Dag Dag Joe Biden wuu ku daayay & Israil O Carab u daneyneysa Yaab!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ต.ค. 2024
  • ‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
    Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
    dulmidiid.net/...
    Dag Dag Joe Biden wuu ku daayay & Israil O Carab u daneyneysa Yaab!
    wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) +447399336585 telka waxaa gacanta ku haya dad kala duwan.
    ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com
    Join this channel to get access to perks:
    / @dulmidiid
    Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤️
    FOLLOW DULMI DIID CHANNEL FOR THE LATEST NEWS AROUND THE WORLD, REACTION VIDEOS, RELIGIOUS TEACHINGS, SOMALI PUBLIC FIGURE INTERVIEWS, DIFFERENT STORIES, PRAYERS AND THE EMPOWERMENT OF SOMALI YOUTH
    IF YOU WANT TO TALK TO DULMI DIID JOIN THE CHANNEL AND BECOME A MEMBER WHICH GIVES YOU ACCESS TO HIS NUMBER AND MANY OTHER PERKS
    #ShMaxamedDulmiDiid
    DULMI DIID CHANNEL KALA SOCO DIIN, MAADI, WACYI GALIN BULSHO, REACTION WAAQICEENA KUSAABSAN, QISO, DUCO, TAAGEERADA SHACABKEENA TABAALEYSAN & GUUD AHAAN DANTA SOOMAALI MEEL WALBEY JOOGAAN DAL IYO DIBADBA,
    HADAAD DOONEYSO INAAD DULMI DIID LA HADASHO JOINKA KORE KU DHUFO KUNA SOO BIIR HALKAASAAD NUMBERKIISA KA HELEYSAA
    WIXII TALLO IYO TUSAALE AHNA NOOGUSOO DIR
    Dulmidiidchannel@gmail.com
    Join Trading 212 Invest with my link, and we will both get free shares.
    www.trading212...
    You can also join to invest Etoro through my link and we will both get free shares.
    etoro.tw/3ITMdHm
    Dulmidiid wants to give you a free Wahed bonus of £10.
    To claim your free reward make sure you use this referral code when you sign up: ASAIBR1
    Download the app app.wahedinves...
    Join VtMarkets and we will both get $200
    www.vtmarkets....
    Subscribe to my other Channel where I talk about tech gadgets Electric cars, mobile phones, camers, tablets, computers, watches, laptops, airpods, eToro, Binance, coinbase, insurance, loans, mortgage, attorney, credit, lawyer, donate, degree, hosting, claim, money, conference call, trading, software, recovery, transfer, gas, electricity, classes, treatment, bitcoin, bitcoin news, ecommerse, investing, crypto, currency, tesla, tesla investments, apple and samsung
    / @dulmidiidclips
    MAHADSANID.
    DISCLAIMER: DULMIDIID CHANNEL assumes no responsibility or liability for any errors or omissions in the contents and can not verify The information covered in the videos as we quote from mainstream media platforms - We don't intend to infringe copyright, additionally incorporating elements of entertainment.

ความคิดเห็น • 100

  • @DulmiDiid
    @DulmiDiid  2 หลายเดือนก่อน +23

    ‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
    Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
    dulmidiid.net/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/

    • @bashirabdishakur9612
      @bashirabdishakur9612 2 หลายเดือนก่อน +1

      Asc
      Lacagta mesha course ka aad aye igu badan tahay Ani ahaan lacaagta qeeyb ka mid ah waan awooda lkn lacagta oo dhan ma awoodi Rabiya runta igu jecel Asc

    • @Fast.money86
      @Fast.money86 2 หลายเดือนก่อน

      Sheekh maxamed allah hakubarakeeye waxad warnogateenta maxaa kajiro qorshax ay Israel 🇮🇱 kudoneyso in ayku.agoonsato Somaliand lkn xadii midaas ay suurtigasho waxaa xubaal ah in lawaayi doono magca layirahado Somaliand xuutiyintana xada ayaa shaqo usoobaxdèy

    • @az.o.4694
      @az.o.4694 2 หลายเดือนก่อน

      Waxaan loo baahnayn ayaad meesha soo galisay maxaa kaa si'ah

    • @AaminoAxmed-sd1zf
      @AaminoAxmed-sd1zf 2 หลายเดือนก่อน

      Sheikh aniga waxa aan ku noolahay sacuudi Arabia lacagta Coursadana waan Awoodaa bes waxaan fahmi,lahay qaabkii aan u bixin lahaa
      Waxaan rajeeynaa in aad jawaab iga soo siisid maxaa yaalay WhatsApp ka jwb waan ka waayey.

