Deg Deg Dekadii Israil E ilaat O falisaat ku dhawaaqday xuuthi Dartiis| Kasoo Carara France Yahuudey
ฝัง
- เผยแพร่เมื่อ 7 ก.ค. 2024
- Deg Deg Dekadii Israil E ilaat O falisaat ku dhawaaqday xuuthi Dartiis| Kasoo Carara France Yahuudey| Fashilka wada hadalada Xamas & Israil
wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) +447399336585 telka waxaa gacanta ku haya dad kala duwan.
ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com
Join this channel to get access to perks:
/ @dulmidiid
Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤️
FOLLOW DULMI DIID CHANNEL FOR THE LATEST NEWS AROUND THE WORLD, REACTION VIDEOS, RELIGIOUS TEACHINGS, SOMALI PUBLIC FIGURE INTERVIEWS, DIFFERENT STORIES, PRAYERS AND THE EMPOWERMENT OF SOMALI YOUTH
IF YOU WANT TO TALK TO DULMI DIID JOIN THE CHANNEL AND BECOME A MEMBER WHICH GIVES YOU ACCESS TO HIS NUMBER AND MANY OTHER PERKS
#ShMaxamedDulmiDiid
DULMI DIID CHANNEL KALA SOCO DIIN, MAADI, WACYI GALIN BULSHO, REACTION WAAQICEENA KUSAABSAN, QISO, DUCO, TAAGEERADA SHACABKEENA TABAALEYSAN & GUUD AHAAN DANTA SOOMAALI MEEL WALBEY JOOGAAN DAL IYO DIBADBA,
HADAAD DOONEYSO INAAD DULMI DIID LA HADASHO JOINKA KORE KU DHUFO KUNA SOO BIIR HALKAASAAD NUMBERKIISA KA HELEYSAA
WIXII TALLO IYO TUSAALE AHNA NOOGUSOO DIR
Dulmidiidchannel@gmail.com
Join Trading 212 Invest with my link, and we will both get free shares.
www.trading212.com/invite/12i...
You can also join to invest Etoro through my link and we will both get free shares.
etoro.tw/3ITMdHm
Subscribe to my other Channel where I talk about tech gadgets Electric cars, mobile phones, camers, tablets, computers, watches, laptops, airpods, eToro, Binance, coinbase, insurance, loans, mortgage, attorney, credit, lawyer, donate, degree, hosting, claim, money, conference call, trading, software, recovery, transfer, gas, electricity, classes, treatment, bitcoin, bitcoin news, ecommerse, investing, crypto, currency, tesla, tesla investments, apple and samsung
/ @dulmidiidclips
MAHADSANID.
DISCLAIMER: DULMIDIID CHANNEL assumes no responsibility or liability for any errors or omissions in the contents and can not verify The information covered in the videos as we quote from mainstream media platforms - We don't intend to infringe copyright, additionally incorporating elements of entertainment. - บันเทิง
Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Xagey u cararayan ma dhulka xooga lagu haysta!?
Falastin, Xuuti iyo Lubnaanguul insha'Allah
wee shiiday
Waa kacday😂
Allaha Hoojiyo Yahuuda
AAAAAMMIIN
وعليكم السلام ورحمة الله ❤❤❤
Asc alleh hakuxafido wllkena Dulma diid
Dekedii E ilaat ee kutaalay dhulka Falastin lagadhacay Waykacday. Mansha allah intahadhayna wayracaysaa insha allah
Allahu akbar ❤
اللهم انصر اخواننا في فلسطين وانصرهم نصرا عزيزا يارب عجلهم النصر
Wcs shekhunaa ❤🎉
Asc wr wb mashaaAllaah anaa number one ah ❤
اللهم اعز الاسلام والمسلمين اجمعين وانصر اخواننا المجاهدين في غزة وانصر اخواننا المستضعفين وأهلنا في غزة يا رب العالمين 🤲
Aaamiin😢😢😢yaa rabb
الحمدلله رب العالمين
illaahaay hajabiyo yuhuuda iyo maraaykanka
ILAAHAY DARTII WALAAL
IFAHMA Oo IDAREEMA 1K ❤❤❤
Walaalaha Soomaaliyeed Allah Dartii Cimaamada igusoo Tuura Kii Hore Ayaa Layga Xidhaye
👍👍👍
Kusaliya❤ nabigeena muxamed scw
Wcsww wll mahadsanid guuleyso ❤❤❤❤❤❤
Mahadsanid warfarxadle
Asc sheikh reer gelbeed ayaga kaligood ayaa caalam ah e allaha naga qabto walaalaheen allaha u gargaaro أن شاءالله تعالى
آلهم آنصر أخواننا في فلسطين 🇵🇸 اللهم آمين 🤲 يارب العالمين
Alxm
Alhamduulillah ❤❤❤
Gaalo weeye walal galaha amaan
فيقول الله -تبارك وتعالى- في هذه السورة الكريمة سورة البقرة: وَلَنْ تَرْضَى عَنْكَ الْيَهُودُ وَلا النَّصَارَى حَتَّى تَتَّبِعَ مِلَّتَهُمْ قُلْ إِنَّ هُدَى اللَّهِ هُوَ الْهُدَى وَلَئِنِ اتَّبَعْتَ أَهْوَاءَهُمْ بَعْدَ الَّذِي جَاءَكَ مِنَ الْعِلْمِ مَا لَكَ مِنَ اللَّهِ مِنْ وَلِيٍّ وَلا نَصِيرٍ [سورة البقرة:120].
