Q. 2aad - Kiiskii Mama Saafi Cadeymo Cusub Oo Lasoo Bandhigay | MAXKAMADA DAHIR ALASOW

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.ย. 2024
  • Q. 2aad - Kiiskii Mama Saafi Cadeymo Cusub Oo Lasoo Bandhigay | MAXKAMADA DAHIR ALASOW

ความคิดเห็น • 88

  • @mrsocotraisland1939
    @mrsocotraisland1939 หลายเดือนก่อน +11

    daahir guuleeyso saafi xanuun keey soo martay ma istaahisho 1000 bilyan ilaaheey waxaan ka baryay nimankii dhibkaan marsiiyay aduun iyo aakhiro ineey nolosha ku uraan

  • @FarahHassan-fp9tr
    @FarahHassan-fp9tr หลายเดือนก่อน +4

    Good work Mr Dahir, I support your court with all my might

    • @caliabshirtube4109
      @caliabshirtube4109 หลายเดือนก่อน

      DAAHIR CAADI MAAHA WAA NIN FAHANSAN WACYIGA KAJIREY WAQTIGII NABADA IYO HADA SOOMAALIA

  • @CaliXamari-fw2ps
    @CaliXamari-fw2ps 20 วันที่ผ่านมา

    Daahir,calasoow waa madaxweyyynaha makakabada soomaaliya meelkasta joogta❤❤

  • @ahmedmahamed9676
    @ahmedmahamed9676 หลายเดือนก่อน +3

    Boowe maanta aanba kutagarey ❤ ajarbaa kahelaysaa like iyo sher naweydii❤

  • @nimoabdullahi3317
    @nimoabdullahi3317 หลายเดือนก่อน +1

    Waa runtaa Daahir ❤❤

  • @Guesswhich
    @Guesswhich หลายเดือนก่อน +1

    Daahir wan ku tageeraa calashan mamadan aad garabka siisay guuleyso walal qaali

  • @abdidiirye2332
    @abdidiirye2332 หลายเดือนก่อน +3

    Maxkamada Daahir Calasoow hala raaco ayadaa ugu dhow cadaalad.

  • @deeqo123
    @deeqo123 หลายเดือนก่อน

    Allaha unaxariisto sheekha

  • @SuhurAbdi-xd5dl
    @SuhurAbdi-xd5dl หลายเดือนก่อน +3

    Ilahayow dahir noo daa hadii anu dumarka nahay wuu noo hiilayay raga somaliyeed waaku dumarkii sidaa u galaaya

    • @user-vl6qv9nt2c
      @user-vl6qv9nt2c หลายเดือนก่อน

      waxa fican qoysaska isqaba inusan dhexgalin waayo tii xogaa carotaa waxay iska ledahy wan ku dacwehe raga somaliyed hada nahay taasi nama anfaceyso waayo qoys burbur ayi kenesa cananan wan ku lenahy sowjadkena

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 หลายเดือนก่อน +5

    MAGACYADA KUFSADAYASHA
    1- KUFSADE SARE
    C/LAHI GOOF JOOG 62JIR
    2-FOOLOW CALI MAREYKAN 61JIR
    3- AHMEDNUR JUGE 65JIR
    4- ILKO BOQOL XAARAMIYIIN IF IYO AAKHIRABA ALLAHA KU CADAABO

    • @rayanacookingchannel4756
      @rayanacookingchannel4756 หลายเดือนก่อน

      Aamin aamin aamin yaa allah

    • @NawalDahir-b7j
      @NawalDahir-b7j หลายเดือนก่อน

      Ayadana 39 jir weeye ayada saqiir.beey ahayd lkn ayaka Niman waweyn bey ahaayeen

    • @Beingme541
      @Beingme541 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@NawalDahir-b7jmahan saafi waa 53jir waye lakin ayaga Ka weyna

    • @blessedme8532
      @blessedme8532 หลายเดือนก่อน

      Ilka boqol soo ma laha magac buuxa

    • @Sucad38
      @Sucad38 หลายเดือนก่อน

      @@NawalDahir-b7j 54 Sano ayey jirta. ,Subaxanallah Way Wada Yihin Subaxanallah

  • @hawaali2760
    @hawaali2760 หลายเดือนก่อน +1

    goof kaligiis maahan ee halasoo qabto mujrimiinta kale dhamaantood dhikey geysteen halaga jaro saafi waad guuleysatey
    daahiroow adigana guuleyso.

