iska dhiciya.

  • @hindaadan3442
    @hindaadan3442 4 ปีที่แล้ว +3

    Abdi Qays iyo Hibo Nura ❤❤❤❤

  • @abdiqadir1232
    @abdiqadir1232 7 หลายเดือนก่อน +2

    Heestan anoo yare oo xoolo raaca ayaan maqlay recor yar oo aderkay idaacada ka dhegaysan jiray ayay kasoo gashaa ana hoo reer guuraaya 2005 tii gobyaray dds i xasuus wlhi

  • @Abdirizaksulayman
    @Abdirizaksulayman 7 หลายเดือนก่อน +8

    Aduunbaaba gabanyow hurda dheer gam aayoo geyi nabada seexdoo gantaal cudur ku gaadhine gudoodiga habeenkii miyaan guure daayaa dhaxan ta iyo gawlaa miyaan guri ka seexdaa gaabsaad ileedee miyiu guuray caashaqu
    Anoo yar baan maqli jiray heestan
    Caawana addis ababa ayaan ku dhegaysanayaa anoo fiise uk 🇬🇧 ah sugaayaa waanku murqaamayaa
    Wax garadka like ku qabta,🙆‍♂️

    • @Deeqaluul721
      @Deeqaluul721 7 หลายเดือนก่อน +1

      Alle hku fudaydiyo helida Fiisahaas si khayr kujiro

    • @SiciidMohamed-nm7df
      @SiciidMohamed-nm7df 6 หลายเดือนก่อน

      Siciidmaxamdin

    • @Abdirizaksulayman
      @Abdirizaksulayman 6 หลายเดือนก่อน

      ​@@Deeqaluul721 aamiin Aamiin walaal waxaad tahay dadkii nasabka ahaa

    • @Abdirizaksulayman
      @Abdirizaksulayman 6 หลายเดือนก่อน

      ​@@SiciidMohamed-nm7df😮

    • @apdiazizdemba2953
      @apdiazizdemba2953 2 หลายเดือนก่อน

      Boqortooyo aad ban ku salaamay

  • @nomadchannel2823
    @nomadchannel2823 4 ปีที่แล้ว +3

    We need the lyrics please if possible from your end.

  • @IDIRISXUSEENIdiriska
    @IDIRISXUSEENIdiriska ปีที่แล้ว

    Wow amazing l.m lost that sothing love ❤❤

  • @davidwillium371
    @davidwillium371 4 ปีที่แล้ว +2

    Jiilaal, sowkii gooyey,(Somalia)

  • @alifaraax3343
    @alifaraax3343 4 ปีที่แล้ว +8

    Waxan ah qofkii ugu hereye heestan codsada

  • @daalochanell5064
    @daalochanell5064 4 ปีที่แล้ว +8

    Heesta maxamed mooge baan ku maqlay keligii. Inuu cabdi qays sameeyey waa ogaa . Hibo inay qaado iyo qays maan ogeyn.. waa heestii qays ku weeraray dawladii siyaad barre ..

  • @Waansiib
    @Waansiib 4 ปีที่แล้ว +3

    Waa wax wacan o wangsan

  • @m.m.xiiray7511
    @m.m.xiiray7511 4 ปีที่แล้ว +5

    Geestayada miyuu faras gashaan qaadi joogaa

  • @mohamudsaid760
    @mohamudsaid760 4 ปีที่แล้ว +3

    Labada beyd ee uu cabdiqeys qaadayo ayaan maqli jirey hore umaan maqal inta ay Hibo nuuro qaadeyso

    • @QAADIRI
      @QAADIRI  4 ปีที่แล้ว +1

      heestani kumay jirin TH-cam
      the first time

    • @mohamedomarhassan6973
      @mohamedomarhassan6973 4 ปีที่แล้ว

      TH-cam-ka waan ka waayay laakin cajalad ahaan ayaan u dhageysan jiray waad ku mahadsatihiin

    • @xuseenibrahim217xuseen7
      @xuseenibrahim217xuseen7 4 ปีที่แล้ว

      Heeso dhaney Qeybo kala. OO ah 5 beyed oo ha kuwii.hore 76

    • @buuxciise2167
      @buuxciise2167 4 ปีที่แล้ว +1

      @@QAADIRI wllo beri aan miyiga joogay waxan hayay heesta gebigeda ayado cabdi qays qadayo bal raadiya saxib yal