Waaa shiiidey
Waa mufalistay weeye ama waa kacday
Alaahu akbar
Msha allaah alla dekesaasi iyo kuwa kale aay xooga ku hayistan alla haka saaro
❤❤SCW❤❤❤
اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين
Ilaahay yuhuud iyo wixii taageeraba ilaahay ha jabiyo
Wasiirki hore yuhuuda israeli
Waa ay kacday dakadii
Waa kaday
Scww sh maxamed Falis maaha waa kacday weeye scww
Wey shiiday
Qaramada madobaaday indhahoodu dulmi uumbay arkaan
waa juss
Alxamdulilaah Allahu Akbar Allahu Akbar
Wey baqayan waxba ma qaban karan lakiin Alaaha Gaza badbaadiyo amiin amiin amiin yaa Alaah insha Alaah
Way kacday dakada allaha jabiyee
Maansha allaah
Falisaad waa guul
Ilaahay baanu ku amaaneysaney oo aysan amaanadiisa dayacneyn reer falastiin
Alxmduliah
وسلف way kacday dhaqaalo xumi aduunka ale ha ka dhameryo yuhuud kufaar oo dhan جزاك الله خير شيخ حياك الله
Asalamu Calaykum. Dulmidiid adaa u mahadsantahay ! Way falisty somali waa (WAY KACDAY)
allow jabi isreal aamiin yarabi haloo duceeyo walaalaheen muslimiinta please
Falisaat mise musalifaat
Waa kacday
Wcs wll support ur channel lover how u paint a picture of the news so ppl understand it with clear eyes and vision!! MashaAllah ❤
Allahu akbar saasa la rabaa
Waa kacday weeye dakada
Asc yaa sheeq beryahaa.n waad soodaahisaa muuqaalada maalintii aad soodhikto
Shaka jojim cml🎉😊
Asc Dulmi diid aaway online ki aan kaa sugeeynay armuu i dhaafay sxb iga dabageey inshaa ALLaah
MaanshAllaah xutiyeenta🇾🇪🇾🇪🇵🇸☪️💪
Waa falistay weey kacday ama shiiday
❤❤❤❤
ALXM ALLAHU AKABAR
ha dhihin dekadii isreal em ee ilaat ee waxaad dhahdaa Dekadii Umu rashraash ee yuhuudu xooga ku haysato
.wadan.kiina.u.soo.labta.kulahaa.yaa.siiyay.wadanka..insha.allah.shacabka.dulman.wey.xorobi
Waa musalaftay
Alaah baanosheegay iney gaalada isbaheysanayan. Lkn anaga maanta aduunyo ayaan udaba ordeyna alahana hanuuniyo
WAy kacday
Wakusalamewararkaadnozeytamahadsanid
Wa kacday
Asc waaguul ka mid.ahguulaha aygaadhen ansaarulaah
Good good Xutiyinta
Falisaad waa carabi qasaaro waa carabi ee somali gii hore ha lo noqdo
WCS SCW ❤SCW ❤SCW SCW❤
Asc sheikh ilaahay haku barakeeyee barnaamijkii ganacsiga aad noo balan qaaday mee online businesskii
Dakada eelaat iyo dakada xayfaba way xidhmeen
❤❤❤✌✌✌💯💯💯
WEY KACDEY ( FELISAAD)
walaalfalismaahaneewaamusalaf
Waay Felistay Soomaali waay kacday.
Scw scw scwscw
Dekada waa kacday ama isbixin waysay.
Mahadaas xuutiyiin ba leh in dakadu misalifto
Way falistay ma ah
Waay kacday dakatii baa ladhahaa
Sheekh
Way falistey (way kacdey)
Asc Wrb Akhii Falisaat ma ahan ee Musalafeen waaye
Way shiiday soomaali ahaan
Wey kacday ,falistay
Asc Walaal masalifitay dheh ,falistay hadhihin
Asc Sheekho adiga Muslim baa tahay anagana is yeeley siiba Suni
Way kacday,weeye soomaali ahaan.
Anigu waa kudiirsay,we'd wedkii dilay hashaydii.buu kugabyey abwaan aadan cilmi dable illaahay hawnaxariisto.
Waaba n8nkii Ethiopia yimi siyuvula kulmo yuhuuda Ethiopia
IDINKA ALLE ISRAEL DHULKA HALA GOOYO AMEEN DHAHA AMEEN 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Way.kacday.
DAKADA WAA KACDAY .😅😅😅
Wey falistay macnaha soomaali ahaa waxa waye wey kacday
sheikh iska dhaf calamkat shegeysit wa kuwe aniga islamka ahaba iska dawanaye
Way falistay, wayshiiday😂
Falis waykacday.
Asc Sheikh Xayfa Dekeda 2aad Waa La Ruqseeyey Ama La Finishey
Way kacday weekend af soomaali
Dekadi illat way shaqo gabtay
DEKEDAASI WEY KACDAY
Wey kacday
Weey Falistay= Weey Kacday