  • @lackyismail9332
    @lackyismail9332 หลายเดือนก่อน +2

    The community investigator 😂

  • @mulaaxocaqli554
    @mulaaxocaqli554 หลายเดือนก่อน

    Sheekhaas ilaahay janatul firdawsa hadeeyo 🤲🤲🤲

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 หลายเดือนก่อน +5

    ilkoboqol waa HG Sacad ayaanle maxaad oga leexaneysa

    • @hawohosh9198
      @hawohosh9198 หลายเดือนก่อน

      Markii ugu horeysay ayaan soo qoray maxaa loo sheegi waayay ninka afaraad oo daahir u dhahaayo ilmayaruu ahaa 17 jir waa laga dabageeyay daahir wuu ka wareegsadey ee aqbaarta loo soo gudbinaayo wuu ku qasban yahay inuu so gudbiyo haddii kale dadka soo gudbinaayo

    • @mahadohassanhochmahadohass8661
      @mahadohassanhochmahadohass8661 หลายเดือนก่อน

      Istaji wax laga leeexanaayo ma jiree ee adaa waxkle kugu jiraaan

    • @blessedme8532
      @blessedme8532 หลายเดือนก่อน

      ​@@mahadohassanhochmahadohass8661muu sheegin

    • @nadifoomar9161
      @nadifoomar9161 หลายเดือนก่อน

      @@mahadohassanhochmahadohass8661saa muu sheego kuwan kale wulaso orde

  • @mulaaxocaqli554
    @mulaaxocaqli554 หลายเดือนก่อน

    Ala daahir guulayso bada salkeeda shaydaanka joogana wuunoo soo qaban karaa geesi horay usoco

  • @miskibare6308
    @miskibare6308 หลายเดือนก่อน +2

    Fahim ficaney maxakamad keen

  • @user-ht2ht8lv7b
    @user-ht2ht8lv7b หลายเดือนก่อน +1

    Dadkan qabilka kahadlaya adinka dabiga magesan mamdan shalay kudhacay adinko qabiil amah hawiye iyo darood shekada udhigaya qofkan hadulminina ilahay uga baqa wlhi anan qabiil amah mid kuladhashayba aan qabiga labada mitir kula galen mantaa mamadan booskeda isdhig waa hadad damir nool ledihiin wlhi hadow iladhashay laqadaralaah inan xigsaden difacen waa dayus halaqabto baan dhihilaha oo nafteda baa ilahay ugabaqa masiga qabriga ilagala plzzz somaliayay dadka dulman hadan cawikarin if adan uduceykarin afkina kaxirta intaa adiganah waankudan nolasha waa waqtikoban arinkanah inaay banaka kento ayada goankeda leh hadey xaqeda hele ilahay hausahlo uduceya waxlayaba qof naag ah ee hadanah nimankaa qabiil ugu hiline amah waa iladhashay xisho damirka baa kadhinte hostina baad kahelesan hadad dulmigaa iskadey daan anigaa nimanka latirinayay qabilkega waa kujiraa halasoqabto banah leyahay wanah habareynaa uqubo hakuwada dhacdo mid anan aqiro adunkaharin qabii nacala kuyaaal canser boow idinku noqday war ilahay kabaqa mamadan waa hero wlhi ceeb wax laga hadala xanuunkii garay ee lanosha hay maad garanesid hada waxba katari karin afkiina kadabosha somaliayay plzzzzzzzzzzzzzzzzz🥹🥹🥹🥹🥹

  • @Faroukcadaala
    @Faroukcadaala หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid Dahir, in cadaalad lahelo waa wax muhiim ah, Maxkamada dowlada ayaa cadaalad alaan lagu nacay ee Dahirow cadaalada Priority nambar Kow hakuu noqoto inshaalah. Well done Dahir hor usoco.