    • @stefankuber2132
      @stefankuber2132 2 หลายเดือนก่อน +1

      Baydan xisbikiisa ayaa ku khasbay in uu is sharxin waaloo Caga jugleeyay asika wuu diidanaa

  • @abdukrahmantaakow8725
    @abdukrahmantaakow8725 2 หลายเดือนก่อน

    ماشاءالله تبارك الله..ياشيخ.ااصومال

  • @cabdicali8952
    @cabdicali8952 2 หลายเดือนก่อน +3

    Duqaynta. Maraykan iyo ingiriis. Ayaa sameeyay. . 8nay sheegato yuhuudu way isla ogyihiin. Si. Looga baqdo.
    Yuhuud kaliged. Masamayn karto. Duqaynta. ❤❤❤

  • @mohajacelowchanell4931
    @mohajacelowchanell4931 2 หลายเดือนก่อน +9

    الهم انصر اخواننا في اهل الغز واهل اليمن الهم ثبت أقدامهم الهم امين يارب العالمين لا حول ولا قوة الا بالله العلي العظيم الله اكبر سبحان الله تبارك الرحمن الهم انصر اخواننا في اهل الغز

  • @hodanjama493
    @hodanjama493 2 หลายเดือนก่อน

    ألهم أعز الإسلام والمسلمين

  • @AmaalMahamud
    @AmaalMahamud 2 หลายเดือนก่อน

    Alaahuma acisal Islamu.walmuslimiin

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 2 หลายเดือนก่อน

    اللهم انصراخواننا في فلسطین وفي غزة وانصر اخواننا في الیمن یارب

  • @sidramrk
    @sidramrk 2 หลายเดือนก่อน +4

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad ad wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin ❤️

    • @abbdll
      @abbdll 2 หลายเดือนก่อน +1

      Wll inuu youtube kaaga waynaado hadii aad rabtid kasoo muuqo

  • @habibajamac9941
    @habibajamac9941 2 หลายเดือนก่อน

    Xasbiya laahu wanicmal wakiil

  • @UgbadomarYusuf
    @UgbadomarYusuf 2 หลายเดือนก่อน

    اللهم أعز الاسلام ولمسلمين

  • @taamirsharif6716
    @taamirsharif6716 2 หลายเดือนก่อน +1

    Allow jabka yahuuda itus ilaahow jebi rabiyoow falastiin ugargaar 😢😢

  • @habibajamac9941
    @habibajamac9941 2 หลายเดือนก่อน

    Laaxwla walaa quwata ilaabalah

  • @hassanhassanismael8470
    @hassanhassanismael8470 2 หลายเดือนก่อน

    Scw scw scw scw sheikh wcs markaleh falastiin free falastiin 🇵🇸🇵🇸 xiisbuulaah yamane victoire

  • @Shukri-i3y
    @Shukri-i3y 2 หลายเดือนก่อน

    والله غالب علي أمره ولكن أكثر لا يعلمون

  • @mahamedqasim
    @mahamedqasim 2 หลายเดือนก่อน +1

    Alhamdulillah

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 2 หลายเดือนก่อน

    اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين

  • @Istar-yk6jb
    @Istar-yk6jb 2 หลายเดือนก่อน +1

    Abow kan yar iga dhiga kan weynaa iska dhicinaa waa weyn cadesatay 😊😊😊😊😊 jabka ale ha u siyadiyo i.a

  • @Mind.mingle2
    @Mind.mingle2 2 หลายเดือนก่อน +2

    Lcgtii waan bixiyey fadlan hala ii soo jawaabo

    • @gaari-nw5fk
      @gaari-nw5fk 2 หลายเดือนก่อน

      Miqaa bixisay wll

  • @umxasan7407
    @umxasan7407 2 หลายเดือนก่อน

    Ilaahayow midka yar iga qabo oo midka weyn igu soo daa

  • @Hadalwaamurtimahmah
    @Hadalwaamurtimahmah 2 หลายเดือนก่อน

    Guul iyo gobanimo

  • @cilmisaney8311
    @cilmisaney8311 2 หลายเดือนก่อน +1

    Sh Mohamed dulumi diia xaagowa ku daabaya Huubaka Caabuudwaaqa

  • @mohamedbulale8700
    @mohamedbulale8700 2 หลายเดือนก่อน

    Deg Deg maha dag dag

  • @abbdll
    @abbdll 2 หลายเดือนก่อน +3

    Baden haduu ka haro xataa. Naagta maxadwayne ku xugeynka ah waxbo ma heleyso. Sababtoo ah waa ajnabi