  • @dhagoibrahim3767
    @dhagoibrahim3767 2 หลายเดือนก่อน

    Eshcaala hees hoydi

  • @MohamedAAbdi-gg2rg
    @MohamedAAbdi-gg2rg 4 ปีที่แล้ว +2

    Heestan waxa hore u qaaday Mohamed Mooge Liban

    • @QAADIRI
      @QAADIRI  4 ปีที่แล้ว +1

      mujaahid maxamed mooge ilaahay ha unaxariisto

    • @MohamedAAbdi-gg2rg
      @MohamedAAbdi-gg2rg 4 ปีที่แล้ว +1

      @@QAADIRI amin

    • @hodanibrahin1569
      @hodanibrahin1569 ปีที่แล้ว

      ​@@QAADIRIAllaaahuma Aamiin 😢

  • @rageqate7714
    @rageqate7714 4 ปีที่แล้ว +3

    thanks

    • @QAADIRI
      @QAADIRI  4 ปีที่แล้ว +1

      You're welcome!

  • @cabdiqanidhiibsane
    @cabdiqanidhiibsane ปีที่แล้ว

    Cabdi adan xaad

  • @cabdiqanidhiibsane
    @cabdiqanidhiibsane ปีที่แล้ว

    Abdi adan xayd

  • @LiibaanSuudi-k1r
    @LiibaanSuudi-k1r 16 วันที่ผ่านมา

    Axaruuli cadali

  • @MahadCabdi-tc7pi
    @MahadCabdi-tc7pi 6 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @hooygamiisaan5419
    @hooygamiisaan5419 3 ปีที่แล้ว +1

    Cabdi aadan iyo hibo waa hees qadiyan halisa ka sheekynaysa

  • @xuseenibrahim217xuseen7
    @xuseenibrahim217xuseen7 4 ปีที่แล้ว +1

    Maxaay nagaraanayan.waba yab iyo cajab habeen wanagsan melkasta.nabad.iyo cano

  • @abdidahir5270
    @abdidahir5270 4 ปีที่แล้ว +3

    Cabdi adan xaad qays iyo hibo maxamed hibo nuura ilahay toobada ha waafajiyo waxay ahayen dad meel fog wax ka arkaye

    • @QAADIRI
      @QAADIRI  4 ปีที่แล้ว

      ma towbadbaa ka maqan

  • @JamalMahmuùd
    @JamalMahmuùd 6 หลายเดือนก่อน

    C qays wuxu ahaa halgamaa wayiin

  • @khalidtaayiro181
    @khalidtaayiro181 3 ปีที่แล้ว

    Gaboodkii dhulkeeni miyad geed ku aragtaa

  • @IsmacilMuxumed-ls9bs
    @IsmacilMuxumed-ls9bs ปีที่แล้ว

    0:47

  • @NimcoMahamettt
    @NimcoMahamettt 5 หลายเดือนก่อน

  • @bashiirafrica2105
    @bashiirafrica2105 4 ปีที่แล้ว +1

    Yes

  • @IsmacilMuxumed-ls9bs
    @IsmacilMuxumed-ls9bs ปีที่แล้ว

    8:02

  • @cabdihassan3084
    @cabdihassan3084 ปีที่แล้ว +1

    Hibo nuura waxay leedahay hadaanu nahay gudo biirsi anaguna gumaadka iyo gooni u goosadka waanu idinku raacsanahay

    • @faysaliman3213
      @faysaliman3213 9 หลายเดือนก่อน

      Cadiqays gadabuursi xidid ayay ahayeen oo Amina cabdillahi ayuu qabay oo laba caruura u dhashay
      Mnsha allah

  • @mawlidismacil2451
    @mawlidismacil2451 ปีที่แล้ว

    Hees macan dhe

  • @MaxamudcabdiAhamad
    @MaxamudcabdiAhamad หลายเดือนก่อน

    🎉🎉🎉😅

  • @AbdirahmanMohamud-c9d
    @AbdirahmanMohamud-c9d 5 หลายเดือนก่อน

    QQ❤

  • @cabdiwalibeeroof2483
    @cabdiwalibeeroof2483 2 ปีที่แล้ว

    Nice

  • @maqademaqade7361
    @maqademaqade7361 2 ปีที่แล้ว

    Lovely song

  • @ahmedjama9112
    @ahmedjama9112 4 ปีที่แล้ว +4

    gorma goconji mooyee aaway lagama guurii galoolkiyo maraagii sowkii gooyay jiilaal