  • @caliabshirtube4109
    @caliabshirtube4109 หลายเดือนก่อน +1

    MAMA SAAFI ILAAHEY QALBIGA HAKUU DAJIYO WAX LAGA SASO WAATAHEY !!! HADA IS ILAALI SAVE MATIHID OGOW

  • @Beingme541
    @Beingme541 หลายเดือนก่อน +4

    Waba duqow la duqoway danbigi iska dhigaya dad sharafleh ayadina wala ceynaya saafi cey iyo ceeb malihid

  • @user-sb5ou5qk2q
    @user-sb5ou5qk2q หลายเดือนก่อน +1

    Gabar ksda gurigoda ha ku joogdo wareeg bahal baa laagu galaa

  • @user-pr6rb6si8u
    @user-pr6rb6si8u หลายเดือนก่อน

    Waa kuu hanbalyeynayaa daahirow walaaloow caayda ka daa oo umada hacaayin

  • @aminaibrahim471
    @aminaibrahim471 หลายเดือนก่อน +1

    Salamalaykum mashallah

  • @mohamedalihersi9057
    @mohamedalihersi9057 หลายเดือนก่อน +1

    Arintaan wax badan ayaa iska soo taraya dahir shaqa adag ayuu hayaa arinkaan haka harin ilaa danbiilayaasha banaanka la keeno

  • @adoontiialle8270
    @adoontiialle8270 หลายเดือนก่อน

    Waa maxay jijimuhu daahiroow

  • @user-pr6rb6si8u
    @user-pr6rb6si8u หลายเดือนก่อน

    Walaaloow dad waawen ayey ahaayeene maxaa ugeeyay cunugta yara waxaaba jiray buurkaroole oon danbileysu raacane

  • @umuraage8617
    @umuraage8617 หลายเดือนก่อน +3

    🙄🙄Waa taa somali durba waxey iloobeen in mudo ah in lagu dhagnaa goof jooge oo nin hawiye ahaa qof hawiye ah oo tiri war ninkaa afka kala baxa ma jirto marka uu raggi kale soo helayna daarood buu u badalay ayey iska soo jareen daaroodkii alle ha idinka madoobeeyo qabiil waad basbeesheenee.

    • @SuhurAbdi-xd5dl
      @SuhurAbdi-xd5dl หลายเดือนก่อน +1

      Waa dad jahiil aha nimaan koox ah oo saxiipo ah ayay ahayaan marka dulimi ayay wadan dadka leh waa qabiil ayaa loo socodaa

    • @blessedme8532
      @blessedme8532 หลายเดือนก่อน

      Duniyo Hawiye
      Cabdulahi goof Hawiye
      Ilka boqol Hawiye
      Felow Daarood
      Labada kale kuma jiraan kufsiga waayo mamada afkeeda ka tiri ninka mariixaanka ah makhraati ahaan u raadiyey waayo si fiican bee u taqaney. Haduu kufsiga ku jirey weey aqoonsan leheed.

  • @miskibare6308
    @miskibare6308 หลายเดือนก่อน

    Please dahir fahima u dood

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 หลายเดือนก่อน +1

    GASAR AA LA DHAHAA CUDURKA TUURTA

  • @ahmedhassan-yb6gy
    @ahmedhassan-yb6gy หลายเดือนก่อน

    WAXA LA YIRAAHDAA LIIBAAN XASAN KURTUN

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 หลายเดือนก่อน +1

    FALOW MAAHEE FOOLOW CALI MAREYKAN

  • @fathiahussein7135
    @fathiahussein7135 หลายเดือนก่อน +1

    Waalidkaa la waydiiyaa dhibta awlaada ku dhacda

  • @leed.duulaa3794
    @leed.duulaa3794 หลายเดือนก่อน

    Hadda waa kululaatey,,qatarta u weyn waa in Saafi Holland ay sharci ku laheyd kadibna Ingiriiska iska dhiibtay oo sharci iyo dhalasho ka qaadatay marka Nimankan waxay qarxin karaan in Saafi Ingiriiska ay been isku dhiibtay weyso ma dhowrna

  • @mamacalimamacali8875
    @mamacalimamacali8875 หลายเดือนก่อน

    Daahir sanad Kaan waxaad sameysay waxaan waligood aan wiil Somali ah uusan sameen daahir kuwaas cuqubo ilahey ha Ku rido

  • @cabdiadow1508
    @cabdiadow1508 หลายเดือนก่อน

    ASC hayelin ehel iyo qaraabo intaba markii aad dhibtooneysay meysan kula qeybsan odayaal kistii lagu siiyo kaa sii cunayo ee ben ben 4fatoxo ku soo dyl gambanaya diido ee nimanka aduunka uga aar gooso wasaqiinta cide doonan ha noqdaan

  • @Xadiyoluula
    @Xadiyoluula หลายเดือนก่อน +2

    Waxaan dhan waxa so abaabulay waa Abdilahi qoof
    Kuwa kalena waa isku danbi uun kuligood.

