😂😂😂 Waaba loo jeeda ine inaxashi iyo xirsi uu soo qooren dhaqalo somaliland ee uu ka shekeynayo hoosba uma dhicin ee waa riwayade uu cidenka kuu mawelinayo 😂😂😂😂
@cabdalacawilyoohiye3 caqliga alaha ku bara keeyo wll pointiga ad arkayso wan kula arka in itobiya loo cagwerejiyo way istahilan wayo wey inagu dul gorgortamayaan somaliland wax la aqbali karo maha
Waarkaas madaxwayne maha qaybt maskadA xusuustu ma noola waayo matba laba ey buu warqada ugu soo qoraa gatbahaaray ciidamadu runta ha sheegaan maydkan la jiidayo dadku ha yiraahdaan dalka citiraaf u raado oomar wadadii la jeexay marimaayo waxaanu marYn sirta lagA hayo ayaa wax walba kawayn ilaahay soo qabay cawlka maahsan
CABDIRAXMAAN wAa MADAXWEYNAHA DALKA KA DIB MARKUu DIB U EEGO MOU ~ ga HAD🎉DI I AANU ANFACAYN SOMALi LAND wAXA Ku QORAN WUu LAALi KARAa Awoodna wuu u Leeyahay .
Ethopia baa isku dhiibtay Turkeyiga oo NATO iyo BRICS ba isku direeysa. Waxaay dooneeysa iin aay xal u hesho badeeda oo Fransiiska iyo US iyo Israel ku murensanyihiin. Egypt Syria na waay ku jirraan badaas. Markaa anagaa badayada baa loo isticmaalaya sii aa loogu khasbo iin koowda helaan. Turki baa na xanibeeysa oo sabab u ah dagaalka so galay SL.
Wariye halkaa kawad wararka fiicane noo soo gudbisid🎉🎉🙏🙏
Subxanalaah hal kelmed maskaxdiisa kama yidhaahdo warqad uu xirsi usoo. Qoray ayuu himbiriirsadaa ilaahay sharkaaga hanaga duwo ciidanku kii Aad heesaha ka samaysay ee Aad buurta ku laysay miyaanu ahayn
😂😂😂 Waaba loo jeeda ine inaxashi iyo xirsi uu soo qooren dhaqalo somaliland ee uu ka shekeynayo hoosba uma dhicin ee waa riwayade uu cidenka kuu mawelinayo 😂😂😂😂
hire arabsiyo news warar xaqiiqa oo dhexdhexada
Warkaagu Run haku fadhiyo adero.
Views News!!!!
Waa xaqiiiq san Santa ciro iyo xashiish ka somaliland diidka uu umagcabaye ayaa loo jeeda 😂😂 been waa soo dhamataye
Mashallaah Talyeyasha gesiyaad CIIDANKA Qaranaka JSL HABAALAYO ❤❤❤❤ wmenaah Qaranaka JSL barakeesan hambalyo reer Somaliland Miid Niimo❤❤❤👍🏼👍🏼👍🏼💚🧡❤🙏🙏🙏
😂😂itopia miyey labaweji yeynaysaa maxaykawaddaa 😂😂😂cajiib haday walaacdo iyadu waaxor SLNDse ballankamabixin khayr insha Allaah Alloow guuuul SLND Alloow jebi cadawga SLND indha Allah aamiin yaarabii ☝️🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲❣️
Ciro walaahaanu kaa yeeleyn inaad Xamar isku dhiibto. Mudaharaadyo hala abaabulo 30 sano sababtii la idiinka ilaalinayey xukunka ayaad rumeyneysaa fartayadaanuna eedeynaa haday run noqoto.
Ethiopia iyo somaliland waan taageersanaa heshiiska dhexmaray lkn ethiopia double face ayey cayaaraysaa, muuse biixi 1 sano ayuu ka war sugayey in heshiiska la dhamaystiro lkn dhanka ethiopia ayuu warwareegu kajiray markaa ciro haduu ka warwareego wuu saxanyahay 100% Hala dawakhiyo ethiopia lafteeda waayo siyaasad ahaan uma bisla waa dowlad wareersan
@cabdalacawilyoohiye3 caqliga alaha ku bara keeyo wll pointiga ad arkayso wan kula arka in itobiya loo cagwerejiyo way istahilan wayo wey inagu dul gorgortamayaan somaliland wax la aqbali karo maha
odayga ciro balantii uu uqaaday ciidanka wuu beeniyay ceeb inuu marlabaad balan kale ka dulgeeyo balantii hore ee beentii
AKHAAS CIIRO FAASHA HAALYSKA QAABTO 😮😮😮😮
Formu kordhinaya 😮😮
Xukumadini Somaliland way ibiisi Ethiopia ayu Sweden back wakwa shigi runta wiin laga gaca fadiga faqash uu gargar way xukumadani
Walaahi bana la iska yeelan in dalka ay iibiyan wadani nabad anay ku fadhiyan guryahooda ee waaa waxay ka halan
Daahir jimcaale dhegataag.