  • @artenwarsame6991
    @artenwarsame6991 2 หลายเดือนก่อน +1

    Lcgtii waan bixiyey fadlan hala ii soo jawaabo please

  • @saidabdirahman5758
    @saidabdirahman5758 2 หลายเดือนก่อน +1

    Amuu iskawarheynin oo hadhow uudhahaa waan tartamaa😂😂😂😂😂 markuu online sonoqdo

  • @Kazwalee
    @Kazwalee 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ninkaas hasooqaadan fadlan waa qashin

  • @SuweysXarbi
    @SuweysXarbi 2 หลายเดือนก่อน

    Xayeysiinta dhan u dambeysiii waan dhib saneee plz 🙏🙏🙏

  • @abdiahmedf3343
    @abdiahmedf3343 2 หลายเดือนก่อน

    Waa madaxwaynihii labaad. Isago madaxwayne ah tartanka ka hadha

  • @zainababdi781
    @zainababdi781 2 หลายเดือนก่อน

    Ma dhamaan ee wuu khafiifay saxiibtay buu ba ku dhacay oo u xanuusan last 2 weeks here in London covid 19

  • @zakariyecabdicali7242
    @zakariyecabdicali7242 2 หลายเดือนก่อน

    koorsadaan daka whtsapka heyo mana soojababayaaan ceerahay saas

  • @FaadumoMoalim-i6n
    @FaadumoMoalim-i6n 2 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂Ma dhaman. Khunfac 19😂😂

  • @saidabdallah1048
    @saidabdallah1048 2 หลายเดือนก่อน +2

    Biden wajigaaga ALLAH ha gubo dulli

    • @Khadijo60
      @Khadijo60 2 หลายเดือนก่อน

      amin ya rabi

  • @abuubakarcade
    @abuubakarcade 2 หลายเดือนก่อน

    Asc walal away balanta user ka free korsada

  • @abduwasasiyad1591
    @abduwasasiyad1591 2 หลายเดือนก่อน

    Wuu kahadhay

  • @SmilingAquariumFish-zf2vv
    @SmilingAquariumFish-zf2vv 2 หลายเดือนก่อน

    Wcs❤❤

  • @ayan123aadan5
    @ayan123aadan5 2 หลายเดือนก่อน

    Waad naga farxisay Alaaha naga reebo waa ninki burburiyey falastiin io siriya ciraq Alx soco oo hasoo noqon

  • @ZakariyeEnowAbdullahi
    @ZakariyeEnowAbdullahi 2 หลายเดือนก่อน

    Sidan watka uhuwo ayan uhuway in taram harayo wayo marba hadu dhawacmay ama?

  • @MaxamedshiidleShiidle
    @MaxamedshiidleShiidle 2 หลายเดือนก่อน

    Asc

  • @saabirahmed271
    @saabirahmed271 2 หลายเดือนก่อน +1

    Sheeq wakutuuu iisoo jawaab what app malaqawanayo fadlan icaawi mahad sanid

  • @Fast.money86
    @Fast.money86 2 หลายเดือนก่อน

    War cusub Sheekh maxamed allah hakubarakeeye waxad warnogateenta maxaa kajiro qorshax ay Israel 🇮🇱 kudoneyso in ayku.agoonsato Somaliand lkn xadii midaas ay suurtigasho waxaa xubaal ah in lawaayi doono magca layirahado Somaliand xuutiyintana xada ayaa shaqo usoobaxdèy

  • @adarhassan2389
    @adarhassan2389 2 หลายเดือนก่อน

    Dameer kaasna yaa dhagaysanaa

  • @ayan123aadan5
    @ayan123aadan5 2 หลายเดือนก่อน

    Yuhuuda Alaaha naga qabto oo Alaaha naguma soo celiyo oofarka weyn

  • @CiiseTifoow
    @CiiseTifoow 2 หลายเดือนก่อน

    Gabartayda bikro jibisay

  • @Fast.money86
    @Fast.money86 2 หลายเดือนก่อน

    Sheekh maxamed allah hakubarakeeye waxad warnogateenta maxaa kajiro qorshax ay Israel 🇮🇱 kudoneyso in ayku.agoonsato Somaliand lkn xadii midaas ay suurtigasho waxaa xubaal ah in lawaayi doono magca layirahado Somaliand xuutiyintana xada ayaa shaqo usoobaxdèy

  • @Bashiir-Qaalli
    @Bashiir-Qaalli 2 หลายเดือนก่อน

    Waxaa jira madaxweynayaal kale oo Joe Biden ka horreeyey oo go’aansaday inaysan dib isu sharraxin mar kale isgoo kufadhiya kursiga madaxweynaha waxaana kamid ahaa.
    Lyndon B. Johnson, March 31, 1968, James K. Polk, James Buchanan, Rutherford B. Hayes, Calvin Coolidge, Harry S. Truman, and Joe Biden.