  • @cabdiburcaawi2799
    @cabdiburcaawi2799 หลายเดือนก่อน

    Maxay.isika.fadexayiayisa

  • @CaliXamari-fw2ps
    @CaliXamari-fw2ps 21 วันที่ผ่านมา

    Tuure goobe

  • @SacdiaSheik12
    @SacdiaSheik12 หลายเดือนก่อน

    Maxey ku talay tos wadada carwa idka marka bear onkod la dhaafo

  • @leed.duulaa3794
    @leed.duulaa3794 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂 asoo tuurle muu wax kufsanaa

  • @mulaaxocaqli554
    @mulaaxocaqli554 หลายเดือนก่อน

    Gabadh qaaliya ayay ahayd oo loo han waynaa xaasidiintaas aya baa biya balaayo idinku dhcday kuwaas soomaali oo dhan ayaa habaartay

  • @caliabshirtube4109
    @caliabshirtube4109 หลายเดือนก่อน

    WIILASHA KULA DHASHEY MALAGA WAAYEY NINCANADA UGU TAGA KAN LAHUBO FANANKA SAAQIDKAA OO KASOO GUDA WAXUU GALEY NINKAAS !!!!

  • @mulaaxocaqli554
    @mulaaxocaqli554 หลายเดือนก่อน

    Kkkkkkkkk $50,000 kulha maxkamada caalamiga ee daahir calasaw hanaga ceebaynina dhaha

  • @mulaaxocaqli554
    @mulaaxocaqli554 หลายเดือนก่อน

    Kkkkkkk waxaasi waamaxay ku dhacay fooloow Dee cuqubadiii saafi ayaa ku dhcday

  • @SagalCabdulahi-tw7wd
    @SagalCabdulahi-tw7wd หลายเดือนก่อน

    Daahir waxaad tiri goofjooge wuxuuyiri xukunkuwuxuu noqonayaa kadaasidaas xukun adiga

  • @user-ff2xw5dp9x
    @user-ff2xw5dp9x หลายเดือนก่อน +2

    Filimkan waxaa lobadalay Darood calasow Darood naceeb kudil xayaawsn

    • @KawsarAhmeth
      @KawsarAhmeth หลายเดือนก่อน

      Miyaan dumar Kula dhalan carabku waaa qalin darood danbi kaa mayidhi mayan qiyaane na wa Ku hadhay

    • @MashaAlllahAlhamdullilah
      @MashaAlllahAlhamdullilah หลายเดือนก่อน +1

      Reer qurac Dahir baaku dhexbakhtiyey.
      War ilaahey ka xishooda oo naceybka aad daahir u qabtaan iyo kala saara dhibaatada ku dhacday waalaasheen.

    • @nadifoomar9161
      @nadifoomar9161 หลายเดือนก่อน

      @@MashaAlllahAlhamdullilahilka bqol wa wa sacad ayanle muu sheego sheeko badanaa

    • @Sucad38
      @Sucad38 หลายเดือนก่อน

      Sidad Adiga uu fikirtay maha Sheekadan Waa la simanyhy Labo nin oo darood ah Iyo Labo oo Hawiye ah Aya Gabadhan Dhibta uu Geystay ,Rag gabadha Kufsaday Adigub kumu daayene Waxba qabil ha Ha Firin

  • @JigjigaNewsChannel
    @JigjigaNewsChannel หลายเดือนก่อน

    Dushis kama kufsanayo,

  • @user-po1gc5hj8o
    @user-po1gc5hj8o หลายเดือนก่อน

    Shaleemo shuceey waxeyku taali jirtay kasoohorsheedka hotel shaam dhinaciisa bidix ee jid mareexaan waa guriga weyn ee lootada ah hada baqaaro ayaa lagadhigay shaleemada