    • @runsheeg1xbet969
      @runsheeg1xbet969 4 ปีที่แล้ว +3

      Gurma go,ankii dheh
      Gurmo go,an means geedka baarka laga jaray

  • @NOURMOHAMED-lg8sc
    @NOURMOHAMED-lg8sc 2 ปีที่แล้ว

    Allaayacisak

  • @akaamahmoud2871
    @akaamahmoud2871 4 ปีที่แล้ว +2

    🖒

  • @xuseenibrahim217xuseen7
    @xuseenibrahim217xuseen7 4 ปีที่แล้ว +1

    Cajab

  • @barkadcabdi9221
    @barkadcabdi9221 4 หลายเดือนก่อน

    Beri samaadkii

  • @AhmedMahmoudHersi
    @AhmedMahmoudHersi 5 หลายเดือนก่อน

    Hibiscus nuur gantahii jacaykag

  • @c.raxmaanabshir369
    @c.raxmaanabshir369 2 ปีที่แล้ว

    Gefsan iimaleeye

  • @abdiazizdahir1846
    @abdiazizdahir1846 11 หลายเดือนก่อน

    Abdi qays heesta wuxuu ka sameeyaay gumays tii afwaayne
    Saw galaba waxa dhaca goob joog umaan ahay saw kulama garan karo intaan guri cuun somaray guga iyo magoolkii sawkaan sogaadaaal baxay
    Aduuba gorayo tigadiii shabeeliyi naqa gosanaye

  • @MustafeMohamed-mj4vr
    @MustafeMohamed-mj4vr 3 หลายเดือนก่อน

    Waxaan ku xasuustaa iyadoo maydkayagii iyo dhaawacii gurigayaga,la kulmay oohinta la qarinayo kuwii dhaawaca Ahaana hortayada lagu toogtay,welina sawirkii iyo sanqadhiirasaastu Aanay dhegahayga iyo maskaxdayda ka baxayn

  • @sucuudicumar9674
    @sucuudicumar9674 ปีที่แล้ว

    Saw galaba waxa dhaca goob joog uma ahayn

  • @c.raxmaanabshir369
    @c.raxmaanabshir369 2 ปีที่แล้ว

    Sawkan cirirkii reerkii Guuree reerkii Gadh qabad helay

  • @SadaamIsmail
    @SadaamIsmail 7 หลายเดือนก่อน

    Reer xamarku mafahansana hesta waxay uu dhagaystan jacayl maha jacayl ee wa heesihi ncmka nsm lgu bahadilayy

  • @fuaadamaan2621
    @fuaadamaan2621 3 ปีที่แล้ว

    EREYADII IYO LAXANKII CABDI QAYS CODADKA HIBO MAXAMED IYO CABDI QAYS

  • @somaliland6718
    @somaliland6718 2 ปีที่แล้ว +2

    REER WAQOOYI WIXII KU DHACAY -- ISRAACII DABADEED ... NIN RAGI WU GARANAYAA NACASNA LOO SHEEGI MAAYO --- !!!!! QOF XAQIISII LA DAFIRAY

    • @JamalMahmuùd
      @JamalMahmuùd 6 หลายเดือนก่อน

      Sxb wllhi waarun

  • @xamsebashiir3354
    @xamsebashiir3354 11 หลายเดือนก่อน

    Q😂

  • @cabdihassan3084
    @cabdihassan3084 ปีที่แล้ว +1

    Galool kiyo maraagu waa ubaxii ama dhalinyaradii isaaq jiilaal waa siyaad bare gurmo goan waa odoyaasha

    • @JamalMahmuùd
      @JamalMahmuùd 6 หลายเดือนก่อน

      waa sidaa sxb

  • @mohamedqaray847
    @mohamedqaray847 5 หลายเดือนก่อน

    viking *❤£(Wcb)2 bullring-3ltd ppe24/25 elite(eagle-eyed)vstv.

  • @dhagoibrahim3767
    @dhagoibrahim3767 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