  • @cabduqadirnuur6613
    @cabduqadirnuur6613 2 หลายเดือนก่อน

    👍👍👍👍👍👍🇸🇴🇸🇸

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 2 หลายเดือนก่อน

    IIRAAN WAXAA LOO EEDEEYAA WAXAAN JIRIN WADAN KALE OO MUSLIM AH.

  • @faadumocarabow8594
    @faadumocarabow8594 2 หลายเดือนก่อน

    Wcs

  • @muhuboise751
    @muhuboise751 2 หลายเดือนก่อน

    Waa sisiyaadda mahanay ofarnatiin majirow

  • @kawserabdi3704
    @kawserabdi3704 2 หลายเดือนก่อน

    I am sure she will win

    • @adoontiialle8270
      @adoontiialle8270 2 หลายเดือนก่อน

      I don't think so, he is playing the victim card because he got shot. She had no chance

    • @alikhermohamedsaleban6034
      @alikhermohamedsaleban6034 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@adoontiialle8270am sure Trump will win if the republican choose kamal harris but if they endorse aman they can win 😊

  • @masarsheekhmursal335
    @masarsheekhmursal335 2 หลายเดือนก่อน

    Dakada ilaad ma aha mid weyn wa mida uguyar 3da dakad ee Israaiil

  • @alcadaalachannel4035
    @alcadaalachannel4035 2 หลายเดือนก่อน

    Waa Dhamaadey Covite 19 Waa Marmarsiiyo oo Alzheimer Ayaa Ku Dhacay Odayga

  • @IsaaqGoomey
    @IsaaqGoomey 2 หลายเดือนก่อน

    Waxan rabaa faah fahin dheri ah

  • @hawakiin6410
    @hawakiin6410 2 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢😢 kasoo hadal Israel oo tiri somaliland ayaan aqoonsana
    Oo rabto iney barbaro kaweerarto yaman😢
    Acuudu bilaah

  • @mohamednoor4008
    @mohamednoor4008 2 หลายเดือนก่อน

    Caruutii Nb yacquub aduunka ayay qaseen

  • @fatmahmohamed5068
    @fatmahmohamed5068 2 หลายเดือนก่อน

    Covid wuu jiraa Dadka qaar laga helay wali wuu joogaa.

  • @CiiseTifoow
    @CiiseTifoow 2 หลายเดือนก่อน

    Gabartayda bikro jibisa car somali imaaw

  • @kikiki1189
    @kikiki1189 2 หลายเดือนก่อน

    Covid madhamaan meelna uma socdo

  • @abanuuromar4172
    @abanuuromar4172 2 หลายเดือนก่อน

    Sida la ogsoonyahay tan iyo intii ka socotay Yemen dagaal u dhexeeyay ayaga iyo Imaaraat Dekadda Xudeidah goor dhow ma shaqeeynin oo waxba kama soo degin haddey ahaan laheed badeeco ganacsi ama shidaal ama hub , halka yahuuddu ay duqeeyeen waa haamaha keydka shidaalka lagu isticmaalo magaalada iyo xaruunta korontada .

  • @salaadocalasow2778
    @salaadocalasow2778 2 หลายเดือนก่อน

    Biden.waxanogasi.daran.tram.waninkii.yiri.
    Qudus.safaradaha.adunka.aan.kadhisa.
    Karanka.

  • @SomaliMaxamed-w9g
    @SomaliMaxamed-w9g 2 หลายเดือนก่อน

    Sheikh akhbaartadu waa danbeeysaa Joe biden 2saac ka hor baan ogeeyn 😂😂

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct 2 หลายเดือนก่อน

    Islawerarkan yaman sowiyagi uhanjabayay carabta iyo gudahan barigadhexe inu infarintodu kusocoto Islana holcidonan?!!! Mawalanyihin wamaxay carabta ayudanaynayen? misehadalki hora laxumaday oaykaxishonayan inaykanoqda shegana inusan ficnayn?