  • @Farhiya-yj4ir
    @Farhiya-yj4ir หลายเดือนก่อน +1

    Ma uu jeeda Durba Afaaro Qabiil ayu Bilaabay war ninki Filimka kabihiisa ahaa meel ku sheg waxba ha xag xagan nimankan Darood

    • @NawalDahir-b7j
      @NawalDahir-b7j หลายเดือนก่อน +1

      Dee mamada ayadaba dhashay ilma maxamuud salebana kiiskane hawiye iyo daarood waaye dhamantood allaha keeno

    • @Farhiya-yj4ir
      @Farhiya-yj4ir หลายเดือนก่อน

      @@NawalDahir-b7j iyadaba ma taqaano Ragas uu maga caabayo wexey Og tahay oo xaqiiq ah ninki Goof aha ee soo Af duubtay ragana maxa meel kale loo Adaya

    • @Beingme541
      @Beingme541 หลายเดือนก่อน

      Baris baa socota

    • @Xadiyoluula
      @Xadiyoluula หลายเดือนก่อน +2

      Maamadaan ma kala jecla hawiye iyo darood, yada waa isugu wada mid eyda eydu dhashay😢

    • @KawsarAhmeth
      @KawsarAhmeth หลายเดือนก่อน +2

      Naaaaa miyanad dumar dhalin ama walalda dhalin carabku waaa qalin nabsigana dabayla sida ee qaniil danbi Ka mayidhi mayeee mad joogi

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 หลายเดือนก่อน

    Ninkani waa Tuubo Raaca Habrtani 70sano jirka ah ayuu Fause ku raadinayan waxa ugu sheekeyey 50k$ ayaa loo balanqadey waa beentiis tuug mooryaan dhiigyocab bohol ayuu ku ridey

    • @Towxiid-xi5pm
      @Towxiid-xi5pm หลายเดือนก่อน

      Alle ka baq manta waa aduunyo beri wa aakhiro waxadan ogeen hagu dambaabin khabrina waa nasugaa OO kali lagu yahay wll midna ogow manta hadii lagu sameyn lahaa hooyada walaasha eedada habaryartaa ayeeyda gabadhada sidaan uma hadasheen lakin waxa aad ku hadashay waa nabsi ogow hadey manta dhinac kaa tahay masiibada Alle waa xaqsoore marka rabbi dalo ku filan wllo waxaas ka dawbad keen Alle dambi dhaaf wey diso maamada ku dheh I cafi waa hadi aad tahay qof Imaan leh ikana raali noqo hadi aad dhibsado waanadeyda wllow diintena ayaa na fareysa qofka aad jeceshay naar uga tig mahadsanid..

  • @user-ht2ht8lv7b
    @user-ht2ht8lv7b หลายเดือนก่อน +1

    Dadkan qabilka kahadlaya adinka dabiga magesan mamdan shalay kudhacay adinko qabiil amah hawiye iyo darood shekada udhigaya qofkan hadulminina ilahay uga baqa wlhi anan qabiil amah mid kuladhashayba aan qabiga labada mitir kula galen mantaa mamadan booskeda isdhig waa hadad damir nool ledihiin wlhi hadow iladhashay laqadaralaah inan xigsaden difacen waa dayus halaqabto baan dhihilaha oo nafteda baa ilahay ugabaqa masiga qabriga ilagala plzzz somaliayay dadka dulman hadan cawikarin if adan uduceykarin afkina kaxirta intaa adiganah waankudan nolasha waa waqtikoban arinkanah inaay banaka kento ayada goankeda leh hadey xaqeda hele ilahay hausahlo uduceya waxlayaba qof naag ah ee hadanah nimankaa qabiil ugu hiline amah waa iladhashay xisho damirka baa kadhinte hostina baad kahelesan hadad dulmigaa iskadey daan anigaa nimanka latirinayay qabilkega waa kujiraa halasoqabto banah leyahay wanah habareynaa uqubo hakuwada dhacdo mid anan aqiro adunkaharin qabii nacala kuyaaal canser boow idinku noqday war ilahay kabaqa mamadan waa hero wlhi ceeb wax laga hadala xanuunkii garay ee lanosha hay maad garanesid hada waxba katari karin afkiina kadabosha somaliayay plzzzzzzzzzzzzzzzzz🥹🥹🥹🥹🥹