1.0. Waxan dhahayaa warkaagu waa afkii muuse biixi cabdi.
2.0. Waxan kuu sheegayaa heshiiska MoU maxaa keenay xilligii uu muuse biixi cabdi dhammaystey muddo xilleedkiisii iyo weliba muddadii kordhinta.
3.0. Maxaa keensy innuu dhaho MoU ga khayaaliga iyo beenta ah waxan ku beddelenayaa aqoonsiga.
4.0. Waxan dhahayaa xaggeed ku aragtey aqoonsiga lagu beddelanayo berigga iyo badda lughaya iyo saylac oo dhan 400 kilometer square ah.
5.0. Haddaba dawladda ethiopia ma waxay noqotey United Nations General Assembly.
6.0. Taasi oo aqoonsiga dawladaha ku shaqada lahayd.
7.0. Heshiiskaasi waxa ka saarey meesha heshiiskii lagu galley turkiga ee qeexayey ilaalinta midnimada somalia.
8.0. Waxan dhahayaa turkigu warkii uu sheegay abbii ahmed ali waa la ogsoonyahay.
9.0. Heshiiskaasi wuxuu ka baxay hawada waxana ka saarrey heshiiskii turkiga. Warka ka soo baxay dawladda turkigu ee sheegay lama aqoonsanayo.
Soow kuuwi wariye kuu shegaye xiirsi maaxa laga faidaya somaliland s garxajiis abihin iyo hinguriga kaa waasa ciro kursi fule yee maa somalia loo dortaye dhila den ciro wasmada hasaan jecle
oo maxaad sugaysiin oo kale!?idinkaa u daayay kursiga cirro madax diiran.
Oo ma Ethiopia ayay isu dhiibi lahayd dump
Cidenka deeye doqonimadiisa iyo hada al jelec seedey uu eg Ayaan ciiro yaa soo tosiyeeey nacaski 😂😂😂😂
Waarkaas madaxwayne maha qaybt maskadA xusuustu ma noola waayo matba laba ey buu warqada ugu soo qoraa gatbahaaray ciidamadu runta ha sheegaan maydkan la jiidayo dadku ha yiraahdaan dalka citiraaf u raado oomar wadadii la jeexay marimaayo waxaanu marYn sirta lagA hayo ayaa wax walba kawayn ilaahay soo qabay cawlka maahsan
*CABDIRAXMAN CIRO*
*XAMAR UU DIIBA SOMALILAND SHACABKU DHIMASHO IYO GERI AYAY KA YAQANAY* *WAYO QARANKAN MA AHANAYO MID LAGU QAMARO*
Mar Ciro Zero u ciil qabay in uu mat uin salaan ka qaato ciidanka ayaa maanta tegey xarunta ciidanka,
CABDIRAXMAAN wAa MADAXWEYNAHA DALKA KA DIB MARKUu DIB U EEGO MOU ~ ga HAD🎉DI I AANU ANFACAYN SOMALi LAND wAXA Ku QORAN WUu LAALi KARAa Awoodna wuu u Leeyahay .
Ethopia baa isku dhiibtay Turkeyiga oo NATO iyo BRICS ba isku direeysa. Waxaay dooneeysa iin aay xal u hesho badeeda oo Fransiiska iyo US iyo Israel ku murensanyihiin. Egypt Syria na waay ku jirraan badaas. Markaa anagaa badayada baa loo isticmaalaya sii aa loogu khasbo iin koowda helaan. Turki baa na xanibeeysa oo sabab u ah dagaalka so galay SL.
Run ku waran dadku wax walba way garanayaane😅
Taliye waxa kaliya ee uu. taliye up Noqonkaraa.marka uu dagaal jiro
Heego munaafaqiin
Faqash leef leef maa ciro uu shaqeeya somalia taan wuu tagaya walaahi waana lagu kala tagay
@ adeerka muuse ayaad muwadin kuaheyd adeeekaana 65 percentage dadkii waxey dhaheen uff adiga cirka soo dumi
Beenaale