Aslmc.saaxiib wararka aad dadka u soo gudbinayso iska hubso intaanad ummadda u sheegin,please iska ilaali war jacayl iyo fiyuus ku raadis yaanu ku qaadin waayo qof weynbaad tahay,waanan filayaa inaad muslinimo ku abtirsato.Alle ha laga baqo tan waa laga tegayaaye
Guuuuuuul somaliland❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Ha odhan khaatumo EE waxaad yidhaa huwanta Xaarood
Guul somaliland❤ noolaw guuguule❤
SLanad 💚🤍❤️Guul insha Allah
Subxanallah 🎉
Guuuuuuuu somaliland viiva somaliland viiva somaliland viiva viiva viiva somaliland isaaq nimo viiva snm isaaq nimo is not easy
Kulan quruxbadan🎉🎉🎉🎉
Kan waxaan jirin ayuu ka sheekeya
Waar Heedhe maxaa kaa qaldan ?SSC khaatumo iyo waxaa maxaad ugu celcelinaysaa Waxan wa huwan markaa magacooda beenta ah ha u qiil samany oo ha dhigin waxa amam maamul jira.
Aslmc.saaxiib wararka aad dadka u soo gudbinayso iska hubso intaanad ummadda u sheegin,please iska ilaali war jacayl iyo fiyuus ku raadis yaanu ku qaadin waayo qof weynbaad tahay,waanan filayaa inaad muslinimo ku abtirsato.Alle ha laga baqo tan waa laga tegayaaye
Kelmeda SSC wax jira maha adna waad kucelcelinaysa iyagu afkoda way udiidan somaliland inay yidhah
Daan sirta cidamada iyo waxa laga wadahadlay hashegin hadikale waxad
Noqonaysa huwankalkal
Waar dagaalna ma dhicin eegi is arkay oo is tuurtuuray uun bay ahayd