  • @mohamedabdiasis1107
    @mohamedabdiasis1107 2 หลายเดือนก่อน

    Trump ma sp baxayo waa diidney

  • @MrSuheyb00
    @MrSuheyb00 2 หลายเดือนก่อน

    Wookudayay markaad dhaday wa farxay inuu dhintaa umaleye

  • @Abshir857
    @Abshir857 2 หลายเดือนก่อน +1

    Carona virus wuu jiraa wali waana laga adkaaday laakiin micnaheeda ma ahan wuu zuulay,wuxuu na nala noolaanayaa asagoo ka mid ah noocyada kale ee xanuuntada ku dhaco neef mareenada coz daawo talaal ayaa loo helay sxb. Waa inaan maanka ku haynaa midaas

  • @AbuukarMohamud
    @AbuukarMohamud 2 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @icygacha3437
    @icygacha3437 2 หลายเดือนก่อน

    Dakadu way masafliftay dheh falismaha

  • @adarhassan2389
    @adarhassan2389 2 หลายเดือนก่อน

    Hooyadiis ayaa muslim ah ayaa layiri nacaskaas

  • @BarlaHashi
    @BarlaHashi 2 หลายเดือนก่อน

    Covidkii weli waa jiraa lakin Biden tiisu wa fake 😂

  • @nacimomoh9675
    @nacimomoh9675 2 หลายเดือนก่อน

    3 saac kahor uu sheegay. Kamaala booskiisi gashay

  • @fatumoabdi5377
    @fatumoabdi5377 2 หลายเดือนก่อน

    Down down Joen biden

  • @mohagedi8874
    @mohagedi8874 2 หลายเดือนก่อน

    #MARKIISI HORE JOE BIDEN WUXU AHA QOF LIDHTA EE AAN U TARTAMI KARIN JAGADHA MADAXWAYNAHA MARKII LOO EEGO TRUMP OO KA CAFIMAAD BADHAN SIDHO KALENE U MUQDHO MUSHARAXA UGU CAD CAD

  • @abanuuromar4172
    @abanuuromar4172 2 หลายเดือนก่อน

    Cudurka Baiden ku dhacay iyo cudurka Salman Bin C/ziz uu qabo waa isku mid ee waa cudurka la yiraahdo ZAHAIMER .

  • @XuseinmaangeCusmaaniidle
    @XuseinmaangeCusmaaniidle 2 หลายเดือนก่อน

    dagaal sokeyo iyo burbur allah kurido mareykan yahuud yurub aamiin

  • @moudankhaireh4015
    @moudankhaireh4015 2 หลายเดือนก่อน

    Kampala Xarris waa shaytannad

  • @MohamedAhmed-rk7nk
    @MohamedAhmed-rk7nk 2 หลายเดือนก่อน +2

    Biden oo iscasilay

  • @IsmahaanHersi
    @IsmahaanHersi 2 หลายเดือนก่อน

    Been mahan naag maraban aduunkey naagaha ku qasban laakiin ayaga maraban naag in ay xukunto

  • @abdulkadiraliamin3658
    @abdulkadiraliamin3658 2 หลายเดือนก่อน

    SHEIK MOHAMED. RA IGADA NAAGA HADAL. BIDEN IYO DONALD TRUMP. KEE FIICAN. SADI BIDEN. OKALE ASIGANE MASII WADI DOONA. DONALD TRUMP. GARGAARKA UFIDINAYI ISRAEL. FADLAN. FALAN QEEN NOGASOO BIXI ADIGOO RAALI AH

  • @Fast.money86
    @Fast.money86 2 หลายเดือนก่อน

    War cusub Sheekh maxamed allah hakubarakeeye waxad warnogateenta maxaa kajiro qorshax ay Israel 🇮🇱 kudoneyso in ayku.agoonsato Somaliand lkn xadii midaas ay suurtigasho waxaa xubaal ah in lawaayi doono magca layirahado Somaliand xuutiyintana xada ayaa shaqo usoobaxdèy

  • @CiiseTifoow
    @CiiseTifoow 2 หลายเดือนก่อน

    Gabartayda bikro jibisay

  • @Fast.money86
    @Fast.money86 2 หลายเดือนก่อน

    Sheekh maxamed allah hakubarakeeye waxad warnogateenta maxaa kajiro qorshax ay Israel 🇮🇱 kudoneyso in ayku.agoonsato Somaliand lkn xadii midaas ay suurtigasho waxaa xubaal ah in lawaayi doono magca layirahado Somaliand xuutiyintana xada ayaa shaqo usoobaxdèy

  • @Fast.money86
    @Fast.money86 2 หลายเดือนก่อน

    Sheekh maxamed allah hakubarakeeye waxad warnogateenta maxaa kajiro qorshax ay Israel 🇮🇱 kudoneyso in ayku.agoonsato Somaliand lkn xadii midaas ay suurtigasho waxaa xubaal ah in lawaayi doono magca layirahado Somaliand xuutiyintana xada ayaa shaqo usoobaxdey